Idiris Alteeso Profile Banner
Idiris Alteeso Profile
Idiris Alteeso

@alteeso7

Followers
18,540
Following
336
Media
1,600
Statuses
7,322

Netherland
Joined June 2015
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 months
Best Social Media influencer 🥇❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
6
21
@alteeso7
Idiris Alteeso
1 year
Big Congratulations Mr, Erdogan. You won our Hearts ❤️ 🙏🏽 Huge Victory. Alxamdulilah. 🤲🏼
Tweet media one
11
93
1K
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Qofka kaliya ee mucaarad aan lahayn. Sheekh Mustafa allaha xafido ❤️
Tweet media one
75
35
697
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Sheekh Rusheeye oo markale guursaday. Wuxuu soo bandhigay Sawiro Romantic ah!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
168
27
592
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Waa idin salaamay Twitters.
Tweet media one
129
11
572
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Sheekh Mustafa Xaaji Ismacil Haaruun makuugu jiraa culimada Somaliyed kuwa aad ugu jeceshahay ? ❣️🕌
Tweet media one
62
24
496
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
2021 YES - NO ? 👇 Here we go.
Tweet media one
450
30
473
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Bishaar Maantuu Xamar yimid, Caawana waa meyd 😭
Tweet media one
Tweet media two
95
54
431
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Aniga iyo hooyadeey macaan oo idin leh Ciid wanaagsan.
Tweet media one
33
5
415
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Horta Twitter Like badan maleeyahay sida Facebook. Bal hada aan arko 🤣 sawirkaan Twitter ayuu gaar u yahay.
Tweet media one
80
8
403
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Ciid Mubaarak Asxaabteeyda Twitter ❤️ Waa odaygii oo ciidaya.
Tweet media one
58
9
414
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
Muqdisho ayaan nabad imid ugu dambeyn.
Tweet media one
25
20
391
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
What a Picture ❤️
Tweet media one
13
19
396
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Sawir Cusub, Magaalada Muqdisho. 📸 Amiin Yusuf Khasaaro
Tweet media one
21
51
390
@alteeso7
Idiris Alteeso
1 year
Me and my ❤️ mom 🥹🩷
Tweet media one
10
15
397
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
Ramadaan Kariim 🥰
Tweet media one
20
22
388
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
3K ayan gaarnay. Qof kasto oo asxaabteeyda Twitterka kamid ah waxan leeyahay Mahadsanidiin. Waan ku faraxsahahay sadaxda kun ee igu jirta bartaan. Happy 3k freinds ❤️
Tweet media one
90
15
383
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Cabdimaalik Muuse Coldoon wuxuu waqtigaan ku jiraa xabsi. Waa macalin, Wuxuu xabsiga ka dhex bilaabay inuu maxaabiista baro luuqada Afka carabiga. Coldoon wuxuu isbuuc kasta dhameeyaa 114 quraanka kariimka. Sidoo kale wuxuu qoray ilaa 2 buug. #Coldoon allaha u fududeeyo 🙏🏾
Tweet media one
49
27
373
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
Hooyo ayaa maanta oo kale dhalatay- Intaan awooday waan ka farxiyay maanta Alx. Dhalasho wacan Hooyo Alle cimri iyo caafimaad haku siiyo ❤🙏🎂🥳
Tweet media one
25
11
370
@alteeso7
Idiris Alteeso
7 years
@DavidLuiz_4 I love you David Luiz. I am From Somalia
37
13
332
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Waan aamini weysanahay in halkaan ay tahay xarunta cusub ee degmada Yaaqshiid. ❣️
Tweet media one
38
19
336
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
From hero to Zero
Tweet media one
80
30
319
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
2022 waan sii yaraaday ❤️😊
Tweet media one
47
11
314
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Dalkaan Meel Fog Baa Laga Keenay.
Tweet media one
Tweet media two
36
9
285
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
“Dad badan ayan arkay oo i dhahaan waad foolxun tahay. Xitaa rag ayaa i dhaha hadalkaas. Gabdhahana sidoo kale, lkn Aniga waligeey kuma fikirin in sida Alle ii abuuray inaa iska badalo. Ismana caden doono”- Gabar Muqdisho kunool oo sheegtay inay dhibaato kala kulanto midabkeeda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
36
16
287
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Ha Baxo ama Ha joogo? Midkee u codeeysay.
