Ogaansho Profile Banner
Ogaansho Profile
Ogaansho

@OGAA_NSHO

Followers
80,840
Following
178
Media
2,945
Statuses
5,753

Omar Inshar / ku soo dhaqaada Ogaansho صانع محتوى على يوتيوب باللغة الصومالية

Qatar
Joined April 2017
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
Soomaalida oo dhan ayaa isku raacay jacaylkiisa iyo qadarintiisa .♥️
Tweet media one
111
100
3K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Way sahlantahay in lagu jeclaado ?! Farriintaan fadlan sii faafi .
59
264
2K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
@POTUS We are all stand with Palestine
66
48
2K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Adan sahan waa reer burco wuxuu ka hadlaayaq khatarta itoobiya ee qabsashada takada saylac waqti ay koonfur iyo waqooyiba ka jiraan maamulo sidii ciyaalkii u fikiraayo.
101
181
2K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
🇸🇴🇵🇸
Tweet media one
18
79
2K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
😬khalaas caalamka oo dhan ayuu gaaray hadalka RW Xamaza . Next.... Kalfadhig xilka looga qaadaayo 😉
167
68
2K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Mowqif geesi nimo leh soo dhaweyn mudan Mr Xamza Insha allah talaabada xigto waa in xabashada iyo Amisom dalka laga saaro la xirana saldhigyada ciidanka gumaysiga maraykanka ee ka qayb qaadanaayo gumaadka walaalaheen qaza Markaas ayaan noqonaynaa dad karaamo leh .
@AJArabic
قناة الجزيرة
9 months
"لن نغير رأينا ولو قطعوا رؤوسنا".. رئيس وزراء #الصومال: حماس ليست منظمة إرهابية بل حركة تحرر إسلامية #حرب_غزة
Tweet media one
856
9K
47K
75
92
2K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Hadii aan ku dhaho kawaran hada ayaan ogaaday in aanan quraacanin qadaynin cashaynina wali 😬😵‍💫 Toooo busy . ♥️Falastiin
118
48
2K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
Rasmi : Burkina Faso : 🇧🇫 Dastuurka cusub ee dalka wuxuu dhigaayaa in luuqada faransiiska ayna ahayn wixii maanta ka bilowdo luuqad rasmi ah siduu xaalku markii uorw ahaa yacnii xukuumada ma adeegsan doonto is dhaafsiga qoraalada Waxaa xooga la saari doonaa luuqadaha dalka iyo
Tweet media one
76
79
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
@IlhanMN Ceeb Naayaa .
88
43
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
" waxaad rabto igu tilmaan laakiin waligay israaiil ma aqoosanin " 😉
Tweet media one
107
71
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Qaari Fatih Seferagic Asalkiisa waa Bosniya : waligaa ma maqashay cod sidaan u macaan ? فَبِمَا نَقْضِهِم مِّيثَٰقَهُمْ وَكُفْرِهِم بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِ وَقَتْلِهِمُ ٱلْأَنۢبِيَآءَ بِغَيْرِ حَقٍّۢ وَقَوْلِهِمْ قُلُوبُنَا غُلْفٌۢ ۚ بَلْ طَبَعَ ٱللَّهُ عَلَيْهَا بِكُفْرِهِمْ فَلَا
29
81
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
😆Block ayuu isaaray markaan shaaca ka qaadnay beentiisa iyo buunbuuninta hadalka yuhuuda
Tweet media one
147
53
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
Like dheh hadii rabto in waqooyiga ireland ka xoroobo boqortooyada London lana midoobo jamhuuriyada Ireland ♥️🇮🇪😀 Free Ireland
Tweet media one
29
34
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
1 year
5 sanoo kale .
