Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD Profile Banner
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD Profile
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD

@GaraadAfqarshe

Followers
5,297
Following
450
Media
582
Statuses
55,402

Dr. Abdiaziz Garaad Suleiman Aw-Dahir Afqarshe. Ku xigeenka gudoomiyaha guddiga caalamiga ah ee hay’adda IOPSH. Aqoonyahan Soomaaliyeed haystana shahaadada PhD.

London, England
Joined June 2013
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
I am honoured to have been elected deputy head of the Commission of the International Organisation for Peace, Security and Humanitarian Law IOPSH. May Allah facilitate this difficult task for me Insha Allah.
Tweet media one
112
40
530
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Dooxooyinka Awrboogeys, gobolka Sool!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
30
213
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Walaalkay Maxamuud Cali Xirsi Cartan Boos (Afgaab) wuu shahiiday. Illaahay haka aqbalo shahaadada. Aniga & marxuumka waxaa na kala dhalay Hodon Daahir Afqarshe & Saleebaan Daahir Afqarshe. Waanu ku samirsanahay geeridiisa, wuxuuna dhintay isagoo gurigiisa & maatidiisa difaacaya!
@HodoMure
Hodo Mure
2 years
Update; Mohamud Ali Hirsi (Afgab) is alive✊🏾.
Tweet media one
22
18
164
97
38
193
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
I believe President Hassan Sheekh Mohamud cannot cover the sun with his tinny hand. President HSM whether he likes it or not, the people of SSC-Khaatumo are Somalis and he is now their current president, but I don't think he will serve his 4-year term if he talks like this or
@hikam_dahir
Hikam dahir
1 year
Current @TheVillaSomalia is unsuccessfully trying to cover up Muse Bihi’s war crimes but gullible muse is telling everything on tape 😂 Who Pres HSM is trying to mislead? @MohamoudGaildon @Abukar_Arman @HamidMasheye @YassSomali @GaraadAfqarshe @SomPundit @radiodaljir @agaraad
14
22
59
45
58
176
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Mar kale aan ku xusuusiyo xarfaha labanlaabma waa 7 xaraf waana kuwan hoos ku qoran: M N L G R D B #Baro_Af_Soomaaliga
23
25
178
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@FowziHerzi As a doctor, I can tell you that Cambuulo contains more vitamins, protein and fibre than all the other Somali food you mentioned. You should be very grateful to your friend from Muddulood and thank him for his great hospitality.
10
3
162
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Waxaan xaal buuxa ka bixinaynaa hadalkii kasoo yeedhay Taliyaha Qeybta Booliiska ee gobolka Sool, ee uu ku yidhi Itoobiyaanka & Reer Koonfur Galbeed way noo siman yihiin. Hadalkaas waxba kama jiraan ayaan leeyahay, isagana waxaan leenahay “Iska Hadloow Ina Igare”! Aar tanoo kale!
27
14
148
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@Alhamdhulillaah May Allah grant him amongst the highest levels of Jannah and give patience to you, the family and friends! May almighty ALLAH grant him higest place in Jannah! Ameen!
7
4
111
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Waxaa berri dhoweyd baraha bulshada wareegaysay cod laga duubay Ismaaciil Cumar Geele, isagoo lahaa waa inaan isku dirnaa Soomaalida. Wuxuu kaloo lahaa lacag ku bixiya sidii ay Soomaaliya u guban lahayd oo ay burburi lahayd. Codkaas cadayntiisii 1aad wuxuu ka socda Laascaanood!
Tweet media one
15
22
92
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@ahmednasirlaw A marvellous story, well done my dear brother!
