๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐•• Profile Banner
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐•• Profile
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••

@Kabadhe

Followers
1,423
Following
335
Media
198
Statuses
1,684

The pen will give wise counsel and direct you to your goal; it is your unfailing friend, so always keep it to hand and never let it go ๐Ÿ–Š Hadraawiโ™ก

Netherlands,UK,Somaliland
Joined June 2009
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
29 days
Hello, Somalilanders. We will soon be elated, so we must prepare our celebration venues and the outfits we will wear for our big day.๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘ "Cudud baan ku keenaye, xornimo cidi namay siine"๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช
Tweet media one
30
49
264
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
Yaa yidhi Isku dhaqan weeye reer Somaliland iyo reer Somalia ? Mar danbe qofka kugu yidhaaha isku dhaqan baynu nahay wuxuu caayayaa reer Somaliland. #Somaliland
41
22
101
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
The celebration of the 29th National Army of the Republic of Somaliland happened today in the Boocame District, which is very close to the Garoowe Majeerteen's Capital city.๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘ Cudud iyo ninkaan xoog lahayn ciil ba wow dhimane Caawana Garoowaa cashadu Ciidanka u taale๐Ÿ‘Š๐Ÿ‘Š
2
22
85
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
6 months
Weligood ha ciyaane, hayska ciyaane....
0
24
82
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Celebrations have commenced in the districts of the Sool Region, including Yagoori, Samakab, Gumays, and Adhicadeye, following the election of Prof. Faratoon as the Speaker of the House of Representatives of the Republic of Somaliland.
10
34
80
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Rabbiyow ha naga dumin adaa noogu deeqaye.๐Ÿคฒ
Tweet media one
38
14
80
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Muj Saleban Dahir Afqarshe was a member of the SNM freedom fighters movement. He was a man of peace and perfectly reflected our nations efforts to build from nothing and be democratic and peaceful. He was Dhulbahante tribe AHUN. This proves that SNM was not just Isaq tribe only.
2
28
75
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
26 days
The National Army Forces of the Republic of Somaliland are undergoing commando training in the camps of our allied government, Ethiopia. We express our gratitude to the Ethiopian government and its people for training ten thousand commandos on our behalf. "Cadowgeed Ethiopia ha
5
16
74
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 month
Madaxda Xisbiga Waddani waxay yidhaaheen Difaaca Somaliland annaga naloo ma dooran, oo macnaheedu tahay difaaci mayno. Mujaahid Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo markii uu Kursiga doonayey ee Mucaaradka ahaa wuxuu lahaa; "Nafta ayaannu u huraynaa Difaaca Qaranka
13
20
71
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
10 months
I extend my warmest congratulations to the National Intelligence Agency of the Republic of Somaliland. The National Intelligence Service has, in a remarkably short time, restored the prestige and security role of the Republic of Somaliland in the Horn of Africa and the
Tweet media one
12
20
66
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
BREAKING NEWS;- ๐Ÿ‘‡ Four of the wounded people who were taken from Lasanod to Mogadishu Somalia, were removed from the hospital today by Somalia's intelligence agency NISA, after it was revealed that the 4 men are members of al-Shabaab.
12
31
65
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Message to the adversaries of the Republic of Somaliland and those aligned with them: Since yesterday, the enemies of the Republic of Somaliland have been celebrating more intensely. The spies who were collaborating with our enemies and have regularly supported the adversaries
Tweet media one
9
15
62
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
@JustAwHirsi Waxaannu ku faraxsanahay haddii aannu reer Somaliland in aannu Lixdankii Midnimada shanta Soomalida ee Geeska Africa ku dhaqan isla doonay, oo aanu hibaynay Qarannimadii Somaliland una huray Shanta oo isu yimaada. Waatii aannu lahay; "Dibi keligay lay qalay Qoys qudha
13
20
64
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
@faisalroble19 Mr. Faysal, since the first of January, I have observed that you are not sleeping day and night. Please consider your age and the direction of your grief; you appear disappointed with the recognition SL will receive. There are numerous cemeteries named "recognition cemeteries,"
22
15
63
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Pres Bihi did not send his children 2 Study in the UK US, Malaysia or any other foreign Cntry. They got same education as other children in SL. Meanwhile Faysal and Ciro keep their children in Finland whilst calling on the children of SL 2 come out & protest bcause It's our turn.