Tweet media one
Tweet media two
198
20
290
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Goormee guursaneeysaa waa su’aalaha igu badan ee la i weydiiyo. Anna aan dhibsaday. 😩
Tweet media one
90
6
277
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Saaxibadeey Twitter waa idin salaamay. Sida aad iila socotaan waan idinkaga mahad celinayaa. ❤️ Maalin wanaagsan. Sawirkaan Twitter ayaa iskaleh 😅
Tweet media one
42
5
275
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Twitter horta maleeska shukaansan karaa sida Facebook leesaga shukaansado oo kale?. Wali ma maqlin Twitter ayaa labo qofood inta iska barteen kadib isguursaday.
115
4
275
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Khamiista waxaa lagu wadaa in magalada Muqdisho lagu qabto banaanbax weyn oo lagu taageerayo in cadaalad uu helo George Floyd oo lagu dilay Minneapolis.
Tweet media one
217
31
266
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
14 sano oo xiriirkooda soo jiray ayey ugu dambeyn nolasha ku midoobeen. Xiriirkan wuxuu lahaa dagaal, buuq, isku dhac, Kalgaceel, Farxad, Murug, Xanaaq lkn waxey ka sinnaayen inay labadooda jaceylka daacad ka ahaayeen, Rabitaankuna uusan waligii isbadalin. 14 sano Jaceyl Hirgalay
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
48
15
268
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Today is my birthday 🥳❤️🎂 3/12
Tweet media one
55
2
249
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Awoodda Farmaajo Sawirkaan ayey ka muuqataa.
Tweet media one
37
19
252
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Ma noqon doonaa madaxweynihii ugu horeeyay ebid ee mar labaad lasoo doorto taariiqda Somaliya?
Tweet media one
92
13
256
@alteeso7
Idiris Alteeso
1 year
Alhamdulilah. 🤲🏼
Tweet media one
58
7
257
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Sawiradaan ma ahan xeebaha Maldeves ama Miami iyo Dubay. Halkaan waa Somaliya rumeyso ama ha rumeysan ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
19
34
248
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
I soo dhiiro galiya. 10 kilo ayan rabaa inaan iska jaro 🤪 🥵
100
4
250
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
Darisle Abdi oo Ah Yuutuuber Somaliyed ayaa 24 saac oo xiriir ah ku jiray Live si uu lacago ugu aruuriyo Walaalaha gargaarka u baahan bisha Ramadaan 🥰👏 Wuxuu 24 saac gudaheed ku aruuriyay Lacag gaareeysa $50 kun oo dollar. Waxaana lacagahan soo diray 300 qofood oo Soomaali ah
Tweet media one
18
35
244
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Maanta waxan gaarnay inka badan 4K oo asxaab ah. Waan ku faraxsanahay inaad kamid tahay Faamilkeeyga Twitter. Happy 4K Freinds ❤️
Tweet media one
52
6
238
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Gabadhaan oo aan aqoon ayan guruub FB kasoo dhex helay. miyeey ii egtahay ? 😯
Tweet media one
81
9
230
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Wiilkaan yarka ah ayaa khudbadii maanta ee masjidka bangaariyada ee Xaafada Buulo Xubeey tabarucaadkii loo uruurinaayey masjid cumar binu khadaab ayuu ku darsadey konton iyo shan kun shilin Somali oo jeebkiisa ku jirtey. Ilaahow mustaqbalka u wanaaji wuu niyad wanaagsanyahaye
Tweet media one
29
10
228
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Kooxda Waayaha Cusub ayaa soo saareeysa maalmaha soo socda Hees cusub oo la magacbaxday Nabar iyo Naxdin sida uu ii xaqiijiyay Gudoomiyaha kooxda Shiine Akhyaar. Shiine Akhyaar ayaa sheegay in Album-kooda cusub uu yahay kacdoon isbadal doon ah. Magaca Heesta waa Nabar&Naxdin.
Tweet media one
98
14
226
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
AFTER 30 years @Liverpool Won The Premier League. 🥺🥺 Dulqaad, dhib, rafaad ayan lasoo qaatay 17 sano ka badan oo aan Liverpool taageerayay. Ugu dambeyn Horyaalkii Premier League oo waligeen aan arag ayan qaadnay. YEEEEEEES #Liverpool We are #Champions ❤️ Hambalyada waa xagiina
Tweet media one
55
7
222
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Ilaa Meeqo Percentage % ayaad Taageersan tahay ?
