Aadan Sahan Profile Banner
Aadan Sahan Profile
Aadan Sahan

@AadanSahan

Followers
7,087
Following
181
Media
101
Statuses
345

Saxafi, Turjumaan & Master Culuumta Siyaasadda ah.

Somalia
Joined November 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
الخيانة العظمى Khiyaanadii ugu weyneyd ee ay ummadda Soomaaliyeed la kulantay qarniga 21aad. Wixii horeba bikh. Shantaas weji xifdiya, nacdasha taariikhda ayaa ku dhacaysa. 1 Jannaayo, maalinka madow ee Soomaalida!
Tweet media one
71
71
927
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Jacaylka ugu adag ee uu Ilaahay kugu imtixaamaa waa jacaylka waddanka!
Tweet media one
59
34
1K
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Xadhigga indrky Maxamed Ilig waxa uu caddayn buuxda u yahay, in aan la doonayn ummaddu in ay xaqiiqada fahmaan, mawduucuna uu u dhaco dadka oo haddii la aqbalayo iyo haddii la diidayaba si caqliyaysan oo laga fekeray loo maro!
Tweet media one
38
41
743
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Tweet media one
37
14
691
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Birobogaandada ka feejignaada!
21
54
647
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
"فَلَمْ تَقْتُلُوهُمْ وَلَٰكِنَّ اللَّهَ قَتَلَهُمْ ۚ وَمَا رَمَيْتَ إِذْ رَمَيْتَ وَلَٰكِنَّ اللَّهَ رَمَىٰ"
Tweet media one
7
24
512
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Bahdil siyaasadeed way dhaaftay, sidan ay Itoobiya u dhaqmaysaana waa lahaanshiiyo, in ay MBC iyo dawladdiisa waxa ka shaqeeyaaba Itoobiya ay u-qaabilsanayaal u yihiin, dalkuna uu Itoobiya uun isla wada yahay, calankaa kelida ah ee ilaa MBC la daba waday ayaa muujinaya!
Tweet media one
32
22
484
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Imisa qof ayaa dib u raadiyay gabayadii Negeeye Cali Khaliif uu arrimahan kaga hadlayay?
43
20
446
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Tolla'ay reer-Hargeysow!
Tweet media one
55
22
404
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Hambalyo qof kasta oo doqon liita ah oo halyeeyadii iyo dadkii dhiigga lahaa waaqica looga qabtay oo cid uu la tartamayaa aanay jirin, ee saaxaddu ay isaga u bannaan tahay! Ha wataan hantaatacooda iyo liidashadooda, waa markoodiiye!
17
14
358
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Itoobiya durba way bilawday kaadhkii argagixisada in ay ciyaarto oo iyada oo adduunka awoodda leh dabada ku wadata ay dejiso qorshihii ay hadhow ku odhan lahayd argagixiso ayaannu la dagaallamaynaa ee marba tuulo ay ku hudhi lahayd!
Tweet media one
27
21
338
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
الملثم 🔻
Tweet media one
0
11
331
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
U diyaar garooba warka dhowaan suuqa la soo gelin doono: "Maadaama uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi yahay ka keenay ictiraafka rasmiga ah ee Qaranka Somaliland, shanta sano ee soo socotana isaga ayaa xilka sidaa ku haynaya oo lagu abaalmarinayaa!"
29
15
330
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Cakiye ciil badanaa! Ninna waxa uu ku taamayaa waxaa aad aragto, ninna waxa uu ku faanayaa in uu walalakii ka go'ayo oo aanu degaankiisa kala talin karin, oo walalakii ayuu kaga firdhanayaa ka-farxinta rumaynta damaca ninkaa aad aragto ee warkiisa caddaystay!
Tweet media one
17
22
315
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Gondar ayay qabsadeen nimankii Amxaarada ahaa ee Fano, rejo wanaagsan ayaana halkaas inooga soo bidhiiqaysa.