Tweet media one
10
14
59
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
The genocide that took place in the city of Burco on December 20, 1984 resulted in the massacre of many of Burco's businessmen. Isir duuggii shalay, haddaan ilaawo dib ii addoonso.
8
33
60
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
64-ka sannadood ee ka soo wareegay 1960-kii Somaliland 33 sano uun bay xor ahayd. 1991 ilaa 2024 ayay xor ahayd. 1960 ilaa 1991 waxay ku jirtay gumaysi ka xun Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriis. Miyaad maqasheen 76kii sano ee Ingiriisku SL xukumayey qof nool oo inta la soo qabtay
Tweet media one
2
24
56
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Waar boowe na gadaaya xabadda๐Ÿ˜‚ Ramadaan Mubaarak๐Ÿ˜
15
14
56
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Haji Faarah Oomaar and Queen Elizabeth ll 1954.
Tweet media one
5
18
55
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
If you're a guest in another home you must be polite. The young Somalilanders hired by Farmajo as mercenaries who were paid to insult SL and the Farmajo opposition, thought they were from Somalia. Now they're insulting the people of Mogadishu to continue to make Mr Farmajo happy!
Tweet media one
9
5
45
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
Cid kasta oo Somaliland cadow u ahayd hadalka Samater bay maanta wareejinaysaa, waanay faraxsan yihiin.! Ka badan 20 jeer baa luuqa laygu soo diray hadalkii Samater ee ahaa "Aqoonsi soo socdaa ma jiro" Waxaa dadka qaar hadalka Samater u yahay xanuun jebin (pain reliever) qaar
Tweet media one
13
7
44
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Muj Luqmaan yare Numberkiisa ila baafiya, dhiirigelin wayn baan u hayaa ?๐Ÿ’ฐ
Tweet media one
5
6
42
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
17 days
Embassy of the Republic of Somaliland in Addis Ababa, Ethiopia.๐Ÿ’ช Arliga Soomaaliland Markii la aqoonsaday Dhammaan wada ooyayaan Haddaad nay awoodi jirin Maxay naga eegayaan Miyay na Inkaarayaan?๐Ÿ˜
Tweet media one
2
8
39
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
4 months
Habiibi come to Somaliland๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
0
1
40
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Farriintan waxay toos ugu socotaa kuwii reer Somaliland ee Soomalia u ilmaynayey. Kuwii u Hambalyeynayey ciyaartoygooda, iyo kuwii la ooyayey maalmihii la soo dhaafay. Fadlan si wacan u akhrista jawaabta walaalkiin Madaxwayne hore Hirshabeele Somalia, Mr Cosoble. Marba dhan u oy
Tweet media one
Tweet media two
14
14
34
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
The district of Las Anod has been directly taken over by the Al-Shabaab terrorist group led by Abdi Madobe. The Republic of Somaliland has repeatedly informed the world that Las Anod is under AS control. Should the IC now suggest that the SL's army should withdraw from LasAnod?๐Ÿ‘‡
Tweet media one
2
10
33
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
"This war is jihad and we are going to Paradis" by Garaad Jaamac Garaad Ali One of the terrorists who was a former tradition leader, has declared Jihad against Somaliland's National Army.
13
12
32
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Maxaabiistii Jamhuuriyadda Somaliland ku soo qabatay Dagaalkii 18th March way nabad qabaan dhaawacoodiina waa la daweeyey. Odaygii beenta badanaa @HShPrez2Ware iyo Kacaan orphans maqal ma jiraa?
2
13
32
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
@FarahJuxa 32 sannadood haddii Hawiye Salaad addimo Majeerteen waxay lahaayeen, "Puntland looma sheegin" Maanta se xaalku waa:- Hawiye looma sheegin in Majeerteen oo lagu daray Sandaladdii Warsangeli, oo lagu daray wixii Jareer iyo Raxanwayn joogay in tiradoodu guud tahay 172 kun.๐Ÿคฃ
10
4
32
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Jaandheer is a part of Somaliland's culture. We have our own traditional dance. But unfortunately, we learn how to imitate others. When Joe Jackson and the like are dancing their cultural dances and playing their songs, we're playing with them, but nobody can try our Jandher.๐Ÿ˜ฃ
0
5
31
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
8 months
@RAbdiAnalyst All the leaders, military forces, businessmen, ministers, and MPs in Somalia, including Fiqi Interior Minister, Minister of Religious Affairs Robow, and many others, are associated with al-Shabab. No one can differentiate between Al-Shabaab and the failed state of Somalia.