0
2
96
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
Wallee Reer Sheekh Isxaaqa aan maanta arko kuwo is caqli dhaama maaha, waxay cajalada kaga dhegtay QARANKA, QARANKA, QARANKA ee ha layska saaro ayaan ku talin lahaa annigu. Waayo horay Soomaali ugu maahmaahday “Nimaan Shantaadu Kaa Celin, Sharci Kaama Celiyo”! WAA MAANGURACAN
@Isleged_
Mohamed Yusuf
1 year
"Haddii Reer Shekh Isxaaq inaba uu caqli ku dambeeyo caruurahooda ha naga kaxaystaan". Garad Jama Garad Ali
8
14
59
28
13
94
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “Falaar gilgilasho kaagama fuqdo”. Ummadda Reer SSC-Khaatumo go’aankoodu waa cad yahay oo waa dad Soomaali ah oo dal weynaha Soomaaliya ka tirsanaa muddo 62 sanno ka badan, welina raba inay kasii mid ahaadaan “Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya”,
Tweet media one
38
29
89
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
These are the values I stand for: honesty, equality, kindness, compassion, treating people as you would like to be treated and helping those in need. For me, these are our traditional Islamic values. #Islamic_Values #Honesty #Kindness
7
12
81
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Maahmaahda Maanta ee Banaadiriga! Meeshaan mool mudaayey, mijintay kaay waysii. Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa. Cuntina cunti, ma cunina cunti. Caasigaa albaabkaa ma moogo, baarri dadow dad makuu noqonaayo. Cimrigaadoo dheeraada, geel dhalaayo aas ku tusaa.
8
5
64
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@MiddleEastEye Let's ban all Danish products and send back all their ambassadors to show how more prosperous, stronger and unbeatable Muslim countries are!
13
6
67
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
Waxaan maamulka SSC-Khaatumo kula talinayaa in ciidanka loo ogolaado inay qabsadaan magaalooyinka Oog & Caynaba sida ugu dhakhsiyaha, maadaama; - Dhamaan xisbiyadda siyaasadda ee Somaliland ay ka wada siman yihiin, kuna taageerayaan dambiile dagaal Muuse Juudaan in dagaal rogaal
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
26
19
73
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Dadku way kala feker duwan yihiin waa sunnaha bani’aadamka, laakiin haddii aad iga feker duwanaato waan ku caayi oo sharaftaada ayaan meel uga dhici, waxay ka mid tahay dhaqamada xun-xun ee aan baratay beryahan. Waxaa balan igu ah inaan BLOCK saaro qof walba oo igu soo xadgudba!
20
1
70
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Sawirkan hoose ee saraakiisha ee uu la hadlayo Taliye Xasan Tuure oo shalay ku shahiiday dagaalkii GALCAD mid ama labo ayaa ka nool maanta, waxaana dilay qofkii sawirkan ka qaaday ee baraha bulshada ku faafiyey!
Tweet media one
26
12
70
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Maahmaahda Maanta! Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. Af aanad lahayn lama qabto. Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu daaqdo. Af Daboolan, waa Dahab. Af hadlaaba aamus. Af macaan gacan macaan baa dhaanta. Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa.
15
7
65
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
10 months
Illaahay haw naxariisto walaalkay Afgaab oo labo walaala ah ay na kala dhaleen. Afgaab waxaa lagu dilay magaaladiisii uu ku dhashay kuna soo barbaaray. Afgaab kuma aheyn duulaan magaalo kale iyo degaamo dad kale ee SNM oo hub & ciidan uu Ingiriis ku maalgeliyey wadata ayaa kusoo
23
12
65
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
11 months
@HarareMohamed @HamzaAbdiBarre @HassanSMohamud Saaxiib shaqo la’aantii baa kaa badatay mala is oran karaa? Waayo suxufi weyn oo Somaalida dhexdeeda magac & sharaf ku leh ayaad aheyd. Hadase waxaad u hadleysaa sidii ciyaalkii tik-tok oo kale, war xishoo ninyahoow iskudir iyo ka been sheegida madaxda waa la fiican yahay.
3
3
68
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Allah is the Greatest! Trust in Him, rely on Him and obey only Him. The Magnificent, The Supreme Glory, the Greatest. #AL_ADHEEM !
2
19
61
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@bellaellaae Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un. May Allah grant him to the highest levels of Jannah and give the family and friends patience! Ameen.
0
1
56
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Until you treat everyone as an equal, you have no right to complain about the treatment you receive from anyone!
