Mohamed Harare Profile Banner
Mohamed Harare Profile
Mohamed Harare

@HarareMohamed

Followers
20,773
Following
1,251
Media
755
Statuses
3,573

Communication Consultant | Journalist | Former @BBCSomali TV Manager | Edited @BBCAfrica TV | Author & Documentary-maker. Views are mine. #Journalism #Arsenal

Bristol, England
Joined February 2017
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Buuggeygii RAAD ugu danbeyn wuu soo baxay. Dhawaan ayuu gaari doonaa dukaamada buugta lagu iibiyo ee Geeska Afrika. Inta ka horreysa Amzon ayuu yaallaa. via @AmazonUK
Tweet media one
35
47
327
@HarareMohamed
Mohamed Harare
8 months
Madaxweyneyaasha Soomaaliya ma jecla Raysalwasaare la hadalhayo. RW Xamsana wuxuu u muuqdaa in maalmihii u danbeeyay uu hantay quluubta inta badan bulshada. Maxaa la filan karaa? @HamzaAbdiBarre @HassanSMohamud
Tweet media one
Tweet media two
133
40
483
@HarareMohamed
Mohamed Harare
1 year
I’m honoured to announce that I will be hosting a special town hall meeting tomorrow with Prez. @HassanSMohamud to discuss around his 1st year in office, achievements, policies & future plans for Somalia. Join us in person or virtually. Register here:
42
80
438
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 years
Waxaan saaka kedis ku tagay Bulabarde, magaaladi aan ku dhashay oo go’doon weli ku jirta.
20
67
384
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Mulkiile hoteel uu lahaa wareejiyay, isla markaana sheegay in uu si khaldan kusoo galay. Waxa uu codsaday in la iibiyo hoteelka lacagtana la sadaqeeyo si aaney ehelkiisu mar kale u damaacin.
76
87
378
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Sawirkan waa aniga 1999 Nairobi. FB ayaan dhigay. Dad tira badan oo kasoo jawaabay, 98% waxay yiraahdeen sanadkaa maba dhalan & socod barad ayaan ahaa! Anna nidaam dowlad kuma qaan gaarin, barbaartaa iga danbeysee bulshda u badanna, cid u maqan & ceel u qodan midna 👀👀.🙏✍️
Tweet media one
76
13
369
@HarareMohamed
Mohamed Harare
1 year
I just had an interesting sit-down interview with the EU Ambassador to Somalia @tiinaintelmann ahead of the #EuropeDay2023 on May 9th. We discussed security, electoral process, droughts culture, poetry, & many more. Stay tuned, will keep u posted when it’s on air. @EU_in_Somalia
Tweet media one
Tweet media two
16
46
369
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#BREAKING : Ethiopian and Kenyan forces exchanging heavy gunfire at the border town Moyale. Sources
55
162
339
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Reports confirm that Filsan Abdi, a TV director in Ethiopia just named as the Minister for Women Affairs in Ethiopia. First woman from the Somali community.
Tweet media one
11
42
326
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
'$400,000 oo ay Somaliland na siisay si biyaha Beledweyne looga leexiyo iyo $130 kun oo aan innagu urursannay, ayaannu ku howlgalnay. Dowladda Federalka & Jabuuti ballanqaadkoodii sannadkii hore waxba kama fulin' Guddiga Gurmadka Daadadka Beledweyne ayaa VOA-da sidaa u sheegay
21
95
321
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Daqiiqado dhowr ah AirPods ayaa iga maqnaa, meel kasta ka eeg, qaanadaha wada fur, gaariga kor u hoos u baadh, show illeen dhegaha ayuuba iigu jiray! Waa calaamadahi iigu horreeyay ee aan ku ogaaday inaan 40 jirsaday. Dhallinyarow jaaw, asaxaabta kore ayaan caawa ku biiray. ✊✊
Tweet media one
80
10
314
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Sanad ka hor shalay oo kale, mar aan magaceyga dhulka ka helay. Xuquuqda Masawirka: @farhanjimale
Tweet media one
Tweet media two
40
9
302
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Dawadii nafteydaay, kooxaha taan ka doortaay, sow inaan ku daawado, dal dheer ugama soo tagin. Waan ka danbeeyaayoo, door waxaan iraahdaa, duni lama amaanee, dahab weeye kooxduye. Sannadka cusub waxa uu la kowsaday guusha Gunners. #waamarkeenni . 10K like caawa gaarsiiya.