5
10
30
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Beeni raad ma leh. Beentaada Hore runtaada danbe ayay aamin tirtaa! Shalay waxay yidhaaheen Sarkaal Ciidan Qaran ayaannu qabanay, Waa Ciise Muuse, Dacarbudhuq ayuu ka yimi. Mid iyaga ka mid ah ayay Dirayskii ka bixiyeen si ay guul been ah u sheegtaan, oohin iyo been wada socda๐Ÿ‘‡
1
11
31
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Wershedda Biyaha Laascaanood ee ku taala Goojacade way shaqaynasaa, Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka ilaaliya in kooxaha nabad diidka ahi burburiyaan ama bililiqaystaan.
0
14
29
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
@AnalystSomalia Haddii uu Dameer ciyo, iyo haddii uu aamuso dadka Somaliland waa isugu mid. Caqliga kugu jiraa waaka aan xumaan u arkayn Hooyada sedkeedii go'ay ee iyadoo Foolanaysa inaadeerkaa nolosha ku gubay adna aannay ku dhibayn. Sababtoo ah qof kudaafad ka soo toosay Bulaacadi ma
Tweet media one
2
6
31
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Early this morning the National Army of the Republic of Somaliland came upon and chased away a robbery group from Majertenia in Bocame town. The army showed that they were fully in control of the Bocame district and residents of the district welcomed them with open arms๐Ÿค๐Ÿ’ช
Tweet media one
Tweet media two
2
7
28
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
@SahalMagazine @Nasriforward10 Sahal stands for:- Sade, Absame,Harti Awrtable, and Laylkase= Sahal.
5
1
29
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฑุญู…ู‡ ูˆุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆู†ูˆุฑ ู‚ุจุฑู‡ ูˆู†ู‚ ุฎุทุงูŠุงู‡ ูƒู…ุง ูŠู†ู‚ุง ุงู„ุซูˆุจ ุงุจูŠุฏ ู…ู† ุงู„ุฏู†ุณ ูˆุฃุนุท ูƒุชุงุจู‡ ุจุงู„ูŠู…ู†ู‰ ูˆุงุฎู„ูู†ุง ู…ู† ุจุฏู‡ ุฎูŠุฑู‹ุง ู…ู†ู‡ ูˆุงุฌุนู„ู‡ ู…ู† ุงู„ู†ุจูŠูŠู† ูˆุงู„ุตุฏูŠู‚ูŠู† ูˆุงู„ุดู‡ุฏุงุก ูˆุงู„ุตุงู„ุญูŠู† ูˆุญุณู† ุงู„ุงุฆูƒ ุฑููŠู‚ู‹ุง ูˆุฃุฏุฎู„ู‡ ุงู„ุฌู†ุฉ ุงู„ูุฑุฏูˆุณ ุงู„ุงุนู„ู‰ ูˆุงุฑุญู…ู†ุง ู…ู† ุจุนุฏู‡ ูŠุง ุฃุฑุญู… ุงู„ุฑุงุญู…ูŠู† ูˆูŠุง ุฃุญุณู† ุงู„ุฑุงุฒู‚ูŠู† ูˆูŠุง ุฎูŠุฑ ุงู„ูˆุงุฑุซูŠู†
Tweet media one
2
5
25
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Ciidanka Qaranka JSL iyo u diyaar garowga Ciiddul Waddan 18 May. Cudud baan ku keenaye xornimo cidi namay siin๐Ÿ‘Š๐Ÿ‘Š๐Ÿ‘Š
0
8
27
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Thank you for correcting me. I think my sources told me the wrong date. But we are 100% sure that this picture, is not Sultan Ali Shire, was in fact Haji Farah Oomar in Aden. @zatawa2 Magaca hoosta ku qoran ayay ka jareen kadibna waxay yidhaaheen Waa Suldaan ina Ali Shire.
