Dr. Said Awkombe Profile Banner
Dr. Said Awkombe Profile
Dr. Said Awkombe

@awkombee

Followers
36,689
Following
988
Media
1,680
Statuses
27,620

Production Sector practitioner (LPS&Agri) Researcher, proud multimedia Universities( @MekUniETH , @MakerereU &IGAD). Rts aren't endorsement.

Erigavo, Sanaag.
Joined March 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@awkombee
Dr. Said Awkombe
5 years
Alhamdullilaah, About 8 years of patient finally paid off. Officially MS in MVPH and Food Hygeine.🎓😎.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
40
14
333
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
I come from here #Sanaag ever green mountains. Where do you come from?
60
74
521
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
First Somali Senate in MN Omar Fatah.🙏.
Tweet media one
15
49
504
@awkombee
Dr. Said Awkombe
1 year
Left: Mogadishu. Right Garowe Difference is leadership not tax! Let's talk and blame those who failed their responsibility.
Tweet media one
Tweet media two
87
59
370
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Visited one of the most historical places in #Africa #Taleh Town located eastern Sool region, the base of #Darawish Freedom fighters in 1890-1921.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
70
340
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Describe just one word!.
Tweet media one
118
22
311
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Lightening kills 40 camels in one herd(fence) at same time! Imagine the attention of owner who lost 40 camels!
Tweet media one
118
87
273
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
How it started VS How it's going Eldahir Erigavo 🛣️ Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
12
33
261
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Somali capital #Mogadishu .
Tweet media one
13
18
232
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Haddii sidan hablaha dhan u fekeri lahaayeen waa hore ayeynu Chine la tartami lahayn. Allow burcad isu mari qalbiga lamaanayaasha isqaban🤲. U guuri sowjkaaga.
Tweet media one
59
10
224
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Sufyaan Sheikh Axmed Wuxuu sheegay in uu 4ta Xaas u guursaday isagoo fulinaya Siyaasada islaaamka wuxuu raga Soomaaliyeed ugu baaqay in guurka la badiyo si loo yareeyo garoobnimada Dumarka iyo Guur la'aanta bulshadana loo tarmiyo. W/Q: M Said
Tweet media one
47
16
217
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Arrintan Muqdisha aad ayey ugu badan tahay, halka gobolladda kale aysan ka jirin ama ay ku yartahay. Maxaa sababay? Qudbasiro!
50
41
213
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Twiterka waxaan ku arkay group isku xidhan oo mid ka mid ah haddaad is af dhaaftaan inta kale la safanayso! Baaritaan aan sameeyey waxaan ku ogaaday in groupkaasi qaab qabiil u abuubulan yihiin. waxaase iga sii darnaa in dad badan oo akhyaar ah ku jiraan. Niyad jab weeye tanni!
109
17
216
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
This is unfit for human consumption! Poor handling, poor hygienic and dirty and lack of inspection before and after slaughtering the animals. This is public health crisis and we're risk of food borne diseases and other zoonotics. @NihSomalia
Tweet media one
121
30
213
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Caqligan ayaa dalka 5 sano lagu maamulaayey. Very poor mentality.
Tweet media one
145
21
215
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Maanta waxaan ku dhawaaqay inaan musharax xildhibaan ahay DFS aqalka goose.
Tweet media one
48
22
203
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Kan clipka ka duubaaya waa xasas xaasid ah.😭😥
69
55
193
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Congratulations both of you in advance🇸🇴🇺🇸
Tweet media one
4
26
190
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
10k followers! Twitterku waa platformka ugu fiican ee la isticmaalo baraha bulshada sida aan aaminsanahay. Waxaan iska baranay asxaab aad qiime, qadarin sharaf leh oo badankood aanan is arag (FaceToFace) haddana i ah brothers and sisters from another mother. Thank you all.
Tweet media one
62
7
181
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Say me Happy birthday 🎉 30 years! Alxamdulilaah. Raggu de'da ma qariyo.
Tweet media one
43
3
178
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Ma jiraa hal qof oo Somali hero ah oo laysku raacsan yahay? Anniga: Sayid Maxamed Cabdale Xasan.
