![Fahad Yasin فهد ياسين Profile](https://pbs.twimg.com/profile_images/1746203108647051264/tyrMrlyE_x96.jpg)
Fahad Yasin فهد ياسين
@FahadBinYasin
Followers
53K
Following
7
Statuses
119
National Security Advisor & Director of National Intelligence Agency, #Somalia (2018-2022). | مستشار الأمن القومي ومدير المخابرات الوطنية الصومالية.
Joined January 2024
ماهي أهمية الحرب على داعش في بونتلاند/الصومال. أوّلا: لأنها تهدد الأمن الدولي بقربها على الممرات الاستراتيجية، وكونها متاخمة لليمن مع إمكانية تحالفها مع الحوثيين. ثانيا: لأنهم يسيطرون على مناطق غنية بالذهب والمعادن الثمينة، وفعلاً قد بدأو بالمتاجرة، واستطاعوا الحصول على الذهب وإرساله الى الأسواق العالمية. ثالثا: كون أمير داعش في الصومال "عبد القادر مؤمن" القائد العام للداعش في أفريقيا. ويعتبر تحييده قطع الاتصال بينه وبين الفروع الأخرى لداعش في القارة السمراء. رابعا: لعل الرئيس الأمريكي "ترامب" يحتاج قصة نجاح سريعة في الحرب على الارهاب. خامسا: وفي حال هزيمة تنظيم داعش في جبال بونتلاند، تصبح حركة الشباب, المستفيدة الوحيدة، وسيَخْلَى لها الجو بمفردها دون عناء من طرفها.
60
43
358
For decades, the Somali people of Kenya have been subjected to neglect, injustice, and the denial of their rightful place as citizens. Under the leadership of the past four Presidents, the Somali province—its land and people—has been marginalized and left behind. This enduring exclusion has long been a source of pain and frustration. However, today, I stand proud to witness a new dawn. President @WilliamsRuto has broken the longstanding cycle of neglect. He is the first Head of State to treat the Somali community with the respect and recognition they rightfully deserve as citizens of Kenya, through appointing Somali individuals to key positions in government based on their merit and qualifications, not their ethnicity. For the first time in 62 years, a President has spent the night in the Somali region, signaling a commitment to their inclusion. He has also abolished the vetting process for Somalis applying for national identity cards and passports, a significant step toward equality. A major infrastructure project is underway, with a 750-kilometer road network connecting Marsabit to Mandera, and perhaps most significantly, an accurate census of the Somali population is being conducted, ensuring they are properly recognized and represented. Having lived in Mandera as a young boy, I’ve witnessed the struggles and resilience of Somali Kenyans. Now, for the first time, they are receiving the recognition they’ve long been denied, marking a new chapter that speaks to the integrity of the current administration.
Afartii Madaxweyne ee Kenya soo martay waxay gobolka Soomaalida, dad ahaan iyo deegaan ahaan, isugu dareen dayac, dulmi, iyo in la duudsiiyo xuquuqda ay ku leeyihiin Kenya. William Ruto waa Madaxweynihii ugu horreeyey oo Soomaalida Kenya ula dhaqma si la mid ah muwaadiniinta kale ee dalkiisa. Sidaas uma dhahayo in uu xilal muhiim ah u magacaabay dad Soomaali ah, sababtoo ah waa xilal ay ku kasbadeen mudnaan iyo karti ay u leeyihiin xilalka loo igmaday. Muddo 62 sano ah, waa markii koowaad ee Madxaweyne Kenyan ah uu seexdo gobolka Soomaalida. Wuxuu saxiixay xeer qeexaya in la laalo hannaanka hubinta marka ay dalbanayaan kaarka aqoonsiga iyo baasaboorka. Waxaa la dhisayaa wadada isku xirta Marsabit ilaa Mandera oo dhan 750KM. Intaas waxaa ka muhimsan in la fasaxayo tirakoobka saxda ee Soomaalida. Maadaama aan qayb noloshayda kamid ah la noolaa shacabka Mandera, si dhaw baan u dareemayaa farxadda shacabkaasi walaalaha ah taasoo ah mid aysan ka helin afartii Madaxweyne ee Kenya soo martay.
