JibrilQoobey Profile Banner
Jibril Qoobey Profile
Jibril Qoobey

@JibrilQoobey

Followers
11K
Following
2K
Statuses
13K

Jibril Qoobey

Copenhagen, Denmark
Joined March 2017
Don't wanna be here? Send us removal request.
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
15 days
Siyaasadayada rasmiga ah ee aan ka leenahay Sanaag,waa Nabad in lagu wada noolaado. Sanaag,waa Gobol ay wada degan yihiin Bulshooyinka PL iyo SL,waxayna mudo dheer PL ixtiraamaysay heshiiskii lagu wada joogay Ceerigaabo. Sidoo kale hadana colaad kama shaqaynayso PL ee waxay weli raadinaysaa xasilooni iyo isfahan lagu wada noolaado,iyadoo hadana xaqa Shacabkeeda ilaalsanaysa. Dagaal Qabiil,waxa kaliya ee laga faa'idaa,waa dib udhac,burbur,Gaajo iyo Jaahilnimo. PL horay uma ahayn hormuud colaadeed markana ma noqonayso,sidaa si la mid ah,waxaa laga rabaa masuuliyiinta SL aragtidaas oo kale in ay la yimaadaan. SL iyo PL,waa ku khasban yihiin in ay Nabada kawada Shaqeeyaan. Madaxweyne Deni waa asiibay Qodobkaas. JQ.
15
8
52
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
7 hours
Boqor Buurmadoow,Waraysi xiiso leh,ayuu bixiyay oo dhab ka hadal ah. Waa uga Mahadcelinaynaa sida qiimaha leh noogu garab istaagay dagaalka argagixisada ee aan ku jirno. Xeerbaan baan uhaynaa Boqor Buurmadoow. JQ.
6
1
7
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
8 hours
Gabdhaha reer Puntland Sharaf ayay leeyihiin,waxayna kaga jiraan halganka meel sare. JQ.
1
0
13
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
9 hours
In Fanaanad Somaliyed Hab Beeleed loogu diido Xaflad ay ku qabsan lahayd Xamar oo laga sheegto,waxay muujinaysaa in aysan ahayn Magaalo lawada leeyahay oo Qaran. Fanaanadaas reer Boorame,waxay ahayd in lasoo dhaweeyo la karaameeyo si loo kasbado,balse sida loola dhaqmay,waxay uhiilisay kala taga. Xamar ma qaadi karto Caasimad Somaliyed,mana ahan Magaalo lawada leeyahay. Hab dhaqanka Xamar yaala,waa midka kala kaxeeyay Somalida oo Niyad jabka beeray. JQ.
Tweet media one
20
5
27
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
10 hours
Shacabka Puntland,waa soo jeedaa oo firxadkii argagixisada ayay Gacmahooda ku qabanayaan oo Ciidamada ugu yeerayaan. Kani waa Morocan. La dagaallanka argagixisada,waa laga midoobey. JQ.
Tweet media one
0
2
17
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
11 hours
In la karaameeyo oo la wayneeyo Saraakiisha iyo Askarta Naftooda uhura Difaaca Puntland,waxay kor uqaadaysaa Niyada Ciidanka,Midnimada Bulshada iyo ilaalsashada Dalka. Mukhtaar iyo Cabdifitaax rabi ha'unaxariisto janadiina haka waraabiyo,waxay ahaayeen Shahiidiin Xaq ku dhintay. Guud ahaan reer Puntland,waxay uhayaan abaal aan marna la iloobi doonin. Reer Qoryood,waxay ku suntan yihiin Difaac iyo argagixiso la dirir. Madaxweynuhu,waa ku sharfan yahay karaamaynta Qoyskaas. JQ.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
18
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
11 hours
Puntland.
0
0
11
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
11 hours
Hawlgal Guulaystay.
0
0
27
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
11 hours
Cajiib.
2
1
18
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
13 hours
Puntland,waa Dowlad. Sadex Guuto oo fresh ah,ayaa ku biiray hawlgalka sifaynta argagixisada,iyadoon Beelo aan waxba looga baahan. Ogow Ciidanka xoojinta Ilaa Sadex Saldhig,ayaa laga soo qaaday 20% Askartii fadhiday. Ciidankii dagaalamay Maalmihii lasoo dhaafay,waa lawada nasiyay,waxaa loo dayactiray Gaadiidkii,waxaana loo keenay Qalabkii ay ubaahdeen. Dhaawacoodii si wanaagsan,ayaa loogu Daryeelay dibad iyo gudo,waxaana Maalinkii la siiyaa Askariga Dhaawaca marka laga doo tago Xanaanadiisa iyo Mushahaarkiisa $16 oo dheeriya. Deni xaqiiqdii waa dhisay Nidaamka Puntland. Dadka,wax ku haysta Fartiisa ma gaari karaan waxoodu,waa Masayr. Dhab markaad ufiirisid,waa tabtii Cabdillaahi Yuusuf ay uga laadlaadeen,iyagoon gaari karin. Han maleh,aragti maleh,Siyaasad wax uma quuraan oo waa baahan yihiin,markaasay,waxay xagxaganayaan Nin intaasba ugaga sareeya. Kuwa sheegta haldoorka ama Geed fadhiga Siyaasadeed ee Puntland iyo Deni oo wata Shacabkii PL,ayaa loolamay,waana guulaystay. JQ.
11
5
35
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
19 hours
Raga Taariikhda galay ee aan Xaafadaha ku harin mid ka mid ah.
0
3
19
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
19 hours
Guulaysta.
2
6
53
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
19 hours