Tweet media one
4
3
24
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
"Annaga meel haddii laysku galo guusha nala siiye Goolkaanu kaga laadanaa gulucda koonaaye U gadoodnay geeshkii Berma iyo gedihi Berlin'e U galgalanay sidii Aar gurduur loogu soo galaye...." Muj Ina Ina Weled London iyo maanta ๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช
0
7
27
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Congratulations on the opening ceremony of Garadag University! The people of Garadag, as well as all Somalilanders, have truly achieved remarkable success. While certain individuals, sadly, are resorting to arming their children and causing vulnerable people to flee their homes,
Tweet media one
Tweet media two
1
8
26
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
The AlShabab terrorist group has congratulated & thanked the militia fighting in Lasanod, praising them 4 painting the Lasanod Tower with the AS flag. This message further proves that Somaliland's claim to the interl community, stating that AS is present in LasAnod, was true.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
12
15
26
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
"Somaliland waxay soo martay maalmo badan oo fulaygu shakiyay" Madaxwaynihii hore JSL Muj Ahmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo"
Tweet media one
0
8
24
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
10 months
Maalinta adag waa la kala hufmaa, wakhtiga adag waxaa hadli kara oo hogaaanka iyo talada la wareega ragga inta Lab. Wakhtiga wanaagsani wuxuu sameeyaa oo kor u soo qaadaa kuwo haddii ay qadhaadhaato qol isku xidhaya, ama dumarka iyo caruurta la qaxaya. Suldaan Siciid Yusuf
Tweet media one
0
9
23
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Waa Mujaahid u dhashay Dalka Jamhuuriyada Somaliland oo isagoo Mugdisho jooga sidaa geesnimada leh Dalkiisa JSL ugu qanacsan. Maamulka Beerta ku jira ee Somalia na u sheegaya in uu reer Somaliland yahay. Thank you Mujaahid๐Ÿ’ช
6
5
25
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Ummulo silcayaad intaa Adnaay u adeegaysaa Abaydin dhashaad habtaa Ubaxa waddankaad dhistaa Xanuun ku asiiba iyo Inkaarta kuwii ku neceb IL iyo cowri ba la'awโœ… Abaalka Dr Adna๐Ÿ‘Œ
Tweet media one
2
6
23
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
A photo that reflects the beauty of the Republic of Somaliland. This picture is worth one million words.โœ…
Tweet media one
0
6
24
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
12 days
@KhaireHamse @Abdirahmanirro Before you praise your candidate as a diplomat who appears lethargic, you should issue a public apology to the people of the Republic of Somaliland for Waddani's Secretary of Information's statement that Somaliland does not need recognition but rather an election. This reveals
4
2
24
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
If you want know who's Faraax Macalin watch this Vedio. "Xitaa annaga mar buu naga cod saday in aannu ku shubano bal se waannu ka diidnay"
1
7
25
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Xadkii Jamhuuriyada Somaliland ee dhanka Dowladda beerta ku jirta ee Somalia ayaa maanta la soo xidhay.โœ… Waxaa ciidamada aad iyo aad soo dhoweeyey Somalilanders kii xadka deganaa oo ku faraxay in laga eryey Ciidan Beeleedkii Majeerteenia.๐Ÿ’ช
1
6
24
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Why did MSF make the decision to leave Lascaanod? MSF decided to withdraw its staff from Laascaanood after realizing that nurses and medical workers, who were regularly paid by MSF, were fighting alongside the mixed militia (Huwan). Additionally, medical workers from Lascanod
Tweet media one
8
9
24
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
"Hashaan gaada waynow Libaax uga gaboon waayey In aan Gorayo Cawl uga tagaa waa ha soo go'ay"
Tweet media one
0
6
22
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Shacabka Deg Taleex Gobolka Sool Jamhuuriyadda Somaliland oo madaxdooda Jamhuuriyada Somaliland raaligelin ka siiyey kooxo tuugo ah oo magaaladda qas, dhibaato, iyo aflagaadooyin madaxeed ka sameeyey. Jamhuuriyaddan Barakaysan Jamhuuriyaddan Barakaysan Jamhuuriyaddan Barakaysan
1
6
22
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
@AnalystSomalia Whether a donkey brays or remains silent, it remains a donkey. We don't pay attention to people with the same mentality as donkeys because they are lagging far behind Somalilanders and our blessed country, the Republic of Somaliland. You come from a country known to the world as
2
2
22
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Somalia President cries for Queen Elizabeth! @HassanSMohamud cries at Queen Elizabeth ll Funeral, but he has never cried about the massacre of his people by Al-Shabaab everyday. It is the cry of beggar, begging the UK Government. Oohinta tuugsiga.๐Ÿ˜‚
Tweet media one
8
3
19
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Maxamed Cabdi Yusuf waa Raysalwasare hore Somalia Muqdisho ayuu joogaa, wuxuu yidhi Hargeysa in diyaarado lagu duqeeyo sax bay ahayd. Weli qof reer Somalia ah oo hadalkiisa ka damqaday ma aragten? Wuxuu kale oo yidhi haddana waa in la duqeeyo haddii ay Somalia ku biiri waayaan.
