Abdiaziz Golf Profile Banner
Abdiaziz Golf Profile
Abdiaziz Golf

@golfyare

Followers
20,843
Following
1,383
Media
253
Statuses
2,781

Editor-in-Chief of A trusted source of news and analysis on Somalia Ex Radio Jowhar Producer |Arsenal Fan|

Mogadishu, Somalia
Joined May 2013
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Bismilah. Waxaan maanta la igu martiqaaday Munaasabad raalli gelin iyo abaal marin uu Ra’iisul Wasaare Rooble ku guddoonsiinayay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, maadaama aan ahaa Wariyihii u horreeyay ee daaha ka feeday dhiibistii C/kariin Qabi Dhagax Agosto 2017.
Tweet media one
57
62
536
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Twitter Space caawa ee jilib culusta CBB-da waxaa iga yaabiyay caawa waxaa ka mid ahaa Ambasador @AmbAmerico oo makroonka loo furay kana hadlay inaan Somalia iyo Kenya la isla barbar dhigan oo labo dal yihiin ayaa hal mar Makroonkii laga xirtay, intuu hadalka waday!
168
45
359
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Mahad Salaad u magacaabay Taliyaha Hey’adda NISA.
Tweet media one
34
29
291
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Farmaajo: Maxaa isku xumaynee hal mar ay wax igaga kaa dhacanee! AAW: Maya maya si Public ah ii raalli geli
Tweet media one
29
23
283
@golfyare
Abdiaziz Golf
1 year
Muqdisho oo caawa direysa farriin kacdoon bulsho MAYA ARGAGIXISO. Wacyiga dadweynaha oo kaca wuxuu xoojinayaa guusha halganka lagu ciribtirayo Argagixisada.
16
59
242
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
Somali commandos Forces trained by Turkey have launched first operation against AlShabaab area Awdheegle Lower Shabelle region #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
15
50
205
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Xildhibaano uu horkacayo C/raxmaan C/shakuur ayaa mooshin ka gudbiyay Madaxweynihii hore Farmaajo in aan loo dhaarin Xildhibaan Abadiya ah.
Tweet media one
Tweet media two
18
16
186
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Milatry forces who came in #Mogadishu to reject extension and defend constitution now they are leaving and back to frontline #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
24
25
161
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamze Cabdi Barre. Madaxweynaha ayaa shir jaraa’id uu qabtay kaga dhawaaqay magacaabidda Ra’iisul Wasaare Xamze, isaga oo garab taagan.
Tweet media one
10
21
154
@golfyare
Abdiaziz Golf
1 year
Farriin mug weyn oo ku socoto cidda shaki gelineysa la dagaalanka Shabaab
12
27
152
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Today my mother has recieved first dose of #AstraZeneca COVID-19 vaccine, God bless you Mama. #Somalia #Mogadishu
Tweet media one
10
9
145
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Muftiga weyn ee CBB!
@AbdisalamAato
Aato
3 years
How can you trust this man Ilaah baan idinku dhaariyaye? Was he lying yesterday or is he lying today? Subhanallah, a habitual liar indeed. #Somalia
135
48
191
49
19
139
@golfyare
Abdiaziz Golf
1 year
Al Kataa’ib 2 yaa Director ka ah? muuqaalada uu adeegsaday saaxibkey @TerraAbdirizak waa kuwii Alkataa’ib horay u baahisay. Ma saasaa Documentry Propaganda oo NN la soo shartageen ku yahay?