Tweet media one
49
55
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
5 months
Soomaaliya waxaa imaan doono 🔹jiil aanan rumaysnayn xuduud beenaad shisheeyuhu dhigay 🔹jiil aanan rumaysnayn ciidan shisheeye iyo karaamo xumo 🔹jiil aanan rumaysnayn caabudida ninka cad 🔹jiil duugi doono dhamaan marxaladaan wasaqda iyo karaamo la,aanta ah 🔹Jiil aanan
Tweet media one
137
64
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
2 months
😧1,000,000 !!! Macquul Alxamdulilaah in 1M oo qof ( dad dhab ah ) soo jiito muuqaalada uu soo gudbiyo canug maalin ari ku raaci jiray baadiyaha Gedo! Ma ahan arrin sahlan waana amaano weyn waa mas'uuliyad weyn , 1,000,000 oo qof !! Allaha naga dhigo kuwii qadariyo ixtiraamo
313
40
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Siyaad Barre ? Waa runtaa in aan shuuci ahaa - Laakiin waligay wax la iima meerinin waa runtaa in aan kaligi taliye ahaa -Laakiin geeri ayaan ka xigay in ciidan itoobiyo cag soo dhigo Soomaaliya Waa runtaa in uu xukunkayga fiicnayn -Laakiin waligay ciidan shisheeye kuma
Tweet media one
207
101
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Muqdisho ♥️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
27
76
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Wax yar ka hor abuu cubayda af hayeenka Al Qassaam " Laga soo bilaabo maalinkuu cadowga ciidanka lugta ah soo galiyay daafaha magaalada ilaa iyo hadda waxaan bur burinay 136 gaadiidka kala duwan ee dagaalka taangiyo iyo kuwa kale bur burin guud ama dhaawac culus in uu gaaray
Tweet media one
55
48
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
😄Dadka twitterka ( X ) isticmaalo ee arrimaha Soomaaliya ka hadlo saxafiyiinta iyo siyaasiyiinta waxaad moodaa in la yiri haddii aad af soomaali wax ku soo qortaan dhagtaa la idin ka gooyn Mr.Cumar isnhar 17 sano ayuu Qatar ku noolyahay carabigana waa luuqadiisa 2aad laakiin
133
27
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
28 days
Canugaan caadi ma ahan .
Tweet media one
40
19
1K
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Deg Deg : Baxrayn ayaa cayrisay safiirka israaiil una yeeratay safiirkeeda joojisayna xiriirka dhaqaale ee kala dhaxeeyo .
Tweet media one
39
31
970
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
Noloshu ma istaagayso : Xaflad aroos xeryaha dadka soo barakacay koonfurta marinka qaza falastiin )
31
58
981
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Cumlimada soomaaliyeed shiikh Umal iyo Shiikh Mustafa waxay jeediyeen hadalo iyo mawaaqif geesinimo leh oo matalayso umada soomaaliyeed waxa ka socdo falastiin .
Tweet media one
Tweet media two
31
44
955
@OGAA_NSHO
Ogaansho
1 year
@EndWokeness In the Qur'aan Say, "O People of the Scripture, come to a word that is equitable between us and you - that we will not worship except Allah and not associate anything with Him and not take one another as lords instead of Allah." But if they turn away, then say, "Bear witness
32
29
924
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Deg Deg 🔥 Abu Cubayda afhayeenka Qassaam israaiiliyiinta ku nool magaalada Casqalaan ( 25 km ayay Qaza u jirtaa ). Waxay haystaan ilaa iyo 5:00 pm galabnimo in ay magaalada baneeyaan .. wuxuu raaciyay وقد أعذر من انذر .
Tweet media one
49
58
953
@OGAA_NSHO
Ogaansho
2 years
Laacibka yurubiyaanka ah markuu guulaysto wuxuu garoonka keenaay saaxiibtii ( xaalado dhif ah markii laga reebo ) laakiin bulshadeena muslimka ah hooyada ayadaa ka horayso wax walba .
Tweet media one
32
45
933
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
Wuxuu waayay Qoyskiisa inta badan Sawir qaadihiisi Asagana waa dhaawac Laaliin wuxuu ballan ku maray in uu af u noqodo shacabkiisa gumaadka wajahaayo . waail saxafi geesi ah .