Tweet media one
10
3
21
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Gudoomiyeyaashii SNM soo hogaamiyey xiliyadii adkaa. Afarta Mujaahid ee dhintay Alle haw naxariisto. Mujaahid Siilaanyo na Alle cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo. Aamiin aamiin.
Tweet media one
3
9
21
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
Jamhuuriyadda Somaliland waxay guulaysatay maalintii Muj Madaxwayne Axmed Siilaanyo go'aamiyey in Berbera loo doono Maalgashi Caalami ah, si ay uga qayb gasho tartanka Dekeddaha Adduunka. Musharax Cirro na maalintaa hadalkan buu jeediyey.๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Tweet media one
Tweet media two
3
7
20
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
@SSTHawdReserve Heestaa ninka sameeyey Ajar baa looga qorayaa. Ilahay miisaanka xasanaadka haw saaro. Aamiiin
3
1
21
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
27 days
"Caddaan iyo madow Dowladdaan Ciirsi gacal yeeshay Caruurtayda tii ururisee Cowda igu qaaday Calankeed Ethiopia ka jiro waa cid ii xiga'e" Abwaan Muuse Cali Faruur iyo 1993kii Shirkii Boorame, wuxuu ka hadlayey Colaadda iyo Cuqdada Ethiopia ee laynagu abuuray, ee Masar danteeda
0
12
20
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Sida shaydaanku marka Qur'anka lagu shido aannu u xamili karin, ayaa qofka beenta badani aannu runta u xamili karin. Addoonta Kukuyada Gala Block ga.๐Ÿ˜‚
Tweet media one
2
1
20
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
"Cudud baan ku keenaye xornimo cidi namay siine..." Gen. Muj. Faysal Cabdi Bootaan #RepublicSomaliland
Tweet media one
0
2
20
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Daraadto miyaad maqnayd? Da'daadu miyay yarayd? Dagaalkeenii xornimo Damiirkaagii qofnimo Miyuu dayr kaaga xidhay In aadan dagaalka gelin? Alle haw naxariisto intii xornimada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland u dhimatay, aamiin aamiin aamiin๐Ÿคฒ
Tweet media one
2
4
19
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Xildhibaanka gudiga 33ka iyo Khaliif mabda'ooda ku raaca in aaan Somaliland jirin, ee isagoo Hargeysa jooga oo cashuurtii ummadda cunaya noqda Diyaaraddii Hargeysa ka kacaysey ee Hargeysa duqaynaysey, haddii sharciga iyo Dowladnimo wax ka qaban waydo, sow shacabku xaq uma laha
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
4
17
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
There are two-faced people who support the enemy of SL and try to deceive us into thinking they're real Somalilanders. The national parties of the rep of Somaliland must dismiss any supporters who are with the enemy of SL. Either you R with SL or against it. There is no in btwn
Tweet media one
1
2
16
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
10 months
Siyaad Barre Foundation!!๐Ÿค” Raghad Sadaam Xuseen waa gabadh uu dhalay Madaxweynihii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen. Maxkamad ku taal Ciraaq ayaa ku xukuntay 7 sano oo xadhig ah ka dib markii ay buunbuunisay xisbiga Baath ee aabaheed, isla markaana ka dhigtay in uu ahaa Xisbi
Tweet media one
Tweet media two
6
7
19
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
@faisalroble19 In hurdadu kugu yaraatay oo hadalku ku damqayo ayaa muuqata. Qof kasta oo Caddiifad iyo cadho hogaamisona waxaa soo baxa midibkiisa dhabta ah. Waxaa la yidhi Dameerta yari markay dhalato waxaa la moodaa in ay hooyadeed ka qurux badan tahay, bal se markay laba jir gaadho ayay
9
4
19
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
4 months
The National Commando Force of the Republic of Somaliland is preparing for the 33rd anniversary of Somaliland's Restoration Day on May 18th.๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช Happy 18th of May, my fellow Somalilanders!๐Ÿค #SomalilandArmy ๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช
5
7
18
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Dulmi looma tabobarin.๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช #SomalilandArmy
1
5
18
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Arrinta Laascaanood uma baahna Caddiifad, uma baahna mucaaradnimo iyo ku xumayn, uma baahna cid aan xogagaal ahayn oo iska hadasha, uma baahna Cadowga Qaranka JSL ee mar kasta doonaya SL oo fashilanta in lala soo safto. Waraysigan Wasiir Baashe Ali Jamac dhegaysta.๐Ÿ‘‡
4
11
15
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
11 months
"The people of the Republic of Somaliland elected Awdal as the president in 2003. I was the first president elected by popular vote in Somaliland since 1960. I urge the Awdal diaspora to contribute to our country's education, development, healthcare, infrastructure, and more.
