Dr. Maryan Qasim Profile Banner
Dr. Maryan Qasim Profile
Dr. Maryan Qasim

@DrMaryanQasim

Followers
336,102
Following
1,239
Media
789
Statuses
6,883

Former Minister of Health, Education & Social Services. Former Minister of Humanitarian &Disaster Management. Somali Fed Gov. Obstetrics & Gynaecology Physician

Somalia
Joined November 2012
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Congrats to my son Ahmed on the tremendous achievement of graduating with a 1st (A) in Biomedicine. He completed the Erasmus+ traineeship and successfully defended his thesis: ‘‘The molecular cause of limb girdle muscular dystrophy.’’ @StGeorgesUni @UNIofSkovde
Tweet media one
221
93
2K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
Alhamdulilaah, after 7 years I was incredibly proud to witness another one of my daughters @aayeshahassan celebrate her Ph.D. in Immunology from @UniofNottingham at yesterday's graduation ceremony! #uongraduation @Global_Nomad_ #WeHaveAnotherDrInTheFamily
Tweet media one
Tweet media two
224
249
2K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Ilaahow u naxariiso dembigeedana dhaaf. Ilaahow firdaws alaclaa ugu deeq.
Tweet media one
232
210
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
Sheikh Umal waxaan ku leeyahay: "ولا تقف ما ليس لك به علم إن السمع والبصر والفؤاد كل أولئك كان عنه مسئولا" "And do not pursue that of which you have no knowledge. Indeed, the hearing, the sight and the heart - about all those [one] will be questioned." Surat Al-Isra.
368
391
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
More than 55 years ago, the number of children (esp girls) attending schools in Somalia was very low. Despite the challenges, my beloved mother prioritised my education, teaching me its value & invested in my future. Everything I am & everything I hope to be is because of you.
Tweet media one
114
123
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
25 sanno ka hor, maanta oo kale 18ka February 1995 ayey ahayd markuu Allah iigu deeqay Axmed badr guradambayskayga. Alxamdulillaah. Sannadguura wacan. Ilaahay cimri dheer oo cibaado leh ha ku siiyo ❤ @ahmadhbadr
Tweet media one
180
44
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Xasbunallah wa nicmal wakeel. Calool xumo ka wayn ma arag in 16 kursi masiirka ummadda mugdi loo geliyo. Rabbi talo ku filan
328
216
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Ballanteennu Waa Xaqiijinta Rajada iyo Riyada Shacabka. Musharax Xildhibaan, Golaha Shacabka HOP #194 My commitment is to fulfill the promises made to the Somali people. VOTE for Dr. Maryan Qasim.
Tweet media one
263
202
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Baaq: walaalaha soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaan kula dardaarmayaa in Istigfaarta la badiyo si uu ilaahay nooga badbaadiyo dabaylaha, fatahaadda, duufaanta iyo balaayada dunida ka socoto. Ilaahayow dadkayga iyo dalkayga balaayada hareer mari. Aamiin.
212
133
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
2 years
Waxaan rabaa inaan ummadda soomaaliyeed u caddeeyo inaan Farmaajo ku sirmay sidii dad badan oo Somali ah. Waa khaa'in muwaadin soomaaliyeed u gacan geliyay cadawga tigreega. Markaan arkay xaqiiqdiisa waan ka tagay dawladii uu Madaxweynaha ka ahaa. Magacayga ii daaya.
@ShAbdiHersy
Sheikh Abdi Hersy
2 years
Mamo @DrMaryanQasim waxay kamid tahay shakhsiyaadka aan ku qancay sharraxaadda ay ka bixiyeen: ammanada, waddaniyadda, tanaazulka, iyo daacadnimada @M_Farmaajo .👇
130
108
663
568
250
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Adduunyooy xaalkaa ba'a. Ma maantaa la i yiri Masar iyo Ethiopia baa kuu siman. Dad dhallinyaro ah waayana aan u soo joogin, war badan hayn, taariikh horena la socon waxay doonaan ha ku hadleen. Dib aan isugu noqono oo garanno Masar waxay naga mudan tahay. #StandWithEgypt
708
185
1K
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Spending quality time with my family in London. ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
74
50
991
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Ilaahay ha ku sharfo
Tweet media one
62
125
984
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Baaq ku socda waalidka Ilaahay u hibeeyay GABAR ama GABDHO :ku dadaal gabadhaada inaad ku barbaariso dhaqanka suuban iyo diinta islamka. ku dadaal inay waxbarato illaa heerka ugu sarreeyo eey gaari karto, si ay nafteeda iyo bulshadeeda wax u tarto. Guurku waa calaf sidiisaba .
