naasir Profile Banner
naasir Profile
naasir

@naasir41155

Followers
1,299
Following
2,830
Media
135
Statuses
1,541

حقوقي ومحلل سياسي مختص في الشؤون العربيه والإفريقية

Joined March 2023
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@naasir41155
naasir
9 months
@sultan2277 قد لا تكون على دراية بعقيدة الجهاد وقد لا تكون على دراية بتاريخ وحالة الشعب الفلسطيني في القرن الماضي. لذلك أقول لك ارفع افكارك وتعلم.
4
1
36
@naasir41155
naasir
11 months
Dekeda garacad
Tweet media one
1
5
21
@naasir41155
naasir
3 months
@OGAA_NSHO Luqada carabigu waa luqada muslimka oi dhan waana kuqada janada looga hadlo.
0
0
14
@naasir41155
naasir
1 year
@JibrilQoobey Marka aad aragto ibliis soo muslimay ayaad arkin xasan shekh oo argagixiso ka guuleystay. Xasan shekh dhagaraha soomaaliya kasocda asagaa hooyo iyo aabe u ah waxaana hubaal ah ugu dambeyn inuu asagu ku bixi doono.
0
2
13
@naasir41155
naasir
5 months
Tweet media one
0
1
11
@naasir41155
naasir
5 months
@ib_falamarzy للحصول على معدن نقي تحتاج إلى درجة حرارة عالية جدا ولذلك يبدو لي أن تضحيات اهلنا في فلسطين انقذت المسلمين من خسائرة ربما اكبر واعظم مما نحن الآن . لذا فمن واجبنا أن نقف الى جانبهم ونساعدهم.
0
8
10
@naasir41155
naasir
5 months
@Abdulkhaleq_UAE فعلا رأيه صحيح وهو موافق للشريعة الإسلامية مع العلم ان منظار بندقيتهم لا ترى الا مآذن مسجد الاقصى. لذلك هؤلاء المجاهدون يوم اختاروا طريق الجهاد ما طلبوا منكم الشور ولا طلبوا منكم الرأي واليوم لا يريدون منكم الرأي او التوصية او الدعم فعليكم ان تتركوا امورهم.
0
0
9
@naasir41155
naasir
5 months
@ib_falamarzy لِيَمِيزَ اللَّهُ الْخَبِيثَ مِنَ الطَّيِّبِ وَيَجْعَلَ الْخَبِيثَ بَعْضَهُ عَلَىٰ بَعْضٍ فَيَرْكُمَهُ جَمِيعًا فَيَجْعَلَهُ فِي جَهَنَّمَ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْخَاسِرُونَ.
0
8
9
@naasir41155
naasir
6 months
@Ramadan70530344 Cadawga ka weyn barakicinta xasuuqa dadka iyo boobka hantida qaranka iyo tan dadka soomaliyeed ee lagula kacay dadweynihii degenaa gobolka banaadir iyo gobolada ku xeeran xagee joogaa Soo ururinta iyo dejinta argagixisada shisheeye maanta aad latabaaleysantahay yaa kula wadaga
1
1
8
@naasir41155
naasir
5 months
@ib_falamarzy ماشاء الله إنه تقرير رائع يشرح الكثير عن الفطرة السليمة وكيفية الحذر من الأحداث القادمة.
1
8
8
@naasir41155
naasir
9 months
@ahmedkaraash Waqtigu wuxuu u xaglinayaa madaxweyne deni waxaana khasaaraya kuwa qoriga u qaatay burburinta dimuqraadiyadda doorashaduna waxay dhacaysaa markey haboonaato.
0
0
1
@naasir41155
naasir
7 months
@TiborPNagyJr It is known that you are a Jew of Hungarian origin, and it is known that you have been receiving bribes from the separatists in Somalia for a long time, and they have not benefited from you, because lying does not work. Knowing that the bribe you take is the money of the poor
1
1
7
@naasir41155
naasir
1 year
لا يعرف الكثير من الصوماليين السبب الحقيقي وراء فشل الإرهاب ، كما أنهم لا يعرفون السبب الحقيقي لفشل العمل الإجرامي الذي أراد تقسيم الصومال. هذا النصر يعود لاهل أقاليم سول،سناغ وعين. ssc. لذلك وجب علينا جميعا الوقوف إلى جانب نضال شعب هذه الأقاليم المعروفين بنضالهم ضد الاستعمار.
