Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale Profile Banner
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale Profile
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale

@GaraadMukhtaar

Followers
21,337
Following
100
Media
228
Statuses
427

Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale. Garaad ka mida Isimada Dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa degaanada SSC.

Joined April 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
When you’re FREE and feel FREE, it shows up on your FACE. Insha Allaah soon, very soon everyone in SSC-Khatumo will feel it and have it on their faces.
Tweet media one
292
393
2K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Yaa yidhi @musebiihi mideeye maaha?
Tweet media one
316
301
2K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Rag mideysan, maankoodu mid yahay, waa midaan oo kale, ee Maansha Allaah dheh. (Muuse mooyaane).
Tweet media one
283
254
2K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Bring it on baby. Just let us know when you need an exit strategy or way out. Alxamdulilaah for the victory #SSCDefenceForces have achieved today from the unexpected attack that was planned by @musebiihi to disturb the visit to LasAnod by our Traditional Leaders from Mogadishu.
267
393
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
We welcome the General Committee of the Garhajis community’s heroic decision and where they stand in regards to the Sool situation. Anyone with a common sense would come to the same conclusion. Thank you Garhajis.
Tweet media one
Tweet media two
125
305
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah, maanta waxay golaha sare ee dhaqanka SSC asteeyeen goorta iyo goobta lagu dhaarin doono xubnaha hogaanka SSC Khaatumo, kuna wargasheen xubnahaas, taas oo ka mid aheyd bayaankii kasoo baxay golaha 06/02/2023. Ilaahey ayaan uga baryayaa inuu xubnahaas noogu nabad
Tweet media one
311
283
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Alxm waxaan maanta kusoo dhoweyney waftigii Isimada dhaqanka ee koonfur ka yimid. Isimadu dhulkoodii bay yimaadeen, visa iyo ogolaansho kalena uma baahan, taas oo ka duwaneye 3 bilood ka hor. Soo dhowaada Isimo, dalkiinii iyo dadkiinii kusoo dhowaada. ⁦ @TheVillaSomalia ⁩.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
134
215
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alle ha barakeeyo Sh. Mustafe. Anagu ku maqalnaye, yaa u sheegaya ⁦ @musebiihi ⁩? Hadii xuduudii Ingriis dhigey la rabo, isagiina hala soo celiyo, laakiin wakiil Ingriis meelna kuma ogin. #SSC waa #Somalia , Soomali baana iska leh.
135
259
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Update: the heaviest artillery has been fired on us tonight as we were getting ready for bed. This is unusual time for these attacks. Seems like the hope of any negotiations and future healthy relationships is diminishing.
213
441
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
On behalf of the SSC Traditional Leaders, Ciid Mubaarak Everyone!
212
252
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Alxamdulilaah mar hadaanu bishan ramadaan Soomaali la soomayno, oon lanagu qasbeyn maalin kaleeto. Ramadaan Kariim umada Soomaaliyeed meelaad ka joogtaan aduunka. Ilaahey ha inoo aqbalo, anagana hanoo fududeeyo. Aamiin
Tweet media one
153
137
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Acww Everyone. I just learned today that there are multiple FaceBook accounts under my name. Please be aware that I don't have any FB account and these are fake accounts who may have a different agenda. In any case, thank you for all your support and du'as. Ramadan Mubaraak All!
158
172
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Alxamdulilaah all thanks to Allaah and 2nd to all #SSCDefenceForces who strongly defended the city today and pushed back the invaders attack today with heavy damages. We asked Allah’s mercy for those loved ones we lost in today’s attacks. Got more? Bring it on. @TheVillaSomalia
163
216
1K
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Maansha Allaah, Laascaanood oo caawa si weyn looga dabaaldegey sanad guuradii 63aad ee 26ka June oo aheyd markeynu calamka qaadaney, oo nidhi “Kana siib, kana saar”. Hadii mar kale reer SSC tidhi “kaasna siib (S/L flag), kana saar”, waa Alxamdulilaah. Waan ka xunahay inaan
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
82
224
974
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
This was the gift I got from amuse Bihi this morning after his ceasefire.