116
187
935
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
I am deeply honoured to join such distinguished leaders to transform the perception & influence policy change in the space of Mental Health (MH) globally @UNFPA_SOMALIA @antonioguterres @DrTedros4 @Anders_Thomsen @UN @nabhit_kapur
Tweet media one
125
126
941
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Waa khaaridada Falastiin oo dhammaystiran. Hala share gareeyo.
Tweet media one
55
386
915
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Ilaahay waxaan ka baryayaa balaayada iyo colaadaha , cudurka iyo gaajada innuu ummadda Soomaaliyeed ka dul qaado. Ilaahow boggooda burcad isu mari . Waa duul walaala ah eebbow isu soo dun. War xunow lagu waa. Aamiin
150
108
914
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
Eid with my daughter and granddaughter #EidMubarak #EidAlAdha
Tweet media one
67
45
901
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
Maanta oo ah arbaco 15-ka November 2017, waxaan si rasmi ah isaga casilay xilka aan ka hayay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, duruufo aniga khaas ii ah.
466
277
893
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
Our Turkish brothers and sisters are always the first to respond and support us in our hour of need. God bless you.
@TC_MogadisuBE
Türkiye in Somalia
7 years
1000 meals provided by the Turkish Red Crescent for the search and rescue teams in KM 5. They are working with Somalis on the area @drkerem
Tweet media one
60
254
425
20
414
753
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Ilaahow kuwa naarta laga xoreeyay naga yeel annaga iyo dhammaan ummadda Nabi Muxamad NNK.
Tweet media one
193
62
876
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Waxaan jeclaan lahaa dadkayga inay ka guuraan dhaqankan ah in la kala adkaado oo meel laysaga soo haro una guuraan dhaqanka ah isu tanaasulid iyo isu turis. Win win, all win situations wax la dhaho inay jiraan aan barano
98
115
860
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Wax walboo dhaca ama dhici waayo waxaa jira sabab ka dambaysa. Guul iyo guuldarro, nabad iyo colaad, cudur iyo caafimaad iwm. Ilma adeerrayaalow ma daraasaynaa balaayadan nagu habsatay sababteeda si aan xal dhab ah oo waara u helno InshaAllah.
147
103
865
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Waa xaqiiq in hoyaden Xaawa laga abuuray feerta aabbaheen Adam quranka iyo sunnada ayaa noo sheegay. Xaqiiqa kale inuu Ilaahay dumarka karaameeyay xuquuq bandanna siiyay. Kitaabka iyo sunnada waan u hoggansan nahay ka hadalna ma jiro. Xerka dhaxalka quranka ayaa caddeeyay.
115
114
858
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
"Abkuu doono ha sheegto, wuxuunbaa ehel ii ah dad ninkaan af-aqaanee si wax iila arkaayee, na midayso ujeedo"
146
136
834
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Kufsi qiil ma leh. Wax kufsade qoys iyo qabiil toona ma leh. Hal dhinac aan uga soo wada jeedsanno. Xamdi waa inay caddaalad heshaa.
69
168
825
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Ilaahow kuwii naarta laga xoreeyay naga dhig annaga iyo muslimiinta oo dhan.
134
103
744
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
If Allah puts you in a leadership position at whichever level for your people, please be credible, trustworthy and truthful #BeyondAcademia
33
132
736
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
Waxaan maanta la kulmay markii ugu horaysay halgamaa Abdikarin Sheikh Muse Qalbidhagax. Waa hoggamiye wadani ah oo aragti fog leh, Soomalinimadana aad ugu weyntahay. Ilaahow ku dhawr
Tweet media one
66
99
721
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
My heartfelt congratulations to Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf on his election as the president of the International Court of Justice ( #ICJ ). A proud moment for Somalia.