Tweet media one
13
10
313
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
"Sababta aan Muuse u taageersanahayba waa ku-xumaynta Xamar oo ninka yaan cidla laga helin ayaan isleeyahay!" Waa komentiga badi dhallinta SL ay ka bixiyeen barnaamijkii aan kaga hadlayay dadka saamaynta leh ee koonfuri in mashruuca kala-dilka ummadda ay qayb weyn ka qaadanayaan
31
9
310
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
ونعم النهاية!
Tweet media one
5
11
313
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Waynnu u midaysnayn qaddiyadda Falastiin, laakiin markii aynnu innagu Falastiin noqonnay, badhkeen waxa ay noqdeen Falastiiniyiinta halgamayaasha ah, badhkeenna Falastiiniyiinta Israa'iil la safan ee afhayeenka u ah!
12
20
302
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Imisa jeer ayaad maqasheen Soomaalidu waa dadka adduunka ugu caqliga badan, ama waa dad yar iyo weyn caqli badan. Aaway caqligaasi maanta!
23
12
277
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Durba ciidamadii badda lagu xalaashan lahaa heegan ayaa la geliyay!
Tweet media one
28
23
275
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
"Yeelaa wuu illaawaa, lkn la-yeelaa ma illaawo!" Hadallada dhallinteenna waayahan ugu caansan, haddana aynaan isdareensiin marka qaddiyadaha ummaddu ay taagan yihiin. Itoobiya 1977kii ma ay illaawin, lkn innagu waynnu hilmaannay!
6
13
255
@AadanSahan
Aadan Sahan
7 months
Qarnigii 21aad rubuciisii hore oo gebagebo ah, caalamkuna uu tartamayo, ayay 8 milyan oo Suudaan u dhashay barakac yihiin, baddii Soomaaliyeedna lagu gorgortamayaa!
16
19
258
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Dadka illaa hadda Qaramada Midoobay iyo Xeerarka Caalamiga ah isku hallaynayaa, miyaanay Qasa cashar ku-waaya'arag ugu filan ka qaadan!
21
18
253
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Waa liis ay iska-caabintu soo bandhigtay oo ay ku xusan yihiin basaasiinta Israa'iil u adeega ee Muslimiinta ah magacyadooda, akoonnadooda X, iyo dhalashadoodu. Waan u fiirsaday oo wax Soomaali ah kuma aanan arag, dalka ugu badan ee dadkiisa la qarameeyayna waa Sucuudi.
Tweet media one
18
19
250
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
"كَم مِّن فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللَّهِ ۗ وَاللَّهُ مَعَ الصَّابِرِينَ"
Tweet media one
2
3
245
@AadanSahan
Aadan Sahan
7 months
Midigta xagjirka ah ee gumeystaha iyo qoysaskii dadka laga haystay ayaa isku waajahaya gudaha Israa'iil.
0
5
235
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
400 - 600 oo kun weeyaan Oromada qaxoonti ahaanta guud ahaan Soomaaliya ku joogtaa! Maxay ka soo qaxeen? Maxay u joogaan? Maamulladeennu ma og yihiin tirada intaas le'eg!
Tweet media one
15
30
235
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Dhallintii Somaliland waa in ciil cunuhu la kala go'an yahay iyo on Muuse Biixi in ay sidii Fircoon Ilaahnimo u iclaamiyaan uun ay u hadhsan tahay!
15
10
239
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Ninka maanta kugu leh waa caadi iyo adduunku wuu heshiiyaa ee ha u bixin, berri marka rag ay is'haleelaan, waa ka haweenka iyo dhallaanka kaamamka qaxoontiyada ku cidhiidhyaya ee ku dhex dhuumanaya, ee qofkii ficil leh ee berri dagaalkaasi uu hurran yahay maanta ha ismuujiyo.
11
14
238
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Qofka isku qancinaya in adduunka xeerar u yaallaan oo ay wax kala celinayaanow, labadan qodob qabso: "Qaanuunku ma ilaaliyo dhoohanayaasha!" "Xaqa aan lahayn awoodda difaacdaa waa baadil, marka loo eego shareecada siyaasadda!" Dhoohanaha bilaa awoodda ahi markan waa adiga!