Tweet media one
51
15
301
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Talefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa xayeysiiyay 2-shaqo oo shuruudo lagu xiray: 1: Qof dumar ah 2: Shahaaddo jaamacadeed 3: Ka yar 25 4: Dherer, misaan iyo muuqaal gaar ah leh 5: Cod iyo hub-qaad (dharxirasho) wanaagsan. ARAGTIDEYDA WAA TAKOOR MEESHII UGU SARREYSAY. ADNA? 🤦‍♂️👇🏽
Tweet media one
157
46
251
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Xumaa marka dadweynuhuna xog dalkooda ku saabsan doonayaan, masuuliyuuntuna maarkasta kuu sheegayaan in ay mashquul yihiin oo aaney xitaa ku xaqiijin xogta aad rabto in aad hubiso. Masuuliyaddu maaha inaad qariso xogta muhiimka ah iyo runtoo laga dhuunto.
30
22
238
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Haddii aad go’aansato inaad qorto buug mala-awaal ah oo ku saabsan Fayraska Corona, maxaad u bixin lahayd? Jumladaha ugu horreeyase maxaad oran lahayd? *Qaar ka mid qoraalkan waan soo amaahday.
109
16
232
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Alle ha u naxariistee,Boqorkii cuudka Axmed Ismaaciil Xudeydi, geeridiisi kaddib ayaan damcay in aan cuudka isku eego. COVID-19 dartii ma helin meel aan ka iibsado. Spanish Guitar-kan ayaan shalay helay, saakana codkaa ayaa ka soo baxay! Bal haddaad heesta garataan sheega!
52
19
191
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Markaan Miqdisho ka fakaraba, waxaa igu soo dhaca wiil yar oo askari ah oo xanaaqsan oo qoray wiif wiifta haya. 2016-ki, midbaan xusuustaa, #4 , inta ammaanka jartay igu yiri ‘eray danbe haddaad tiraah, madaxa ayaan xabbad kaaga dhufan’. 👮🏾‍♂️talo, tusmo & tababar quman wali ma helin
44
19
192
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
I am honoured to host this special programme and it is a proud day for BBC Somali TV to have three educated Somali women, discussing the biggest topic in the world right now! In 2020, we are determined to make sure that women are represented in C&C
18
39
187
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Muuqaalkaan fixduu iga dhammeeyay. Lols #CronaVirus
29
27
191
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Kuye ‘qof wax yara aqristay oo aanan dooneyn xil dowladeed, qunsulba ha ahaadee, waa nacas, tacliintiisuna waa tacab khasaar’. Hhh Fixdaa iga dhammaatay.
22
10
182
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Waa mid ka mid wariyeyaashii qarnigii hore ee @RadioMuqdisho . Haddaad garato sheeg!
Tweet media one
40
3
184
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Thanks @farhanjimale . By the way I had high hopes of reaching 40K before my 40th birthday next month. That was mission impossible! However, I am very grateful to those who have followed me and trusted in me. Thank you very much.
@farhanjimale
Farhan Jimale
4 years
Congrats! @HarareMohamed for reaching the first milestone of 5 digit numbers. 10,000 Twitter followers!
Tweet media one
12
6
106
40
10
180
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Wariye Khalid Foodhaadhi, @KFoodhaadhi ayaa caawa Hargeysa lagu xiray. Wararku sida ay sheegayaan waxaa loo xiray kaddib markii uu walaakii qof ay is direen uu nabar gaarsiiyay. Inkastoo walaalkiina dib laga xiray, Khaalid waxaa la sheegay in berri lasii deyn doono.