144
11
175
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Caqliga Puntland iyo Jubbaland ayaan layaabay. Kismaayo 5Km dhinac loogama bixikaro Puntland garoowe kontaroolka lama dhaafi karo oo tukaraqna haba sheegin, Sanaag kalabar waa maqan yahay. Muqdisha ciidamo ayaa lala aadayaa. Bal iswaafajiya?
Tweet media one
41
36
171
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Hijab is full of beauty. Mashaa Allah bal maxaa qurux ka maqan hooyooyinkaas. Quruxdu waa asturnaan sida Diinteenu noo sheegtay.
Tweet media one
19
16
172
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Garacad port, the largest ever privately invested infrastructure project in #Somalia will be officially opened on Saturday after abt 3 years of construction. A high-level delegation including Somalia’s Pres. @HassanSMohamud & Pres. @HESaidADeni will attend the opening ceremony.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
12
44
168
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Garoowe waa magaalada ugu waddooyinka wanaagsan deegaanka Soomaalida dhanka(town planka). Sawirka saaka ayaan qaaday.
Tweet media one
21
15
159
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Puntland waa Somalia, Somalia waa Puntland.🇸🇴
Tweet media one
18
14
148
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
#GaracadPort before and after.
Tweet media one
6
31
148
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Maalinta Cabdiraxman Cabdishakur madaxwayne noqdo anna Carab baan noqonaya. Sawirka iyo qoraalku isma lahan.
Tweet media one
33
11
154
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
#QAYLODHAAN Waxaan ku baraarujinayaa bulshadeena meelkasta oo ay joogaan inay raacaan tallooyinka iyo fariimaha caafimaad saan uga gaashaamano fayraska #COVID19 .
19
29
146
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Welcome to #Calmadow Sanaag.
Tweet media one
6
12
144
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Magaalooyinka Somalia ugu qadiimsan waxaa ka mid ah 1. Muqdisha 2. Berbera 3. Marka. Ku darso.
169
5
148
@awkombee
Dr. Said Awkombe
1 year
Telefishanka Qaranka ceeb ayey ku tahay inuu tabin waayo 387kun oo qof oo Soomaaliyeed maanta codaynaaya. Kudayo Puntland kudayo.
Tweet media one
61
26
144
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Traveling to one of the most beautiful places in Somalia Guess it?
Tweet media one
24
6
138
@awkombee
Dr. Said Awkombe
5 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
7
23
141
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Welcome to #Somalia . Here is Buurta Daallo Sanag region amazing and beautiful. Thank you Ikran for showcasing beautiful and positive side of Somalia. Plz watch &spread it.
9
35
130
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Farmaajo" intaan noqon lahaa barakicye waxaan noqonaaya badbaadiye" Good move.
3
17
136
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
#Puntland 1. Galmudug ma aqoonsanin 2. Khaatumo& maakhir ma aqoonsanin 3. Metelaada banaadir ma aqoonsanin 4. Wada hadaladda Somalia iyo Somaliland raalli kama nihin. Ilaa goorma ayuu musasalkan soconayaana?
43
20
137
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
I'm immensely proud to join @sihrsomalia team as a Research Lead of One Health Program. Looking forward to contribute my knowledge and works my people in areas of health, environment and livestock sector. #OneHealth #Environment #Human #animals
Tweet media one
42
18
140
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
14 shaqo iyo $14000 Ayaa Ruwaydo loosoo bandhigay wax ka yar 24hours. Somali waa dad hiil iyo hiiloba leh🙏. Waxaase su'aal ah 14 shaqo maa awal dadka u baahan la shaqaalatsiiyo? Waddanka shaqo waa buux lkn waan laysu ogoleen nasiibdaro!.
Tweet media one
20
16
140
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
History repeats itself! Today we have Salad Gabayre, jama Qorsheel, Cirro, Samatar, Cabdulahi Yusuf and caydiid! #12AprillSNA62
Tweet media one
19
12
139
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Very humble PM ☺️ indeed down to Earth!
Tweet media one
16
9
131
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Dr Saadiq Enow, Yuusuf Garaad iyo Maxamed Aadan Ciiraale waa aqoonyahano ku hadla ugu yaraan 4 ama 5 luuqadood kase door biday inay Af-Soomaali bulshada wax ugu qoraan uguna soo gudbiyaan. U hiilli afkaaga iyo dhaqankaaga aqoonyahan.