1
4
6
@naasir41155
naasir
6 months
@nasser_duwailah الحمد لله يكفي أن جنود العدو يعانون من قلة المؤن وما يسمى باسرائيل كلها خارجة عن الخدمة ومستقبلها أصبح مجهول.
0
0
7
@naasir41155
naasir
1 year
@dervishconan وَكُنْتُمْ عَلَى شَفَا حُفْرَةٍ مِنَ النَّارِ فَأَنْقَذَكُمْ مِنْهَا انقذنا الله بتلك الحقبة المظلمه التي نعاني منها حتى اليوم. انظر صور بناتنا اليوم وجمال الحجاب والستر.
1
1
7
@naasir41155
naasir
2 months
@fakhrooj وهذا الفيديو يوضح لنا حقيقة التعاون بين الغرب واليهود وكيف أثر على الخسائر العسكرية التي تعرض لها اليهود كما أنهم يشعرون بالفشل الكبير للمشروع الغربي واليهودي الذي دام أكثر من قرن. لذا يبدو أن الحرب في غزة سبحدث تغيرات كبيرة في المنطقة في المستقبل القريب
0
2
7
@naasir41155
naasir
8 months
@monther72 انت تعيش فقط كي تأكل وأدمنت الإذلال لذلك لا يمكنك تقدير قيمة الحرية . نرجو من الله أن ينعم عليهم الصبر والسداد والقوة.
0
0
5
@naasir41155
naasir
11 months
ومن أراد أن يفهم الحق فليقرأ هذا الحديث عن أبي أمامة قال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : “لا تزال طائفة من أمتي على الدين ظاهرين لعدوهم قاهرين لا يضرهم من خالفهم الا ما أصابهم من لأواء حتى يأتيهم أمر الله وهم كذلك قالوا يا رسول الله وأين هم قال ببيت المقدس وأكناف بيت المقدس
2
1
6
@naasir41155
naasir
8 months
@nasser_duwailah دخلت حرب غزة شهرها الرابع وتعني ذلك ضياع كل أمل البهود في الحرب لأنه اطالة الحرب تعطي الجهاديين مناعة وقوة وخبرة في ساحة المعركة ومن هنا سوف يرتفع كبرياءهم وطموحاتهم. ولذلك فمن المؤكد أن صورة الحرب ستتبدل وربما ستنتقل إلى فلسطين عام 1948.
0
1
6
@naasir41155
naasir
7 months
@Ehelsan_Saleban @Ilhan Reer awdal agoon iyo rajo midna maaha. Odayaasha reer awdal waa iney soo maraan dhamaan maamul goboleedyada si loo abuuro culeys bulsho oo balaaran loona diyaariyo dhalinyarada. Marka reer awdal hanaga gudoomaan abaanduule Cabdi rashid maxamud ashkir(qodhob)
Tweet media one
0
0
6
@naasir41155
naasir
11 months
@germanbombshell Miami is an expensive place But what if I invite you to a beautiful and natural place where the weather doesn't change all year round and you can watch all the wild animals.
0
0
3
@naasir41155
naasir
11 months
Mashaaricda puntland
Tweet media one
0
0
6
@naasir41155
naasir
7 months
@dervishconan قال سيدنا عمر إبن الخطّاب رضي الله عنه " لقد كنّا أذلاء فأعزنا الله بالإسلام ، فإذا إبتغينا العزة بغيره ِ أذلنا الله اليوم الشعب الفلسطيني في غزة يقاتل في سبيل الله وليس في سبيل العرب وهذا ما أدى إلى انتصاره في جميع الميادين. ولذلك فإن الإسلام أعظم من كل شيء
0
1
5
@naasir41155
naasir
5 months
@MukhtarAlaska Adeer 65%dhulka jamhuriyada hartibaa deggan marka hadaad maqasho qaranka soomaaliya waa harti soomaali inteeda kale waa heer degmo . Marka mudane madaxweyne dadkan waxay u baahan yihiin takhtar ka dhaadhiciya qiimaha ay joogaan.
3
0
4
@naasir41155
naasir
1 year
من المثير للدهشة أن الحكومة الصومالية وخاصة رئيس الجمهورية ورئيس الوزراء لم يقدموا تعازي أو حتى الاستنكار للشعب الصومالي بخصوص أهل الضحايا الذين قتلو في شاطئ. مقديشو كما وقع انفجار أسفر عن مقتل 27 طفلاً في انفجار لغم ولم تقدم الحكومة أي تعازي.