10
17
233
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
In maanta aan aragnay rag waaweyn oo caqli ku filan leh oo nin bini aadmi ugu yeedhaya aabbow, waxa ay muujinaysaa, in sidoo kale ay suure tahay in maalin dhow aynnu maqallo qaar ku talinaya in la adeegsado ama calanka lagu qoro: "laa ilaaha illaa Muuse!"
11
9
232
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Halyeeyada ay ugaadhsanayaan!
Tweet media one
5
7
221
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Waxa Muqdisho iyo Hargeysa ka dhacaya waxa aan u arkaa mashquulin labada shacab iyaga indhaha la isugu saarayo oo qaddiyadda aasaasiga ah lagaga leexinayo inta ay xamaasaddeedu ka damayso!
10
19
213
@AadanSahan
Aadan Sahan
10 months
"وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ"
Tweet media one
1
10
208
@AadanSahan
Aadan Sahan
7 months
3k oo askari ayay Israa'iil u samaynaysaa baadhitaan xanuunnada mafsiganah, kunna waxa ay u dirtay dhakhtarrada mafsiga ah! 🔻
5
3
218
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Qalbiga waxa ku taalla dhool uu waddanku leeyahay, waxba kama qaban kartid, mar kasta oo khiyaano uu la kulmayana halkaas ayuu ku tuujinayaa, markaasaad hore iyo gadaal midna u socon kari waayaysaa!
9
15
211
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Dillaal noo dhuuntayow soo dhaadhac!
Tweet media one
8
15
206
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Haddii ay noqoto in Somaliland dalkeeda qayb ay ka tanaasusho, waa in ay ama Jabuuti qaadataa ama Soomaaliya, calanka Itoobiya maya
8
9
209
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Waa duni la kala iibsadoon nala ogaysiin!
11
8
206
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
"Haddii roob xorriyad ahi uu da'o, waxa aad arkaysaa dad addoonnimada jecel oo dallado isaga dhigaya!" Xigasho. Waa xaalka dadka caawa Hargeysa ka dabbaaldegaya!
13
18
203
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Waxa aad mooddaa in ay Itoobiya inoo soo daawatay riwaayaddii Sooraan AHUN ee ahayd: "ii aqoonso in aan bini aadam ahay!"
7
11
194
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Tweet media one
7
6
195
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
"Waxa Ankara lagu qabtay 40 basaas oo Israa'iil ay u qaramaysay keliya in ay ugaadhsadaan dadka Falastiin u dhaqdhaqaaqa iyo qoysaskooda ee jooga Turkiga!" Aljasiira Waa isla istiraatiijiyadda ay 5 sano ka dib Itoobiya raacayso marka ay doonayso in aan dadka lagu baraarujin!
8
10
194
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Markan oo kale ayaad fahmaysaa sababta uu nin kasta oo dalka damaca shisheeye iyo gaar ahaan Itoobiya ka ilaalinayaa Shabaab ugu galo!
17
8
187
@AadanSahan
Aadan Sahan
2 months
Qaddiyadaha siyaasadeed ee Soomaali ka dhexeeyaq ma aha diintooda, isirkooda, nasabkooda, iyo wax kasta oo ak dhexeeyaba in ay taabtaan. Siyaasaddu waa dan oo hadba si ayay isu beddeshaa, lkn arrimahaasi waa mabda'yo jiritaan oo lama-taabtaan ah!
6
2
192
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Waxa bulshada Israa'iil lu faafaya xanuun ah ka-baqista tuneellada, iyaga oo ismoodsiinaya in Xamaas inta ay dhulka hoostiisa soo qodaan ay halkaas kaga soo baxayaan oo ay laynayaan ama ay afduubanayaan!
9
6
187
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
"Muusow na jiidh" ayay barataye haddii ay tallaabadaas qaadaan Shabaabey na jiidha nio!
14
7
180
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Doqon hubkeedaa lagu dilaa!
7
10
177
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
The Ethiopian Century! 😧
Tweet media one
20
9
174
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Sheegashada ay madaxda Muqdisho qaarkood ugu yeedheen mudaharaaddadii SL ka dhacay ee diidmada ahaa in dadku ay Somalia rabaan, waxa ay horjoogsanaysaa in kuwo la mid ahi ay dhacaan, maadaama ay shacabku u arkayaan haddii ay MBC ka diidaan damiciisa in ay Muqdisho u danaynayaan!