32
18
131
@golfyare
Abdiaziz Golf
9 months
According to a reliable source from the Somali Civil Aviation, the plane that was turned back this morning was a special aircraft known as VIP AIRLINE. It was carrying a high-level delegation from the Ethiopian government, identified as ETH8273. 1/4
Tweet media one
Tweet media two
4
26
124
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Heads of States of frontline states converge in Mogadishu to explore ways to augment ongoing offensive against Al Shabab. The extraordinary summit will also underscore a strong regional support for President @HassanSMohamud ’s security and governance agenda #Mogadishu
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
23
112
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Fresh Demonstration against @M_Farmaajo erupts tonight parts of North #Mogadishu
6
42
107
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Afarta sano ee xukunka Farmaajo wuxuu reebay mahadhooyin ay ka mid tahay is aaminaad la’aan, waxaa la yaabay kolonyo waday mid ka mid ah Musharaxiinta oo lagu ilaalinayo qoriga Sabanka ama RPG ee furimaha dagaalka loogu tala galay.
28
14
108
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Tweet media one
9
24
104
@golfyare
Abdiaziz Golf
1 year
Soomaali heshiis ah oo ficil ah!
@HassanSMohamud
Hassan Sheikh Mohamud
1 year
Today I have chaired a consultation meeting with #Somalia 's former political leaders and actors to discuss the future direction of our country. I thank them for their participation in this important meeting and I look forward to positive discussions.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
240
142
772
20
14
100
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ergeyga QM James Swan oo socod lugo baxsi ku sameynaya Wadada Xeebta ee Air Por-ka, kaddib guushii laga gaaray doorashada Aqalka Sare ee Somaliland
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
11
14
97
@golfyare
Abdiaziz Golf
9 months
@FahadBinYasin Lejenow soo dhawow hee qoraaladi aad soo qori jirtay ee saaxibada ay codeyn jireen bartaan ayaa dadka dhan kula wadaagi doontaa, Waxaad ka heshaa leedahay. Waxaa filaa in dulqaad badan inaa ka baran doonto xaaladaha Social Media!
10
2
95
@golfyare
Abdiaziz Golf
7 years
First Passenger Flight Lands at night at Aden Adde International Airport in #Mogadishu after 27 years #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
46
91
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Farmaajihii shalay: Ma i maqleysaan Waan idin adeegnaa oo kaliya, waxaan idin adeegnaa waa afar sano oo maamul walba loogu tala galay inuu joogo, waa dimoqraadiyad hadduu shaqo fiican qabto waa joogi, hadduu shaqo xun qabtana idinka bixinaya
26
26
97
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
#Eritrea , a country that has been isolated from the rest of the world, and is Africa's most repressive dictatorship, will help #Somalia this year hold free elections !
25
19
86
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
@AbdiwahabSheik7 New trolling strategy agenda has been set 😅
21
3
89
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Ergada waan waanta ka dhex waday Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu dambeyn caawa ku guuleystay dadaaladii ay wadaan inuu is afgarad ka dhasho. Xubin ka tirsan Ergada ayaa ii xaqiijiyay in maalinta berri kulan qado ah Hotelka Decale ka dhacayo
7
17
83
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay xilka Madaxweynaha JFS, isagoo noqonaya taariikhda Madaxweynihii labaad oo mar kale la doortay
Tweet media one
1
8
86
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
Somalia's opposition leader @AAbdishakur condemns NISA intimidation against veteran Journalist @HarunMaruf
10
18
84
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
#Turkish plane carrying medical equipment and doctors has landed this morning at #Mogadishu Airport in order to transfer Injured people yesterday's blast to Turkey for medical treatment #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
32
79
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Kulane talking about nepotism is nauseating. A translator from Minneosta that was thrust into the top intel position simply due to his clan ties to Farmaajo.
