othmun1 Profile Banner
Othman A. Mohamud Profile
Othman A. Mohamud

@othmun1

Followers
1K
Following
2K
Statuses
2K

Psychologist,Terrorologist/PCVE Specialist | Security & Political Analyst |Founder of AMNI Center for Security Study| Retweets aren’t endorsement.

Melbourne, Victoria
Joined September 2012
Don't wanna be here? Send us removal request.
@othmun1
Othman A. Mohamud
1 year
I utterly condemn the killing of an innocent young Doctor Dr Zakariye in Galkao. It’s heinous & unprecedented crime its kind in Puntland. Giving into urges, perpetrator must face hard justice - Somalia has become a place where knowledge and peace consider as threat.
Tweet media one
Tweet media two
1
0
21
@othmun1
Othman A. Mohamud
1 hour
Vice President of Puntland Mr. Luga-toor said: “Hasan Sheikh had led Somalia in to dark hole, we have stopped wasting our time dealing with failed current federal government, instead we begun directly engaging with the world.” Othman
1
4
18
@othmun1
Othman A. Mohamud
4 hours
@SaadaaliMJ Wuxu ahaaba wuxuusan shaqo ku lahayn ayuu shanta la galay Puntland TV waa ceebeeyay, indha adeega mararka qaarkeed ceebtiisa loo tagaa - waxaase ku faraxsanahay Dawlada Puntland ka saartay muuqaalkan!!
0
0
0
@othmun1
Othman A. Mohamud
9 hours
@smile2jannah Disgusting 🤮!
0
0
13
@othmun1
Othman A. Mohamud
11 hours
Breaking News: Dagaal khasaaro badan Argagixisada Calmiskaad ku dhuumaalaysanaysay loogu gaystay ayaa hada socda, sida warar sugan ii sheegeen Argagixisada ayaa weerar gaadmo ay ku talogaleen balse iyaga la sugayay afka uga soo galay ciidanka Puntland ka dibna si ba’an loogu xasuuqay! Wixi soo kordha waan idinla wadaagin!
Tweet media one
0
6
26
@othmun1
Othman A. Mohamud
12 hours
Waa kula qabaa, waa qof illiterate ah media state Gaas-kii liitay u dhiibay. This is my feedback: This interview, aired under the name of Puntland TV, was very poor - unprofessional, unprepared, and the questions were not well-thought-out or meaningful. Given that we are dealing with an international war.
0
0
0
@othmun1
Othman A. Mohamud
12 hours
Hadalka Former PM CCC ka soo yeeray markii lagu fiirsho ookiyaalaha baraaruga cusub reer Puntland wuxu fasirkiisu noqonayaa sidan: “Waa ku khasban tahay in Puntland danteeda dayacdo oo Anigu ku danaysto, sababtoo ah Aniga ayaa baahi caalamiya u qaba in Hasan Sheikh PM iga dhigo”! Adeer @OmarSharmarke Puntland cusub indhahooda waa furan yihiin!! Othman
Tweet media one
18
7
51
@othmun1
Othman A. Mohamud
16 hours
@SaadaaliMJ He is selfish vulture!
0
0
3
@othmun1
Othman A. Mohamud
18 hours
@SaadaaliMJ HSM Queen ma diido 😂 😂 !
0
0
0
@othmun1
Othman A. Mohamud
1 day
@GlobalHallaAli @HassanSMohamud He is just there to copy Deni - immoral HSM!
0
0
1
@othmun1
Othman A. Mohamud
1 day
Poet Burhan Tako fought with both words and action. Poet Burhan Taako was the soldier who amazed the world by climbing the tall mountains of Al-miskad while carrying a bazooka with its combat ammunition, a PKM with its rounds, two AK-47s with their ammunition, food, and water - Abwan Burhan was chosen as the symbol of Hilac Operation. Puntland forces igu soo orad ma aha!! Othman
Tweet media one
Tweet media two
1
3
28
@othmun1
Othman A. Mohamud
2 days
@Mahamed81443729 @laila_hussein21 @mustafaadam1 @Omar_Hayier @shafici_Gul @7omali Gabankaan waa fariid wax badan og, haduu kaftamayo si fiican u gaftama!
0
0
3
@othmun1
Othman A. Mohamud
2 days
Waa kan geesigii birta calanshatay oo Drone-kii qaraxa siday gacantii ku qabtay. Jabril Botan wuxu ka tirsan yahay ciidanka Duufaan Darwashista Puntland. Othman
2
3
12
@othmun1
Othman A. Mohamud
3 days
Waa mar aan Twitter Space boot-ka kula tuntay qolo kala garan la’a xiligga nabada wax la caarido iyo xiligga colaada taagero la muujiyo! Hadaad reer Puntland tahay, Puntland arinkeedu maanta laba dhex ma leh, waa in aad Puntlander dhab ah tahay iyo in aad Daish dhab ah tahay, mid sadexaad ma jidho - there is no space for immoral, remorseless so called intellectuals! Thanks @galkacyoonline for the opportunity. #Puntland Othman
2
1
25
@othmun1
Othman A. Mohamud
4 days
Balanteenu waa fariinta MW Puntland Said A. Deni @HESaidADeni Othman
Tweet media one
0
1
8
@othmun1
Othman A. Mohamud
4 days
@Halgamaassc99 @dunia_work @Mohameddharoor @SharmaarkeJaan1 @Qaran_dumis 😂 😂 😂, wayba fiicnayd hadaysan oran Laan-gaab baa tahay!
0
0
3
@othmun1
Othman A. Mohamud
5 days
CODSI: Barxada Garowe ha loo bixiyo ‘Barxada Ilma-Qoryood’ - Share. Ilma-Qoryood, Taliye Fu’aad Qoryod, Mukhtar Qoryod iyo Abdifatah Qoryod Ilaahay Jano Fardawso ha ku kulmiyo, Aamin. Ilma Qoryood waxay dhinteen geeri midii u sharaf badnayd, wax la bixiyo wixii u qaalisaa [Nafta] waxay u hibeeyeen sharafta iyo jirintaanka dalka iyo dadka reer Puntland. Sidaa darteed waxa waajib ah in taarikhda iyo sooyaalka Puntland baal dahaba oo lama hilmaamaan ah laga galiyo, oo magacooda [Ilma-Qoryod] - si uusan u duugmin loo bixiyo xarumaha iyo goobaha astaanka u ah Puntland. Hadaba, Aniga oo ka faa’idaysanaya fursadaan waxaa soo jeedinayaa in Barxada Garowe ay Puntland caanka ku tahay loo bixiyo Barxada Ilma-Qoryood. Waxaa iyana xusid mudan dhamaan saraakiishii dhalinyarada ahayd ku shahiiday dagaalka Daaish, in iyana magacooda iyo karaamadooda kor loo qaado loogu magac daro dariiqyada waa-wayn magaalooyinka Puntland ku yaal. Othman A. Farole
Tweet media one
Tweet media two
10
12
66
@othmun1
Othman A. Mohamud
5 days
@khalif_sul27555 What a opportunity for Puntland, our efforts and determination finally paid off.
0
0
7
@othmun1
Othman A. Mohamud
5 days
0
0
1
@othmun1
Othman A. Mohamud
6 days
@SaadaaliMJ Absolutely ina adeer ‘in scarcity world there is no free lunch’!
0
0
3