6
1
4
@naasir41155
naasir
7 months
@JuweriaOBGYN Reer puntland dhaqankaan maleh waana soomaaliya meesha ugu asturan. Muuqaani wuxuu i xasuusinayaa xilliyadii madoobaa ee dowladii millatariga ahayd oo dagaal weyn kula jirtay calaamadaha iyo dhaqanka islaamka.
1
0
5
@naasir41155
naasir
3 months
@RwafWd صفات قليل الاصل. 1- سوء الأخلاق مثل الكذب والنفاق والغش والظلم والاعتداء على الآخرين. 2- قلة الاحترام: مثل عدم احترام الناس عامة والنساء . 3- السلوكيات السلبية: مثل الغطرسة والتفاخر والتباهي والنميمة والتشهير. 4- التصرفات غير اللائقة: مثل الوقاحة والفظاظة والعڼف والتحرش.
0
0
4
@naasir41155
naasir
6 months
@Ramadan70530344 Cadawga ugu weyn somaliya waa kan gudaha marka kulama yaabayo waxaa lagugu soo koriyay xolo xaaraan ah waxaad degentahay guri dad soomaaliyed lagu dilay ama laga bara kiciyay Adeer noloshaada oo dhan baa ku dhisan xaaraan iyo booli. Marka ma arko goor iyo goob aad isku filnaatay
1
0
5
@naasir41155
naasir
3 months
@nasro_abtidoon Waxaan kaa codsan lahaa inaad gurigiina ku ekaato.
0
0
1
@naasir41155
naasir
1 year
@HarunMaruf ماشاء الله Waxaan halkaan hambalya diiran uga dirayaa askarta ilaahay ku guuleeyay iney dhagar qabaha degdeg usoo qabtaan arrintaanina waxay ifafaale wanaagsan ka bixineysaa burburka iyo guul darrada soo wajahday argagixisada. Markale waxaan idin leenahay guuleysta.
0
0
4
@naasir41155
naasir
7 months
@Abdulkhaleq_UAE أرجو من اهلنا في غزة اوصيكم بالحذر الشديد بشأن سلامة هذا الطعام القادم من دولة الامارات لأنه يمكن أن يكون طعاما ملوثا يمكن أن يسبب مشاكل صحية ومن الناحية الأمنية من الممكن إخفاء اجهزة التجسس في داخل الحاويات والصناديق. لذا ارجو منكم بالتوخي الحيطة والحذر
1
0
5
@naasir41155
naasir
5 months
@mahmoudm18 @amansouraja مِنَ المُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُوا مَا عَاهَدُوا اللهَ عَلَيْهِ فَمِنْهُمْ مَنْ قَضَى نَحْبَهُ وَمِنْهُمْ مَنْ يَنْتَظِرُ وَمَا بَدَّلُوا تَبْدِيلًا . لقد انتصر وحقق الله آماله واكرمه بالشهاده. الله يرحمه ويسكنه في جناته.
1
0
5
@naasir41155
naasir
8 months
@M_B_H_N هناك رغبة لدى عدو الصهيوني وإثيوبيا في احتلال الساحل الشمالي الغربي للصومال المتاخم على طول حدود جيبوتي والقريب جدا من باب المندب لجعلها قاعدة لمهاجمة اليمن ويشارك هذا البرنامج كل من رؤساء جيبوتي والصومال وما يسمى بارض الصومال وجميعهم حلفاء اليهود.
0
0
4
@naasir41155
naasir
5 months
Tweet media one
0
0
4
@naasir41155
naasir
6 months
@Abdille_abdalla Xasan shekh wuxuu is leeyahay ku gorgortan lkn puntland dan kama leh diyaarna uma aha maxaa yeelay wasiiradii federaalka oo dhami maanta waxay raadinayaan fursadaha ka banaan puntland Sidaas daraadeed xasan shekh oo hada degan garoonka muqdisho shaqadiisu waxay noqotay dhoof.
2
0
4
@naasir41155
naasir
8 months
@Abdulkhaleq_UAE من يضمن لنا أن هذه المياه ليس ساما؟
1
0
4
@naasir41155
naasir
3 months
@ojj0__ قيل الاحياء تذكر والأموات تنسى. وان دل على شئ إنما يدل على حياة الفلسطينيين ورجولتهم وبطولاتهم ودورهم في العالم أما انت ما عليك الا ترضية ولي نعمتك والعبودية جعلتك تنسى حتى ربك.