Tweet media one
94
299
935
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Couple points: 1) #Koore is missing the point. We’re NOT looking for S/L presidency or higher positions. We just want to be Som citizens instead of 2nd class citizens of S/L. 2) if Dhulbahante built up S/L, let them bring it down then.
125
254
917
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi, ayaa sheegey in S/L jeceshahay Somali laakiin ay uga go'dey Daarood naceybkiis. Waxaan is weydiinayaa sababta uu @musebiihi noo sii daba socdo hadii naceybkaasiba ku jiro, mise wuxuusan ogeyn inaanu nahay Daarood.
Tweet media one
231
186
927
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Maantoo kale madaxaa na furan. 🎉
95
167
910
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Inaa ilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Halkaan waxa xaley loo sameeyey xabaal wadareed dadkii ku shahiidey weerarkii shaley lagu soo qaadey magaalada, oo isugu jirey haween iyo dhalaan. Ilaahey ha u wada naxariisto, inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. ⁦ @TheVillaSomalia
Tweet media one
340
317
890
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Maanta iyo grwe. Alxm waxaan isla quraacaney Tera iyo Bakayle oon uga mahad celiney documentary ay kasoo saareen dhacdada Laaska. Xog badan baan ka faa’iidey runtii. Waa u duceyney, safarkooda maantana alle ha u fududeeyo. Well done.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
125
144
896
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Today we had the pleasure meeting with the Panel of Experts on Somalia who came on fact finding mission of the Las Anod situation. We provided detailed reports and evidence documents on the horrific crimes against humanity and discriminate shelling on civilians in Las Anod. @UN
149
282
885
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
American Reps and Senetors have been informed about the #SSCGENOCIDE . Thank you Rep. Mohamud, Rep. Hodan, and Senetor Omar.
Tweet media one
87
321
871
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
This is the way we (the SSC-Khatumo, both the leadership and people) treat prisoners of war (PoW), unlike the Somaliland regime. We are not like them and will never be like them. The way our leaders, our troops, our police, and our society act is shown by how they treat others,
Tweet media one
Tweet media two
97
214
863
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah, all praise to Allah and those who helped us on this journey. Congratulations to Abdiqadir Ahmed Aw-Ali who has been elected as the leader for the SSC-Khatumo. We wish and pray for his leadership to continue our struggle and take us to the next phase of the journey,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
142
198
856
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
I realized today that we won this battle after finding out that the Somaliland army went to the electricity company, killed some of the staff and captured others as POW, and shot at the motors which were supplying the city's electricity. @TheVillaSomalia
139
262
842
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Here is the press statement from the SSC Supreme Council/Garaads regarding the UN Press Release on the situation in Somalia. @TheVillaSomalia @UN @UNSomalia @UnitedSomalis @IsimadaSsc
Tweet media one
133
308
838
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah, The visit of Minister Jama of the FGS to Las Anod without any visa or diplomat visitation means LasAnod is finally recognized by the FGS as a city of Somalia and not part of Somaliland territories which the FGS members can't visit. Welcome Hon. Minister Jama to
Tweet media one
Tweet media two
116
167
835
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Waa soo dhoweyneynaa Ergeyga Madaxweynuhu u magacabey wada hadalada Somalia iyo S/L. Waa talaabo xambaarsan hadafkiisii ahaa "Soomali Heshiisha, Duninada La Heshiis ah". Anagu hadaanu nahay reer SSC-Khaatumo, mid gaar noo khuseysa ma aha, waa mid ku eeg Soomalida Waqooyi ee S/L.
108
211
795
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Today I had the pleasure of meeting with the Doctors and Directors from 4 hospitals in LasAnod. They provided their progress and achievements as well as current challenges regarding the health sector of the city, capacity planning and urgent needs. Thanks to all health workers.