4
5
62
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
Waxaan caawa arkayaa dad aan walaalo ahayn oo wax badan halganka nagula jiray, oo nala soo dagaalamay oo haddana si billaa xushmad ah Garaadkayaga u caayaya oo u aflagaadeynaya si asluubta & anshaxa ka baxsan. Walaalahaas waxaan leeyahay “War ha noqonina ninkii 30ka maalmood
Tweet media one
28
17
61
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Aniga iyo ninka ugu dheer Soomaalida. Walaalkay Xuseen Bisad!
Tweet media one
Tweet media two
11
6
58
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Dear Mr. President, I listened to the whole interview and I cannot disagree with you. You cleverly debunked the unfounded arguments of Somaliland and politely told them that what they are saying is nonsense. I hope that one day you will become the Federal President of Somalia. IA
@MAWareSO
Mohamed Abdi Ware
2 years
My interview on the situation in LaasCaanood with @ha_noolaato . Honest dialogue and feedback appreciated.
Tweet media one
89
49
285
7
11
54
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Magaaladda Laascaanood way degan tahay maanta, laakiin waxaan indhaha laga qarsan karin in ciidamadda xaq-u-dirirka ah SSC-Khaatumo & maleeshiyada Muuse Biixi (Aka-Ciidamadda Qaranka) inay isu muuqdaan oo ay xabadu faraha ka bixi karto wakhti kasta. Muuse Biixi wuxuu codsaday in
10
9
52
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
I think this gentleman is a very smart doctor because he is trying to create a system like the hajj process, so that all people who want to go to India for healthcare can go to his company and they can arrange the whole package like visa, hotel, transport from the Indian airport
24
9
50
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
People with integrity often have similar characteristics: they have a strong sense of self-worth, they have a high self-image and they are self-confident. These characteristics are important, because sometimes you are under intense pressure from others to make the wrong choice.
2
5
52
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
The Garaads have already said no time to meet Ismail Omar Guelleh’s parliamentary delegation, if he wants to be a natural and “Oday Soomaaliyeed”, then he should publicly tell Muse Juudan to withdraw his militia all SSC cities and go back to Oog, otherwise this is a crocodile
@HornExaminer
HORN EXAMINER
1 year
Ismail Omar Geelle, who has long been accused of siding with the Somaliland administration in the war between Somaliland and SSC-Khatumo and has reportedly armed Muse Bihi in the conflict, is attempting to have parliamentary delegation representing him meet with SSC elders.
Tweet media one
19
33
62
20
12
53
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Waxaa farxad ii ah in la ii doorto ku-xigeenka madaxa guddiga caalaamiga ee Hay’adda Nabada, Ammaanka & Xuquuqda Aadamaha ee IOPSH oo xubin ka ah Qaramada Midoobay. Illaahay ha ii fududeeyo xilkaas culus ee la ii igmaday anigoon u tartamin ama aan doonan!
19
2
52
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Bal aqoon la’aanta & nacasnimada ninkaa weyn heysata eega. Jareerta & jileeca sow Illaahay ma abuurin? Bani’aadam karaamo leh maaha? Aqoon la’aantu markay kugu raagto waa sidaas. Waxaan ku faraxsanahay inaan Soomaali ahay, tasoo ka kooban JAREER, JILEEC & MAYMAAY. ALXAMDULILLAAH!
@Yaska74750972
YASKA
2 years
Somaliyeey walaalihiin Nigeria 🇳🇬aada dadkaan British ka dhaafa🤣🤣🤣
54
10
66
20
16
46
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@omarsuleiman504 May Allah elevate his status, make his grave a garden from the Gardens of Paradise, grant him Jannat-ul-Firdowsa. Ameen!
2
4
49
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
@DrMaryanQasim Walaal waad isberi yeeshay Illaahayna wuu ku arkaa. Guuleyso oo weligaa ha liicin , waxku dhiba Illaahay kuma tuso inta aad nooshahay. Jazakallahu khairan!
1
0
48
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
This sheikh has spoken before about many dictators he compared to Fir'oon. But he is silent on what happens less than 100 miles away, shelling innocent people, killing children, women & elderly in their homes by the same actions of another dictator of your tribe is a "hypocrisy"!