Tweet media one
15
41
928
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Gen. Caydiid wuxuu ahaadabo kaalin weyn ayuu ku leeyahay in shucuubta caalamka jeclaadaan soomaalida 🤗 in uu maraykanka la dagaalamay . Are you from somalia ? Yes- - oooh .. Aidid ..Moohamed .. farah aydid . right .. i know him .. waxaan la kulmay hadda ka hor kuwoVietnamiyiin
Tweet media one
93
44
920
@OGAA_NSHO
Ogaansho
2 months
Marna isma lahayn waxaad sawir ka qaadi doontaa waail al daxduux : 🤍
Tweet media one
Tweet media two
38
26
923
@OGAA_NSHO
Ogaansho
5 months
Abu Maslax : " waa runtaa in aan ahaa shuuci dhalanteed rumaysan laakiin markaan noolaa loolanku wuxuu ahaa xoraynta jigjiga iyo godey halka maanta la isku haysto bebera iyo kismaayo " 🙂
Tweet media one
110
47
915
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
Yaxya Sinwaar 🔥 madaxa Xamaas ee Qaza 23 sano ayuu xabsiyada israaiil ku jiray 2011 ayuu xoroobay kadib maxaabiis is dhaafsi Talaabada ugu weyn ee uu qaaday waa in uu Eber ka dhigay jawaasiista israaiil ee qaza ila sawiro in dhacdadii 7 oktoobar uuna sirdoonka yuhuudu
Tweet media one
29
44
910
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Shiikh Jazaairi ah " maxaan ilaahay la hortagi doonaa waqti aan fiirsanayno walaalaheen oo la laynaayo " waxaan ka bari noqonaynaa hogaamiya yaasha carabta .
24
110
905
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
وَالَّذِينَ كَفَرُوا أَعْمَالُهُمْ كَسَرَابٍ بِقِيعَةٍ يَحْسَبُهُ الظَّمْآنُ مَاءً حَتَّىٰ إِذَا جَاءَهُ لَمْ يَجِدْهُ شَيْئًا وَوَجَدَ اللَّهَ عِندَهُ فَوَفَّاهُ حِسَابَهُ ۗ وَاللَّهُ سَرِيعُ الْحِسَابِ
Tweet media one
25
74
904
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Garsoorahaan Carabta waxay ka dhigeen Meme yacnii Abu Falla youtuberka caanka ah ayuu u egyahay ayagoo leh , wuxuu gaaray in Abu Falla uu sii faafiyo 😬
Tweet media one
14
29
904
@OGAA_NSHO
Ogaansho
5 months
" Wadahadalkii dooxa ee aan la galnay maraykanka waxay noo soo bandhigeen in aan aqbalno 2 saldhig ama ugu yaraan saldhiga bagram in uu maraykanku ku lahaado afghaanistaan Laakiin waxaan ugu jawaabnay " waxaan diyaar u nahay in aan 100. Sano oo kale idin la dagaalano laakiin
Tweet media one
47
43
899
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
@ZelenskyyUa أعتذر عن كل يوم تعاطفت مع الأكورانيين , أعتذر عن كل يوم نددت الهجوم الروسي , أعتذر عن كل يوم قلت شبه جزيرة القرم أوكرانية أعتذر عن كل يوم تمنيت لأوكرانيا تحرير كل أراضيها بكل صراحة روسيا تواجه نظام إجرامي فاشي في أوكرانيا , هذا الرجل كارثة على الشعب الأكوراني .