40
41
322
Afartii Madaxweyne ee Kenya soo martay waxay gobolka Soomaalida, dad ahaan iyo deegaan ahaan, isugu dareen dayac, dulmi, iyo in la duudsiiyo xuquuqda ay ku leeyihiin Kenya. William Ruto waa Madaxweynihii ugu horreeyey oo Soomaalida Kenya ula dhaqma si la mid ah muwaadiniinta kale ee dalkiisa. Sidaas uma dhahayo in uu xilal muhiim ah u magacaabay dad Soomaali ah, sababtoo ah waa xilal ay ku kasbadeen mudnaan iyo karti ay u leeyihiin xilalka loo igmaday. Muddo 62 sano ah, waa markii koowaad ee Madxaweyne Kenyan ah uu seexdo gobolka Soomaalida. Wuxuu saxiixay xeer qeexaya in la laalo hannaanka hubinta marka ay dalbanayaan kaarka aqoonsiga iyo baasaboorka. Waxaa la dhisayaa wadada isku xirta Marsabit ilaa Mandera oo dhan 750KM. Intaas waxaa ka muhimsan in la fasaxayo tirakoobka saxda ee Soomaalida. Maadaama aan qayb noloshayda kamid ah la noolaa shacabka Mandera, si dhaw baan u dareemayaa farxadda shacabkaasi walaalaha ah taasoo ah mid aysan ka helin afartii Madaxweyne ee Kenya soo martay.
80
67
694
Dr Sheekh Khadar Xasan Axmed oo ku sugan Hargeysa wuxuu hormuud u yahay kacdoon barasho diimeed oo raadkeedu raagi doono ugu yaraan kontonka sano ee soo socda. Baraaruggii Salafiyada Soomaaliya saddex tiir buu lahaa: 1. Tiirka faafinta manhajka Salafiga ah ee dhanka caqiiqada. 2. Tiirka dib u qaabaynta bulshada, hab dhaqan iyo hab feker labadaba. 3. Tiirka bilaa mad hab, oo hal ku dhiggiisu ahaa labada waxyi toos haloo raaco. Tiirka u danbeeya, dadka Soomaaliyeed wuxuu ka raray Shaaficiyadii, waxaana loo soo xaluuliyey Xanaabilo. Dadaalka Dr Khadar, waa kacdoon waqtigiisii yimid, wuxuuna umada usoo celinayaa Shaaficiyadii, isagoo labadii tiir ee hore ilaalinaya.
144
52
707
KU: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud KA: La taliyihii hore ee aAmniga Qaranka, Fahad Yaasiin Ujeedo: Dacwad Masuul la Aaminay Salaanta Islaamka kaddib, Sidaan ognahay Madaxweynaha Jamhuuriyadu waa ilaaliyaha danta guud. Waajibaadkiisa waxaa kamid ah inuu dhawro hantida qaranka iyo tan gaarka loo leeyahay labadaba. Mudane Madaxweyne, waxaan ashtako ka nahay muwaadin awood buuxda leh oo ku xad gubaya hantidii qaranka; 1. Iyadoo aanan la diyaarinin shuruucdii iibka hantida guud ee qaranka ayuu ninkaasi beecinayaa dhulalkii danta guud, isagoo ku iibinaya xaraash iyo xoolo jaban. 2. Lacag lagu sheegay qiimaha dhulalka danta guud, iyadoo boorsoooyin lagu sido, ayaa si toos ah loogu geeyaa gurgiisa. Awoodaas lacag qabashada yaa siiyey? 3. Xisaabiyihii Guud, iyo Hanti Dhawrihii Guud ee Qaranka labadiiba way ka aamusan yihiin, ee bal masuuliyiintaas la hadal, oo ha furaan galal fatashaad iyo baaris ah si ay warbixin uga soo diyaariyaan, oo kuugu keenaan. Mudane Madaxweyne, waxaan kaa rejaynayaa inaad gacanta qabato muwaadinkaas ku hawlan ku tagri falka iyo ku danaysiga shakhsiga ah ee hantidii danta guud.