Tweet media one
46
208
698
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
إنا لله وإنا إليه راجعون Waa geeri aad u naxdin badan. Ilaahay ha u naxariisto. She symbolised hope in Somalia. This is such devastating news. May Allah have mercy on her and all those that passed away in Kismayo today.
@HodanTV
Hodan Nalayeh
5 years
It was an incredible day to witness #Somalia ’s beauty on the island of #Ilisi 🐠 #Kismayo #Somalia #MySomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
112
293
1K
47
257
695
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
So sad, so disappointed, in pain. Don't know what to say. Muqdisho deserves better than this, Somalia deserves a fair, free and democratic election. حسبنا الله ونعم الوكيل
57
173
708
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
That she is dead now , I will not say much about her. Nawal sa'adawi never respected women who choose to wear the Hijab. She described Islam and Hijab as oppression and that showed only her ignorance. Islam honours, respects and gave women all their rights 1400 years ago.
@IlhanMN
Ilhan Omar
3 years
Ala ya rahma Nawal. This is a beautiful clip that eloquently speaks to why she was an inspiration and a threat. It also reminded me why my father was such a big fan of Nawal and wanted us to know her ❤️✊🏽
183
989
4K
44
145
653
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Waxaan kulan la qaatay Madaxweynihii ugu horreeyay, @HESharifShAhmed , ee aan la soo shaqeeyay 2010/2011. Waxaan si qoto dheer isula gorfaynay xaaladda guud ee dalka u marayo iyo sidii loogu khidmayn lahaa ummadda Soomaaliyeed.
Tweet media one
82
50
712
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
Travelling to Nairobi, where I am looking forward to participating in #ClimateChangeAndMigration discussions. We will be validating key resilient public health factors in the context of large scale drought related migration in East Africa; evaluating knowledge status & needs.
Tweet media one
66
72
693
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Dulmiga 4.5, waxaa ka mid ah in hay'adaha fulinta, sharci dejinta iyo garsorka 4ta beeloo waawayn kala qaataan. Inta dulmigas jiro oo dad dhan oo somali ah loo oggolayn inay xafiisyadaas hoggaamiyaan ayadoo xujo laga dhiganayo in laga tiro badan yahay xalka Somalia waa fog yahay
110
141
695
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
#Jerusalem holds a special status in the hearts of 1.8 billion muslims globally. It also has a special status as established by the UN & various UNSC resolutions. Move by the US very reckless & buries any hope of a peace in the region.
38
274
674
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Jumca wanaagsan akhyaarta. Aan ka faaiidaysano saddexdan ganacsi oon marnaba khasaaraynin, faaiidadana la hubo 100% InshaAllah.
Tweet media one
67
107
661
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Waxaan ugu hambalyaynayaa wasaaradda waxbarashada, wasiir Godax iyo xukuumadda shaqada wanaagsan. Waxaan kaloo qirayaa xukuumaddii hore inay shaqo wayn ka qabatay waxbarashada sida barnaamijkii aada dugsiyada ooy ka faaiidaysteen arday gaaraysa 250000 Soomaaliyoo idil.
61
77
656
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Madaxweyne Sharif Sheekh Axmed waa hoggaamiye dhab ah iyo halyey qaran
228
104
644
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Soomaaliya maanta waxay u baahan tahay isu tanaasul, isudumis, isu dulqaadasho, isu caqli celin iyo isu turid. Middi middi ku taag, iyo anaa amiir wa anta amiir uma baahnin. Raggii soomaaliyeed ma intaas bay garan la' yihiin? Cajiib. Caano daatay dabadoodaa la qabtaa.
90
105
641
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Prime minister Rooble oo go'aan gobanimo qaatay. Guulayso Mudane RW. Xaqi baa soo daahiray eebbow mahadaa.
Tweet media one
64
106
640
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
Waari mayside war ha kaa haro.
105
81
621
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
As the holy month of Ramadan begins, may Allah shower his countless blessings & mercy upon us. Ramadan Kareem.