Tweet media one
28
14
177
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Cabdulqaadir Cali Boolaay, ayaa London ku geeriyooday saaka. Wuxuu ahaa wariye/qoraa, warbaahinta Soomaaliyeed kusoo dhex jiray muddo 70 sano ka badan. Allah yaa Raxmah
Tweet media one
46
18
165
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
#HeroOfTheWeek Hawo Abdallahi Ali studied and graduated in Baidoa and now runs the first girls-only school in Baidoa which provides 5 days a week schooling to more than one thousand girls from vulnerable communities in the area. #abdallderowachool
Tweet media one
Tweet media two
6
39
162
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
BREAKING: #SUDAN PRESIDENT OMAR AL-BASHIR STEPS DOWN
Tweet media one
6
105
155
@HarareMohamed
Mohamed Harare
2 years
Thank you all for the overwhelming congratulatory messages in public and also in private. I am honoured to be serving the BBC Somali TV audience in East Africa and beyond. 🙏 @BBCSomali
Tweet media one
29
12
164
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Farriintan kooban waxaan kala soo baxay muuqaal dheer oo aan saaka daawaday, xilka iyo erayada xooggan ee ku jira ayaa isoo jiitay 👏👏
6
25
163
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#JustIn Mandera county leaders are holding press conference now and are demanding #Abdirashid #janan to leave Mandera ASAP. They say the security of their people is at risk both from Somalia and Alshabaab.
10
31
153
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Si uu uga jawaabo dibadbaxyada iyo dareenka dadweynaha Muqdisho kuwaas oo ka dhashay dil uu xalay boolisku u geystay 2 qof oo rayid ah, taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya waxa uu xilka ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere, bandowga Muqdishana saacad ayuu dib u dhigay. ???
Tweet media one
15
15
161
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Gabar aan adeer/abti u ahay oo dhawaan jaamacadda ka baxday ayaa ku jirtay ardayda maanta ku dhimatay qarixii/weerarkii Muqdisho. Ilaahey jannadiisa haka waraabiyo, Walaalkey Cali Warsame iyo Walaashey Foos...
73
12
151
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
A Somali policeman attempts to disperse revellers swimming in the Indian Ocean near Lido beach, as part of measures to prevent the potential spread of coronavirus in Mogadishu
Tweet media one
3
31
151
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Top internet searches by country in the past 7 days. Nigeria: coronavirus symptoms and cure Kenya: What are the symptoms of coronavirus Somalalia: coronavirus statistics Tanzania: Kenya lockdown Rwanda: covid 19 vaccine Ethiopia: World CoronaVirus statistics
20
28
142
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Congratulations to my colleague Zuhura Yunus @venusnyota of BBC Swahili for making her debut on Focus on Africa TV. This is the first time a hijab wearing woman is on BBC World News presenting news, it’s history! Well done. Link below
Tweet media one
Tweet media two
5
41
147
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 months
“2026 aniga horta waxaa iga go’an in aanan hoolkii u noqon” Xasan Sheekh Maxamuud. Go’aankaasi ma yahay mid maanta, 30/032024, qeyb rimoobi doona?