14
4
178
@AadanSahan
Aadan Sahan
7 months
Ciidanka gumeystuhu hurimihiisii mid ayuu ka saaray Qasa, dhanka Lubnaanna dibugurasho ayuu ka galay.
6
4
178
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Welcome to Ethiopian Century!!!
Tweet media one
17
8
171
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Haddii aad u malaynaysaan arrintu in ay Ina Biixi iyo Somaliland ku kooban tahay, illaa hadda miyaad aragteen maamul-goboleedyadii Beesha Soomaaliyeed hal mid oo ka hadlaya dhacdadan masiiriga ah?!
10
9
175
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Nimaan kuu furi doonini yaanu kuu rarin!
4
6
173
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Dawlad awood leh iyo dawlad daciif ahi adduunkan heshiis ma wada galaan, waxa qudha ee ka dhexeeyaana waa eyga u yaqaanna sayidkiisu in uu saaxiibkii yahay, iyo sayidka og eygiisu in uu eygiisa yahay uun!
6
14
171
@AadanSahan
Aadan Sahan
7 months
Waxba kama aanay beddelin sidii ay u dhaqmayeen askarta Israa'iil go'aamadii Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ahi!
2
2
174
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
"Xilliga adagi waxa uu sameeyaa rag adag, ragga adagina xilli badhaadhe ah, waqtiga badhaadhuhuna waxa uu sameeyaa rag jilicsan, ragga jilicsanina xilli adag ayay horseedaan!" Xigasho Waa xaalka Qasa iyo caalamka Islaamka ee kale ay ku kala sugan yihiin.
Tweet media one
1
10
167
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Qasada Qarnjga 21aad iyo Falastiinta cusub ee caalamka ku soo biiraysa!
4
8
171
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Haddii aad doonayso in aad ogaato qofka saxda ah, fallaadhaha cadawgu ka ay ku waajahan yihiin eeg, haddii aad doonayso qofka khaldanna, ammaanta cadawgu ka ay ku waajahan tahay eeg!
4
11
170
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Ninkan Siisi dadka aayaha ka sugayaa ha ogaadaan, in (sida loo badinayo) uu yahay basaas Mossad ka tirsan, iska daa in uu ka hadlo Itoobiya badda ay helayso'e, kannaalka Ben Gurion ee hareerihiisa laga dhisayo ayaanu ka hadal!
Tweet media one
10
11
166
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Welcome to the hell!!!
8
3
164
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Xataa Amxaaradii ayaa Oromo ka qaylinaysa! Isbaahinta Oromo ilaa hadda kumaynaan baraarugin!
Tweet media one
3
11
156
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Gobollada Amxaarada, Tigrayga iyo 20% Gobolka Oromadu waxa uu ku jiraa xaalad aan kalago' ah oo aan ka isu tallaabi karin.
Tweet media one
5
9
154
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Kaadhka cusub ee Heego iyo Ilma Muuse ay dhallinta Somaliland ku marin habaabinayaan: "Soomaaliya ayaa dhulkeenna iyo baddeenna sheeganaysa, ee si aynnu ugu xaqiijinno in aynnu nahay dal ka go'ay, waa in aan heshiiskan [kirada ah] meelmarinnaa!"
12
9
160
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
"Ka dheerow dagaalyahanka aaminsan waxa uu u dagaallamayo!" Loollan: Sun Tzu. Waa masiibada ay waajahayaan hadda gumeystayaashu xeerkaasi.
2
10
157
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Ushaada nimaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa!
3
6
154
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Mid ka mid ah khiyaanooyinka laga galay jiilka dhallinta iminka ah ayaa ah, in taariikhdii Soomaaliyeed degaan walba qaybna loo muunadeeyo, qaybna la nolol-aaso oo aanay xogba ka haynin, taas oo khalkhalka dhallinta haysta qayb ka ah.
9
10
154
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Abu Cubayda waxa uu noqday isha sida rasmiga ah wararka sugan looga sugp, gaal iyo Islaamna xogtiisa ayuun baa lagu kalsoon yahay!