@Abdulkullane
Abdullahi Aden Kulane
2 years
After only 10 months in office, these happened.👇🏾 -More than ever, Somalis are divided. -The security situation is gloomy, and the modern army left few months ago has now torn up along clan lines. -Looting frenzies are now pervasive. -Nepotism is widespread. What a
125
72
372
12
19
82
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha. Farxad ayay aheyd in Radio Jowhar aheyd halkii aan ka soo bilaabay Mihnadda Warbaahinta. #RadioDay2021 #Somalia
Tweet media one
5
9
79
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Waa muuqaal kale oo muujinaya argagixii maanta ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, in fowdadan ka dhacdo ishii dalka laga soo galayay waxay ceeb ku tahay dowladnimada iyo inay dhici karaan foolxumadan iyo kuwa kale oo jidka ku soo jira
34
31
76
@golfyare
Abdiaziz Golf
10 months
Somalia Government recalled its ambassador to Addis Ababa for consultations, after held an Extraordinary Cabinet Meeting #Somalia #Ethiopia
Tweet media one
5
4
80
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Kaasina wuxuu ahaa Propagandistaha weyn iyo Film sameeyihii Diiwaan Films lagu soo bilaabay alaabaha jahwareeriska!
@MrDuqa
Abdirashid M. Hashi
3 years
Bravo to Somalia Police Forces for seizing such a huge amount. Gone are the days when foreign 💰💰 found its way to pockets and poison our people against our peace and stability. @SoPoliceForce
47
105
421
22
12
79
@golfyare
Abdiaziz Golf
9 months
ባህራችን አይሸጥም።
Tweet media one
1
15
72
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Guuxa ku saabsan kulanka sabtida oo la qorsheynayo in xilka laga tuuro RW RW Rooble
Tweet media one
7
11
74
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Qalbi dhagax waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonkii afar sano ka hor laga dhoofiyay, isagoo indhaha ka xiran oo loo gacan geliyay Itoobiya. #Adduunyo
Tweet media one
1
9
72
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Sources close to Villa Somalia tell me that President @M_Farmaajo may be suggest to Parliament technical extension for implementation Electoral process #Somalia #Mogadishu
10
19
68
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Maamulka Farmaajo afartii sano waxaa diiwaanka u gashay dhacdooyin ugub ah oo midba midka kale ka daran. Ma hadho ayay noqon doontaa. #justice4Ikraan
6
17
71
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Haddii aan ku daro, Madaxdeena waxay labisan yihiin suudadkii u dambeeyay, waxay ku socdaan V8, guryo si qurxan loo nashqadeyay oo alaabta taal Turkey laga soo iibiyay ayay degan yihiin, intaas nin ku jira waa adag yahay inuu ka warqabo Muqdishada xaalkeeda alow sahalka yahay.
@HusseinSabrie
Hussein Sabrie
4 years
~17,600 oo bajaaj ayuu bil kasta maamulka Gobolka Banaadir kiiba ku canshuuraa $15. Wadarteedu bishi waa lacag rubuc malyuun ka badan. Canshuurta bajaajtaas kaliya ayaa lagu dhisi karaa laamiyada Muqdisho haddii aan la dhicin ee si hufan loo maareeyo. #MuqdishoKuDhisCanshuurteeda
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
37
55
178
4
18
69
@golfyare
Abdiaziz Golf
9 months
Kudos. Mr President It’s a historic speech #NotAnInch
@HassanSMohamud
Hassan Sheikh Mohamud
9 months
In my address at NAM, I emphasized that the continuous reckless and irresponsible rhetoric emanating from the officials of Ethiopia constitutes a dangerous violation of Somalia’s sovereignty, unity, and territorial integrity, demonstrating an absolute disregard for the cardinal
570
815
3K
0
5
72
@golfyare
Abdiaziz Golf
7 years
Pictures from the Turkish military base in #Mogadishu , some of the armed vehicles for Turkish forces among there #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
48
68
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Sawirkan macnaha guud uu bixinayo waa sida hoggaanka DFS u maareeyeen xaaladii hubanti la’aanta siyaasadeed ee ka jirtay Koofur Galbeed iyo kala-irdhowgii siyaasiyiinta oo bedeshay wadar oggol (Consensus), waa mid ka mid ah slogan-kii Soomaali heshiis ah oo ficil ah #baydhabo
Tweet media one
3
9
71
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Dagaal culus ayaa ka socda Agagaarka Mirinaayada ee degmada Cabdicasiis, iyadoo la maqlayo hub aad u culus.
