Ahmed E. Osman Karaash Profile
Ahmed E. Osman Karaash

@ahmedkaraash

Followers
58,312
Following
4
Media
216
Statuses
348

6th Vice President of Puntland.

Puntland
Joined December 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
5 months
Waxaan maanta kormeer ugu tegey Ururka 2-aad ee Guutada 26-aad iyo Guutada 15-aad ee Duufaan oo tababar iyo dibu habayn usoo dhammaaday. Ciidankan ayaa u amba baxaya xoojinta difaaca hore ee SSC-Khaatumo oo ay ku sugan yihiin ururadii kale ee Guutada 26-aad.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
47
216
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
4 days
Waxaa maanta booqasho iigu yimi Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan oo ay weheliyaan Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad iyo Xildhibaan Keyse Cawil, oo aan iska xogwaraysanay xaalada guud ee deegaanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
12
75
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
8 days
Gobolka Cayn ayaan maanta safar kusoo gaadhay Caasimadiisa #Buuhoodle aniga soo maray degmada #widhwidh iyo #balihadhac ee Maamulka #ssckhaatumo , deeegaankan oo ay iigu dambaysay wakhti hore farxad gaar ah bay ii tahay imaanshihiisu.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
13
96
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
10 days
Maalinta Ciidanka Difaaca SSC-Khaatumo ee 25 August awgeed waxaan hambalyo diiran u dirayaa guud ahaan Ciidamada geesiyaasha ah ee SSC-Khaatumo. Munaasabadan awgeed waxaanu maanta booqanay Ciidanka Difaaca ee ku sugan Salinta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
24
99
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
11 days
Maanta waxaan safar kusoo gaadhay magaalada Laascaanood ee Caasimada Maamulka SSC-Khaatumo. Waan u mahadcelinayaa Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, Goleyaasha kala duwan ee Maamulka, Isimada dhaqanka, Saraakiisha Ciidamada iyo masuuliyiintii.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
12
100
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
1 month
Maanta waxaan Guddoomay Nuqul ka mid ah Dhiganaha Diiwaanka Jaamac Kediye Cilmi oo ah mid xambaarsan Taariikhdii suugaaneed ee AHU Shahiid Jaamac Kediye Cilmi. Waan u mahadcelinayaa Qoraaga Buuga iyo Guddiga hawshan gacanta ku haya ee isu xilsaaray bandhigiisa
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
13
62
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
1 month
Happy #anniversary to the government and people of #Puntland . 26 years of peace, progress and prosperity.
Tweet media one
1
11
72
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
Tweet media one
9
40
426
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
Sharaf bay ii tahay inaan saaka ka daahfuro degmada Xuddun ee gobolka Sool Imtixaanka Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ee Maamulka SSC-Khaatumo. Waa talaabo loo qaaday dhanka horumarka in Ardayda deeganadan ay galaan Imtixaan dowli ah oo Maamulkoodu diyaarshay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
23
108
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
2/2 Sidoo kale waxaan mahad balaadhan u celinaynaa guud ahaan bulshada reer SSC-Khaatumo ee nagu soo dhoweeyey deegaanadii kala duwanaa ee gobolada Sool iyo Sanaag ee aan safarka ku marnay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
32
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
1/2 Maanta waxaanu safar kusoo maray deegaanada Boodacade, Kulaal iyo Higlada deegaanadan oo ay iigu dambaysay wakhti hore waan u mahadcelinayaa bulshada deegaanadaas sida diiran ee ay noo soo dhoweeyeen.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
19
91
Ahmed E. Osman Karaash Retweeted
@aliissenahar
Ali Isse Nahar
2 months
#Ceerigaabo waa magaalo la wada dego cidkastana ay xor u tahay inay aayaheeda ka tashato oo iyadu is maamusho, mana jirto cid kasoo horjeesan karta”. Madaxweyne Ku-xigeenkii hore #puntland @ahmedkaraash
1
6
14
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
3/3 Waan u mahadcelinayaa bulshada kala duwan ee nasoo dhoweeyey oo ka kala yimi guud ahaan gobolka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
12
51
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
2/3 Waxaan rajeynayaa in dhowaan Magaalada Ceerigaabo ay noqoto magaalo Maamulada SSC-Khaatumo iyo Soomaaliland mid kasta daantiisa xukumo Nabadna lagu wada noolaado, taas ayay ku jirta danta gobolka Sanaag laguna gawracan yahay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
65
56
251
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
1/3 Aniga iyo weftigii aan hogaaminayey ee ka koobnaa Goleyaasha dowladda ee Maamulka SSC-Khaatumo iyo Saraakiisha waxaanu maanta soo gaadhnay Degmada Fiqi-fuliye oo dhowaan Maamulka SSC-Khaatumo u aqoonsaday Caasimada ku meel gaadhka ah ee gobolka Sanaag.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
21
95
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
Kulan ku aadan 1-Garab istaaga Maamulka SSC-Khaatumo. 2-Xoojinta Difaaca iyo Taakulada Ciidanka. 3-Adkaynta Midnimada iyo wadajirka deegaanka. Ayaanu maanta wada yeelay Masuuliyiinta Maamulka iyo waxgaradka Degmada #Xuddun .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
12
56
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
Geedka Haleeye, Xuddun, SSC-Khaatumo
Tweet media one
12
20
236
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
2 months
Maanta waxaan safar booqasho ah kusoo gaadhay Degmada Xuddun ee gobolka Sool. Waan u mahadcelinayaa masuuliyiinta Maamulka SSC-Khaatumo, Guddoonka Degmada, Cuqaasha, Ciidamada qalabka sida, Ururada bulshada, Fardooleyda iyo wax garadka kale ee sida diiran noo soo dhoweeyey.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
8
56
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
3 months
Caawa waxaa booqasho iyo Salaan iigu yimi Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni oo aan iska xog-waraysanay xaalada guud ee dalka. Ciid Mubaarak.
Tweet media one
0
5
39
@ahmedkaraash
Ahmed E. Osman Karaash
4 months
Tweet media one
7
6
103