3
5
153
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Marka aad rabitaankaaga liita u cudurdaarayso: "baddu awalba halkaasay iska taallay oo hal doollar nagama soo galayne ha ka shaqaysato Itoobiya" Halka maxkamedeheenna ay buuxiyeen kiisaska dhul bannaan oo 30 sano oodnaa oo aan waxnaba laga dheefin oo reero ay isku haystaan!
1
10
140
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Baarlamaanka Koonfur Afrika ayaa ka fadhiistay in safiirka dawladda xasuuqa geysanaysaa uu dalkooda sii joogo, safaaraddooduba ay soo shaqayso, waxana ay u codeeyeen in xidhiidhada oo dhanba loo karo.
1
2
142
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Hadallada dhanka Federaalka ka soo baxayaa waa xasilinta xamaasadda ummadda, waxba wax weyn ha u arkina, arrinku Muqdisho ilaa Hargeysa wuu dhereran yahay, markii la isu keenay labada nin ayaana meel lagu tiiriyay ee biyaha wejigaa la ilaashanayaa!
8
13
140
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Magaalooyinkaa ay maanta Oromadu yeelatay ee ay ka dabbaaldegayso badigooda innaga ayaa leh!
Tweet media one
6
12
136
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Doqon baa halkii lagu qatali qoorta soo dhigan! Basaaskan Mossad-ka ah ee kannaalka Ben Gurion ee Suweys khadka ka saaraya ee qorshihiisa la wadaba ka hadli waayay, miyaa Baabal Mandab iyo badda Soomaaliyeed dan ka gelaya!
Tweet media one
5
10
137
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Haddaaya marka aan soo gaadho ayay naftu igu tidhaahda dhegta ku sii cul erayadii dhiidhiga iyo damiirka lahaa ee Axmed Shiikh Cali Heelaale.
2
5
137
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Gumeysigu: "ciidankayagu dagaal ay askar badani kaga dhimatay ayuu boqollaal ama kumannaan Xamaas ah kula jiraa!" Abu Cubayda: "25 mujaahid uun ayay ahaayeen, hal midna uu ka shahiiday, intii kalena ay ka soo baxday!"
2
4
133
@AadanSahan
Aadan Sahan
1 year
Way soo baxeen buugteennii. Dhowaan ayau dalka soo gaadhayaan.
Tweet media one
10
8
129
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
خذوا المناصب والمكاسب، لكن خلو لي الوطن!
4
13
126
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Qawda maqashii waxna ha u qaban!
Tweet media one
8
8
125
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Shirkaddan agabka nadiifinta ee Ariel ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay taaheerayso gumeysiga, dharka ciidankiisa nadaafaddoodana ay kafaalo qaadayso. Inoogu dara liiska!
Tweet media one
4
3
126
@AadanSahan
Aadan Sahan
7 months
6,420 qof ayuu gumeysigu Daanta Galbeedka ee aanay xms joogin ka xidhxidhay ilaa 7dii Oktoobar.
2
2
124
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Lax waliba shillalka ay isdhigto ayaa lagu qalaa!
1
5
122
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
"La dirira ninkii gaal dilaa doogtay aakhiro'e." Axmed-Heelaale.
Tweet media one
1
3
122
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
In aadan waaqica kugu hareeraysan qiimayn oo aadan u fiirfiirsani kama dhigna in aad cidhib-danbeedkiisa ka nabad galayso, ama ka digtoonow oo u il dheerow, ama iska dhegamar oo iska mashquuliye, marleyba jidka mustaqbalka ayuu kuu fadhiyaa.
3
6
119
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Duqsiguba dantiisa ayuu qudhunka qudhunka ugu jiraaye, marar badan qof xamaasadaysan marka aad wax ka doonayso farta uu taagaba lalama taago, haddii aan la kala roonaanna roob ma da'o!
0
3
115
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Ayaandarro weynaa in suugaanta afkaagana lagugu caayo oo lagugu dhalliilo, ta cadaawahaagana lagugu ammaano!
