Dunia Farah Profile Banner
Dunia Farah Profile
Dunia Farah

@dunia_work

Followers
3,398
Following
1,255
Media
2,689
Statuses
27,681

Register nurse /clinical counselor vocational education &training institute my home 🏠 punt land .

Manila City
Joined May 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@dunia_work
Dunia Farah
21 days
Unity somali
Tweet media one
82
16
223
@dunia_work
Dunia Farah
29 days
Clan Map of Somalia by IM Lewis, 1955
Tweet media one
40
31
185
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Lafta nagaa ,somalidiid,abba gada baa ilaa Xaley space ka furan nayey Boqorada somaliyeed oo ku dharatey in intey Congress joogto aysan Ethiopië 🇪🇹 qaadan dhul somaliyeed Kay haystana laga soo celin doono waan intaan sameyn lahaa ,,, Guul Somalia 🇸🇴 Guul HSM .Guul ILHAN
Tweet media one
41
15
179
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Dadkaan 32 sano baa la lahaa hala xaqdhowro waa soo dhamatey 2024 ..
Tweet media one
71
21
170
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Hadaan runta sheego hawiye waa gob gobi dhashey intey Somali u dulqaateen ma jirto cid u dulqaadan laheyd munaafaq nimada halaga tago..dowlada Ha lala shaqeeyo..
Tweet media one
30
10
151
@dunia_work
Dunia Farah
5 months
Birmade HSM ka dib howl adag tegey cimrada Somali u soo duceynaya .
27
23
145
@dunia_work
Dunia Farah
5 months
Wiil ciise rush ah dib ugu celiyey calanka somaliyeed meeshii ay ka dejiyeen HEEGO DANI .
Tweet media one
28
19
130
@dunia_work
Dunia Farah
9 days
Ethiopië 🇪🇹 waxay isku furtey naar jahanaba… waxaa ka socda warbahinta carabta weerar aan loo meel dayin “Egypt waxay aminsan tahay Ethiopië 🇪🇹 inay ka shaqeynayso dhibka wadamada deriska ah la ah..””
22
20
124
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
3 start ⭐️⭐️⭐️oo Oromad ka ilmaysiisey waa Gabadho 🇸🇴 nimada ku weyn tahay..
Tweet media one
14
15
118
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Tariikhdaan buu rabaa inuu bedelo , Inuu gumeysiga dushiisa ku qaadi jirey hadana uu rabo inuu Oromo dusha ku qaado ..
Tweet media one
30
18
112
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Dream somalia 🇸🇴 aan ka shaqeyso inagoo gacmaha si heysana….
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
17
12
111
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Thank you “sanetor PL ka soo jeeda sareedo jeyte “ kuwii jariifka iyo ugxanta guran jirey xeebaha waa laga ilaalin doona ,waad igu metesha arinkaas Guul 🇸🇴.
6
17
105
@dunia_work
Dunia Farah
4 months
Somalia is first Because Puntland is clan based ppl and they are not representing all Somalia from Raaskaambooni to lawayacadde so we are going to spread #Somaliafirst # So I recommend everyone of us to spread #Somaliafirst
Tweet media one
16
15
99
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Somali pure baa dhulka somaliyeed iska leh …
Tweet media one
7
4
99
@dunia_work
Dunia Farah
4 months
🇸🇴 frist…
Tweet media one
13
7
95
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Puntland dadka ku nool oo dacwo ka aha oromo soo buux dhaafisey dhulkii waa in wax laga qabtaa loona celiyo dhulkoodii .kacdoon shacab baa loo bahan tahay .
14
21
91
@dunia_work
Dunia Farah
22 days
Kan iyo kan wax qarxiyey waa isku mid Ilahay ha u naxriisto ..
Tweet media one
39
10
93
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Progress loo qaadey dhanka diplomatic Mansha Allah …
Tweet media one
8
3
90
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Geesiga dadkiisa guusha horseeda geeri dishaay geedka ha go…guul Somalia 🇸🇴
Tweet media one
1
17
90
@dunia_work
Dunia Farah
1 month
Ninkaan waa wataa Aniga koley …
Tweet media one
16
7
90
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Qofkaan ba loo soo direy citiraaf SNM .
Tweet media one
30
11
90
@dunia_work
Dunia Farah
1 month
Ilahay haka gooyo gacantii dishey waxuu eedey waa. Hadalkaan oo loo soo direy cid disha kuwa u shaqeeya Ethopia baa diley..
27
12
87
@dunia_work
Dunia Farah
10 months
Mahadsanid mudane Ali Mohammad geedi
15
17
84
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
New name : badda xoreeye …
Tweet media one
16
3
80
@dunia_work
Dunia Farah
21 days
SNM = Alshabab oo ku faraxsan dhibka gaarey dadka somaliyeed ..