Tweet media one
54
137
778
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Kulankaygii aniga iyo ubaxii #Kalabaydh . Alxamdulilaah iney og yihiin kuwa loo dhimanayo ama loo dhaawacmayo iney iyaga iyo ubadkooda yihiin. Ilaahey baan uga baryayaa inuu siiyo mustaqbal wacan oo ay xor caqliga ka yihiin, qayrkoodna wax la qaybsan karaan, martina cid uga noqon
Tweet media one
Tweet media two
82
155
752
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Inaan gumeysi ku dhinto waxaan ka doorbidayaa inaan xoreynta dadkeyga iyo degaankeyga u dhinto.
163
182
764
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
If what @musebiihi said “no one can change Dhulbahante forcefully” is true, then why don’t you listen to us and leave our territory peacefully? @TheVillaSomalia
108
212
741
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
6 months
In lana aqoonsadaan moodayee, tolow ma Soomaaliland darteed baanu geed ugu xidhanahay oo lanala sugayaa?
Tweet media one
364
121
746
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Finally the world is noticing and rejecting the shelling on civilians and destruction of infrastructure of the capital city of Sool regions. #SSC @TheVillaSomalia ⁩ ⁦ @IsimadaSsc
58
264
731
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
This documentary clip shows the size of bullets and ammunition that were used on Laascaanood’s civilians including women and children by Somaliland. They must be stopped as they’re a threat to humanity. Thanks to Horufadhi Media. @TheVillaSomalia @US2SOMALIA .
75
350
722
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Garaad Jaamac baa hore u sheegey in dad u dhashey SSC lagala noqon doono dhalashada ama citizenship ka. Halkaan ka daawo qofkii ugu horeeyey ee lagu fuliyey ka qaadista dhalashada (SSC Citizenship Revoked). Kii Muuse aadoow, midaanaa kuu dambeysa.
110
125
710
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Alxm, waxaan shaley ku sii sakootiney garoonka dayaaradaha ee Garoowe, waftigii Isimada Dhaqanka ee nooga yimid Muqdisho, kuwaas oo usii jeedey magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho. Intii nala soo dhowesey iyo intii nala sakootideyba aad baan uga mahad naqeynaa. Jazakula Kheyr!
62
139
705
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
As much as I tried to refrain myself from twitter and social media in the last 10 days of Ramadan, I could not help but inform our community about the fake letters as one below. Despite of its content, good or bad, if fake, then it must be treated as such. @TheVillaSomalia
Tweet media one
87
177
694
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
We reaffirm again our commitment to restrain any attacks during the withdrawal of the Somaliland security forces from SSC-Khaatumo. @TheVillaSomalia @UN @UnitedSomalis @UNSomalia @UKinSomalia @IsimoSsc @SomaliPM @US2SOMALIA @AmnestyEARO
103
185
676
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
It was a pleasure meeting with Amb. Mr. Mohamed Abdi Affey, special envoy of UNHCR for Horn of Africa. We discussed about the humanitarian aid for the refugees and our displaced people in Ethiopia and current situation in Las-Anod. On behalf of our people, we thank the Amb. Mr.
Tweet media one
Tweet media two
97
170
681
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Alxamdulilaah we’re still holding our positions despite of the multiple frontline attacks this morning by the Somaliland admins. @TheVillaSomalia
83
137
679
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
This is what happens when S/L enters into a ceasefire commitment. This shows the close proximity of the shooters to my residential. ⁦ @UnitedNATIONSo ⁩ ⁦ @US2SOMALIA ⁩ ⁦ @villaSomalia_
176
244
661
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
11 months
Waa soo dhaweyneynaa maamul goboleedka cusub ee SomaliLand. Waxay sugaanba Waa aqoonsiga dawlada umada Soomaaliyeed iyo madaxweyne HSM. Tolow may cayaaraha goboladana isku beegaan SSC iyo S/L, dhankaana aan ka aragnee. 😂
Tweet media one
161
124
653
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
I congratulate Sheikh Abdi Hersy for his recognition by the Immigrant Champion of Canada Awards. The Immigrant Inclusive Leadership Award shows the level of his leadership and assistance and support to our Somali-Canadian community across the country. Thank you Mr. Hersy! ⁦
Tweet media one
48
82
644
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Weli madaxaa na furan. General Asad, Hambalyo!, adiga iyo intii halgankan ka qayb qaadateyba.