25
41
880
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Arrinkaan ila sawiro 2011 maxaabiis is dhaafsi dhex maray xamaas iyo israaiil askarigaan lagu magacaabo Jilcaad shaaliid oo ku jiray gacanta xamaas ayaa la dhaafsaday 1027 maxaabiis falastiiniyiin ah ila sawiro inta la dhaafsan karo maanta ku dhawaad 200 oo maxaabiis
Tweet media one
107
40
888
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
😬" Waxaan beesha caalamka gaar ahaan uruka islaamka jaamacada carabta igad midwoga afrika ka codsanaynaa in ay na garab istaagaan xad gudubka itoobiya " Farxaan jimcaale :
Tweet media one
117
39
881
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
Wax kale ma ahan waa dadka facebook isticmaalo ee twitter ka raadunaayo siday wax u jiraan 😬
Tweet media one
102
31
881
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Erdugan maanta wuxuu jeediyay hadalkii ugu kululaa ee ka dhan ah nidaamka caalamiga ah ee imbiryaaliyada iyo gumaysiga ku dhisan ee taageeraayo mashruuca gumaysiga dhulka falastiin lagu beeray iyo taariikhda madow ee imbiryaaliyada galbeedka dhiigga banii aadamka cabo . Wuxuu
Tweet media one
68
54
864
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Tweet media one
13
32
856
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Xorriyada hadalka owgeed midowga yurub iyo shirkado waa weyn ayaa bilaabay in ay isga guuraan X X Waa meesha kaliye ee leh xorriyad hadal laakiin waan ku jabinay .
Tweet media one
11
24
843
@OGAA_NSHO
Ogaansho
3 months
Artificial intelligence Fadlan ii sawir soomaaliya siday ahaan lahayd haddii ayna jiri lahayn dowlada federaalka iyo maamuladeeda shisheeyaha ku tiirsan ee hortaagan hormarka iyo karaamada umada Soomaaliyeed : Artificial intelligence: waa diyaar mudane 🙂😊
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
64
32
844
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
Shalay waxay u arkeen koox argagixisa ah maanta kaabul ayay isku shubaayaan si ay ula kulmaan taalibaan . Haddii aad awood leedahay waa lagu ixtiraami waxaad tahayba haddii kalana waxaa laguu la dhaqmi sida dowlada federaalka Soomaaliya 😉.
Tweet media one
65
38
839
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Mujrimiinta la soo qabtay waxaa kamid ah sargaal sare ciidanka yuhuuda .
Tweet media one
41
37
836
@OGAA_NSHO
Ogaansho
26 days
Alxamdulilaah waxaa na soo gaaray ( Gold Creator Award ) waxaan u mahad celinaayaa jamaahirta sharafta leh umada Soomaaliyeed ee igu kalsoonaatay . 🌺❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
45
17
843
@OGAA_NSHO
Ogaansho
11 months
Madaxweynahayga 🙂 Al ustaad Cabdilqaasim salaad xassan adigana ? 😎
Tweet media one
87
32
828
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
" Anigoo ah nin muslim carab ah waxaan leehay Biden adiga iyo inta ku matalayso la idinkuma soo dhawaynaayo wadamadeena waxaad tahay dhiigya cab beenlow ah , waxaad mas'uul ka tahay gumaadka caruurta iyo isirsifayn guud marinka qaza , waxaad israaiil ku boorinaysaa gumaadka
Tweet media one
37
44
821
@OGAA_NSHO
Ogaansho
3 months
waxaa khadka ku jiro Erdugan si uu ugu tacsiyeeyo .
20
48
833
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Abuu Cubayda " Waxaan muslimiinta oo dhan u sheegaynaa in cadowgu burburiyay inta badan masaajida qaza "
Tweet media one
20
51
814
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Cabdil Xamiid Shiikh Cabdirashiid Allaha u naxariisto xaafid ayuu ahaa sida aabihii .
