My 1st painting lesson. It was so soothing and has put me in a relaxing state! Can't wait for lesson two thank you
@NujuumArts
, my teacher.
#Mogadishu
#Somalia
I had the best time in
#Barawe
, nice city, beautiful & down to earth people. I noticed that in the streets everyone greets each other, it doesn't matter who you are, that's family. I was humbled by it. May Allah increase the peace and stability they have.
#Somalia
@SpotonSomalia
Caawa 25ka Ramadan, Allaha naga aqbalo soonka, salaada iyo ducooyinka. Wadankeena
#Somalia
Allaha nabad nooga dhigo. Allaha naga dhigo kuwa mar walba is kaalmeeyo 🤲🏾
Saaxibaday ka kalumaysto
#Jazeera
oo aan maanta u keenay qalab ka mid ah kuwa lagu kalumaysto oo ay u soo iibiyeen walaalo Soomaliyed oo ka soo jawaabay codsigoodii. Aad bay u mahadsanyihiin.
#Somalia
Maalin wanaagsan, Alhamdullilah. “It isn’t what you have in your pocket that makes you thankful, but what you have in your heart.”
#Mogadishu
beach
#Somalia
Jimco Mubarak, shalay ayaan soo booqday degaanka Shabeeley ee degmada
#Warshikh
. Dhul qurux badan ayaa Ilaah na siiyay ee aan ka faa'iidaysano.
#Somalia
Waxaan kaluumaysi u aadnay khooriga butiyaale ee
#Qandala
. Markaan shabaagada ku tuuray badda, hal daqiiqo kaddib malaay(kaluun) badan ayuu soo qabtay. Waxaan leenahay ilo dhaqaale fara badan ee aan ka faa'iidaysano.
#Somalia
While walking at
#Jazeera
beach, I met these two fishermen, Jamal and his friend. They told me that they need fishing equipment as it is their livelihood. Alhamdullilah after talking to friends, we will support them
#Somalia
@bashiirph1
Jimco wanaagsan. Wanaaji xiriirka aad la leedahay Illaahay waayo guul xumada ugu horaysa ee noloshu wuxuu ka bilaabma in qofku ku guul daraysto inuu la xiriiro Illaahay .
#Somalia
Waxaa maanta sharaf ii ahayd
inaan soo booqdo
@beydanhq
ee ku taala xaaladda Taleex ee
#Mogadishu
. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinyaa mulkiilayaasha
@Beydanhq
Najiib Cabdullahi iyo Amaal Dirie soo dhawaynta wacan iyo hal abuurkooda ganacsi.
@MukhtarNuur
#Somalia
When I give him the walking stick for the blind, he said to me "adeer thank you, now I will not fall in the holes and not hit the walls." Just look happy he is and his beautiful smile. I became emotional 😢Lets help the needy
#Somalia
@SpecialSomalis
@SODENOrg
Alhamdullilah buugaas oo aan qoraayay muddo badan ayaan dhameeyay. Insha Allah June ayaan marka hore ku soo soo daahfurayaa
#Somaliya
kaddibna dibedda.
#Somalia
mothers are the backbone of our society. They're the glue that holds our families together. Their work is vital yet often unseen. They are the real heroes of the family. A mother is a role model, her joy makes those around her happy. May Allah bless & have mercy on them.
#Dubai
hadii la yimaado, waa in la soo booqdaa shaaha "Xaliima Sambuus" oo ku yaal suuq dahab, waxaa laga helaa shaah , qaxwo , sambuus, mashmash, bajiyo.... aad u macaan. Waa inaan taagernaa ganacsatadayna
#Somalia
Subax wanagsan.
"What is life? They say it's from B to D... From Birthday to Death... But what's between B and D? It's C ... Choice... Our life is a matter of Choices. Live well, do the right things and it will never go wrong." From a wise person.
#Somalia
"Nature is the best medicine for serenity. Peace, calmness, stillness. It’s good for the heart.” This is our beautiful beach in
#Kaaraan
District
#Mogadishu
#Somalia
.
"Dalkaygoow dushaada waa barwaaqee, dalkaygoow dabayshaadu waa udgoontahee."
Waxaan leenahay dhul wax beerista ku wanaagsan, oo guryaheena aan ku abuuri karno dalagyo kala duwan. Aan wax beerano si aan baahida uga baxno
#Somalia
@SpotonSomalia
@FAOSomalia
"Among the factors that contribute to one's happiness are performing acts of kindness to others and giving charity" from this amazing book "DON'T BE SAD" which I read many times and never get tired reading it again.
#Somalia
Waxaan u hambalyeynayaa Siham Ibrahim oo ku guulaysatay ciyaarta dhalinyarada golf ka cayaaro oo ka dhacday California ee waddanka Maraykanka. Siham waxay ku guulaysatay oo ay qaatay koobka golf ka ee dhalinyarada (junior golf) ee 2020.
#Somalia
Wuu mahadsanyahay legend Shimaali Ahmed Shimaali oo labo maalmood gudahood iigu tolay shaarar oo shaatigaan quruxda badan ka mid yahay. Walaalaayal aan taagerno Shimaali, dukaankiisa wuxuu ku yaal Xamar Wayne agagaarka via Roma, kala xiriira telefonka +252617999666.
#Somalia