@taajir007
𝔸𝕓𝕕𝕚𝕥𝕒𝕛𝕚𝕣 𝔸𝕓𝕕𝕚 𝕁𝕒𝕞𝕒
2 years
Accussing Sheikh Mustafa of being tribal for not "raising his voice" against the Laascanood massacre is a defamatory statement against the name of the Sheikh and does not have an iota of truth in it. There is wisdom in the silence of the Sheikh. #Somalia #Somali
Tweet media one
17
6
33
15
11
44
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Berries, Apples, Bananas and Pears, help reduce health worries and scares.
Tweet media one
4
9
50
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Haddii Wasiirkii Gaashaandhiga uu yahay TikToker, way adag tahay in sirta ciidanka la xafido. Wuxuu wasiirkani si toos ah ula shaqaynayaa KHAWAARIJTA, wuxuuna iska dhigaya nin dagaal ku jira, laakiin muuqaalkan wuxuu ka duubayaa MW QoorQoor si u gudbiyo goobta & gaariga uu wato!
@Anwaryare1000
Anwar Abdifatah Bashir
2 years
Madaxdii #Soomaaliyeed waxaa ka go’an in #Alshabaab la ciribtiro. This is a serious commitment, emanating from the top-echelons of the Somali leaders.
2
6
23
24
13
47
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Fadlan ku dooro Drs. Maryan Qaasim Xaqiijinta Rajada & Riyada Shacabka oo run ah, oo daacad ah, oo Alle ka cabsi ku dheehan! Guuleyso Maryan!
Tweet media one
5
4
45
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Maahmaahda Maanta ee Af-Maay Maay! Lang ati gorodaas ey eti mal eraaw. Lang bilaayidaa fadaaw boodka qorjhooysite. Lang shaqeestiyaa shaahi dhamee. Lang kiin digi miki dilni. Lang ko doo bading dhahal aawa kiily qiibsithe Lang ko hoog wiing horta dhirife.
12
12
42
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
This man was a brave man and had nothing to do with SNM and Heego terror attack in Laascaanood. He tried everything to convince Muuse Biixi to withdraw his militia in SSC-Khaatumo region, and they accused him of having links with Alshabaab and being a terrorist. This was a
@ina_galayr
Galayr🐪 🇸🇴 🤝 🇺🇸
2 years
Sadly, It seems that tribal warfare has reached the international borders because this brother lost his election as finnish MP after a large portion of the Somali community in Finland didn't vote for him
Tweet media one
58
6
91
17
11
42
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@ahmednasirlaw @SomPundit @FahimaAli49 @AbdiwahabSheik7 This is the final nail in the coffin of Somaliland, Insha Allah!
2
5
42
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Hadalka Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Aar waa hadal sax ah, oo xaqqa ku taagan. Waxaana looga fadhiyaa inay isaga & Madaxweyne Xasan Sheekh ficil ku daraan hadalkooda odeytinimo ee ay tan & shalay soo saarayeen.
10
8
42
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Maahmaahda Maanta! #Talo adigaa ku #nool ee iyadu kuguma noola. Talo laba #adin dhexdood bay ka #dhalataa . #Taladu waa mar aad #gaadhi waydo iyo mar aad #garan waydo.
3
9
43
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
@BorisJohnson What a great loss to the world. He will be missed by so many people. I wish you peace and comfort as you grieve!
0
1
36
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
Muse Bihi has failed and everyone including Ismail Omar Guelleh knows it, but President Hassan Sheikh and his useless special envoy are trying to save him and they will fail too soon. Insha Allah!
6
9
41
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Waan ku faraxsanahay waanan soo dhoweynaynaa heshiiska ay gaareen madaxda dalka ugu sareysa. Waxaa mahadaas iska leh Illaahay SWT, marka xiga walaalkay (samigay) Cabdicasiis Laftagareen. ~ Nabad baa naas la nuugo leh! ~ Cimri tagey ceeb laguma sagootiyo! #Nabada_Dalkaaga_U_Hiili
Tweet media one
5
3
38
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
SNM wants to regroup and send many militias to Lasanod so that they can restart the dirty war and rocket fire to destroy lives and property in Lasanod. HEEGO must return to their homes and towns, otherwise no fake ceasefire will be accepted by our people and traditional leaders.