136
92
658
Allaha u naxariistee Xirsi Magan baan ka hayaa mar aan u sheeko doonan jiray, oon garaad iyo garasho ka kororsan jiray; Hoggaamiye waa afar; Mid dalka u daran, mid dadka u daran, mid diinta u daran iyo mid duunyada u daran. Siday usii kala daran yihiin baan su’aalay. Wuxuu yiri, waan kuu kala sharxiyee adigu kala saaro. Midka dalka u daran waa rati reerka kugu simaya, laakiin reeryaduu cunaa. Midka dadka u daran, waa doqon dantiisa yaqaan oon danqasho lahayn. Midka diinta u daran, waa mid dhug iyo dhaayaba Alle ka awday. Midka duunyada u daran, saddexda kale wuxuu dheer yahay, afar shayba waa ka beec; dal, dad, diin iyo duunyo.
178
112
878
TRANSLATION: Two Pressing questions and their corresponding answers. Q: What are the differences between Hassan Sheikh in 2012–2017 and Hassan Sheikh in 2022–2026? A: The current Hassan Sheikh embodies a more authentic approach to leadership in both conscience and governance. In the past, he was constrained by his friends, timidity, and a limited understanding of statecraft. Q: Why has President Hassan Sheikh remained silent on Puntland’s conflict with ISIS? A: The President perceives Puntland as a distant region, both mentally and geographically. As a result, he is neither affected by nor invested in the events occurring there.
Labo su’aal iyo labo jawaab S: Maxay ku kala duwan yihiin Xasan Sheekhii (2012/2017) iyo Xasan Sheekha (2022/2026) ? J: Kan runta ah, ee saxda ah maamul ahaan iyo damiir ahaan waa Xasanka haddeer jooga. Xasankii hore waxaa qarinayey saaxiibo, cabsi, iyo faham yari dowlanimo uu la noolaa. S: Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu uga aamusay dagaalka ay Puntland la gashay Daacish? J: Madaxweynuhu wuxuu u arkaa Puntland meel ka fog maskax ahaan iyo masaafo ahaan, sidaas darteed dhib iyo dheef midna ma dareemo waxa ka dhacaya Puntland.
32
24
222
Labo su’aal iyo labo jawaab S: Maxay ku kala duwan yihiin Xasan Sheekhii (2012/2017) iyo Xasan Sheekha (2022/2026) ? J: Kan runta ah, ee saxda ah maamul ahaan iyo damiir ahaan waa Xasanka haddeer jooga. Xasankii hore waxaa qarinayey saaxiibo, cabsi, iyo faham yari dowlanimo uu la noolaa. S: Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu uga aamusay dagaalka ay Puntland la gashay Daacish? J: Madaxweynuhu wuxuu u arkaa Puntland meel ka fog maskax ahaan iyo masaafo ahaan, sidaas darteed dhib iyo dheef midna ma dareemo waxa ka dhacaya Puntland.
149
68
606
RUNTA KHARAAR: Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe Waxaan maqli jiray, war hebeloow labada orod mid daa! Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Axmed Madoobe la dagaalo iyo inuu la heshiiyo midna kartideeda ma lahan, marka labada orod midkood ha daayo. Cudurrada qaarkood hadaadan iska daaweyn karin waxaa jira kaniiniyo loo qaato si aad ula noolaato xanuunka. Runta kharaarka badan waxay tahay, Madoobe waxaa maanta garab siinaya saddex dowladood oo Madaxweyne Xasan Sheekh dano dhaqaale oo shakhsi ah uu ku qabo labo kamid ah. Qof baahan uma caroon karo qofka uu gacanta u hoorsado. Nabad iyo colaad waxaa hadeer dhaw nabadda. Dowladdii horaba markay aragtay xaalka waxay aqbashay iney xanuunka la noolaato. Ceeb waxaa ah inaad si joogto ah darbiga madaxa ugu sii garaacdo.
260
144
1K
Waan gartaa hoggaamiyeyaasha markii aan arko. Sidoo kale, waana aqoonsadaa nacasyada markii aan arko. Bal qiyaas sida ay mahadho u tahay inuu qof isku darsado labadaas sifo. Haddii aad tahay hoggaamiye, haddana tahay nacas waa arrin musiibo ah, musiibo aad u daran. Waxaa kale oo kasii xun, waliba kasii khatar badan, haddii dadkii ay gacmahooda ku jirtay talada iyo awoodda ay maskaxdooda la baddalo oo ay ku dheeldheelaan nacasyo danahooda gaarka ah ku fushanaya. PAUL KIGAME. MADAXWEYNAHA RWANDA
108
132
794
Hooyaday Xaliima Saciid bay ahayd qofkii ugu horreeyey ee i xafidsiiyey magaca Suubanaha ﷺ oo saddexan (Muxamed Binu Cabdulaahi Binu Cabdul Mudhalib). Waxaan buugan u hibeeyay Aabahay Sheekh Muxumed-Yaasiin Xaaji Daahir. Nuqulka koowaad waxaan u saxiixay xaaskayga, maadaama ay ii abuurtay jawigii ku habboonaa ee ii sahlay wax qorista. Shirkadda Daabacaadda ee Daarul-Cilmi ayaa idin la soo wadaagi doonta goobaha laga heli karo. Waxaan Eebe ﷻ ka baryayaa inuu buuggan barakeeyo, akhristuhuna ka faa’iidaysto.