27
54
812
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
Shaun King qoraa maraykan caan ah ahaana baadari hore asaga iyo xaaskiisa ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay qaadashada islaamka Mr. Shaun Kingi wuxuu caan ku yahay ka soo horjeedkiisa imbiryaaliya iyo mashaariicda adoonka banii aadamka galbeedku caalamka ka wado iyo
Tweet media one
23
31
822
@OGAA_NSHO
Ogaansho
1 year
@MoSalah سبحان الله أعياد غير المسلمين يحتفل ويفرح ويصور ويزن بيته أما أعياد المسلمين الذي هو دينه وعيده يكفتي فقط بكتابة قصيرة , لماذا على الأقل صورة وانت خارج من المسجد وانت ف يالمسجد كما تفعل في الكريسماس !!
25
11
781
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Still Landlocked country
Tweet media one
38
42
801
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Taliban 😁 : Waaxda amniga gudaha .
44
61
795
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Gantaallo laga gamay Qaza oo kusii wajahan dhulka la haysto
36
48
797
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Meeshaan ma ahan Qaza waa Gedo soomaaliya deegaanka ceelcadde duqaynta joogtada ah diyaaradaha kenya . الا لعنة الله على الظالمين .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
52
78
787
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
Mahdsanid @AadanSahan : Itoobiya way heshay bad | Mar kale iyo dalkii oo la kala iibsaday! :
23
87
800
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Fadlan soo bandhig mudane Maxamed Kaahin Axmed wixii aad marqaati ka tahay adigoo ilaahay dartii xaqiiqadaas u sheegaayo . Wuxuu muujiyay in dowlada federaalka ay lug ku leedahay heshiiska badda shacabka Soomalaiyeedna laga qarinaayo !! ?
Tweet media one
129
41
798
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Aayadaha qur'aanka qaar waxaad moodaa in ay maanta soo dageen . dadka qaar ayaa is waydiin jiray micnaha dhabta ah ee aayada " Raali idin kama noqonaayaan ilaa aad raacdaan diintooda maxaa laga wadaa ? diintooda ma aanan raacin raali ayayna naga yihiin xulafo ayaan la nahay !"
Tweet media one
16
53
788
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Walaalaha jabka nafsiga ah dareemaayo ee ka cararaayo afkooda hooyo Mudanayaal Oagaansho alxamdulilaah minbarkaan X waa xisaabaadka ugu fir fircoon kumanaan qof ayaa aragto maalin walba qoraaladeena ay kamid yihiin mas'uuliyiin kala duwan . Afkeena hooyo ayaanan wax ku soo
75
29
793
@OGAA_NSHO
Ogaansho
3 months
Barakada Shiikh Rüdiger ( Allahu Akbar " 🫡😀
19
25
796
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
14
61
795
@OGAA_NSHO
Ogaansho
11 months
Tweet media one
62
45
787
@OGAA_NSHO
Ogaansho
1 year
@amrmsalama هذه هي عقلية اليسار الليبرالي المتطرف كل من يختلف فهو متطرف !! مسلسل الإمام سخيف جدا وبائس جدا ، مسلسل قائم على رسائل الواتس وأشعار مسروقة ، والممثل خالد النبوي رجل أعجمي لغويا فهو لايعرف اللغة العربية ، الإمام الشافعي حجة اللغة العربية يقول (لاتكن مثاليا ) اليسار الليبرالي
20
31
770
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Wax yar ka hor idaacada Kuwayt 🇸🇴🇰🇼 " Damaca itoobiya ee bada Soomaaliya waa mid kamid ah khataraha ugu waa weyn ee soo wajahaayo umada carbeed una dhiganto musiibada falastiin "
25
49
787
@OGAA_NSHO
Ogaansho
5 months
قال سيدنا عمر رضي الله عنه :"نحن قوم أعزَّنا الله بالإسلام فمهما ابتغينا العزَّة في غيره أذلَّنا الله" صدقت يا ابا حفص ورب الكعبة .