6
24
145
@HarareMohamed
Mohamed Harare
2 years
The top imports of Somalia are Rolled Tobacco ($577M), Raw Sugar ($262M), Other Vegetables ($248M), Rice ($206M), and Broadcasting Equipment ($150M), importing mostly from United Arab Emirates ($1.28B), China ($893M), India ($544M), Ethiopia and Turkey ($264M).OEC World @OECtoday
26
50
137
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
A short interview about how president Abdirashid Ali Sharmake was assassinated 50 years ago today with @M_H_Ingiriis . Please see the full interview + an eyewitness accounts on the link below @farhanjimale @BBCSomali
26
43
138
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Alxamdu Lillaah, my book 'RAAD: Secrets of Video Journalism', is coming to a conclusion. Writing a book is not an easy task, but I hope it will become a guide for young Somali journalists and video journalism students. Thanks to all friends for yr ongoing advice + encouragement
Tweet media one
12
15
136
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 months
Mar haddaanay kooramka baarlamaanka dood ka jirin, looma dhamma aanan la lahayn oo xildhibaannada labada aqal ee matalayay guud ahaan gobollada Soomaaliya iyo qabaa’ilka Soomaaliyeed ay cod aqlabiyad ah, dharaar cad, ku asixiyeen wax ka baddalka cutubyada 1-4 ee dastuurka, ciddii
Tweet media one
20
20
137
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Haddii aad afurtay ku yara naso, haddii aadan wali afurinna ku sug. Immisa shimbirood ayaa kuu muuqata?
Tweet media one
162
6
133
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Back to work, office is emptier than I thought! #SocialDistancing #COVID ー19
Tweet media one
14
4
127
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Somalia and Rwandan governments have an aviation agreement that will open up direct flights between Mogadishu and Kigali. Reports
7
21
127
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Waxaa isa soo taraya warar sheegaya in shirka Djibouti lagu kala tagay natiijo la’aan kaddib markii wafdiga Somaliland ku adkeysteen in dowladda Soomaaliya ka garowdo ‘gabood fallo ay u geysatay dadka Somaliland’ isla markaana aqoonasi ajandaha lagu daro.
12
8
127
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
4
25
124
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Sannad wanaagsan ayaannu idin leenahay aniga iyo qaar ka mid ah asaxaabta BBC Somali TV.
Tweet media one
Tweet media two
8
12
123
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Waayo waayo waxaa la dhihi jiray: daawadayaal xilliyadan oo kale waa xilliyadi aad nooga barateen in aan hawada idiin soo marinno war wixii dalka dibadda innaga soo gaaray, caawana waxaa diyaar u ah XX. Haddana waxaa la yiraahdaa: kusoo dhawaada Caawa iyo Caalamka. Dhawaan
Tweet media one
12
3
122
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Dad badan ‘caabuq’ ayay ku turjumaan erayga ’virus’. Sax maaha. Erayga sugan waa ‘Fayras’ sida uu qaamuusku qorayo. Guuleysta.
17
11
120
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Waxaan bogaadinayaa in jaamacaddeydi #UWE -Bristol ay hoolalkeeda shirarka u baddaleyso isbitaal COVID-19 lagula tacaalo. Waxaase yaab leh in Soomaaliya cisbitaallada gaarka loo leeyahay laga dalbado in ay qeyb ka qaataan la dagaallanka fayraska corona. Isxilqaanki mee?
15
17
121
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
‘kan ugu daacadsan haddii la geeyo, huwa huwa, inta kalaa cagaha haysatee muxuu sameynayaa?’ Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil
8
41
122
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Raysal Wasaaraha Soomaaliya, @SomaliPM , Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in dugsiyada iyo jaamacadaha dalka la xirayo laga billaabo berri.
4
27
117
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
“...Waayo waayadeed dee Sow geel ma wadi jirin Weris caana kama dhammin ...Walacsiga nin hodaniyo Sow wiirsi kuma korin...” Hadraawi
13
2
121
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Madoxtooyada Jabuuti ayuu iminka ka billowday shir ay albaabadda u xiran yihiin oo ay ka wada qeybgalayaan wufuud heer sare ah oo ka kala socota Muqdisho, Hargeysa iyo Addis Ababa. Saxaafaddu bannaanka ayay ka joogtaa.
9
15
116
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 years
This picture never gets out of fashion. Me in Nairobi 22 years ago.