2
0
3
@naasir41155
naasir
3 months
@dunia_work @HESaidADeni Booqashada madaxweynuhu waxay markhaati cad u tahay ahmiyada ay leeyihiin carruurta puntland waxay kale oo aduunka iyo soomaalidaba u bidhaamineysaa heerka maamul iyo deganaanta bulsho ee ka jidha PL. Sidas daradeed dhaliisha maamulku waa kuu furantahay wax qallocintu kuma furna
0
0
1
@naasir41155
naasir
8 months
@ALBAHRIALI3 وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ لذا نعلم جميعا فإن الغرب ليس لديه صداقة أو تعاون خاصة في الدول الإسلامية ولذلك فإن علاقة الغرب مع الدول الإسلامية هي علاقة مؤقتة تنتهي في النهايه بالعداوة والانفصال
0
0
4
@naasir41155
naasir
11 months
@Mehmetcanbekli1 تتعافى تركيا من المشاكل الخطيرة التي سببها قادتها السابقون هناك توازن للقوة العسكرية و الاقتصادية تمتلكه الحكومة التركية في أوروبا كما بدأ التوسع التركي خاصة في أفريقيا والشرق الأوسط. لذا فإن تركيا اليوم ليست دولة ممكن يستهان بها
0
1
4
@naasir41155
naasir
3 months
Tweet media one
3
0
4
@naasir41155
naasir
9 months
@OGAA_NSHO Waa dhab waa khatar taagan maxaa yeelay maamulka maanta muqdisha kashisan intiisa badani waaba argagaxisadii oo shaar dowladeed gashan dhinaca kale dadka maanta muqdisha kusoo ururay waa dad meeshii larabo loo wadan kar sidii ladoonana loo xukumi karo wixii loo sheegana qaata
0
0
4
@naasir41155
naasir
4 months
@dunia_work "الأقربون أولى بالمعروف
1
0
4
@naasir41155
naasir
3 months
@RwafWd يا صديقي أنت تصرخ دائما وليس لديك حكمة ورأي حر بل هدفك هو ارضاء سادتك واولياء نعمتك. لذا أنصحك ابق على مهنتك راعي غنم.
0
0
2
@naasir41155
naasir
7 months
@AwolMohame81483 @dervishconan أعتقد أن إثيوبيا تشبه تماما ما يسمى بإسرائيل وهي ورم سرطاني أنشأها الغربيون لمحاربة المسلمين. ولذلك أتوقع أن تسلك إثيوبيا الطريق الذي تسلكه إسرائيل حاليا وهو الدمار.
1
0
4
@naasir41155
naasir
9 months
@dunia_work Duniyo laguu taag heli maayo walaaley midaan waalatay xagee kasoo heshay.
1
0
3
@naasir41155
naasir
1 year
@alihwarsame الحمد لله Iney puntland gaartay biseyl diyaasadeed dadkuna ah helaan maxkamad iyo garsoor dhab ah oo ay soomaaliya ugu dambeysay 1969kii. Waa guulaha hoggaamiyaha suuban MD. Saciid cabdulaahi deni. ايده الله . Horumarka puntland ee dhinac walba waa kaas.
0
1
2
@naasir41155
naasir
4 months
@ojj0__ وانت تشبه
Tweet media one
0
0
4
@naasir41155
naasir
1 year
@MukhtarAlaska Guuleysta awalba soomaaliya idinkaa u dagaalami jiray maantana sidii hore iyo kabadan ayey soomaaliya oo dhan idinka sugeysaa Taariikhdu ayadaa istilmaanta
0
1
4
@naasir41155
naasir
1 year
@JibrilQoobey Dambiga ugu weyn ee daarood soomaali kagalay waa in nasabnimada lagu soo daray iidoor. Arrintaana jawaabteedu waa in dib hal qarni loogu noqdo .
0
0
3
@naasir41155
naasir
11 months
@Adam20073132780 Waxaa lasoo gaaray waqtigii uu qof walba oo soomaali ah uu jeclaan lahaa inuu daarood noqdo. Raxanweyn (cali jabarti )digil(leyl kase)gar xajis(yusuf harti)murursade(majeerteen)duduble dhulbahante iwm. Taariikhdu iyadaa istilmaanta.