@AHHirad
Hirad
2 years
1. Somaliland (SL) is calling for a ceasefire, yet earlier, it accused SSC people "terrorists." 2. Before that, SL were calling traditional leaders warmongers. 3. Before that, they said SL knew who was behind the extrajudicial killings. 4. Does anyone believe them? Leave SSC
15
46
101
6
18
36
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Waxaan u hambalyeynayaa gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu ku guuleystay Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Sheekh Aadan Madoobe”. Waxaan Allah uga beryayaa inuu xilka u fududeeyo kuna asturo. Tani waxay astaan u tahay guulo badan oo soo socda.
Tweet media one
1
0
37
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Bishii barakeysnayd ee Ramadaan baa nagu soo fool leh, waa muhiim inaynu is cafino oo qalbiyadeena isu furno. Haddii kale Illaahay SWT aqbali maayo acmaasheena wanaagsan. Waxaan sidaa darteed walaalaha degalkan isticmaala ka codsanayaa inaan ISCAFINO oo ay i CAFIYAAN. SAAMAXNAA!
Tweet media one
7
3
37
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@HalalNation_ Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un. May Allah grant her amongst the highest levels of Jannah and give patience to her family and friends!
0
0
33
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@DrAbdiissa011 May Allah forgive all his sins and grant him jannatul firdous Al A’laa. May Allah open every door of Jannah for him and may he be raised as a Sabiqoon. Ameen ya Rabbi!
1
1
35
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Maahmaahda Maanta! Xadhko geel ma wada Xidhaan. Xaglo laaban Xoolo kuma yimaadaan. Xiiso iyo Xoorba way gudhaan. Xog mooge Xaajo waa dilaa. Xoorkii laga dhamay Xagaagii iyo Xusuus baa Geel lagu Xer geeyaa. Xornimmo adaa ku noole, iyadu kuguma noola.
5
5
34
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@DrLoupis I agree with you 100%!
1
1
34
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Walaalaha ku dagaalamaya magaaladda Boosaaso waxaan ka codsanayaa inay si shuruud la’aan ah xabada u joojiyaan oo kusoo noqdaan miiska wadahadalka. Waxaan kale oo aan soo jeedinayaa in la qaato lixdii qodob ee ay isimada sharfan ee Puntland oo aan la iska indhotirin taladooda!
1
4
31
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Jimce wanaaagsan oo barakeysan asxaabeey!
Tweet media one
8
2
34
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Bal maxaa lagu dilay Islaantan dabaaldegeysa? Bal adba!
20
3
34
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Neecaaw XORNIMODOON ayaa dul heehaabaysa magaaaladda Laascaanood & dhamaan deegaanada SSC. Dadka shahiidiinta ah ee lagu xasuuqay mudaaharadkii salmiga ahaa ee 5 cisho socday, waxay la mid yihiin: Dhagaxtuur, Xaawo-Taako, Axmed Gurey, Sheekh Xasan Barsane & Xalane. Allah Yarxamu
Tweet media one
7
6
30
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Maasha Allah! War Illaahay halagu shukriyo ina gaadhsiiyey guushan, hana loo duceeyo shuhadadii suurtogaliyey guushan in la gaadho hal bil gudaheed. Allahumma Lakal Hamdu Kulluhu - Wa Laka-sh Shukru Kulluhu “O Allah, for You Alone is all Praise. For You Alone is all Gratitude”.
@Supreme_Garaad
Supreme Garaad JR.