Tweet media one
14
4
112
@HarareMohamed
Mohamed Harare
7 months
Dadaallada lagu dalbanayo in cunaqabataynta hubka Soomaaliya looga qaado muddo ayay soo socdeen. Ku dhawaad seddex sano ka hor, dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo @M_Farmaajo , ayaan mar ka wareystay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad
6
26
116
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Raysal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa saaka ku geeriyooday isbitaalka Kings College ee London. Qoyskiisa ayaa xaqiijiyay. Ilaahey ha u naxariisto.
25
17
106
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Qof kale oo qiima ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ayuu haleelay Fayraska Corona. Maxamed Ciise Turunji, Ilaahey ha caafiyo cisbitaal magaalada London ku yaal ayaa la dhigay caawa.
Tweet media one
41
13
109
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in 2 qof oo fayraska Corona qaba laga helay dalkiisa, waxa uu soo rogay tallaabooyin dheeraad ah oo looga gaashaamanayo faafka xanuunka.
3
14
104
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
#Puntland , repordedly, rejects military integration. President Deni says no troops other than those from the Puntland administration are permitted to operate in Puntland. He said Puntland has close to 10,000 soldiers, enough to maintain its security and prevent acts of terrorism
Tweet media one
37
21
102
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Khaliif Muumin Tooxow, Wasiiru Dowlaha maamul goboleedka Hirshabelle, ayaa u geeriyooday Fayraska Corona. Waa masuulkii ugu horreeyay ee isagoo xil haya xanuunkan u dhinta Soomaaliya. Ilaahey ha u naxariisto. #covid19somalia
23
17
103
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Waa Najma Maxamed Cabdullahi oo ka mid ah ardayda Jaamacadda Al-Cimra oo bixneysa wacyegelin ku aaddan fayraska Corona. Jazaakallah Kheyr. Wacyigelinta halloo wada istaago. Xuquuqda muuqaalka: @MAQSO4
6
20
105
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Malla joogaa xilligii ay dowladda Federaalka Soomaaliya u aqoonsan lahayd Somaliland dal madax bannaan? Haddii aad tahay ama taqaan aqoonyahan Koofurta Soomaaliya ka jeeda oo fikirkaa ayidaya fadlan DM iisoo dir.
29
5
104
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS Hooyo ayaa la weydiiyay da’deeda. Waxay tiri: da’daydu waa da’da gabadhayda oo laba lagu dhuftay. Odaygeyguna waxa uu iga weyn yahay shan sano. Marka la isku geeyo seddexdeenna da’na, waxaan jirnaa 100 sano. Waa ku kaa. Sheeg inta ay kala jiraan seddexdan qof.
56
7
100
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Bilo ayaa ka harsan doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya. Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed waxa ay 'ifinayaan' in @SomaliPM Kheyre u xusulduubayo inuu xilka ugu sarreeyo dalka qabto. Madaxweyne Farmaajana sidoo kale ayaa muuqata, mucaaradkuna daftey hayaan. Dalka yaad ku aamini lahayd?
Xasan Cali Kheyre
239
Maxamed C/llahi Farmaajo
465
Qof Kale
165
Doorashaba dhici meyso
150
43
17
98
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 years
Somaliland UCID party leader, Feisal Ali Warabe, said Somaliland holds well-organised elections. "As you know that in this region (in Africa) no country holds well-organised election like ours. We do not hold fake elections," Warabe said. #SomalilandElections2021
Tweet media one
4
21
99
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS . Haku degdegin jawaabta, tartiibkaaga!
Tweet media one
198
7
101
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Madaxweyne, Muuse Biixi, ayaa sheegay in ‘eray af laga yiri’ aanu booqashada @M_Farmaajo ku iibsan doonin.
10
17
98
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Jiilkeebaad ka mid tahay? -Xigasho
Qaraami =1970-1979
72
Qaran = 1980-1989
105
Qax = 1990-1999
367
Qaxooti=2000-20_ _
223
50
13
95
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
‘Sawir dhoofay weeyee maxaan saaka kaga daali?’ Maxamed-Haykal
4
17
98
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Wasiirka Maalgashiga Jamhuuriyadda Jabuuti, Cali Guelleh Aboubaker, ayaa caawa geeriyooday, Ilaahey ha u naxariisto.