Tweet media one
55
89
620
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Marka aad nin hooggiyo, Ka hor taga dagaalkoo. Garta hubin yaqaanoo. Xaqa hoos u eegoo. Halistiyo colaadaha. Dabka hura bakhtiiyoo. Ku hagoogta dhiiggoo. Dadka kala hagaajoo. Kala haga dhashaa baa. Hooyo lagu xasuustaa.- Hadraawi. Maanta ayaan u baahan nahay dadkaas inaan helno.
57
100
618
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Prophet Muhammad salla Allah alayhi wa salim told us that the best men are those best to women, treat them well and respect them. # that is Islam.
Tweet media one
20
105
573
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
A measured, mature and diplomatic response by the Somali Government. Well done.
Tweet media one
Tweet media two
26
107
577
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
On the left is Sh. Taha alJabri alBarawi, a lawyer from Baraawe, & right is Sh. Amir b. Suleyman alLamki, a governor from Lamu. Both had their positions in the town of Bagamoya. Photo taken c. 1884 by Fritz Biley.
Tweet media one
38
72
564
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
Spending some quality time with my grandchildren, Nasir & Sophia.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
64
37
549
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Please read surata naml and see how the queen of saba consults with her people, asks for advice, listens to them and when it was to decide she chooses the best option to save her people from war and humility, explaining to them all the steps. Wise, competent and visionary.
36
111
546
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Waxaan Allah ku mahdinaya in ruux kastoo here gaara, mansab walba qabta,cilmi walba barta, derjada ugu sarraysa gaara ay haweenay dhashay, naaska u dhigtay, barbaarisay, afbartay, qofka uu yahay ka dhigtay. Qofkii haween liida hooyadiis un buu liiday. Aan dib isugu noqono.
88
60
548
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Jumca wanaagsan. Ilaahow dadkayga iyo dalkaygaba balaayada ka xijaab. Bashbash iyo barwaaqo inay ku noolaadaan u kas
Tweet media one
77
38
536
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
A proud night for Somali-Americans. Well done!
Tweet media one
17
104
540
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
"Macaariif is jecel iyo mahuraan walaala, hadday kala maqnaadaan maankiyo qalbigoodu waysu soo muhdaano kala maarmi maayaan." Saafi Ducaale
Tweet media one
45
39
541
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Spending quality time with my family @aayeshahassan @Faiza_A_Hassan
Tweet media one
45
20
531
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
اللهم إني أصبحت منك في نعمة و عافية و ستر فأتمم نعمتك علي و عافيتك و سترك في الدنيا و الآخرة
78
58
526
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
When Islam was introduced "revealed" in the 6th century, it made the education of girls a sacred duty & gave women the right to own & inherit property #IWD2021 Let us celebrate how Islam led the world with women's rights & distinguish Islamic principles from cultural norms.
6
130
520
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
"Caano daatay dabadoodaa la qabtaa" waa maahmaah soomaaliyeed. Madax iyo shacab, mucaarad iyo muxaafid, maamul goboleed iyo dawlad dhexe ma u midoowi karnaa inaan dalkeena iyo dadkeena ka samatabixinno CUDURKA, FAQRIGA iyo GAAJADA. Guuleyststa.
85
85
523
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Ilaahow naga aqbal, dembigeenana dhaaf oo kuwii naarta laga xoreeyo naga dhig. Aamiin.
Tweet media one
65
19
510
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Su'aal ku socota culimada soomaaliyeed: in ruuxa uu madax ummad u noqdo shardiga kaliya ee ku xiran ma inuu lab yahay baa wuxuu doonaba ha noqdee?
240
55
507
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Waxaa inoo bilaabmi doona in shaa Allah 10kii maalmood ee Ramadan u dambeeyay Ilaahay ha inaga dhiga kuwii ka faaidaysta. Aan guntiga dhiisha isaga dhigno. Ilaahow naarta naga xoreey. Aamiin.
Tweet media one
99
60
511
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Haddaan lakala roonaan roob ma da'o. Waa maahmaah somaaliyeed oo micno durugsan leh.