160
114
1K
بين محمد مرسي وأحمد الشرع: فوارق بين الحالة المصرية والحالة السورية. لا توجد عوامل مشتركة بين الحالتين ولا بين القياديين. محمد مرسي عالم مهندس درس في مصر وفي أمريكا، بينما أحمد الشرع شاب عسكري مقاتل. محمد مرسي انتمى لجماعة معتدلة دينيا وسياسيا، بينما أحمد الشرع تنقل بين الحركات الأكثر تطرّفا دينيا وسياسيا. محمد مرسي وصل إلى الحكم بالشورى أي عبر انتخابات شعبية، بينما وصل أحمد الشرع إلى الحكم بالتّغلّب أي عبر جبهات عسكرية وبقوة السلاح . محمد مرسي لم يكن الأفضل لقيادة مصر، حتى من بين الإسلاميين كانت خيارات اخرى مثل عبد المنعم أبو الفتوح وحازم أبو اسماعيل، لكنّ أحمد الشرع ثوري مسلح تمكَن من تحرير الغالبية السنية من النظام الطائفي وهكذا يصبح الخيار المفضل والوحيد لقيادة سوريا. محمد مرسي أصبح رئيسا لمصر بعد ثورة شعبية محلية تبحث عن الحرية والحكم الرشيد وحقوق الإنسان، بينما أحمد الشرع جاء وهو يبحث عن الانسان قبل حقوق الإنسان، والمواطن قبل نوع الحكم، وإيقاف حمام الدم والتهجير. وعليه ليس من المنطق مقارنة الربيع العربي بالشتاء السوري. فحالة سوريا تختلف عن كل الثورات الاخرى. فالشتاء السوري اختار أمل العودة إلى الحياة فقط، لاغير.
77
59
559
رسالة هامة وعاجلة الى بريد القيادة السودانية منظمة الإيغاد مرت على مراحل متعددة منذ تأسيسها، وكانت مؤسسة إقليمية تخدم دول الأعضاء بشكل متوازن وذلك في فترة الرؤساء المؤسسين دانيال أرب موي الكيني، وسياد بري الصومالي، ومنغستو هيلي مريم الإثيوبي، وحسن غوليد الجيبوتي. فخلف من بعدهم خلف استحوذ منظمة الإيغاد، فحولها إلى مطرقة بيد نظام التغراي في أديس أبابا، واستمر هذا الوضع أكثر من عشرين عاما إلى أن سقط نظام التغراي وترك وراءه منظمة الإيغاد وهي تعاني من ترهل بنيوي أفقد المؤسسة قيمتها المعنوية. لاحقا عانت أغلب الدول الأعضاء بهزات داخلية انهكت كلًّا على حدة، وغاب عن المنطقة زعيم طموح لديه كاريزما أمام المجتمع الدولي. أخيرا وبعد تعيين السيد ورقلى المدير التنفيذي الحالي للمنظمة استطاع أن يطورها لتصبح مؤسسة تنافس مثيلاتها في العالم، فهو لا يُـرضي الجميع ويتعامل مع الدول بحرفية دبلوماسية وحنكة ذكية، والرجل يتمتع بخبرات مختلفة تمكنه من إنجاح المؤسسة وعدم الاحتراق بخيوطها الملتهبة دائما. أتحدث عن الرجل بناء عن معرفة ولست من المادحين. الرسالة: القيادة السودانية تدرك أكثر من غيرها أين تكمن مصلحة السودان، لكن لا باس من التطفل عليهم ولا مشكلة في الاستماع إلى أراء بعض المحبين للسودان وأهله. وعليه أقول، إن انقطاعهم عن المنظمة وانسحابهم المؤقت يفقدهم التواصل مع جهات فاعلة في الإقليم والعالم، كما يقلص الدور السوداني عن الملفات المتداخلة في القرن الأفريقي. وبصفتي مسئول صومالي سابق، أستطيع القول وبكل ثقة، أن من أفضل المكتسبات للدولة الصومالية احتفاظها على العلاقة مع منظمة الإيغاد وإن كانت المنظمة في بعض مراحلها خنجراً يضر المصالح العليا للصومال ورغم ذلك فمنافعها أكثر من ضررها. وما تجربة الصومال عنكم ببعيد.