1
0
4
@naasir41155
naasir
1 year
@FaroleJr @HassanSMohamud @HESharifShAhmed Madaxweyne Xsm marna lama aamini karo waxaan la illaaei karin in madaxweyne xasan sheekh uu door weyn kulahaa marxaladihii argagixisadu soomartay wuxuuna ku eedeysantahay ugu yaraan 6000 oo arday oo sixeeladeysan loogeliyay dagaalkii 2006dii iyo 20xildhibaan oo xamar lagudilay.
0
0
4
@naasir41155
naasir
2 months
@YZaatreh لقد أدركت أميركا والغرب الآن مخاطر هذا الحرب كما أدركوا أن الحكام العرب الحاليين يصعب استمرارهم كما أدركوا أن المنظمات التي تقاتل ضد اليهود قد سحبت البساط من تحت قادة العرب الحاليين. فالصوت الوحيد الذي يسمع اليوم هو صوتهم. ولذلك لا مكان للدبلوماسية الأميركية.
0
0
2
@naasir41155
naasir
3 months
@rodahssn Ninkii cali harti ahaana waa kusoo salaamayaa.
Tweet media one
1
0
4
@naasir41155
naasir
5 months
@AbdinasirSola @MohamedSelh Puntland weligeed si masuuliyadi ku jirto ayay u dhaqmi jidhay welina u dhaqantaa dhibku waa fahamka dowladnimada maxaa yeelay dadka reer puntland waa dadka keliya ee soomaaliyeed ee dowladnimada fahamsan . Marka dowladnimadu sheegasho maaha waa ku dhaqan.
0
1
3
@naasir41155
naasir
7 months
@EngNaaji Dhamaantood waa mowduucya wanaagsan lkn Anigu waxaan ku dari lahaa mar hadaan isla garanay xiriirka dhow ee u dhexeeya falaagada gooni u goosatada iyo argagixisada ineynu isla fiirino sida si wada jir ah kooga hortagi lahaa dalka iyo dadkana looga badbaadin lahaa.
0
0
2
@naasir41155
naasir
9 months
@alihwarsame Inaad soo hambaabirto markii wax dhacaan oo aad markiibana eedeyso PL waxaad ku sifoobeysaa gabaygii ahaa Doqon indheheed waxay arkaan ina adeerkood,,, Marka hadaad miyir qabto waxaad fahmi lahayd waxa ay tabaneyso puntland oo ah wax maslaxadda dadku ay ku jirto.
0
0
3
@naasir41155
naasir
11 months
@JibrilQoobey Xasan sheekh waa mid kamid ah guuldarrooyinka soomaaliyeed waana kuwii uu sheegay rasuulku scw ee kusheegay in aakhira zamanka ay talada muslimiinta lawareegi doonaan duul uu ugu magac daray ruweybida رويبضه oo ah qof aan macna lahayn. Marka dalka iyo dadkaba halloo duceeyo.
1
0
4
@naasir41155
naasir
3 months
@SpotonSomalia Bal isbarbar dhig shalay iyo maanta
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
4
@naasir41155
naasir
8 months
@anwarmalek مِّنَ الْمُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُوا مَا عَاهَدُوا اللَّهَ عَلَيْهِ ۖ فَمِنْهُم مَّن قَضَىٰ نَحْبَهُ وَمِنْهُم مَّن يَنتَظِرُ ۖ وَمَا بَدَّلُوا تَبْدِيلً اقرأ هذه الايه كي تعرف نهاية الرجال وانظر نفسك كي تعرف نهاية الجبناء ولا تتعب نفسك.
0
0
4
@naasir41155
naasir
8 months
@HESaidADeni نتقدم إليكم بالتهنئة والثناء وندعو الله لكم التوفيق والسداد. ايدكم الله وسدد خطاكم ويحفظكم من كل سوء ومكروه.
0
0
3
@naasir41155
naasir
5 months
@Abukar535664655 Puntland waa soomaaliya soomaaliyna waa puntland ee adigu wadanka meel kasheego qof cadeysin ah soomaaliya loogama baahna.
2
0
2
@naasir41155
naasir
3 months
1-is hortaagii iyo burburintii qawleysatadii siyaad bare. 2- hirgelinta hanaanka federaalka. 3- burburintii mooryaan diimeedkii. 4-burburintii mooryaan qabiileedkii ku habsaday caasimada muqdisha. 4-is hoertaagii iyo burburintii gooni u goosatada hargeysa.