13
23
68
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 months
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu waday in Muqdisho ka dhaco ayaa Kismaayo loo wareejiyay dalab ka yimid Axmed Madoobe.
Tweet media one
7
9
70
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Ra’iisul Wasaare Rooble “Waxaa idin ka celinaa Halaqa, dhurwaaga, iyo dawacooyinka geesaha taagan aan idink celiyo”
2
12
68
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Tonight #Mogadishu is experiencing the first direct frontal assault by Al Shabab since the group was pushed out of the city in 2011. An emboldened, more lethal Al Shabab is one of the many legacies of outgoing president Farmaajo
6
18
68
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
Somali President @M_Farmaajo has met warm criticism from his foreign travels, amid his latest trip to Oman most of public comments for the Villa Somalia's Page criticized meaningless trips #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
14
67
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Muxuu noqon doonaa go’aanka Ra’iisul Wasaaraha ka qaadan karo kiiska Ikraan Tahliil?
15
6
67
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Fighting ongoing in KM4 Junction. #Mogadishu
3
32
66
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Galmudug iyo Hirshabelle ayaa si cad uga soo horjeestay nuuc kasta oo muddo kordhin, si degdeg ahna doorasho loo galo, iyadoo ay tahay in lagu galo heshiiskii September 17
Tweet media one
Tweet media two
7
15
64
@golfyare
Abdiaziz Golf
9 months
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa soo dhoweyn heerkeedu sareysay loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiyah ee dalka Masar, halkaasoo kulan labo geesood uu kula yeeshay dhiggiisa Masar Abdelfatah Al Sisi. #Egypt #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
9
66
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 months
#EthiopianAirlines has updated its app to include Hargeisa as part of Somalia, following a directive from the Somali Civil Aviation Authority, aligning it with how other destinations are listed #Somalia
3
10
64
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
The official account of #Somalia ’s designated Prime Minister has finally recognized and received blue tick @HamzaAbdiBarre No more fake accounts
Tweet media one
1
11
63
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa gaaray Jowhar, socdaalkiisa ayaa ku soo beegmay, iyadoo magaalada ka socoto howsha doorashada hoggaanka Hirshabelle
7
16
59
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 months
#BREAKING Reliable sources have confirmed to me that #ISIS global leader Abdulqadir Mumin has succumbed to injuries he sustained on May 31 during a drone operation conducted by the Americans. While no official confirmation exists yet, I am told that a confirmation is imminent.
@CarlaBabbVOA
Carla Babb
4 months
#BREAKING VOA has now confirmed for a US official that the #ISIS leader in #Somalia was among the targets of a US strike in the vicinity of Dhaardaar on May 31.
4
49
120
4
16
62
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah gawaarida gaashaaman ee #Qatar siisay dowladda Soomaaliya, kaasoo ay dagaalo ka dhacay Shabellaha Hoose ku qabsatay
Tweet media one
Tweet media two
10
19
62
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Farqiga u dhaxeeya 2016 iyo 2020 Ciyaaraha dowlad Goboleedyada Tartankii 2016 waxaa Final Garoonka ku daawanayay Madaxweynihii hore iyo RW hore ee xilligaas. 2020. Madaxweynaha iyo RW hadda Telefishinka Astaan ayay ka daawanayeen.
Tweet media one
Tweet media two
3
11
56
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
Congratulations to My bro @adancabdulle and Riyaak Abdullahi for your wedding, Wishing you a lifetime of love and happiness on this wonderful journey, as you build your new lives together. بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في خير
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
16
2
58
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
#Qatar Gov. They spent Millions of dollars to Somalia No Project buildings streets hospitals schools or government center was ever built except for political invasion and any kind of campaign #Turkish brothers, with all their support are at the heart of the Somali people #Somalia
Tweet media one
5
9
57
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Shirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Teendhada Afisyooni ka dhici doono iyo shuruudaha ku xeeran.