Tweet media one
49
86
643
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah today the first flight landed in #LasAnod since the war with Somaliland. Also first official delegation from SSC-Khatumo to the Capital City of Somalia, led by Mr. Cadow Firdhiye who received official invitation from our Prime Minister, Mr. Barre. We pray for
Tweet media one
Tweet media two
56
106
640
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Press Release by SSC Leaders earlier today but couldn’t publish due to the heavy attacks today.
Tweet media one
41
234
630
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
@StateDept ⁩, despite of your calling for de-escalate, ⁦ @musebiihi ⁩ of S/L started shelling the city around 6am, using heavy artillery including BM and Tanks, destroying the city council offices, and injuring more than 7ppl.
105
192
616
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
UPDATE: The war started within the city just now. Bullets being fired. Mahad Cambaashe is leading the S/L forces now inside the city. Insha Allaah this will be their last wage.
100
163
620
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Ciid Mubaarak by Garaad Jaamac.
Tweet media one
57
72
624
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Hadalka runta halaga sheeego. Ilaa Soomaalida waqooyi gobolkastaa iskiis u tashanayo, iskii isugu tashanayo, goonidiis masiirkiisa u yeelanayo, heshiis iyo nabad ka dhaceysa waqooyiga Soomaaliya ma jirayo. @musebiihi @TheVillaSomalia @IsimadaSsc @SSCKhaatumo
190
149
619
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Rag culus baa caawa is heley. Alxamdulilaah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
62
55
614
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
We, The Traditional Leaders of SSC-Khaatumo, have informed #UN_Agencies and International NGOs that the Somaliland Administration does not have legitimacy in the SSC-Khaatumo region, and any aid for the besieged city of Laas-Anod or the people displaced from it,
61
196
600
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah. Waa caawa iyo Laascaanood iyo barxadii barakeysneyd ee Jabuutwaawi. Caawana Waa habeyn, bil ka hor caawana habeyn kale ayey aheyd. Aad baanu ugu faraxsanahy wufuuda balaadhan ee naga soo siyaartey magaalo madaxda wadankeena ee Muqdisho. Ku soo dhawaada
Tweet media one
Tweet media two
50
123
609
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
9 months
Alxamdulilaah. Muhiimada ay midnimadu leedahay waa sidan oo kale. Ma aha tayada talada ama quruxda go’aanka, ee waa Midnimada. Alle ha noo xoojiyo Midnimadaas.
Tweet media one
71
93
603
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
I just can’t believe that some people think the election of Mr. Faratoon for the house speaker of Somaliland will have a positive impact on the current situation of SSC regions. Let me tell you the facts and help you wake up to the reality. Mr. Faratoon, whose roots are from
Tweet media one
154
160
598
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah maanta oo la dhaarshey xubinihii 45ta ee maamulka SSC-Khaatumo oo lagu dhaarshey Laascaanood. Ilaahey waxaan uga baryeynaa inuu xilka culus iyo hawsha faraha badan ee hor taala inuu u fududeeyo, xilkaasna ku asturo, kana dhigo kuwii hogaanka iyo xoreynta
85
158
594
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Maanta waxaan ku soo dhoweyney xarunta dhaqanka Isimada SSC ee Laascaanood wafting an oo ka socda Xafiiska ICRC ee Muqdishu iyo Gaalkacyo. Isimadu way soo dhoweeyeen ugana mahadiyeen kaalinta ay ka qaadanayaan gargaarka dadkeena ka soo barakacey xasuuqa Laascaanood.
Tweet media one
54
159
597
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Bring it on! We’ve alerted all the #SSCDefenceForces to double up their defense efforts and be ready for those who intend to harm the SOMALI national security. @TheVillaSomalia @musebiihi #SSC .