15
13
135
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Describe one word these two leaders?
Tweet media one
122
7
129
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Addis ababa iyadoo ah caasiamdda Itoobiya hadana in Oromo leedahay ayaan laysku qirsanyahy maadaama 70% ay degto sido kale Nayrobi in Masaydu u badantahy waa la qirsanyahy, Xamarse xataa kii 30 sano dhibta ah ku noolaa ayaa dhehaaya xamar waa lawada leyahay. Beenta laysku raacay!
82
15
123
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Somaliland National TV. Vs Somali national TV. 😂😂😂
Tweet media one
Tweet media two
23
8
115
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Good morning 🌞🌄 from Calmadow mountains. @bilewarsame
Tweet media one
6
10
123
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Nasiib daro ma arkin hal abti oo hooyo la dhashay dhammaantood waxay ku dhinteen qaarna lagu waayey dagaalkii 77. Alle ha u wada naxariisto.
Tweet media one
21
13
120
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Haddii maanta lagu odhan lahaa intaadan jaamacadda bilaabin kulliyadee baranaysaa maxaad baran lahaydna? Annigu: saxaafadda.
69
8
120
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
it was well organized and beautiful farewell ceremony arranged by my friends in bangaldesh. no words to describe this amazing event but friendship quote say “A real friend is one who walks in when the rest of the world walks out.”  It's hard to say good bye😍🙏.
Tweet media one
Tweet media two
9
14
115
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Farmaajo Puntland wuxuu saaray sanction cunaqabatayn dhankasta xataa heer ardaydii loo diiday shahaado. Waxa lay sheegay in WIIL aqoon ah uu helay scholarship Marroco ah kadibna loo diiday certificate dowladda ah! Hal mashruuc loma Sii dayn Puntland. Aaway wax wada lahaanshihi?
59
11
117
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
I'm very proud to participate 4th 🌎 Congress on Veterinary medicine which will be held in Dubai. @hodansomali @alihwarsame @AbdiGele1 @MrsNaima1 @Mursalkhaliif @Mohamed_Dubo
Tweet media one
37
17
118
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Muqdisha waddo aan Maka Almukarama aheen sawir Malaga Soo qaadi karaana? Sida jidka 30ka wadnaha iyo tarabuunka. Qashinka waddooyinkaas yaalla haddaan laso sawirin oo lagu baraarugin maalinksta maka Almukarama ayaan Soo sawiraynaa.
Tweet media one
27
8
118
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Qardho iyo Ufaynba waxaa looga adkaaday gudoomiye iyo kuxigeenkiiba ururka KAAH ee Deni hoggaamiyo! Haddaba Deni oo Qardho looga adkaaday Muqdisha maxaa laga filan karaa?
Tweet media one
28
16
115
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Shalay waxaa na casuumay @AmbAmerico , waxay aheed markii igu horaysay aan Bun iyo Cambuulo isku cuno. Mahadsanid ambassadore.
Tweet media one
Tweet media two
15
18
116
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Qabriga Sade Daarood ku aasan yahay ayaan usoo duceynay oo ku yaala qardho iyo garoowe dhexdooda.
Tweet media one
Tweet media two
35
10
107
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Kulan sagootin ah Eng Warda iyo Awkombe.
Tweet media one
18
5
115
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
#Laftagreen waa garnaqsaday.. Alcadaala oo wasiir looga soo diiday gaalkacayo GM kursigiisii lama xannibin! Kuraasta la xannibay kuma jiraan kuwii Daarood iyo Hawiye anaga keliya ayaa nala dulminayaa! Isbaaro hore leh ma ogolaanyno 2022 iyadoo la joogo.
Tweet media one
13
17
115
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Here is #Calmadow Sanaag amazing and beautiful landscape. 📸 @bilewarsame
Tweet media one
1
15
110
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Waxay i dheheen 450$ bixi waxaan kugu soo daraynaa dadka ugu saamaynta badan Soomaalidee! Waxaan dhehay hayga waalina jeebkayga haydin ka baxsado.