2
3
118
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Israa'iil way ka mamnuucday maxaabiisteedii la soo daayay in ay hadlaan ama la waraysto, maadaama ay ka baqayso fadeexad kale oo maxaabiistii hore jugtii ay u geysteen ah.
1
2
114
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Ma shirkadeheenna ayaa intaas laga waayay?! Ma se u qalantaa baddeennu qiimaha lagu gatay?! Lacagtaasi se yay jeebkiisa ku dhacaysaa?!
Tweet media one
7
7
112
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Sabankii yimaaddaba rag baa sahayda naanays! Maxay nacdasha taariikhdu rag badan ku dhacaysaa!
5
6
115
@AadanSahan
Aadan Sahan
4 years
Dadku waa xaqiiqo raadis iyo xoqasho raadis. Midi marka uu la kulmo aayadaha uu Ilaahay aadamaha ka tusayo iyaga nafahooda iyo degaankaba, wuu ku waano qaataa, midina waa hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo oo aayadaas sidii uu shaki galin iyo shubho lahaa ayuu u faytaa.
5
6
109
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Netenyahu wuu waayay kalsoonidii shacabkiisa iyo ciidankiisaba, in la inqilaabo dhowaaninanwaa suure!
Tweet media one
2
2
109
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
Waxa ay Qasi toddobaaddo ku baabi'isay, aragtiyo iyo aaminaado qarniyo la soo dhisayat, waxana ay ku kashiftay beeno qarniyo adduunka lagu uusmiiranayay!
0
3
110
@AadanSahan
Aadan Sahan
8 months
@OGAA_NSHO Waan kugu raacsanahay indr in halkani ay tahay barta masiibadeennu ay ka bilaabantay
4
4
110
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Waxa dhaqaalaha adduunka gacanta ku haya saddexdan shirkadood: State Street, Vanguard iyo Blackrock, waana kuwa Yuhuudda adduunka u lug qabanaya, maadaama ay iyagu leeyihiin oo daaha dabadiisa ay adduunka u fadhiyaa.
0
3
109
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
"Dagaalkani wuu soconayaa ilaa ujeeddooyinkayaga aannu ka wada dhabaynno!" Netanyahu. Xabbad-joojintan gaabani waa fursad nasasho oo ciidanka gumeysigu uu dib isugu abaabulayo, si uu dagaal ka qadhaadh kii hore koonfurta Qasa ugu soo qaado.
2
3
108
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Si rasmi ah ayuu gumeysigu Qasa uga jaray Internetka, si aanay xogiba uga soo bixin.
Tweet media one
3
3
101
@AadanSahan
Aadan Sahan
10 months
Qof kastaaba waxa uu jihaadka kaga qayb qaadan karaa waxa uu yahay ama uu hayo. Ka dagaallami karaa dagaal. Ka hadalkiisu uu meel fog gaadhayaa hadal. Ka dhaqaalaha hayaa samafal. Ka aan waxnaba isku ogayninna aamusnaan.
8
7
99
@AadanSahan
Aadan Sahan
10 months
Magaalooyinkii caalamka kale, caasimadihii Carabtana xafladaha muusiga iyo cuntaday ugu dhan tahay. Qofka aaminsan waa qaddiyad Carbeed intaa ha ku waaya'arko.
Tweet media one
4
5
95
@AadanSahan
Aadan Sahan
10 months
Markii lagu soo dhoweynayay W. A. Dibedda Maraykanka Ankara, waddadii gaadiidka madaxdu uu marayay waxa la sudhay biriish ku yaalla sawirka Abu Cubayda, afhayeenka Muj. Xamaas. Waa nooc ka mid ah dagaalka diblomaasiyadda.
Tweet media one
1
0
96
@AadanSahan
Aadan Sahan
1 year
With Foolaad iyo Maxamed Mooge, hoobalkayga koowaad.
Tweet media one
3
1
91
@AadanSahan
Aadan Sahan
9 months
Dhanka saxaafadda, Israa'iil way weyday rumaysigii caalamka wax kasta oo ay sheegtaba, halka Xamaas hadalkeeda caalamku uu duuduub u liqayo.
2
3
94