Tweet media one
47
50
785
@OGAA_NSHO
Ogaansho
2 months
Tweet media one
8
70
784
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Halkaas Ayaan Maraynaa. 🤐
122
47
772
@OGAA_NSHO
Ogaansho
17 days
Burco 🫡
21
53
795
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
إن الأرض لله يورثها من يشاء والعاقبة للمتقين : هذه الأرض أرضنا ليست ملكا لفرد أو جماعية معينة و إنما هي أرض كل الصوماليين وليس من حق أحد أن يفرط شبرا منها مهما كان , البعض للأسف يختار طواعية أن يدخل أوسخ صفحة في التاريخ ستلعنكم الأجيال والأجيال في التفريط في الأرض .. الصومال
Tweet media one
36
82
771
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Abuu Cubayda afhayeenka al qassaam " wuu soo dhamaaday xilligii la dhihi jiray sirdoonka israaiil waa kan ugu xoog badan gobolka , xilligii la dhihi jiray israaiil waa quwad aanan la loodin karin "
Tweet media one
18
32
774
@OGAA_NSHO
Ogaansho
1 year
Siyaad barre 8 sano kaliye ayuu ku dhisay mid kamid ah ciidamada ugu xoogan qaaraada oo dhan Halka federaalka ama ku meelgaarka ay 18 sano dhisi la'yihiin xataa ciidan ilaaliyo hoolka shirka doorashada lagu qabanaayo ?! Aayadoo waliba sanad walba loosoo taba baro kumanaan
Tweet media one
127
78
766
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Benzema 🫡
Tweet media one
13
40
754
@OGAA_NSHO
Ogaansho
2 months
baarlamaanka talyaaniga
Tweet media one
11
27
759
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Big News : Deg Deg Al Qassaam : Maanta kaliye waxaan bur burinay 29 gaadiidka dagaalka israaiil .
Tweet media one
29
34
754
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Subaxdii hore ayuu duugay qoysiiki shalay cadowgu gumaaday saacado kadibna hawada ayuu soo galay asagoo leh " ma ahan waqti murugo iyo aamus waa waajib isaaran in aan soo tabiyo waxa uu shacabkayga la kulmaayo "
20
67
742
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Omar mise Nabiil 😉 dadku waxay dhahaan waad isu cod egtihiin .
75
21
739
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Wasiirka arimaha gudaha faransiiska " kareem Benzema wuxuu taageerayaa argagixisada wuxuuna xiriir la leeyahay jamaacaad islaami ah " Waa isla eeda bah Amisom ee qof walba oo ciidanka itoobiya wax ka sheego ku tilmaamaayo argagixiso xataa hadii uu qalinliisa adeegsanaayo ,
Tweet media one
42
43
746
@OGAA_NSHO
Ogaansho
4 months
Saacadu waa 2:30 AM walaahi walaahi waxaan la seexan la ahay murugta musiibada qaza ka taagan , Qabuuraha markay buuxsameen dadka waxaa lagu duugayaa wadada bartankeeda Ilaahay maxaan aakhiro la hortagi doonaa ? ياااا الله يارب ليس لهم احدا غيرك
Tweet media one
74
55
748
@OGAA_NSHO
Ogaansho
7 months
Yar falastiini qurbo joog ah waxaa la soo gaarsiiyay warka gumaadka ehelkiisi dhamaantood - wuxuu tukaday 2 rakcadood waqti aad is leedahay wadnihiisa banaanka ayuu u soo bixi rabaa murugra iyo xanuunka .
36
57
744
@OGAA_NSHO
Ogaansho
3 months
😍Ciiid wanaagsan ciiida ciida ciiiiida ciiida waa maalin farxadeed , waxaan idin la wadaagayaa farxada munaasabad ciidul fitriga .
Tweet media one
24
15
748
@OGAA_NSHO
Ogaansho
5 months
Woooow 😍😍😍😍 🔹Hal magaalo kaliye ayuu shisheeyaha siiyay waqooyiga 🔹Halka koonfurta ay ugu yaraan 60 magaalo geeyeen itooboyaan kenyaati ugandays burundays ameerikaan xoogaa imaaraat ah kuwo kalena ay soo wadaan. Muuse biixi halyeey Soomaaliyeed 🙂😀🙂
Tweet media one
158
28
732
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Kaalin ayaad ku leedahay dilka walaalahaa Qaza hadii aad raali ka tahay joogitaanka ciidamada galbeedka ee soomaaliya . Ilaahay maxaad la hor tagi ?