@MohamedSelh
Mohamed Salh
2 years
After a million votes, I am honored to be one of the 100 most influential Somalis this year; published by the Somali Magazine. #Somalia .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
42
15
134
64
14
114
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Maanta waxaan ka hadlay qiimaha Covid19 Certificate, qolyo ayaa i caayey qaarka kalena puntland diid iyo qaran dumis bay igu tilmaameen. inta aan hadli karin haddii loo hadlo maahan mucaaradnimo, puntland 22 sano waxay heer fiican u gaari wayday malahan mucaarad saxa madaxada.
Tweet media one
31
14
112
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Eid Mubarak from me to you all my Twitter freinds and followers. Maantaan ciidnay annagu.
Tweet media one
Tweet media two
21
8
110
@awkombee
Dr. Said Awkombe
1 year
Good morning 🌅🌞. Easy but happy ☺️.
Tweet media one
11
7
111
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Dekedda Garacad iyo wariye @DhaloHassan
Tweet media one
9
10
109
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Dhaqankii keligii taliye Siyaad Barre ee ahaa "in taariikhdii ka horaysay oo dhan laga been sheego, in dad aan u qalmin taallooyin loo dhiso, keligii waddani, iyo ammaanid qof aan u qalmin" intaas oo dhan wali waxaa la moodaa in caaddo siyaasadeed oo joogto ah noqotay!.
Tweet media one
51
12
111
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Waanka xumahay caqliga @HusseinSabrie hadduu Muqdisha bes ku kooban yahay oo aanun ogoleen in magaalo kale wax la gaarsiiyo! Dalku xamar bes maahan!
Tweet media one
41
10
111
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Waxaan u hambalyeyn saaxiibkay @MohamedSelh oo dhammeeyey Jaamacadda Admas University gaar ahaanna cilmiga Tignooljiyadda isla markaasna maanta difaacday buuggii qalinjebinta 🎉
Tweet media one
10
5
109
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Describe one word.
Tweet media one
48
3
99
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
كل من عليها فان ويبقى وجه ربك ذوالجلال والإكرام إنا لله وإنا إليه راجعون Waa geeri xanuun badan Alle ha u naxariisto Hooyaday #Aamina Axmed Cali Oo Saaka Ankara Ku Geeriyootay anagana Alle samir iyo iimaan suubban hanaga siiyo qalbigana hanoo qabojiyo. Plz make dua for her
Tweet media one
106
8
105
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Somalia is on safe hands under leadership of president @HassanSMohamud
Tweet media one
39
8
102
@awkombee
Dr. Said Awkombe
1 year
Describe one word Ministry of Health? Resign
Tweet media one
106
10
106
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Doorashada soomaaliya saadaalin Wareegay 2aad 1. Farmaajo 2. Dahir m geelle 3. Shiikh Sharif Wareegay 3aad 1.Dahir m geelle 2. Farmaajo
50
7
105
@awkombee
Dr. Said Awkombe
5 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
24
104
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Markii go'aan laga gaaraayo masiirka midnimo ama kala tegida Somalia iyo Somaliland in miiska ay fadhido Puntland waa qasab. Haddii aadan aduu fahmeen sababta waa lagu fahansinayaa.
Tweet media one
102
11
107
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
i have been following @MohamedSelh 's breaking news, he's outsanding and profissional journalist. You all follow this amazing young journo, to get most truthfull and reliable news.
Tweet media one
16
11
101
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Mooryaanta hubka soo qaatay maanay ogeen in Muqdisha bes gubanayso hadday xabado bilaaban not kismayo not Puntland not Hargaysa inay wax gaarayaan. Think positively.
36
3
98
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
In #Somalia nowadays knowledge is not what you know it's about who you know. Believe your good education and skills!
Tweet media one
13
6
97
@awkombee
Dr. Said Awkombe
1 year
Former Ministry of Planing @AmbGamal he's true politician and statesman. Missing him badly.
Tweet media one
25
10
97
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
After long trip finally in Hargeisa 🙋hello
Tweet media one
15
3
97
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Soomaaliya haddii qof abaal ku leeyahay waxaa ku leh Madaxwayne Cabdulahi yuusuf Aun. 1992 haddaanun Itixaad la dagaalemeen maxaa dhici lahaa? 2006 haddaanun Maxaakimtii( Itixaad+ AS) la dagaalemeen maxaa dhici lahaa? Halyey Qaran.