48
18
81
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Lafta nagaa ha noo dhiiban hees cusub oo 🇸🇴
10
17
80
@dunia_work
Dunia Farah
4 months
#free ugbaad aragsan ..
20
18
80
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Catoosh yar baa leh ilaa SL maad lug igu geysaan..❤️⭐️❤️⭐️
27
8
78
@dunia_work
Dunia Farah
9 months
Next president of somaliland…
Tweet media one
41
9
77
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
RW Hamza Abdi waa in xalaal cun ah haduu tago isagoo sharaf leh buu tagi haduu joogana isagoo oo la jecel yahay …
19
13
77
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Inaad muhiim tahay …Iron lady…
Tweet media one
11
8
79
@dunia_work
Dunia Farah
10 days
Wax walba waa isku dayeen balse Ilahay guusha waa siiyey ILHAN OMAR ..
6
10
79
@dunia_work
Dunia Farah
11 days
Waa wataa nin kaan geesiga ah ee aan gaban …Ahmad faqi .
Tweet media one
26
7
80
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Ninkaan waa amhara-Ethiopië bal in yar dhegeyso waxuu ka aminsan yahay Somali “ha eegina picture gudaha ee eega picture dibada “ Great of 🇸🇴.
11
20
78
@dunia_work
Dunia Farah
8 months
Muuse bixi Inuu orom yahay ma shaki baa kaga jira ? Waliba mid ciilan meeshii lagu arko hala soo qabto maxbuus .
Tweet media one
43
9
76
@dunia_work
Dunia Farah
22 days
Kursigii gudoomiyaha barlamaanka PL waxa ku fadhiya saqraan geesdiir oo laga keeney Germany 🇩🇪..
Tweet media one
35
4
76
@dunia_work
Dunia Farah
8 months
Egypt 🇪🇬 Laguma xadgudbi karo dhulka iyo badda somaliyeed waa diyaar u nahay inaan difaacno cid alle iyo cidii ku soo xadgudubta midnimada somalai 👍🤙👍
Tweet media one
19
17
70
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Ninkaas baa leh cid baan xukumaya oo xisbi baan leeyahay kkk Waligey qof ka caqli xun oo ka hadal xun ma arag …
Tweet media one
47
4
72
@dunia_work
Dunia Farah
9 months
Happy national day ….
Tweet media one
11
0
69
@dunia_work
Dunia Farah
8 months
Dalkeena israacey daawada wiilasheena israacey daawada ,Mansha Allah isbaheysi . Yaan la amban shaqo socota “ ready wa-Shamsi”
23
6
68
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Nin iyo wiilkiisa waxay difacayaan Dalka ,nin iyo wiilkii waxay xaraashayaan Dalka dekedaha iyo macdanta kaluunka IWM .
Tweet media one
25
10
66
@dunia_work
Dunia Farah
1 month
Cadowga 🇸🇴…
Tweet media one
28
11
66
@dunia_work
Dunia Farah
4 months
Labo inay kulmaan waa xalaal (farmaajo iyo DANI) labo Inay kulmaan waa qabiil (Birmade HSM iyi sheikh shariif) waa caqliga CBB iyo in Ilaahay nacey .
Tweet media one
Tweet media two
14
8
65
@dunia_work
Dunia Farah
5 months
Ali Hoosh baan sigaar ah ugu hambalyey waayo waa xildhibaankeyga waan nin aan u arko Inuu PL wax weyn ku soo kordhin doono xalada ka taagan isimada iyo waxgaradka isgoo la kaashaya Maya.
Tweet media one
27
6
65
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Abiye oo shaqaale ku sameystey gudaha barlamaanka …
Tweet media one
16
11
63
@dunia_work
Dunia Farah
1 month
Wiil hoog waa soo laabtey Adan Ducaale Alif mabruuk ..
Tweet media one
7
5
61
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Sawirka waa labo maamul oo 🇸🇴 ah
Tweet media one
Tweet media two
12
7
60
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Reer badiya haan CBB xagee igala qaadey
Tweet media one
44
1
62
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Birmade Hassan sheikh qudbad aad I Fiican baad maanta gaarsiisey Somali meel walba ay joogto waliba dastuurka iyo midnimada .
Tweet media one
9
8
58
@dunia_work
Dunia Farah
8 months
🙋‍♀️🙋‍♂️ Somali Kama Dhalan heestaan waxay noo soo direy DDS shacabka ki dhaqan .Somalia hanoolato .
4
9
58
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Xildhibaankeygii xalaasha ahaa Farah iyo geesiga abdimudhalib oo muuqaan laga soo duubey guuleyta ..