@SLNTV
Somaliland National TV
2 years
Somaliland president urged all the various forces to redouble their efforts and be vigilant against all those who intend to harm the national security. #SoolSomaliland
Tweet media one
70
62
259
96
135
579
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Please let’s rebuild and restock the LasAnod hospitals we already secured medical supplies but we need to cover the shipment expenses. Many thanks to team who did a marvelous job. #GoFundMe
48
272
571
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
9 months
Wataa Hargeysadeydii. Speak up! Bada iyo berigaba Waa wada leenahay ee inoo ilaaliya. Anaguna heegan baanu idiin nahay.
@TerraAbdirizak
Abdirizak Terra
9 months
Hargeisa residents to Musa “get ready to be charged in a court of law, the sea belongs to the young man who lives from Ras-Caseyr to Ras-Kambooni. To Musa Bihi, Mohamed Siad Barre did not give out any sealine, he only sought to conquer our missing lands. You are a hypocrite! We
106
367
1K
143
99
574
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Mahadsanid @HESharifShAhmed talo galyadaada iyo baaqaagaba. Anaga iyo Soomaaliland noo kala dhamaatee, nakala gura. Wali dagaal umaanaan qaadin, jidna kamaanaan xidhin. Marka inta aan raxinku naga dhamaan, naga saara askartaan madfaca nagu garaacaya.
@HESharifShAhmed
Sharif Sheikh Ahmed
2 years
𝗪𝗮𝗿-𝗦𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱: 𝗫𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗟𝗮𝗮𝘀𝗰𝗮𝗮𝗻𝗼𝗼𝗱. Annagoo gudanayna waajibka naga saran joojinta iyo xakamaynta dhiiga Umadda Soomaaliyeed ayaan markale ku baaqaynaa joojinta dagaalka ka socda magaalada Laascaanood si shuruud la'aan ah.
Tweet media one
218
245
895
50
157
558
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah in aanu maanta markhaati ka noqono xil wareejintii gudida 33ku ku wareejiyeen gudoonka hogaanka cusub ee maamulka SSC-Khaatumo. Alle xilkaas ha u fududeeyo oo haku asturo. Waxa ugu weyn ee lagu wareejiyey waa xasuusnaanta kor u qaadista dadkii lagu xasuuqey
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
68
136
568
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Kalmateynkayaga maanta iyo Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe. ⁦ @SSCKhaatumo ⁩ ⁦ @IsimadaSsc
66
115
547
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Alxm waxaan aad uga mahadinayaa Mudane Maxamud Khaliif oo caawa afuro iyo casho sharaf noogu sameeyey barxada barakeysan ee Arlo Park Garowe. Kulankaan ayaa lagu sakootinayey Isimadeena Dhaqanka Soomaaliyeed ee Koontur ka yimid. Duco iyo mahadin badan baa la isaga tagey. Gobanimo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
58
83
551
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Ragoow kibirka waa lagu kufaaye, kaa hala ogaado. ⁦ @musebiihi
139
110
544
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
@musebiihi Xududaha waxaan moodayey in la dhameeyey 1960kii, ee hadii Engriis tabasho qabo, ha noo yimaado. Waa xaajo Somali iyo Engriis u dhexeysa. Wixii intaa ka sokeeya, san kuneefle kale ka dhageysan mayno xuduuda SSC meeshay tahay. Waa Soomali, Soomalibaana iska leh.
112
171
538
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
7 months
Ilaahoow naga aqbal! Aamiin!
98
72
538
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
After Somaliland realized the preparations of the auth ceremony for the SSC-Khatumo Administration, they have waged their biggest offensive military attach yesterday to the people of Laascaanood and started indiscriminate shelling of the city. All thanks to Allah and our
Tweet media one
Tweet media two
147
185
519
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
30 days
Maxamed Abiib tol miyuusan lahayn. Hadaan system u jirin reer Somaliland oo xildhibaan xasaanad ku laheyn, dareenkiisana cabiri karin, shacabku xagey joogaan. Reer Awdaloow nagu soo biira. Dastuurka DFS ma odhan laba gobol xuduud ha lahaadaan. Cirka iyo badaan isku mareynaa.