Tweet media one
49
10
98
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Qof ayaan waydiiyey shuruudaha kala ah $20k iyo $10k ee lagu xidhaayo qofka xildhibaan ama senator raba maxaa laga wadaana? Wuxuu igu jawaabay in doorka dhalinta meesha looga saaro ayaa la rabaa! Dhalinyarooy waa laynoo tashadaye aynu tashano.
8
14
97
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Qoys MAYA Qaran HAA!
Tweet media one
11
16
92
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Labo madaxwayne oo hore wali kamay hadlin duqaynta kenya ee Gobolka Gedo? Waana musharixiin!😥
Tweet media one
19
18
96
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Garoowe, Puntland, Somalia. Visit Puntland, #Puntlandturns24
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
10
96
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Bisadan xanuunsan haddana gaajaysan ayaa saaka aragnay anniga iyo rag saaxiibaday ah, waxaan isla garanay inaan baxnaanino hadba waxaan u qaban karno oo ugu yaraan cunto siino. Halka baxo ee kalluunka ah wuxuu jooga 1$ fadlan xayawaanka mayeraanka ah haloo naxaristo. @AyubGeelle
Tweet media one
15
10
96
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
The Prophet S.A.W said:I leave behind me two things, The Quran and My Sunnah and if you follow these you will never go astray.
2
6
97
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Somaliland. Vs Puntland Roads and Ports
Tweet media one
24
12
93
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Me nad my aunt before Corona crisis became pandemic.
Tweet media one
7
5
93
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Waxqabadkii khayre 1. Xidhistii jidadka Muqdisha 2. Dhiibistii Qalbi dhagax 3. Weerarkii CCW 4. Bahdilaadi uu ku sameeyey ex madaxwaynayaal 5. Hadal macaan oo aan waxqabad laheen. Ninkii intaas soo qabtay haddaaxaa laga filankaraana?
Tweet media one
33
8
94
@awkombee
Dr. Said Awkombe
6 months
Ugu danbayn pageka Villa Somalia ayaa saxay in Cabdulaahi cali Saciid ahaa sarkaalkii kaalinta 1aad galay. Congratulations my cousins.
Tweet media one
17
7
95
@awkombee
Dr. Said Awkombe
2 years
Ramadan Kareem yaa Muslimiin.
Tweet media one
16
7
95
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
#Musaveni caleemasaarkiisa waan ka qayb geli Laakiin walaalahern #Djabuuti kama qayb gelaayo! Isma huri karnoo hilba wada dhashiyo hal quranu nahay.🇩🇯🇸🇴
Tweet media one
46
11
95
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
#MUQDISHA uma baahna (Farmajo, Hasan Shiikh, Shariif iyo madaxwayne cusub ba) umana baahna dowlad, waxay u baahan tahay #Shacabkeeda oo dhan uun isu raaca oo meel qura ku midooba. Run sheeg waa ceeb sheeg.
8
11
95
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Dhalinyaraddii Reer Puntland iyo saaka
Tweet media one
11
13
91
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Aan muujino awoodda dhalinyarada ee metelaada shacabka. Musharax xildhibaan Awkombe
Tweet media one
17
14
88
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Rare but favorite picture.
Tweet media one
0
8
90
@awkombee
Dr. Said Awkombe
1 year
Metelaad dhab ah. Senator Maryan Faarax. Markii dhalinyaro aqoon leh ay Ina metelaan waxaa meeshaas kasoo baxaaaya waa quruxda Dowladnimadda.
Tweet media one
7
11
89
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
Qaniinyaa qaniinyo kaa fujisa practically seen😂😂.
19
19
87
@awkombee
Dr. Said Awkombe
3 years
Halkan ayaan joognaa oo ah #Calmadow , waxaan kasoo diyaarin doonaa inshallah sawiro iyo videos. @alihwarsame @hodansomali @HarunMaruf @alteeso7 @shaluco @HarareMohamed
6
14
89
@awkombee
Dr. Said Awkombe
4 years
After 3 months of staying home finally out.😎 Coffee
Tweet media one
17
2
87