2 years
Commander Abdisalam Siigaale (Ina Siigaale) has overseen the early morning operation where SSC Defense Forces have taken control over Somaliland’s governor of Sool offices. Commander Ina Siigaale 🗣️ “we have this morning taken control over the governor’s office” Somaliland’s flag
6
36
93
1
8
30
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
4 years
Waxaan arkay dad badan oo ka xun jawaabtii uu MW Farmaajo ka bixiyey arrinta goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Muhiim ma aha jawaabta aad bixiso inay ka farxiso kan ku su’aalay ama ay ka caraysiiso mid maqan, laakiin waa inaad cadayso mowqifkaaga shaqsi ee ku aadan arinkaas. 1/1
12
2
31
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
يشرفني أن يتم انتخابي نائباً لرئيس لجنة المنظمة الدولية للسلم والأمن والقانون الإنساني IOPSH. وفقني الله في هذه المهمة الصعبة إن شاء الله.
Tweet media one
2
3
33
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Ramadaan Kariim
Tweet media one
7
2
34
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
I agree with Professor Markus Hoehne that Isaaq are the attackers, aggressors and those who kill innocent people. I have heard intellectuals saying over and over again that both sides should end the war and talk, etc. The war was started by the Isaaq army, led by Isaaq officers,
@HoehneVirgil
Markus Virgil Hoehne
1 year
@Ladhka @aiabdimusa At the moment I do not see a Darood-dominated army bombing towns of non-Darood. Yet I see an Isaaq-dominated army ordered by Isaaq officers & an Isaaq president bombing Lasanod. This is a shame. Besides, there is a difference between political and militant clanism.
15
34
134
11
10
34
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
Buurtii uu Quraanka Kariimka ah kusoo degay!
1
7
29
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
11 months
Nugaal book fair and youth innovation forum on 1 November 2023 at Martisoor Hotel, Garoowe, Puntland - Somalia. For more info @BarkhadleDeeq or @DeeqHaldhaa
Tweet media one
1
7
33
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
4 years
Maanta oo ah 23 Maarso 2021 waa sanad guuradii 9aad ee kasoo wareegatay geerida Allaha u naxariistee Madaxweynihii 6aad ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Waxaan Allah ka baryayaa inuu dambigiisa ka dhaafo, janadiisii Firdowsana ka waraabiyo. Aamiin! Xigasho: Ambassador Qoor
Tweet media one
7
5
30
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Doqoniimadaadiyo Intaad deris wadaagtaan Ma gartaan dadnimaddee Adiguna digtaadii Duullan weerarkaagii Dookh dhufashadaadii Uur dabashadaadiyo Waar inaad damane tahay Daah nagama saarnee Maxaan kugu dabiibnaa?
3
3
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
See yesterday's statement by the Irish Gymnastics. The lady was racist because she literally looked at the poor black girl and just walked past her. That is just outrageous and unacceptable! Gymnastics Ireland said it was not intentional, but that is far from true, aside this
@mhdksafa
Mohamad Safa
1 year
Welcome to Ireland where people get away with racism! This little black girl broke my heart. Don’t skip this post without leaving a million heart for her. Make her famous…
14K
44K
187K
1
7
32
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Maahmaahda Maanta! Biyo sare tagey waa la sugayaa. Biyahaan fiiqsi loo dhamin iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan. Biyo ay hortood dhooqo tahay, dabadooda maxaad mooday. Biyo gororay meel godan bay isugu tageen. Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa.
4
6
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
The @UN Special Representative for Somalia @CatrionaLaing1 is accused of impeding humanitarian aid intended for the more than 300,000 civilians who were displaced from their homes by warlord @musebiihi . Ever since she was appointed as the UN Special Representative for Somalia she
0
18
30
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
@PaulKagame I love the car-free idea and can't wait to go to Kigali soon. Well done, Mr. President!
3
1
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Isimada Puntland oo go’aano dhaxalgal ah kasoo saaray xiisadda PSF & xukuumadda Puntland. Fadlan hoos akhriso go’aanka Isimada.
Tweet media one
Tweet media two
5
2
29
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@FowziHerzi To be honest, I cannot serve Cambuulo to my guests because my wife cannot cook great Cambuulo and certainly would not eat it for lunch. However, I see no problem in serving Cambuulo and maybe someone like you from the diaspora thought you were tired of spaghetti and rice, so I
6
1
31
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
10 months
@LarryMadowo @iam_mohafazul @lufthansa @Airport_FRA Why don't you do the same with the German passport holders? I don't understand why we always cry out for justice and equal rights when we now know that Germans don't like us and hate our skin colour, do the same when they visit to your country!