Tweet media one
31
15
97
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Madaxweynaha Soomaaliya @M_Farmaajo ayaa saxiixay Xeerka Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
11
14
91
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
#Mustaqbalka fog, Idil Harare iyo BBC Somali. Mahadsanidiin soo dhaweynta diirran.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
8
94
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Walow aanan hayn liis sax ah, waxaa igu maqaala ah in qurbajoog xilal dalka ka hayay ay raaceen diyaarad maanta Muqdisho ka daabushay muwaaddiniin sharciyo ajnabi haystay. Meeris ka mid ah gabaygii Raage ugaas ayaa igu soo dhacay Wixii laygu kuunyeeyay miyaa, igu karaamoobay.
16
8
92
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 months
Baraha bulshada beryihii ugu danbeeyay waxaa lagu baahinayay ‘ba’ nayeey’ badan oo laga keenayay magacaabisyo xilalal dowladeed oo ay ugu danbaysay macagaabista cusub ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya @AhmedMoFiqi . Weedhahaasi laba dhinac unbaan u fahmay: kuwo aan
Tweet media one
8
8
95
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Soonqaad san.
@BBCSomali
BBC News Somali
4 years
Fayraska Corona: ka badbaadi naftaada iyo tan bulshada
25
140
421
13
10
94
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
'Muufo Kibirtay' ayay yiraahdeen. Waa magac bixinti ugu danbeysay!
Tweet media one
17
8
93
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS Waxaad ku jirtaa qol mugdi ah, waxaad heysataa xabbad kabriid ah, hal shumac, feynuus iyo shoolad aad wax ku karsato. Marka ugu horreysa keebaad shidi lahayd?
66
4
93
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS Sheeg ama magacow seddex maalmood oo is xigxiga adigoon isticmaalin erayada Arbaco, Jimco iyo Axad. Af-Soomaali/Carabi. Isku day intaadan khishin oo aadan eegin jawaabaha hoose
42
2
92
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Boor iyo bayaan kuu doono ha ahaadee, waxaan waayay qoraal dowladda ka soo baxa oo turxaan la’. Erayada qaarbaa iga qarsan, laakin inta aan qabtay waxaa xitaa ku jira magaca dhexe ee Madaxweynaha. -theater-ka, burburtay, dawladda, xariga, Cabdulaahi,
Tweet media one
24
10
92
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS Immisa seddex-xagal ayaa ku jira sawirkan? Ha degdegin!!
Tweet media one
133
6
90
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 years
Sida aan warka ku hayo kiiska dacwadda muranka badda Soomaaliya iyo Kenya ee dhammaaday, waxa uu kasoo unkamay/billowday laba gabdhood oo New York isku wareystay. Fowsiya Xaaji Aadan iyo Muna Sharma - intaa hoosta hallaga xarriiqo.
Tweet media one
3
6
88
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS Isku shaandhee xarfahan hoose si aad uga soo saarto hal eray kaddibna soo qor. Xarfuhu waa Af-soomaali. Y A L A E H R
39
0
88
@HarareMohamed
Mohamed Harare
3 years
Instagram yeelkiise, maqnaanshaha Facebook-ga waxaa iiga daran tan WhatsApp-ka.
18
2
86
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS Maanta ma adka, fadlan adigoonan khishin isku day. ‘Hebel ayaa ku dhacay ceel 100 mitir ah, wuxuu qorsheystay inuu maalin kasta 10 mitir kor u soo fuulo, laakin habeenki markuu seexdo 6 mitir ayuu hoos usii dhacaa’ immisa maalmood ayuu bannaanka ku imaanayaa?