Farxaan Cabdulqaadir iyo Xasan Maxamuud meel uqalanta ayay Naftooda uhureen,si karaamo lehna,waa loo sagootiyay. Waa Shihiidiin Jannada geli doona haduu rabi idmo. JQ.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
1
20
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
1 day
DRC Dalka Aduunka ugu qanisan hadana Dadkiisu ugu gaajaysan yahay. Congo,waxaa rabi ku manaystay...... 1.Waxay leedahay 80-Milyan oo Hegtar oo Dhul Beereed ah,kaasoo quudin kara 2-Bilyan oo Qof,waxaa xusid mudan in Afrika tirada Dadkeedu dhan yahay 1.3-Bilyan. 2.Waxay leedahay Macdan lagu qiyaasay $24-Trilyan. 3.Waxay leedahay Wabiyo,Harooyin iyo Laagag iyo Roob joogta ah. 4.Waxaa laga samaynayaa Biyo xireen 9-jibaar ka weyn kan Itoobiya oo soo saari kara 45-kun MW,waxaana Konrontada laga dhaliyo dabooli kartaa Baahida Koronto ee 40% Qaarada Afrika. Wadankaas 1998 ilaa hada,waxaa dagaalo ku salaysan khayaraadkaas ugu Geeriyooday 6-Milyan oo Qof. JQ.
Tweet media one
0
1
6
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
1 day
Safar Shaxaad? Socdaalka Xasan Shiikh ee Asarbajaan,waxa uu daaran yahay hal qorshe oo ah Shaxaad.... 1.Shidaal Lacag la'aan ah. 2.Hub Lacag la'aan ah. Marka laga soo tago Sahayda Safarada uu ku qaato ee $ 400-kun ah,Safarkan,waxaa usii dheer Shaxaad kale. Ugu yaraan Shidaal aan badnayn,balse Xasan ugu filan wax uu ku iibiyo Bakaaraha,waa soo helayaa. JQ.
Tweet media one
3
0
10
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
1 day
Hawlgal Guulaystay? Hawlgalka sifaynta argagixisada Hillaac,waa guulaystay,ayaa la oran karaa marka lagu qiimeeyo Guulaha la gaaray. 70% Dhulkii Argagixisadu ku suganayd,waa la sifeeyay. 70% Awoodii argagixisada,waa la burburiyay. 70% Xubnihii argagixisada,waa la laayay. Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Caawa joogaan Qurac oo ahayd Talis adag oo argagixisadu lahayd,balse ay ka carareen. Dhulka haray ee argagixisada laga sifaynayo,waa 30-km oo Dhasaan ugu fog tahay,waxayna xogaha laga helayo argagixisada dhexdeeda sheegayaan in walaahoow,baqdin iyo burbur ay ku jiraan. Argagixisada,waxaa la yaab ku noqday Geesinimada,Dhiiranaanta iyo Wadaniyada Ciidamada Difaaca Puntland. Hawlgalkii Hillaac,waa Guulaystay. JQ.
5
3
29
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
1 day
Trump qorshihiisii rarida reer Falastiin,waa ku dhaqaaqay,waxa uuna uyeeray Madaxdii Carbeed ee kala Shaqayn lahayd. Hada,waxaa la jooga Boqorka Jordan,waxaa imaan doona Sisi-ga Masar iyo Boqorka Sacuudiga. Kulamadaas kadib,ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa halka loo rarayo Falastiniyiinta. Wadamada loo rarai doono ee uu Afka ku dhuftay Trump,waxaa ka mid ah... 1.Urdun. 2.Masar. 3.Meelo kale. Sida muuqata Trump,waa ka dhabaynayaa hindisihiisa mana jirto cid uu ujoojinayo,waana ka furaystay Dhagaha Qaylo walba oo yeeraysa. Madaxda Carbeed ee Laba Wajiilaynayay maraduu ka fayday si cadna,wuxuu ugu amray in ay ka Shaqeeyaan fulinta qorshihiisa. Qaabka uu ula qabtay Shirka jaraa'id Boqor Cabdalla ah Urudun iyo Erayada uu ka hor yiri,waxay muujiyeen in Qowmiyada Carbeed laga adkaaday si dhamaystiran. JQ.
6
2
5
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
1 day
Labo duqeyn cirka ah oo caawa ka dhacay aagga Sheebaab ee buuraha Calmiskaad ayaa lagu dilay in ka badan 30 ka tirsan dagaalyahannada ISIS, intooda badan waxay ahaayeen ajaanib. Waxa kale oo la burburiyay gaadhigii sahayda ay wateen.
Tweet media one
3
3
15
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
1 day
Bosaso.
0
3
32
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
2 days
Trump,waxaa Maskaxdiisa ku jirta Ganacsi Cadaalad ah oo micnihiisu yahay hadii Dalkaygu furan yahay kaagana fur."Ayuu yiri Madaxa DP World
1
2
30
@JibrilQoobey
Jibril Qoobey
2 days
In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted airstrikes against ISIS-Somalia on Feb. 01, 2025. The joint airstrikes targeted senior ISIS-Somalia leadership in a series of cave complexes approximately 50 miles southeast of Bosaso.   The command’s current assessment is that approximately 14 ISIS-Somalia operatives were killedand no civilians were harmed.  Among those killed was Ahmed Maeleninine, a key ISIS recruiter, financier, and external operations leader responsible for the deployment of jihadists into the United States and across Europe. Degrading ISIS and other terrorist organizations’ ability to plot and conduct attacks that threaten the U.S. homeland, our partners, and civilians remains central to U.S. Africa Command’s mission. Africom.
Tweet media one
0
0
3