7
1
28
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
MUUSE ayey tani guul u tahay, CARD baa HEEGO odeyga ka xoqotay. Waxaan leenahay awalba isku mid baad ahaydeen, NACAS unbaana hadalkiina JILICSAN run moodayey, nin rag ihi og inuu ABDIRAHMAN CIRRO reer SSC hadh u jiideyn. Waa ninkii odeygii BAASHE Baarlamaanka SL ku dhex feedhay!
Tweet media one
@MohamedSelh
Mohamed Salh
2 years
#UPDATE :Xisbiga Wadani #Somaliland ayaa ku eedeeyey #Puntland duulaan faragalin ah ku sameysay dagaalka #Laascaanood : "Waxa aan cambaaraynaa farogelinta maamulka Puntland ee duullaanka gobolka Sool, waxa aan garab taaganahay ciidankayaga." - Musharrax @Abdirahmanirro . #Somalia
Tweet media one
15
5
47
9
6
29
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Maasha Allah, waa war lagu farxo. Waxaan cod dheer ku leenahay dhamaan walaalaha reer Koonfur Galbeed ee sida xaqdaradda ah looga qaxiyey magaaladoodii & dalkoodii, walaalayaal kusoo noqda guryihiinii, ganacsigiinii, LAASCAANOOD oo xor ah. DHEG-DHEER DHIMATAY DHULKII WAA NABAD!
@shafici_Gul
Shafici Shirwa Gul
2 years
Hooyo kamid ahayd dadkii reer KGS ayaa manta kagu soodhaweeyay magaalada lascanood oo ay markii hore si khasab ah looga raray SNM oo ah argagaxiso dadka barakicisa ayaa lagasaaray gobolka waana in ay soolaabtaan dadkii reer KGS Gobonimada waxa leh darwiish.
3
11
29
6
3
28
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Tweet media one
1
4
30
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Waxaad ka dagaallantee Shalay duurka u gashee Adigu aad diiday tidhi Adaan dirqi kaaga dhigi Damiirku ma yeeli karo Darwiishkuna qaadan maayo! #SSCGENOCIDE
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
7
29
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@OGAA_NSHO Warkaan waxba kama jiraan, waa been aan Sal & Raad toona laheyn, haddii uu ka hadlaayo dowladdii tan ka horeysay way dhici kartaa. Waayo waxaa berrigaas la waday qorshe lagu mideynaayo Geeska Afrika oo aysan Jabuuti ku jirin, caasimadna ay u noqoneyso Addis Ababa, maadaama ay
Tweet media one
Tweet media two
8
4
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
4 years
@profkagwanja A Kenyan brother reminded me that a donkey like Kagwanja always says thank you with a kick! 😂😂😂
2
1
25
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Ina HUMBANE waa DAMIIRLAAWE la iska wato, Alle waxaan uga BERYAYAA inuu mid SNM ah oo walaalkii LAASCAANOOD lagu diley uu gacantiisa ku baxo! Meel dagaal ka socdo kuwii dadkaaga XASUUQAYEY ee MADAAFIICDA la dhacayey inaan dhex fadhido waa DAMEERNIMO & DAMIIRXUMO meesha u hooseysa
@Jamaame4
Jamaame
2 years
Ninkaan ina ali kore ma lawayey wax u caqli celiyo. Waa nin aad u fogaaday.miyuuna ogeyn in bari la eryi karo,yaa u sheega in siyaasaddu waji lahayn.
2
1
5
3
8
26
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Tweet media one
1
3
28
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Jimce wanaaagsan oo kheyrkiisa wata akhyaareey!