Tweet media one
1
2
3
@naasir41155
naasir
6 months
@Ramadan70530344 @HESaidADeni Qof walba ha iska hadlo lakin madaxweyne Deni waa hoggaamiyaha dhabta ah ee soomaaliya.
0
0
3
@naasir41155
naasir
1 year
@galkacyoonline Madaxweyne Deni waa awoodda difaacday puntland iyo dadkeeda waa ruuxa ugu tayada iyo hirumarka badan qaaradda africa waa ninkii labaad ee hirumarka ugu ballaaran soomaaliya kahirgeliyay marka laga yimaado cabdi rashiid cali sharmaarke. Dadweynuhuna asagey codkoodii siiyeen.
0
0
3
@naasir41155
naasir
11 months
@mustafaadam1 @Shirwac94 Waxaa u dambeeyay maansada. Bar iyo galbeed baan kanimid.. labada baalloode.. Calankii khaatumana surniyo bulug leheeniiye... Wey isfeer babanayaan hawada bilicda maalmeede.. Barya weynayaal waa ayagaa booshashkii qubaye ... Markii uu hubkeennii burqaday burca laga yaac.
1
0
3
@naasir41155
naasir
5 months
@anwarmalek انت تسأل حماس وتتهم تهم باطلة وتريد تشكيك حتى عقيدتها اي يعني أصبحت تكفيري سياسي لكن السؤال هو انت مين؟
1
0
3
@naasir41155
naasir
3 months
@Knowledge_iii Lacag la,aan baa ku haysa miyaa?
1
0
3
@naasir41155
naasir
11 months
@AbdinasirSola @Mohamed14324413 Waxaan filayaa in arrintu aysan fikir ahayn ee ay tahay xog raadin iyo in la baaro ra,yiga guud ee bulshada soomaaliyeed. Sidaas daraadeed maxamed wuxuu u muuqdaa nin sirdoon shisheye u adeega. Marka maxamed waxan u shegayaa in dadka soomaaliyeed tageraan dadka reer falastiin.
1
1
3
@naasir41155
naasir
3 months
8-hirgelinta hanaan dimuqraadi iyo maamul wanaag. 9-dhisidda kaabayaashii dhaqaale ee ugu ballaarnaa ee abid soomaaliya ka hirgala. 10- ilaalinta danaha qaranka iyo ishortaagga kutumashada distuurka . Iyo qodoba kale oo fara badan.
Tweet media one
Tweet media two
2
2
3
@naasir41155
naasir
11 months
@othmun1 Puntland markii lagu guuldarraystay iney doomaaliya inteeda kale u ekaato lagana quustay in dagaalo iyo fitnooyin laga huriyo waxaa loo leexday in daroogo iyo khamro lagula dagaalamo si loo burburiyo udub dhexadka reer puntland oo ah akhlaaqda iyo usradda tanina waa isku day kale
1
0
3
@naasir41155
naasir
3 months
@Ali_Albukhaiti ومن الافضل عدم تضليل الناس لكن الحقيقة هي أن هذه الطائرة من طراز بيل من صنع الولايات المتحدة ولكن تم إعادة هندستها وتحديثها مؤخرا في إيران. ولذلك فإن المروحية التي تقل الرئيس حاليا هي من النوع الذي تصنعه إيران وليس من النوع الذي كانت الولايات المتحدة تصنعه.
1
0
3
@naasir41155
naasir
7 months
@Kabadhe @faisalroble19 Dhamaan calaamadahaas adigey kaa muuqdaan tan iyo guul daradii kaa raacday gooja cadde waxay ku baday inaad illowdo oo garan weydo magacaaga oo welwel iyo walbahaar aad oromo iyo yuhuudba sheegato adiga oo welwel ka qaba mustaqbalkaga. Marka maana kobiyada kuugu dhow aad
0
0
3
@naasir41155
naasir
1 year
@alihwarsame Caliyow gacanna waa kudifaaceynaa gacana sharcigaan kudajineynaa. Haraadinin beer laxawsi iyo habaabin cadee mowqifkaaga adiga oo og inaadan waligaa siyaasad ku guuleysaneyn.