41
53
507
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Ilaahow dalkayga iyo dadkayga ii xafid. Ilaahow Somalia shar walba xifdigaaga ka geli. Ilaahow balaayada ka xijaab. Aamiin
Tweet media one
73
77
508
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Jumca wanaagsan dhammaan ummadaha muslimka iyo gaar ahaan soomaalida. Waddanka ha loo duceeyo akhyaareey.
35
34
497
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Jumca wanaagsan akhyaarey. Salliga suubbanaha iyo suuratal alkahf aan ku dadaalno in shaa Allah.
Tweet media one
38
22
499
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Xikmadda maanta waa aayaad Qur'aan ah oo ka hadlaysa makaarimal akhlaaq. خُذِ الْعَفْوَ وَأْمُرْ بِالْعُرْفِ وَأَعْرِضْ عَنِ الْجَاهِلِينَ [١٩٩] الأعراف
29
70
495
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
Nabad baa naas la nuuga leh. Waxaan u rajaynayaa walaalaha #Somaliland inay umuurtooda wanaag iyo is af-garad ku dhammaystaan. There's nothing that's more precious than peace. I wish my Somaliland brothers & sisters all the best in resolving their issues peacefully.
59
84
482
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Had a great meeting to discuss a number of issues including peace building & the future of Somalis in the Horn.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
30
48
482
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Tweet media one
25
56
466
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Tweet media one
35
35
463
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Beledweyn Allahayow balaayada hareer mari. Beledweyne Allahayow ka dhig meel aamin ah oo barwaaqo ah ooy Somali ku soo hirato. Aamiin
58
39
457
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Hambalyo reer Puntland, madax iyo shacab. Bogaadin baad ku mudantihiin inaad u soo dhabar adeegteen Nabadda, xasilloonida iyo kala dambaynta reer Puntland ku naalloonayaan 22 sano kadib markii dhidibada loo aasay. Waa iga dardaaran guushaas ha lagu faro adaygo, yaan la baylihinin
Tweet media one
42
90
456
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓـئِكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا ﴿33:56﴾ Allahuma salli wa salim wa baarik calayh
64
30
453
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
1/2 Chimini, a northern Swahili dialect, spoken by the people of Barawe is an old language that belongs in Somalia just as much as Af Maxaa & Af Maay. Chimini is a language in which Islamic knowledge and local traditions have been transmitted by the Bravanese people for centuries
38
113
444
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Afkii baa juuqda gabay. Ma heli karo ereyo aan ku cabbiro falkan waxshinimada ah. Ilaahow ha na doorinin. Waalidiinteeda iyo ehelkeedaba Ilaahow samirsii.
Tweet media one
147
127
441
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
The Somali political situation will remain unstable as long as it's built on an unjust formulae. The 4.5 formulae prevents an entire segment of the Somali population from holding critical offices simply because of their background. An unjust formulae will never lead to stability.
35
114
444
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Jumca wanaagsan
Tweet media one
33
29
437
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Allow sahal umuuraha. Ilaahow ummadda soomaaliyeed xaqa inay ku dhaqanto garansii. Eebbow boggooda burcad isu mari.
98
41
440
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Ilaahow noo barakee shacbaanka oo nagu sin Ramadanka annagoo faraxsan. Ilaahayow cudurada iyo balaayada naga dul qaad. Aamiin.
Tweet media one
84
49
439
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
We have 11,000 people living with HIV in Somalia. This issue is highly stigmatised &we need to break the silence. HIV treatment is available in 14 ART centers across Somalia&we need to encourage people to seek care #BreakingtheSilence #HIVinSomalia @UNFPA_SOMALIA @DRShafieSharif1
64
151
436
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
Dhammaan muslimiinta ku nool daafaha dunida iyo gaar ahaan Soomaaliya, ciid wanaagsan. Wishing you all a happy and blessed Eid Al-Adha.
Tweet media one
74
40
437
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
You are the apple of my eye
@aayeshahassan
Dr. Aayesha Hassan
4 years
“Children don't remember what you try to teach them. They remember what you are.” Happy mothers day to the woman who has been life's greatest example to me 💗 @DrMaryanQasim love you long time bestie!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
18
537
16
12
425
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
More than ever, we need to communicate & share information quickly, and collaborate effectively between the OPM, federal & state health ministries, Somali medical association, BRA, & all involved NGOs. The first step in mitigating the spread of COVID-19 begins with a united front
29
95
427
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Bismillah, waxaan u mahad naqayaa 250,000+ ruux oo Twitterka igu follow gareeya. Waxaan ku dadaalayaa inaan idinla wadaago wax wanaagsan, wixii talo iyo tusaalayn ahna diyaar baan u ahay in shaa Allah. Jazaakumullaah khairan.