15
4
58
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Howl Adag baa ka socota villa garoowe ,magac Haloo bixiyo asxabeey Allah canshuurteydii PL 😩
Tweet media one
54
3
57
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Waa labo sawir oo iskoos isu tarjumaaya…HEEGO DANI soo ceytama intaas baad awoodaan inaad difaacdan Dilaalka bakhaar la ah ..
Tweet media one
Tweet media two
13
8
54
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Abiye oo looga adkaadey gurigiisi .guul HSM marqaati ma doonto ah
2
19
56
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Muuse iyo xertiisa oo si fiican u dhegeysta abiye
Tweet media one
20
3
57
@dunia_work
Dunia Farah
11 months
Muuse ciidanka Fasax .
Tweet media one
21
8
54
@dunia_work
Dunia Farah
5 months
Hawiye naga jiita meydkiiina please reerkaan tuuladooda jooga ka dhex Bax dheh
Tweet media one
44
3
55
@dunia_work
Dunia Farah
11 months
Haybad waxaad ku leedahay dhulka hooyo ,waana lama huranee hagar la,ee wax ugu qabo .
Tweet media one
3
4
57
@dunia_work
Dunia Farah
5 months
Kaley i gumeyso Ethiopië 🇪🇹 2024 baa socota waa cudur ku dhaca kuwa kursigu madax marey sida muuse juudan iyo dani dibiro.
7
12
56
@dunia_work
Dunia Farah
24 days
Hogaamiye Makhir state..🥺
Tweet media one
6
5
54
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
MOU meel ku sheeg ?
Tweet media one
17
4
53
@dunia_work
Dunia Farah
18 days
“Libaaxii Mudug oo tali ku bixiyey midnimada reer Makhir “ waa xildhibaan Sanyare Libaax laba maaha waa kugu maalney ..
12
13
55
@dunia_work
Dunia Farah
3 months
Ooh qac waa dhaaftey wax kale Haloo bixiyo waan u hambalyeynaya waliba mid horudhac ah Asad Osman the only 🦁 in PL .
Tweet media one
18
0
54
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Madaxweyne HSM biramde oo la hadlaya shacabkiisa dadkii hool ka Buuxsamey uga sheegey Inuu ka xunyahay dowlad nimo ha waarto…
4
5
53
@dunia_work
Dunia Farah
3 months
Bulsho dhan oo nin meel ugu xiran waxaa laga helaa Puntland … waa Ayaan daro
Tweet media one
27
7
53
@dunia_work
Dunia Farah
10 months
#Angola live . candidate marwa oo codsanysa in codka la siiyo Guul baan kuu rajeynayaa.
13
8
52
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
War ninkaan lafta gareen waa legend walaahi qudbadiisa waa tii ugu fiicaneyd martidii dabcan HSM intaan aheyn .
Tweet media one
8
4
53
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Ma metalaan PL ziti Somali waa shaqsiyaad u hadlaaya iskood caafimad qabkooda lama huba .Guul 🇸🇴
Tweet media one
17
2
51
@dunia_work
Dunia Farah
3 months
Macalinka siyaasada ee dani qolka ku xirey maxbuus 😂😂😂 waa birmade HSM
Tweet media one
13
4
52
@dunia_work
Dunia Farah
9 months
Makhir boy 👨‍✈️captan Yahya abdulqadir waa wiilkeyga aan ku soo barbariyey wadaniyad somalinimo hamigiisu waa Inuu ku biiro marine organization of somalia for future “abiyey Ahmed u sheega badda ragg baa ilaashan “
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
13
3
50
@dunia_work
Dunia Farah
3 months
Cerigaabo next …..
Tweet media one
13
2
48
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
SSC-khatumo waa mamul ka madax banan PL Lana aqoonsan yahay garaad DANI ogolow in laga saaro dastuurka aad Markaad doonto furo hadda fur oo ka saar …
Tweet media one
8
5
50
@dunia_work
Dunia Farah
8 months
Madaxweyne ku xigeenka PL waagii uu ahaa horgal ka SL maanta waa horgal PL .
29
10
47
@dunia_work
Dunia Farah
1 month
Birmade taan la xagxagan Guushu waa dhowdahay waxaa jira dariikh qodxo badan oo loo marayo iyo kuwa kala garan waayey HSM iyo 🇸🇴..
Tweet media one
Tweet media two
15
5
49
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
EYL Beach - Nugal district -Somalia
Tweet media one
9
5
49
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Oromia Qac baa ka yeertey.