Tweet media one
194
58
531
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah waxa maanta sharaf iyo farxad noo ah inaan ku soo dhaweyno Xarunta Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo, Mudane Nuuradiin Aaden Diiriye iyo wafti uu hogaaminayo. Waftigaan ayaa ku socdey maqaam heer caalami ah oo ku aadan arimaha nabadeynta degaanka iyo geeska Africa.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
45
93
514
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Guul ilaa iyo guumeys! Alxamdulilaah!
32
103
507
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
We welcome the press release (SC/15313) issued today by the UN Security Council. It surely shows the ultimate solution to a sustainable ceasefire by having Somaliland's immediate withdrawal of their security forces. Our press release will soon follow.
58
153
508
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
The Somaliland militias resumed their indiscriminate bombing of Lascannod, leading to further civilian loss of life, the distraction of properties, and civilian infrastructure, and kept ignoring the IC and UNSC call to withdraw their troops to achieve a success ceasefire.
Tweet media one
92
187
507
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Tweet media one
22
64
508
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
4 months
War war ku sug!!
Tweet media one
76
47
500
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Abti Muse, I am Dervish, not a terrorist.
Tweet media one
78
73
486
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Waxa farxad weyn noo ah inaan maanta ku soo dhaweyno duleedka magaalada Laascaanood ee Maraaga, wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse. Waxaan leenahay kusoo dhowaada dhulkiinii iyo dadkiinii oo idiin heelan. @SSCKhaatumo @IsimadaSsc
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
48
105
496
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
It was with a great pleasure in welcoming various International UN Agencies and local NGOs, led by the @OCHASom in #Kalabaydh , SO. This great visit proves to the humanitarian agencies that the access to the areas where the displaced people from LasAnod is open, safe and secure.
Tweet media one
Tweet media two
12
166
486
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
5 months
Miskiin, Abtiyaal Hubka uun baan moodayey inaan idin kala hadhnaye, in aanu awrtii ku darsaneyna ma moodeynin, oo awr la aani keentey in riyihii la rarto. Hadaan ka hawl galayaa raadinta awrtaas oo wixii ka jooga aan idiin soo celiyo. Soo duceeya in Alle ii fududeeyo.
Tweet media one
207
75
492
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Maansha Allaah. #Midnimo iyo midhaheedii. Hambalyo hogaanka SSC-Khaatumo mudane Cabdiqadir Axmed AwCali iyo ku xigeenkiisa Mudane Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil oo maanta lagu doortey madashii tartanka. Alle haku asturo xilkaas idin Alle. ⁦ @TheVillaSomalia
Tweet media one
33
101
480
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
We have met and welcomed the Chief Operating Officer of the ICRC, Mr. Cyril Juarena and his team today. They’ve shared their executive summary report on PoW with us. We’ve also expressed their important role, working with the admins on the needs of hospitals and displaced people.
Tweet media one
30
108
476
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Qalasyada Soomaaliyeed ee inoo fadhiya Xafiiska Ergada Joogtada ee Qaramada Midoobey waa kuwaan. Amb. Abukar Osman (Baalle) Amb. Mahamed Yusuf (Rabiic) Mr. Abdullahi Yusuf Haddaan nahay reer SSC-Khaatumo, madaxaad noo saarantihiin, dadaalka aad ku bixiseen midnimada iyo
Tweet media one
31
73
476
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Jimce Mubarak!
51
91
479
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Raysalwasiir Xamse waa soo dhoweyneynaa xabadjoojinta, waana kugu raacsanahay sida qudha ay ku joogsaneysaa iney tahay ciidamada S/L oo laga fogeeyo dadka degaanka ee kacdoomey, qorigana haysta.