68
15
425
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
3 years
Walaalaha aan aadka u jeclahay ee dawlad deganka somalida, waxan idinka codsanaya inaad dib u dhigtaan xisaabta dhexdiina ah. Xukuumad, ONLF, muxaafid, mucaarad iyo inta haybta somalinimada wadaagta oo idil u midooba badbaadinta masiirka ummadda soomaaliyeed. Masuuliyadda qaata.
Tweet media one
62
100
426
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Jumca wanaagsan. Allah waxaan ka baryi inuu balaayada naga dulqaado
Tweet media one
73
22
422
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Talo walaalnimo; gef iyo khaladba waa wax naga dhici karo, Maxaa nala gudboon? Marka hore inaan ictiraafno ka cudurdaaranno dabadeedna saxno khaladkii amaba gefkii naga dhacay. Indha adeeg iyo macangagnimo wax badan ma soo kordhiso. Guulaysta.
26
41
412
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Allah wixii khayr ah ha na waafajiyo shartana ha naga xijaabo. Inuu Ilaahay balaayada ,aafooyinka, colaadaha, abaaraha iyo tafaraaruqa naga dulqaado sannadkan cusub sannad khayraad nooga dhigo aan ku ducaysanno oo Allah aan u towbad keenno
Tweet media one
55
58
413
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
Headed back to Nairobi after some much needed quality time with my family in the U.K., Alhamdulilah. Mahad oo dhan Allah bay u sugnaatay.
Tweet media one
36
16
415
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Muddadii gaabnayd een Puntland ku sugnaa wax badan baan soo bartay ay ugu horrayso: "Qof carooday laga badi"
38
28
418
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ إِنَّ اللَّهَ مَعَ الصَّابِرِينَ
14
28
411
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Allah wuxuu si cad noogu amray aayaddan inaan ka fogaano ku tiri ku teen oo idil, waxa aan sheegayno inay noqoto wax aan hubno. waa dardaaran naftayda iyo nafihiinaba aan Allah ka dhowrsanno oo iska ilaalino waxaan caddayn loo hayn sheegistiisa. Saxaafadda mas'uliyad baa saaran.
Tweet media one
16
62
415
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
7 years
At int conference on Social Protection in contexts of fragility. Will speak abt setting up a Social Protection system in context of Somalia
Tweet media one
67
89
404
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
6 years
Tweet media one
21
93
407
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Ilaahow HOOYADAY iyo hooyo walba hooygeed jannada ka yeel. Aamiin
Tweet media one
67
66
398
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Ilaahow xaqa nagu sug kuwii ku sabrana naga yeel
Tweet media one
62
36
401
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
4 years
Haddii aan tawxiid dhab ah oo Allah loo barax tiray la imaanno kuna taagnaano oo ku tosnano waddadaas, wuxuu Allah inoogu bisharaynayaa in xilliga geerida Malaa'igta noogu bishaaraynayaan in cabsi iyo murugoba aan ka xorownay. Maxaa ka fiican. Allah aan ka dhowrsanno. #isxususin
Tweet media one
19
49
402
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Jumca wanaagsan. Waxaan Ilaah ka baryayaa inuu I tuso Somaaliya oo nabada, dadkeeduna is jecelyihiin. #Somalia Ilaahow badbaadi.
Tweet media one
79
32
404
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Waxaan maqli jiray " col ku gal oo tuugo kuu ciidamisay habaar ma dhaafo". Inkaarta na haysato maba yaree, ducada iyo Allabariga hala badiyo. Ilaahay hana dabaqabto. Aamiin.
80
50
405
@DrMaryanQasim
Dr. Maryan Qasim
5 years
Hablaha Soomaaliyeed salaan sare iga guddooma
Tweet media one
32
48
401