129
33
728
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Tweet media one
47
32
718
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Dhacdo walbo waxay leedahay dhinaceeda qosolka ah Yarkaan kamidka ah ragga xooga ku galay magaalooyinka yuhuuda ayaa qorigiisa u dhiibay qofkaan waa yeelka ah sawirna la galay .
Tweet media one
31
39
721
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Erdugan " aawey xuquuqda iinsaanka ee sheegaayaan Qaza biyihii waa laga jaray , koronto malahan isbitaalada iyo masaajida ayaa la duqaynayaa laakiin caalamku wuu aamusanyahay ?. "
Tweet media one
36
39
727
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Wuxuu ku soo cel celin jiray " Soomaalida aad ayaan u jeclahay " Wuxuu nagu soo booqan jiray marwalba hoyga ardayda 2008 Waxaa saaka geeriyooday shiikhayga Dr Axmed al xamaadi kamid ah culimada dalka Qadar iyo caalamka islaamka gaar ahaan tafsiirka iyo siirada nabiga Waa nin
73
37
721
@OGAA_NSHO
Ogaansho
9 months
Wax yar ka hor isku dayga gubida safaarada israaiil ee Baxrayn.
10
49
722
@OGAA_NSHO
Ogaansho
21 days
Hambalyo 26 jun iyo 1 luulyo !!
Tweet media one
60
50
735
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Waligaa ma aragtay Qur'aan si toos ah qalbiga looga akhrinaayo Shiikh Maxamuud Khaliil Al xusari .
13
67
728
@OGAA_NSHO
Ogaansho
2 years
waxa ugu xun aduunkaan waa in aad wadankaada iyo dadkaada dhexdooda qurbo ku dareento , in aad dareento wadankaanba in ay dad gooni ah leeyihiin , in aad ka imaaday meere kale , in guri lagaaga dhigo laba darbi dhexdood , dambigaada kaliye in uu yahay in aad hadashay .
Tweet media one
72
77
703
@OGAA_NSHO
Ogaansho
2 months
Hargaysa : Umada Soomaaliyeed waa umad xor ah taqaano cidda walaalkeed ah iyo cidda cadowgeeda ah in falastiiniga qaza ku nool yahay walaalkood dhiig iyo walaaltinimo wadaagaan ayadoon ognahay in ay koonfur iyo waqooyiba ka jiraan maamulo rabo in aan u jeesano bujumbura iyo adis
Tweet media one
46
31
731
@OGAA_NSHO
Ogaansho
3 months
200 gantaal laakiin hal qofna kuma dhaawacmin 😄 waxaa xusid mudan in gantaalada iiraan ayna seegaynin meeshii loogu tala galay , dhamaantoodna waxay ku dhaceen saxaraha naqab ee koonfurta falastiinta taariikhiga ah .
94
26
729
@OGAA_NSHO
Ogaansho
6 months
Caawa waxa Khan Yunis ka dhacay waa shay cajiib ah alxamdulilaah 22 saraakiil u badan ayaa hal meel lagu ruugay sida uu cadowgu qirtay wax yar ka hor kuwo kalana waa la layahay waa dharbaaxadii ugu cuslayd oo hal mar la huwiyo ilaa iyo 7 oktoobar . #خان_يونس #غزة_تستغيث
Tweet media one
32
51
725
@OGAA_NSHO
Ogaansho
8 months
Turkiga : Shacab isku dayaayo in ay xoog ku galaan mid kamid ah saldhiyada maraykanka ee turkiga waa shay muhiim ah in shucuubteena fahantay cadowga dhabta ah
21
43
714