Tweet media one
0
5
17
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
5 months
This is the front wall of the failed Embassy of Somalia in Addis Ababa, Ethiopia. It has become a sewer and a dumping ground.
Tweet media one
Tweet media two
5
6
14
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Xanuun ku asiiba iyo Inkaarta intii ku neceb Il iyo Cowri ba la'aw๐Ÿ‘‘ Arligan tiir baad u tahay Qaranka udub baad u tahay Astaan ummadaad u tahay Aayaadka Quraanka iyo Haddaan amar ina xannibin Qof lagu aamino dalkoo Aroorta hogaamisiyo Iraadaad shacab u tahay Dadkana ehel
Tweet media one
0
4
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
@AyubIsmailYusuf @AhmedMoFiqi @musebiihi Waxaaad Xamar ka tahay Xamaal Garbahiisa rarta oo lagu adeegto. Professor Samater miyaad ka aqoon badan tahay, miyaad ka garasho dheeer tahay, Waxaa lagu yidhi, " Adigu ma geydid kursi Dabka soo kulaal" Maanta adigu waxaad ku qanacsan tahay in aad 3k ee Mushaharka ah in aad
3
0
15
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
The map of Somalia resembles a corpse being carried to the grave.๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Tweet media one
1
4
16
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Ethiopia has established a buffer zone 16.5km into Somalia, as previously announced by the Pres of the Somali Region of Ethiopia, Mr. Cagjar, and the Ethiopian flag was raised in various cities in Somalia, such as Abalay. The governor of Hiran has confirmed. Ma garanayo Nooh๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
5
4
14
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Happy Independence Day, Somalilanders! May the spirit of this day fill your hearts with joy and hope for a brighter future.
Tweet media one
Tweet media two
1
1
14
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Abwaan Hadraawi AHUN wuxuu yidhi:- "Annagu dir kalaannu nahay Xil iyo darejaaannu nahay Dad loo buriyaannu nahay Duudkii Nebigaanu nahay ..."SCW
Tweet media one
1
8
14
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
3 months
National Anthem of Somaliland; By Abwaan Hassan Sheikh Muumin AHUN 1997
0
4
14
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
6 months
@EngNaaji @musebiihi Sababta aad 24/7 beenta u sheegaysaa wax kale maaha waxaad ku soo kortay guri iyo degaan aan qof run sheegaa joogin, oo daacadnimada iyo run sheegista ceeb iyo doqonnimo looga yaqaan. Markaa adigu waxan aad hadda sheegayso hadda eed kuma lihid, because ciddii ku soo ababisay
0
0
14
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
@hiirad7 Dameer hadii uu ciyo iyo haddii uu aamuso labadaba waa isku mid uun. Hadalkaagu iigma duwana Dameer Ciyey! Hadaad awood leedahay, hadaad garasho leedahay, hadaad caqli leedahay, Xafiiska Madaxwaynahaaga fadhiisto furihiisa askari African ahi ma hayeen. Af nooli waa hadlaa Eyna..
1
0
12
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
@AAbdishakur Your support for Congresswoman Ilhan Omar, who referred to the people of Somaliland as "people who claim Somalis," reveals your distinctiveness as an individual and a notably low level of intelligence, exposing the depth of your racism and evident animosity towards the people of
Tweet media one
0
1
13
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
7 months
@EngNaaji @Abdikarindahirr @SSTHawdReserve Saaxiib haddaad is tidhaaho is difaac uun digaar baad madaxa ku dhufanaysaa. Ragga wuu dagaalamaa, waa la dilaa, wax buu dilaa, waa la qabtaa waxna uu qabtaa intaas oo dhami waa astaamaha nin dagaalamaya. Maaha astaan nin Moryan ah oo Hooyadii iyo hablahiisa Isbaaro u
5
4
13
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Reer Awdal Qaranka JSL ayay difaacayaan. Madaxda Xisbiga Waddani na Huwanta ayay difaacayaan.!!