Tweet media one
Tweet media two
5
6
55
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 months
@FahadBinYasin Mar aan is waydiiyay dagaalkaga joogtada ah ee UAE ayaa waxaa igu soo dhacay shiribkii Abshir Bacadle (AUN) Qaramada Midoobay u tiriyey, isagoo waydiiyey “Qaramadii Midoobayeey Qalin Maraykan Maa Tihiin? Hadda Fahadow Qalin Qatar ma tahay?
10
5
57
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 months
Sources familiar with the ongoing negotiations in Ankara, which have stretched over several hours, reveal significant disagreement regarding Ethiopia’s withdrawal from the MoU and the interpretation of “access to sea” that Ethiopia seeks to secure.1/2
2
11
57
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Ilhan Omar "NISA intimidation campaign against @HarunMaruf is deeply disturbing"
4
10
51
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Maamulka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Wasiirada Maaliyadda @DrBeileh iyo Wasiirka Qorsheynta @AmbGamal inay caqabad ku noqdeen wax ka qabashada fatahaada Wabiga Shabelle
Tweet media one
1
14
57
@golfyare
Abdiaziz Golf
7 years
Former Somali President @HEhassansheikh Mohamud attended the Africa Leadership Forum in #Johannesburg South Africa #Somalia
Tweet media one
7
12
52
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Madasha Somali Agenda waxaa habeen dambe marti noogu ah Madaxweynihii hore Hirshabelle @HShPrez2Ware iyo Wasiirkii hore ee Beeraha Abdi Ahmed Baafo. Mowduuca waa Xal u helid la’aanta fataadaha iyo caqabadaha hortaagan waqtiga waa 9:00PM saacada Geeska Afrika.
Tweet media one
2
11
54
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Isgoyska Fagax illaa Siisii ee degmada Yaaqshiid ayaa dibad bax ka dhan ah Muddo kordhinta uu ka socdaa, sidoo kale waxaa Isgoyska ku sugan Ciidamo Milateri ah oo ka soo baxay furimaha dagaalka ee Sh/Dhexe.
2
12
54
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Finally back to tent
Tweet media one
3
5
55
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 months
Shariifow Ganacsiyada shacabka Soomaaliyeed leeyihiin In la weeraro siyaasad maaha, in arrintaas lagaa waaniyana xumaan maaha. Ku soo Dhawaw aragti dhiibasho siyaasadeed oo aanan ku xadgudbeyn Ganacsi iyo dad shacab ah.
@SherifAbdinur
Abdinur Mohamed
4 months
@MDhaaley haddii uu arko qof dhahayo Madaxweyne Xasanoow lacagta dulsaarka ah ee Jaadka waa xaaraan, wuxuu lasoo boodi ganacsi qabiil baa la beegsanayaa. Keddibna @golfyare ayaa u jiibinaa oo leh haa wallaahi. Ninkii Lawwyerka wayn ahaa bannaanka ayuu iskeenay wuxuu is qariyaba.
14
2
28
8
7
53
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Reliable sources told me that Qatar will send Special Envoy to #Mogadishu for mediation amid political standoff between Gov and opposition
Tweet media one
4
5
53
@golfyare
Abdiaziz Golf
6 years
On this day 29 December 2008 Former Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed resigns after political crisis btw him and Former PM Nuur Adde that led to international pressure to his resignation in front of Somali Parliament in #Baidoa #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
2
19
47
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Ciidamada xooga dalka oo ay wehliyaan kuwa dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa gudaha u galay degmada Guriceel, sida ay qortay Warbaahinta dowlada Guddoomiyaha degmada Guriceel Anas Cabdi Macalin ayaa u sheegay Radio Muqdisho in si buuxda ula wareegeen iyadoo aan dagaal dhicin
7
6
52
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Ahead of tomorrow’s parliamentary session where @M_Farmaajo is expected to ask the lower house to nullify his extension bill, huge anti-Farmaajo protests rock parts of #Mogadishu . The capital city has enjoyed an uneasy calm in recent days following violent clashes last week.