41
29
326
Magacaygu waa Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaan ahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Waxaan dhisayaa ciidan qaran oo amniga dalka ku filan. Waxaan sameynayaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka shaqaysa. 𝐌𝐚𝐲 𝟏𝟐, 𝟐𝟎𝟐𝟐. _______________________________________ Magacaygu waa Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaan Madaxweyne ka ahay Dowladda Puntland. Waxaan u dhaqmayaa sidii dowlad madax banaan. Dekedaha dalka waxaan si toos ah ugu saxiixayaa dalkaan doono. Waxaan sameysanayaa lacag ii gaar ah. Dalalka aduunka oo dhan xiriir wanaagsan baan la yeelanayaa, marka laga reebo Dowlada Federaalka. 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟏, 𝟐𝟎𝟐𝟒.
206
120
865
Al Joolaani wuxuu noqonayaa haggaamiyihii ugu bisaylka qurxanaa ee Al Qaacida iyo Daacish isku soo wada maray. Wuxuu dadkiisa ka xoreeyey maamulkii kibirka badnaa ee muddo ka badan 50 sano xabadka dhulka u dhigay Sunnada Suuriya. Markuu qabsaday Caasimadda Dimishiq wuxuu ku dhaqaaqay tallaabooyinkan; ▶️ In dalka iyo dadka Suuriya ay u siman yihiin oo aanan cidna la takooreynin. ▶️ In hadafkooda ku egyahay gudaha iyo xuduudaha Suuriya, oo aysan lahayn ujeedooyin ka baxsan Suuriya. ▶️ In uusan jirin urur caalami ah ama dal shisheeye oo ay ka amar qaataan. ▶️ In dalka uu yeelanayo dastuur iyo heshiisyo siyaasadeed oo loo wada dhanyahay. ▶️ In qof walba oo Suuri ah uu cafis yahay, uusan jirin aargoosi iyo beegsi gaar ah.
114
53
787
𝐀𝐅𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐋𝐀 𝐘𝐀𝐀𝐁 𝐄𝐄 𝐑𝐀𝐀𝐒𝐊𝐀𝐍𝐁𝐎𝐎𝐍𝐈: 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃: In qof masuul ahi uu af buuxa ugu faano inuu galay danbiyada qaranka laga galo mid kamid ah, oo ah in Ciidanka Qaranka xabad lagu rido, misana lagu dhiirado in iyagoo maxaabiis ah sawir laga qaado. Waa mahadho taariikhda ku hari doonta. 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃: In Ciidankii Xoogga Dalka uu dal shisheeye iska dhiibay oo uu jab intaas le’eg ku dhacay, misana Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha aysan qaadin tallaabo isla xisaabtan ah, oo ay ula fal galeen sidii dhacdo caadi ah. Waa mahadho taariikhda ku hari doonta. 𝐒𝐀𝐃𝐃𝐄𝐗𝐀𝐀𝐃: Askartii la geeyey Raaskanbooni waxaa isugu darsamay dayac nololeed, saanad yaraan iyo caqiido hoosayn. Qaarkood waxay is waydiinayeen talow labada dhinac keebaa xaq ah, oo aan u dhimannaa. Heerkaas yaa ciidanka gaarsiiyey? Waa mahadho taariikhda ku hari doonta. 𝐀𝐅𝐑𝐀𝐀𝐃: Madaxweynaha Kenya William Ruto wuxuu door bidayaa la macaamilka Dowladda Federaalka isagoo wax ka baddalay dhaqankii Uhuru Kenyatta. Hase yeeshee, dhacdada Raaskambooni baa is baddal weyn ku keeni karta isagoo ka eegaya dhanka amniga xuduudaha. Waa mahadho kale oo taariikhda ku hari doonta.
146
86
780