1
5
12
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
6 months
@JustAwHirsi The Republic of Somaliland is progressing forward, while donkeys bray behind us.๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช
3
2
12
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
The former PM of the failed state of Somalia Mr Geedi is being investigated by African soldiers 4 carrying an explosive device. No 1 has ever seen a PM being investigated by foreign soldiers for the possession of explosives, except 4 the former head of the failed state of Smalia
Tweet media one
0
5
10
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Those who block everyone when the truth is told are cowards.๐Ÿ˜‚ Fake Sheekh and fake DR can't bear to be told the truth. The Somalilander's debates are indefensible.๐Ÿ‘Š๐Ÿ‘Š๐Ÿ‘Š Waar Gala Block ga๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…
Tweet media one
Tweet media two
3
0
10
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
"Sanadkii xumaada ba dar baa sahayda naanayse Ragga siinka bowdada marsaday way sejelanyiin" Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Waar miyaan la noolaanayn?
Tweet media one
Tweet media two
1
3
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Hirsi's statement in London was contradictory. He stated that Waddani's leaders and supporters would stand by the Somaliland National Army. However, he also said, "We are against the atrocities committed by our National Army in LasAnod against civilians." Hadal "OO" ma yidhaaho!
Tweet media one
4
3
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Mr Jibril withdrew from the race for the chairmanship of the House of Representatives of the Republic of Somaliland after realizing that Prof. Faratoon had the support of 50 MPs. He came to the realization that he would lose both the 2nd chair and the Speaker of the House.๐Ÿ‘Š
Tweet media one
4
2
10
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
Abwaan Muuse Cali Faruur 1993, Shirkii Boorame... "Calankeed Ethiopia ha jiro waa cid ii xiga....."
0
0
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
30 days
@YassSomali Waa beentaa Soomaali dhalasho maaha. ISIR maaha waa dad kala ab iyo isir Duwan oo isku af ku hadla. Caddayn; haddii uu Soomali isir lagu arooro yahay bal adigu Abtirso oo Oday Soomali la odhan jiray Abtirsiintaada geli, sida aad awowgaaga afraad ama shannaad u gelayso.
0
1
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
@Basraawi @FarahJuxa Waa qosol Pubtland oo qabyaalad ummadda ka wacdiyeysa๐Ÿ˜„๐Ÿ˜„๐Ÿ˜„ Saaxiib minority cannot rule majority, waa laysku fahmay bahashii Puntland iyo Degmada Boondheere hadda waa in Boondheere Saami badataa.๐Ÿคฃ
2
0
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
@MukhtarAlaska Beentii Siyaad Barre kugu shubay ayaa lagaa shubayaaa.๐Ÿ˜„๐Ÿ˜„๐Ÿ˜„
1
0
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 years
@MohamoudGaildon 30 Sannadood baad hadlaysey, SL 30kaa Sano way horumaraysey welina way sii wadaysaa horumarka iyo badhaadhaha. Xasadka iyo xiqdigu naftaada uun buu dhibayaa, wuxuuna qaawinayaa shaqsiyadaada ciilka qabta. Aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga jari mise oohintaad qubi?๐Ÿคฃ
1
0
11
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
Faratoon diid, waa Qaran diid! Qofka Prof Faratoon diidan waa qof fulinaya laba amar oo Khaliif Dowdar ka yimi:- 1. Wuxuu fulinayaa Fariintii ahayd Xadka SL waa Oog 2. Wuxuu fulinayaa Fariintii ahayd nin Dhulbahante ahi yaanu xilka Gudoomiyenimo iiga danbayn. #VoteForFaratoon
Tweet media one
0
2
9
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
2 months
@Ramadan70530344 @TheVillaSomalia Beentu waxay idiin tahay darbad jebin.
0
0
10
@Kabadhe
๐•Š๐•™๐•’๐•ฃ๐••๐•š๐•š๐••
1 year
@HShPrez2Ware 70 jir ummadda horteeda been Isla soo taagaya oo sida caruurta u hadlaya ayaad tahay! Haddii bal hadda cadayn keen maxaad ku jawaabaysaa? Dhaqankani waa kii Farmaajo kaaga eryey Hirshabeelle sababtoo ah waxaad u muuqataa qof madhan caqli ahaan.
1
0
10