1
15
51
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii labaad u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho
Tweet media one
2
5
47
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Wasiir Maareeye waa iga badiyay. Xilal badanaa oo ahna ahna badanaa.
10
3
49
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa hotelka uu Nairobi ka degan yahay waxaa uu kula kulmay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo sanadkii 2017 ay dowladda Federaalka u gacan gelisay dowladda Itoobiya.
Tweet media one
0
8
47
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Shanta sanno ee Farmaajo casharada taariikhda siyaasadda lagu qori doono ayay ka mid noqon doontaa!
@MIShidane
Mohamed Shidane
3 years
Ciidanka AMISOM haddii ay shalay kala ilaalin jireen labo xoog oo is haysata maanta waxay kala ilaalinayaan labada masuul ee dalka ugu sarreysa. #MusiiboQaran
15
6
74
13
3
46
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Doorashada soo socota waxaa aas aaskeeda ugu weyn noqon doont dhaqaale! #SomaliaElection
5
0
45
@golfyare
Abdiaziz Golf
6 years
Deputy Army commander of the Somali National Army General Odawaa Yusuf Raageh #Mogadishu #Somalia
Tweet media one
3
8
41
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Labadan magac bixin midkee loogu yeeri karaa Guddiga doorashada ee Xukuumaddu magacawday? 1- Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay 2- Guddiga doorashada ee kala dhiman
17
2
44
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
Somalis in Ankara attended a grand ceremony marking their country's 59th independence day anniversary, organized by the Somali embassy in Turkey, with Over 40 foreign diplomats were also in attendance. #Turkey #Somalia #Ankara
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
8
44
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
The summit of Frontline States has just concluded in #Mogadishu . Leaders both lauded the significant military gains made against Al Shabab and resolved to support the ongoing campaign against terrorism in Somalia. This is the first such meeting since 2016. #Somalia .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
8
45
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Somali Prime Minister @MohamedHRoble meets in Doha his Qatar counterpart Khalid Bin Khalifa bin Abdulaziz Al-thani. The two leaders discussed strengthening ties between the two countries #Qatar #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
4
5
42
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
US embassy in Somalia @US2SOMALIA defends veteran journalis @HarunMaruf , and criticized @HSNQ_NISA behavior against Press freedom.
7
9
46
@golfyare
Abdiaziz Golf
5 years
NISA levels outlandish allegations against veteran Somali journalist @HarunMaruf Recycled allegations of terror nexus between Harun & Al Shabab might hint a wider war against high profile Somali journalists
@HSNQ_NISA
NISA
5 years
NISA waxay talaabada sharciga ah ee ku haboon ku qaadaysaa Harun Macruf, oo leh xiriiro khatar ku ah amniga Qaranka, kuna kacay falal ka baxsan anshaxa warbaahinta. Waxaan hay’adaha dalka la wadaagaynaa iney ka feejignaadaan xiriirkiisa, soona wargaliyaan laamaha amniga Qaranka.
884
273
1K
8
7
41
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Labadan kursi HOP67 iyo HOP103 waxay halis culus ku yihiin jiritaanka Guddiga Xalinta Khilaafka doorashada
Tweet media one
9
6
42
@golfyare
Abdiaziz Golf
6 months
@FahadBinYasin Warka isii hee Abuu Camaar Af Carabigii Turjumaad English maa ku bedeshay 😀
2
0
43
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
@AliYareAli Mahad Salad NISA, Mustaf Yasin Isgaarsinta, Abwaan Gure Maareyaha Tiyaatarka, Wasiiru Dowlaha Biyaha, Ergeyga Gaarka ah Abaaraha, Waxaa dheeri ah Magreeshinka, Ina Afgoye Hanti Dhowrka, Agaasimaha Guud Wasaaradda Waxbarashada iyo Taliyaha Danab, Taliyaha Guuto 3aad iyo Gorgor
4
3
42
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Markabkii u horeeyay ayaa ku xirtay Dekeda #Garacad , mashruuca lagu dhisay Dekedan ayaa ahaa mid isku tashi ah oo Shacabka iyo maamulka iska kaashadeen, waana mashruucii u horeeyay noociisa oo isku tashi oo dalka laga hirgeliyo burburkii dowladda dhexe kaddib.
