HamzaAbdiBarre Profile Banner
Hamza Abdi Barre Profile
Hamza Abdi Barre

@HamzaAbdiBarre

Followers
141K
Following
1
Statuses
318

The Official Twitter Account of the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

Somalia
Joined June 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
7 days
Waxaan rabnaa in aan soo jiidanno maalgashiga, si ay fursad shaqo abuur iyo dhaqaalle uga helaan boqollaal kamid ah dhallinyaradda Soomaaliyeed.
48
44
318
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
8 days
Gorgor waa ciidan lagu han-weyn yahay oo laga doonayo in ay laf-dhabar u noqdaan geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
42
60
383
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
18 days
Xukuumaddu DanQaran waxaa ka go’an inay ku garab istaagto Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka inay dalka ka hirgeliyaan doorasho caddaalad ah oo ku dhacda si nabad ah, loona siman yahay, laguna kalsoonaan karo.
30
37
170
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
2 months
Waxaan uga mahad-celinayaa Madaxda iyo Shacabka Dowlad Gobolleedka Koofur Galbeed, sida diirran ee ay aniga iyo wafdigayga noogu soo dhaweeyeen Baydhabo. Ujeedka socdaalkaygu waxa uu la xiriiraa xoojinta wada-shaqeynta Hey’adaha Dowladda Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobolleed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
26
24
174
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
2 months
On this Intl Day for Persons with Disabilities, I'm honored to pledge #Somalia's unwavering commitment to dignity, inclusion, and opportunity for all. Our path is clear — enhance accessibility, political participation & digital inclusion. Together, we build a nation for everyone.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
20
137
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
3 months
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, qaraabada, bahda warbaahinta iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Ruugcadde saxaafadeed, Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad, oo caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Tweet media one
34
21
149
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
3 months
Waxaan ugu baaqayaa dadka reer Jubbaland inay tashadaan. Ciidamada amniga waxaan ugu baaqayaa inay ka fogaadaan siyaasadda. Walaalkay waxaan ugu baaqayaa in uusan ciidamada marna u adeegsan arrimaha siyaasadda. Waana dambi la isaga hari doonin haddii ay dhacdo!
96
82
576
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
3 months
Waxaan hambalyeynayaa, bogaadinayaa doorashada xorta ah ee, nabadda ah, ee ka dhacday Somaliland. Shacabka Waqooyiga Soomaaliya ee Somaliland, waa shacab leh biseyl iyo wacyi sare oo ay ku abaalmarinayaan ama ku ciqaabayaan madaxdooda.
39
42
287
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
3 months
Today, I had fruitful meeting with H.E. Tanja Fajon, Deputy Prime Minister of Slovenia. We discussed ways to enhance our collaboration with Slovenia and the EU at large, focusing on critical issues like climate change, ensuring peace and security, and bolstering women's security.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
10
11
94
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
4 months
I had a productive meeting with Under-Secretary-General @UN_OpSupport, Atul Khare, on the security transitions. Collaborating with AU, UN, and international partners on post-ATMIS mission AUSSOM. Emphasised need for increased UN support to boost #Somalia's security capacity.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
12
92
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
4 months
Today, I'm thrilled to announce the launch of our National Transformation Plan (NTP) Labs, a milestone in our nation's journey towards growth and innovation. This initiative embodies our commitment to achieving measurable outcomes & accelerating progress in key sectors. #DanQaran
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
26
131
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
4 months
Today, I had the honour of opening our 7th National Economic Policy Forum in Mogadishu. We stand on the brink of engaging in critical discussions aimed at driving economic growth and unlocking investment opportunities across various sectors.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
11
21
122
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
4 months
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, asxaabta, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Wasiirkii hore ee Waxbarashada Marxuum Cabdiraxman Cabdulle Shuuke, oo ahaa halyeey Soomaaliyeed oo door muuqda ka qaatay horumarinta waxbarashada dalka.
Tweet media one
18
9
89
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
4 months
Waxaan galabta Muqdisho nooga furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka,oo aan uga hadlayno xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta,dhammeystirka hannaanka dimoqraadiyeynta dalka iyo dowlad-dhiska🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
29
30
274
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
4 months
Great meeting with @antonioguterres at #UNGA79! Discussed strengthening UN-Somalia partnership as we prepare for our upcoming tenure on the #UNSC. Key topics: - Protecting #Somalia's sovereignty & unity with UN backing - SG's support for UNSOM transition - Funding AUSSOM mission
Tweet media one
18
37
248
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
5 months
We reaffirmed Somalia's sovereignty, unity, and territorial integrity, recognising its importance for regional stability.
4
3
43
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
5 months
Waxaan galabta magaalada New York kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suudaan Abdel-Fattah Al-Burhan Abdelrahman Al-Burhan oo aan ka wada hadalnay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labadeena dal iyo shacab ee walaalaha ah, iyo sidii xal loogu heli lahaa dagaalka Suudaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
35
43
369
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
5 months
Just concluded fruitful discussions with Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, UAE Minister of State in the Ministry of Foreign Affairs, at #UNGA79. Our talks emphasised deepening ties and the strong partnership between Somalia and the United Arab Emirates.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
9
15
96
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
5 months
Great meeting with Molly Phee, US Assistant Secretary of State for African Affairs at UNGA in New York today. Productive talks on strengthening ties in key areas such as counterterrorism, security transition post-ATMIS, regional stability & UN Security Council collaboration🇸🇴🤝🇺🇸
Tweet media one
Tweet media two
4
22
105