49
88
470
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
10 months
Reer SSC, dawadeenu waa MIDNIMO. Talo kasta oo wacan laakiin lagu tafaraarruqsan yahay, waxa dhaanta talada ugu liidata laakiin lagu mideysan yahay.
Tweet media one
85
61
467
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Press Release SSC- Khatumo.
Tweet media one
29
145
457
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah culimada Soomaaliyeed meeley joogaanba aragney iney ka dhiidhiyeen xasuuqa iyo dulmiga lagu hayo shacabka reer Laascaanood. Hadey tahay kuwa jooga Nairobi, ama Xamar ama wadama reer galbeedka. Tolow goormaan arki doonaa culimada joogta waqooyiga (S/L) oo sidaas
Tweet media one
79
114
452
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah. It was an honor to attend the graduation ceremony of Al Tibyaan high school in #Kalabaydh , Sool., which was supposed to be held earlier in the year but due to the war situation in #SSC , it didn’t happen. I’m glad they missed it b/c their certs would’ve been made in
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
38
72
454
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
We, the SSC Traditional Leaders hereby take a note of the threats made by colonel Bihi, the leader of self-proclaimed Somaliland, who announced that his forces in Las-Anod have been lenient but now plan to attack Las-Anod at all costs.
Tweet media one
76
155
443
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah waxa farxad noo aheyd Garaad Jaamac Garaad Cali, Gudida 33ka hogaankiisa iyo Anigaba, kulankii ay shaley nala yeesheen gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi. Kulankaan oo lagu taageerayey shacabka iyo qadiyada SSC, kana soo horjeedey dulmiga iyo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
27
85
452
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
2 years
Inaa ilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Abdi Aden Dhere was shot and killed today while on a public transport bus traveling across LasAnod. Somaliland Forces opened fire at the bus after acknowledging that they are civilians mostly women and children
68
121
446
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
9 months
Alxamdulilaah!!! Waxaan halkan hambalyo balaadhan uga dirayaa shoodahayga Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Marwadiisa oo saacadan wiil ugu dhashey magaalo madaxda SSC-Khaatumo ee Laascaanood. Ilaahey waxaan uga baryayaa inuu wiilkaas soo barbaariyo, oo kii dalkiisa, dadkiisa iyo
82
33
442
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
15 years = S/L occupied SSC-Khatumo with devide and rule strategy. 15 mins = S/L got kicked out of the city by Xaskul/Jabuutaawi/Jabaahiirta. 15 days = S/L got kicked out of Sool by the new leadership taking over. 45 mins = S/L pushed out from Maraaga 45 mins = rest is
92
94
422
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Hadey wax kuu dhiman yihiin, Bring it on Abti @musebiihi .
@EIshmael_
Elham Ishmael ✍︎
1 year
"The war will continue. It will continue as long, and will cost as many resources and men as necessary" - Secessionist Somaliland leader Muse Bihi.
59
85
256
89
73
427
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Caqligu ha shaqeyo waa tanoo kale. Khayr Alle ha siiyo Sh. Kaariye. Iney ka dhamaadeen raganoo kale ayaan u qaatey, laakiin alx wali qaar baa inoo nool, laakiin hadaan uga baqayaa in @musebiihi ku eedeeyo argagixiso, oo xabsiga u taxaabo. Alle hakaa badbaadiyo Abtigey sharkiisa.
57
89
428
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
Alxamdulilaah. Aad baan ugu mahadnaqeynaa xukuumadeena iyo madaxdeena ay ugu horeeyaan madaxweyne Xassan Sheekh iyo Raysal Wasaare Xamse Bare, ajiibista iyo aqbalaada ay ka yeeleen codsigayagii naga soo baxay February 06, 2023. Waxaan u hambalyeynaynaa umada Soomaaliyeed meelay
31
89
427
@GaraadMukhtaar
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
1 year
😂😂😂😂😂 Soomaali goormey kala dhaqan noqotey? Faysal Dhurwaa baa dhahay.
124
76
419