69
6
84
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Tirada shalay iyo maanta fayraska corona laga baaray Soomaaliya waa 72 qof. Tirada la xaqiijiyay in ay xanuunka qabtana waa 55. Waa tiro ka badan 76% inta la baaray. Macnaheedu waa in tira cabsi leh ay soo socoto markasta oo ay baarista cafimaadku sii socoto. #covid19somalia
10
12
84
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Afurki wax yar ka hor ayuu taleefoon Ii soo dhacay. Waa saaxibkey. Salaan kaddib: Aniga: Saaxib iiga warran maalinta koobaad ee soonka? Saaxibkey: Whatsapp-kaaga eeg 👀👀 Aniga: kkk???😹😹
Tweet media one
14
2
85
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
In badan oo ka mid ah dalalka Afrika waxa ay qaadayaan tallaabooyin ay dadka uga baarayaan fayraska Corona, markasta oo baaristaasi la qaadana waxaa soo baxaya kiisas dheeraad ah. Soomaaliya armeysan, wali, haysan qalabka baarista? @MoH_Somalia
12
5
82
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Soomaaliya ayaa mar kale kasoo muuqatay martabadaha ugu hoosseeya ee xurriyadda saxaafadda adduunka, sabab? Dood gaar ah ayaannu ku eegi doonnaa caawa. @OmarFarukOsman iyo @AbdinurMAhmed ayaa ii marti ah. 20:00 caawa saacadda Muqdisho. #caawaiyocaalamka @BBCSomali
Tweet media one
Tweet media two
1
6
84
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Off to Djibouti. It is an honour for me to attend the third Annual Forum for Ideas conference #AFI2019 organised by @HIPSINSTITUTE . This year the theme is ‘The Role of Somalis for Peace in the Horn of Africa: Unlocking Human Capital for a Shared Prosperity’.
Tweet media one
4
9
80
@HarareMohamed
Mohamed Harare
6 months
The Somali government turned back a cargo plane registered in Thailand with the registration P4-JAG, which was flying from Sharjah to Hargeisa. The plane failed to provide information about its cargo, which raised suspicion and led to the @SomaliCAA Somali Civil Aviation
Tweet media one
10
22
78
@HarareMohamed
Mohamed Harare
5 years
Somaliland sets conditions for talks with Somalia 1. S must recognise that SL was a sovereign state before the union. 2. The reps. from S should not include people who hail from SL. 3. Talks should be held in a neutral intnl country that would be able 2 implement any agreement.
27
14
80
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Qofki ugu horreeyay ayaa Soomaaliya u dhintay Fayraska Corona, Afar kiis oo cusubna waa la xaqiijiyay.
12
6
77
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
May Allah accept our fasting and prayers during the holly month and allow us to see another Ramadaan. One thing that I have missed most in the past 29 days is my morning late. #EidMubarak to all friends, colleagues, and #CoffeeLovers
Tweet media one
8
1
81
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
Seddex qof oo kale ayaa u dhimatay Fayraska Corona, 20 kiis oo cusubna waa la diiwaan geliyay sida ay dowladda Soomaaliya sheegtay. Tirada guud ee dadka qaaday xanuunka ayaa ah 80 qof.
6
12
81
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
This is a pics of my #Lockdown garden project, I will be sharing a quick video detailing the work that went into this soon. #COVID -19 has taught us all new skills. Stay home. Stay creative. Pic 1: Before Pic 2: After Pic 3: Afur
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
13
2
80
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
The UK-Africa Investment Summit 2020 in London is taking off now. More than 20 African leaders are attending this summit. UK said 11 agreements signed. It is expected to unveil a new strategy for devlopmnt in Africa, later today, which will focus more on infrastructure and trade.
Tweet media one
4
9
79
@HarareMohamed
Mohamed Harare
4 years
#RAMADAAN_KEDIS Imisa kabriid oo dhab ah ayaa halkan ka muuqda?
Tweet media one
72
0
79