Tweet media one
Tweet media two
1
7
41
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Waa Fagaaraha toogashada ee loo yaqaano School Polizio, tiirarkaas ciyaalka ag taagan yihiin dad fara badan ayaa lagu toogtay. Layaab malahan haddii subaxdi inta qof lagu toogto iyadoo raadku dhiigga muuqdo in galabtii carruur ku ciyaaraan. SOOMAALIYA CAADI AYAY KA TAHAY
11
6
37
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
According to an electoral deal signed between political stakeholders, the first senator was scheduled to be elected today. This has not happened. Instead, disagreements & accusations of electoral rigging dominate the airwaves. More delays likely. #Somalia
Tweet media one
3
6
39
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Talks btw FGS and FMS has once again collapsed despite IC appeal to come up consensus for the sake the blessed of Ramadan. #Somalia #Mogadishu
1
10
40
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Kaasina wuxuu ahaa C/llaahi Kulane oo tagtadii ka indha-shareertay, timaadadana ku gogol xaaranaya!!
@Abdulkullane
Abdullahi Aden Kulane
3 years
Siyaasada Soomaaliya waxay u baahan tahay nabadayn, horumarin, kalsooni abuurid iyo isku-dheeli-tir dhinacyada is diidan. Si haddaba taas looga mira-dhaliyo waa inaan hoggaankeeda sidii aan u dhisi lahayn ka shaqaynaa innagoo wada jirna, fursadna siinaa dhallinyarada.
Tweet media one
96
35
374
7
1
40
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
The Official Twitter of #Somalia ’s Designated Prime Minister
@HamzaAbdiBarre
Hamza Abdi Barre
2 years
Immensely grateful to H.E President @HassanSMohamud for appointing me the Prime Minister of the FGS. May Allah give me the fortitude to serve our nation diligently. I thank our people for their overwhelming messages of goodwill & support. I commit to live up to their expectations
Tweet media one
104
144
1K
5
2
38
@golfyare
Abdiaziz Golf
2 years
Wishing you quick recovery Mr President
@HassanSMohamud
Hassan Sheikh Mohamud
2 years
My fellow citizens, I would like to inform you that today I tested positive for COVID-19. So far, I have no symptoms but I will continue to self-isolate and serve the people of #Somalia from home. I ask we all keep each other safe by following public health advise and guidelines.
1K
355
2K
7
3
38
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Waa arrin ugub ah in Diblomaasi ka tirsan Qaramada Midoobey uu Taliye Sirdoon kala hadlo arrimo siyaasadeed iyo doorasho
8
10
38
@golfyare
Abdiaziz Golf
3 years
Madaxweynaha Puntland @SaidAbdullahiDe ayaa caawa si rasmi ah Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Tweet media one
2
3
38
@golfyare
Abdiaziz Golf
4 years
Maxaa diidaya in @HESharifShAhmed Madaxweyne ka noqdo Hirshabeelle, 4 bil kaddibna Madaxweynaha Federaalka u tartamo, isagoo heysta 46 Xildhibaan/Senator, saameynna ku leh go'aamada doorashada. Waxay u dhoweyneysa Madaxtinimada Soomaaliya, Hirshabeellane waxay siineysaa xoriyad!
Tweet media one
3
7
32