0
0
3
@naasir41155
naasir
10 months
@70sul لا اتوقع ان هناك نهاية للحرب بل اتوقع حرب منتشر ويؤثر على المنطقة بأكملها وسيكون له تأثير قوي ومن المؤكد ان تواجد سفن الناتو على سواحل جميع الدول العربية أنها لم تأت إلى محاربة حماس في غزة لكن هناك نوايا وخطط كبيرة مخبأة تحت هذا الأمر. إن غداً لناظره قريب
0
0
2
@naasir41155
naasir
3 months
@Kaymudanair SSDF waa taariikh aan lagu soo koobi karin qoraal kooban waxaa la oran karaa waa SYL labaad . Bal aan wax yar kasoo qaadno guulihii ay gaartay tan ito markii la asaasay sanadii 1978kii.
2
3
3
@naasir41155
naasir
1 year
الله اكبر يا بلادي كبري اليوم اكتمل حلم تقسيم الصومال الذي دام 32 عاما واليوم انتهت ما كان يسمى بجمهورية أرض الصومال المزعومة، كما انتهت التنظيمات الإرهابية في الصومال حيث تم تدريب هذه المنظمات فيما كان يسمى أرض الصومال إنه اليوم تحققت وحدة الصومال مرة أخرى
1
0
2
@naasir41155
naasir
7 months
@Abdiraxman65 @fuguni @SalahJama Anigu cidna ugafi mahayo lakin markii uu dadku yeesho sifooyinkii fircoon ee lagu yiri فَاسْتَخَفَّ قَوْمَهُ فَأَطَاعُوهُ ۚ إِنَّهُمْ كَانُوا قَوْمًا فَاسِقِينَ Waa markaas marka aad leedahay dadkaan halaga digtoonaado.
0
0
1
@naasir41155
naasir
1 year
@KarkaarShuayb @AbdirashidYJ @HESaidADeni Waa guul usoo hoyatay bulshada soomaaliyeed gaar ahaan reer puntland waxaa ladhisay dalkii waxaa lasugay amnigii waxaa lahir geliyay dimuqraadiyadda ay dhamaan ku guul darreysteen madaxdii dalkaan soomaray heer federal iyo heer maamul goboleed. Marka waa hambalyeynayaa.
0
0
3
@naasir41155
naasir
7 months
@acaciaplanter The biggest problem is the lack of domestic production so it is difficult to import things and manufacture them locally
0
0
3
@naasir41155
naasir
6 months
@radiodaljir Puntland laba wado mid ha qaado iney mar kale xoog kula wareegto muqdisho si lamid ah 2006 ama in caasimada laga soo wareejiyo muqdisha arrintaan oo wax badan ka sahlan fikradda hore. Marka puntland waxaa ku haboon iney ururiso maamul goboleedyada oo dalka la badbaadiyo.
0
0
2
@naasir41155
naasir
3 months
@A_Ciloon Ma jirto sabab kulmisa harti iyo iidoor mana jirto sabab aad usoo bandhigti aaya katashi mana hirto sabab aad shaki u geliso qaranimada iyo wadajirka soomaaliya mana jirto sabab aad ugu nisbeyso nin keligi ordayay aqoonsiga kala go,a soomaaliya . Marka ra,yigaan rayi dhaama keen.
1
0
3
@naasir41155
naasir
9 months
@dervishconan ماشاء الله نبارك الرحمن . اخت عبله اولا أهنئك على الطريقة العلميه والرائعة التي تنقلها لنا دائما تاريخ انسان الصومالي وثقافته وتراثه. مرة أخرى اتمنى لك النجاح لا ينضب
1
1
3
@naasir41155
naasir
3 months
@SuleimanElite Waxaan unmaleynayaa markaad qoraalkaan qoreysay waxaad fadhiday mafrash ama waxbaad cabsaneyd.
0
0
2
@naasir41155
naasir
3 months
@Ramadan70530344 Somaliya dhankeedii dhawaaq faraxle mooyee dhiilla kama sugaayo.
0
0
3
@naasir41155
naasir
1 year
@HassanSMohamud Mudane madaxweyne goormey iswaafaqayaan hadalkaaga iyo ficilkaaga?. Mudane madaxweyne manoosheegi kartaa sharciga kuu saamaxaya inaad tiro ergey iyo lataliyaal ah aad magacawdo?. Mudane madaxweyne manoo sheegi kartaa sifada ay dhawr nin oo katirsanaa argagixisada looga masuuliin?