Tweet media one
3
11
47
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Sheikh Mustafa “Somali hays difaacdo Ethiopië iyadaa jiritaan keedu liita “
6
10
47
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Zaynab mohamed Abshir Hamaan waa gabdhahu uu dhaley genaralkii 1962 police somali 2 guri baa waxa xoog ku heysta 2 masuul oo dowlada u shaqeeya …ka dhageyso halkaan ..
17
12
47
@dunia_work
Dunia Farah
19 days
Waa soo dhaweynaya in TEAM BOOBKA layska qabto oo waliba xabad Wajiga looga dhifto ..
Tweet media one
12
4
46
@dunia_work
Dunia Farah
5 months
Ka dib guushii Ismail ..jigjiga mall Ohio State 🇺🇸
10
2
46
@dunia_work
Dunia Farah
21 days
SNM buu u shaqeeya ninkaan ..sirdoon Xspace soo heley .
Tweet media one
25
6
46
@dunia_work
Dunia Farah
1 month
Ma metelaan PL waxay metelaan DANI staff weeye waa rayi ugaara 10 qof …
Tweet media one
29
6
45
@dunia_work
Dunia Farah
4 months
Labadaan munaafaq ama labaxa ciidan ama hargeysa taga waa layska kiin qaban doona..
Tweet media one
Tweet media two
16
5
44
@dunia_work
Dunia Farah
1 month
Dadkii jabey oo caawa tacsi u taalo …labo dekedood oo qalalan baa sababey arinkaan .,,
31
5
44
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Radio kulmis magaca ah wata waa ninkaas LGPT ah maalin walba waxuu ku qaraabta PL maha aha please take care ninkaan
Tweet media one
19
4
42
@dunia_work
Dunia Farah
4 months
Barxadii garoowe oo roobsatay Mansha Allah .
Tweet media one
8
2
44
@dunia_work
Dunia Farah
10 days
Guul Ilhan Omar
Tweet media one
5
2
44
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Sultan caawa waa iskala bixiyey isagoon waxba ula harin HSM .mowlacii xagee adeen .
37
5
41
@dunia_work
Dunia Farah
17 days
Kacdoon dhalinyarada waa. Barnaamij ay wataan CBB oo lagu fahmey qeyladii dhalinyaro ha aado doorasho 1P1V si ay i soo baxaan ururka dhalinyarada ha furteen..
8
9
43
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Mamul aan deriska nahay buuqa iyo Xspace nabad ku jooga please dhiiig kar haysku ridina
Tweet media one
3
3
43
@dunia_work
Dunia Farah
12 days
Labadii nin ee saxiibka ku ahaa Xspace yaa isku direy tolkeyoow? ???
Tweet media one
Tweet media two
25
4
43
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Waa Aniga xildhibaan keyga waa igu metelaa 💯 waxii Dalka loo qabanayo waana nin og wax jira 2 goor noqdey ogaada waa xildhibaan kaliya ee ku idaamkii boobka ahaa ee PL .
Tweet media one
16
7
40
@dunia_work
Dunia Farah
11 months
D5 Ha guuleysto ,ka dib Somali ha guuleysto waa in aad tashataan dadkana wax tartaan.
Tweet media one
8
5
37
@dunia_work
Dunia Farah
27 days
Somalia dowladeeda ,wasiiro iyo xildhibaano waxay qabtaan. Waa ninkan oo kale “bilaash xeyd xeydte “
13
3
41
@dunia_work
Dunia Farah
10 months
Marwa oo bixisey warbixin ay ku soo gunaanadey inay waxii dhacey kula noqon doonto barlamaanka Somali.
6
7
38
@dunia_work
Dunia Farah
3 months
Hambalyo Ayaan leeyahay mar labaad birmade ..
Tweet media one
9
5
41
@dunia_work
Dunia Farah
6 months
Mucjisooyinka 2024 bay ka mid tahay dowlad prank ah oo heshiis gelaysa hadana NIICLE rabta inay ku hagto hawada Somalia ….. RW hamza “abiye baa intuu riyoodey nin tuulo jooga heshiis la galay “ waa hadal loo baahna in waa hore loo sheego ninka tuulada jooga .
19
10
40
@dunia_work
Dunia Farah
2 months
Ragga culus oo is heley Ilaahay ha idiin fududeeyo mudanayaal masuuliyada … hogaamiye fidhiye iyo wasiir Ali Hoosh Manshaa Allah
Tweet media one
9
5
41
@dunia_work
Dunia Farah
8 months
Waa soo dhaweynaya go,aanka geesinimada leh ee SSC guul waarta baan idiin rajeynaya walalo jira ….
6
6
40
@dunia_work
Dunia Farah
7 months
Badda somalia 🇸🇴 iib maha …
Tweet media one
4
2
38