Tweet media one
5
1
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
Waxaan maqlaynaa inuu Muuse Juudan ciidamo cusub usoo dirayo Caynaba & Oog si ay u weeraraan ciidamadda SSC-Khaatumo & Hiil Walaal ee difaaca kaga jira xadkoodii soo jireenka ahaa ee Guumeys oo ay shalay dib ula wareegeen. Haddii ay arrintaasi run noqoto waxaan maddaxda
Tweet media one
16
6
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Puntland iyo Jubbaland haday dhab ka tahay taageerada ay u muujiyeen RW Rooble. Fadlan doorashada labadaas maamul haku soo dhameeyaan 2 cisho illaa ugu badnaan 1 asbuuc si sheekaduba usoo dhamaato. Waa haddii waxa ay sheeg ay dhab ka tahay, waxa Rooble halkan dhigay waa labadooda
9
1
25
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
@CalltoActivism This story made my day! Our nannies are second mothers!
0
1
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Maahmaahda maanta! Maalintii intay #ishaadu gaadhaa la hadlaa, habeenkiina inta #gacantaadu gaadho. Meel hal #geel ah lagu qalay mana #hadal yara mana #hilib yara. #Mas iyo #digaag deris ma noqon karaan.
3
3
25
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Waa Urur dhalinyaro oo ka madax banaan siyaasad, qabiil iyo dano gaar ah. Waxaa ku bahoobay dhalin kasoo kala jeeda 5ta Soomaaliya una taagan inay shaqo abuur u sameeyaan dhalinta ku dhimanaysa TAHRIIBKA ama ku biiraysa DAACISH ama ALSHABAAB. Fadlan ku caawi wixii aad awoodo! IA.
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Kusoo dhowaada Ururka Midowga Dhalinyaradda Soomaaliyeed. Mahadsanidiin,
1
1
8
4
4
24
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
@JustAwHirsi Min kuli ixtiraam buugga ninkan reer Nayjeeriya waxaa iiga qiimo badan inaan akhriyo kuwa ay qoraan walaalahay Soomaalida ah sida: Maxamed-Deeq Cabdi Madar “Haldhaa”.
Tweet media one
3
3
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
Dhiigii Naga Tif Yidhi Tacabkiisii Helnoo Waxaanu Tamarsanaa Difaac Loo Wada Tartamay! Allow Noo Tiirisee U Taag Calankayaga Rabboow Tabantaabiyoo Addigu Noo Taakulee! SSC Taladda Tab Bay U Adeegsatoo Tabaalooyinkii Horiyo Tiihii Waa Lagaga Baxay! Allow Noo Tiirisee U Taag
Tweet media one
2
5
26
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
3 years
Waxaan si kal & laab ah ugu mahadcelinayaa qof kasta oo ka qeyb galay halgankii 5ta sanno qaatay oo lagu soo dhiciyey Badda Soomaaliya oo ay Kenya rabtay inay meel cidla ah ka qaadato! Guul iyo gobonimo.
Tweet media one
8
5
27
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
1 year
I am very happy to hear that our brother Abdirizaq Dhoore has been released, but if it is true that his family members and clan paid $50,000 ransom to give him back his freedom, it is illegal, inhuman and unjust and it must be stopped. Further, I didn't like the way they
@dhoorebbc
M.M. Dhoore
1 year
Alxamdullilaah, after that, I thank the elders and intellectuals in #Beledweyne for their role. @abdirizakdhore has been freed. I also thank all my friends for their support during the difficult time.
Tweet media one
31
18
157
6
6
25
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
4 years
@AbdullahiMNOR Adeer waan ku xumahay waxa kugu dhacay iyo khasaaraha hantiyeed ee kusoo gaadhay. Laakiin waxaan is weydiin leh maxaa kugu kalifay inaad afkaaga Hooyo ka faanto oo ingiriis ja-jaban wax noogu soo qorto? Waa maxay “invisted?” Mise beesha caalamka iyo CIA ayaad la hadleysaa mudane?
7
0
25
@GaraadAfqarshe
Dr Abdiaziz Afqarshe, PhD
2 years
Looma baahna in sawir lala galo nin cad & nin madow midna! Asbuuc walba shirarka UN-ta ee lagu casumo hay’adeena #IOPSH ayaan kula kulmaa qaar kamida madaxda sare ee dalalka caalamka, weligayna islama sawirin, mana odhan #FruitfulMeeting baan la qaatay. #Kalsooni #Qaranimo #Qab
5
3
24