0
1
3
@naasir41155
naasir
1 year
@MukhtarAlaska @HESaidADeni Ceeb maaha lkn waxaa ceeb ah ayada oo raggu dhufeys kugula jirk naf iyo maalna kula garab taagan inaad cadaawad iyo nacayb meesha latimaadid waxaa jira xilliyo hadalada ladedo.
0
0
3
@naasir41155
naasir
11 months
@Osman_estate Waa xaqiiqa jirta ayna waajib tahay iney dadka soomaaliyeed foojignaan dheeri ah muujiyaan حفظ الله الصومال وحفظ أهلها.
0
1
3
@naasir41155
naasir
1 year
@MukhtarAlaska Waxaan rabaa inaan dadka soomaaliyeed u sheego in beesha daarood ay deggan tahay 90%dhulka soomaaliyeed ee geeska africa oo dhan iyo 85%dhulka jamhuryadda Somalia webiyada soomaliyana was hanti daarood . Marka qofku hantida uu leeyahay hala soo dhirtago.
1
0
3
@naasir41155
naasir
3 months
@dunia_work ماشاء الله Waa dhallinyarada hoggaanka mustaqbalka puntland waa xalaal quudato ku sifoowday aragti dheeri , nafhurnimo, xikmad iyo wax qabad waana dhalinyaro leh han iyo himilo. Dhinaca kale صاحب السمو الملكي/فخامة الرئيس/سعيد عبدالله ديني waa iftiinka ay ku gudaan horusocodku.
1
0
3
@naasir41155
naasir
4 months
@EngNaaji Moolalkaas lasoo tiriyay dhulalka ay kuyaalaan waxana dowlada soomaaliyeed baa lahayd waxna reer puntland marka waxaadan lahayn lama sheegto.
4
0
3
@naasir41155
naasir
9 months
لقد واجه العدو الصهيوني سلسلة من الإخفاقات والهزائم منذ عام 2000 في ذلك الوقت عندما هُزمت قواته بشكل كبير في جنوب لبنان وفي عام 2005، تعرض هزيمة اخرى كبيرة في قطاع غزة بالإضافة إلى ذلك تعرضت القوات اليهودية لهزائم متكررة في الهجمات المضادة التي أرادت الانتقام من حماس
2
0
3
@naasir41155
naasir
5 months
@AbdinasirSola Labadaba adigaa ahaa marka adigu isa soo gunaanad.
0
0
3
@naasir41155
naasir
5 months
@AbdinasirSola Sola waa nin doontii degeysaba dabada qabsada.
1
0
3
@naasir41155
naasir
1 year
@ShAbdiHersy @HESaidADeni Waa guul kamid ah gulaha mudane sacid deni lagu xasusan dono. Burburinta argagxisada iyo dhiigmiradka puntland kajiray wa badbadiyihii qaranka marki laysku dayay in hanaan keli talisnimo laso celiyo waa mideyaha qaranka kadib marki uu burburiyay gooni ugosatadii. حفظ الله ورعاه
1
0
3
@naasir41155
naasir
1 year
@Kaymudanair Adeer waxay illoobeen inuusan madaxweyne saciid deni baad wax ku bixin . Marka niman iska darooryay warkooda waxba haka soo qaadin. Puntland socotay.
0
0
3
@naasir41155
naasir
9 months
@othmun1 @HESaidADeni @SSTHawdReserve @MukhtarAlaska Mudane deni dhaqan wanaagsan oo mooryaanimada iyo tuugada meesha kasaarayuu keenay ninkii doonayaa inuu dalkaan hogaamiyo ha tartamo. Dadka puntland lagu qabsan mahayo maal shisheeye lagana fulin mahayo dana shisheeye.
0
0
3
@naasir41155
naasir
3 months
5-burburintii argagixisada iyo dib u curinta jamhuryaddii 2aad ee soomaaliya. 6- ka hortaggii iyo burburintii isku daygii lagu doonayay in Dib loosoo nooleeyo hanaa keli talisnimo. 7- hirgelinta horumar weyn iyo amaan gobolada puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
2
3
@naasir41155
naasir
7 months
@dervishconan ماشاء الله كثر الله امثالكي انها صور بانورامية جميله
1
0
3
@naasir41155
naasir
2 months
Ilhan Omar will soon be recognized as a world hero. It seems that her voice has awakened the people of the whole world when they discovered the terrible crimes committed by Israel against the land of Palestine, especially the Gaza Strip. It also made the American people realize
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
3