Tweet media one
122
14
220
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Rag ma ahan qof ceebeeyay Gabar. Rag ma ahan qof gabar sharafteeda ku ciyaara. Anigoo ku hadlaya magaca raga Somaliyed gaar ahaan kuwooda wanaagsan waxaan raali galin buuxda siinayaa Gabdhaha Somaliyed gaar ahaan Gabadha uu xumeeyay mid rag isku sheeg ah. Naga raali noqda 🙏🏾 RT
Tweet media one
31
22
213
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Next Somali President 2021. Yes or No ?
Tweet media one
71
8
213
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Waa kan xildhibaankii Firimbiga ku yeerinayay madaxweyne Farmaajo. Muddo 30 daqiiqo oo qudbadda madaxweynaya socotay ayuu isagana Firimbiga yeerinayay. Magaciisa waa Xildhibaan Xasan. Fariin U Reeb !!!
Tweet media one
168
14
204
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Maryan Abdikarim Ahmed ayaa noqotay ardayga kaalinta 1aad ka galay imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland. Hadii aad markii hore maqli jirteen wiil ayaa kaalinta 1aad galay. Maanta Gabar walasheen ah ayaa kaalintaas gashay Waxey keentay 98%. Hambalyo aan dhahno si niyad leh ❤️🙏🏾
Tweet media one
27
10
203
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Waxan maanta khadka teelefonka ku wada hadalnay safiirka dalka Ingiriiska ee Somaliya Amb Ben Fender. Waxan ka hadalnay in dowladda Ingiriiska fududeeyso in dib loo bilaabo horyaalka Premier League iyo diyaar garoowga qaabka loo sameyn lahaa xaflada Koob wareejinta ee Liverpool.
Tweet media one
50
14
199
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
Habeen Wanaagsan saxibada Twitterka. Sawirkaan Dumaashi ayaa doortay😁❤️
Tweet media one
18
9
196
@alteeso7
Idiris Alteeso
6 months
Reer Twitter muddo kadib warka isiiya. Ayaantan halkaan waaka maqnaa cilad farsamo awgeed 😀
Tweet media one
27
7
204
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Ciid mubaarak asxaabteeyda Twitter ❤️
Tweet media one
31
1
193
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
”Haddii Farmaajo markale la doorto, waddanku wuxuu gaarayaa horumar aan caadi ahayn, anaa idiin damaanad qaadaya arrintaas”- Sheekh Cali Wajiis oo kamid culimada Somaliyed ayaa yiri.
Tweet media one
35
40
198
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Allow yaa Xamar i keena. Habeen wanaagsan asxaabta. Tinta ciro kuma lihi hahahaha😁❄️
Tweet media one
23
10
196
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Masaajid kuyaal Birmingham dalka Ingiriiska oo gudaha masaajidka dhexdiisa lagu ciyaarayo Play Station, Turub iyo ciyaaro kale. Waxaa looga hortagayaa in Dhalinyarada ku biiraan Kooxaha Gangiska, waa sida Maamulka Masaajidku sheegeen. Lakin diinta maxey ka qabtaa arrintaan?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
60
28
184
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Tweet media one
85
5
194
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
2021 YES - NO ?
Tweet media one
395
4
193
@alteeso7
Idiris Alteeso
1 year
Successful Life ❤️👨‍👩‍👦🩷 MashaAllah.
Tweet media one
7
6
185
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Jimco Wanaagsan asxaabta qaaliga ah. 👍
Tweet media one
37
1
190
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Qamiis iyo Cimaamad. Sideen ku ahay camal 😊
Tweet media one
27
3
191
@alteeso7
Idiris Alteeso
7 months
We are not Arab ☺️
Tweet media one
34
13
188
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Farqi miyaa jira? 😊
Tweet media one
77
5
188
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Twitter kadib Appkee kale isticmaaleeysaa? Aniga Snapp.
129
4
181
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
“Baasaboor ma heysto, hal Apartment oo xitaa hal qol ka kooban caalamkaan kuma lihi xaggeen beledkaan ka aadaa marka?" Waa Ex-President Xasan Sheekh Maxamud oo wareysi cusub ku sheegay inuusan adduunka kulahayn Hal qol. Baasaboorna heysan.
Tweet media one
115
9
183
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Madaxweynihii ugu da’da yaraa ebid soo mara Taariikhda Somaliya waa Shariif Sheekh Axmed. 45 sano jir ayuu Madaxweyne ku noqday. Yaa marka diidan in wali jaaniskiisa u harsan yahay?
Tweet media one
61
10
182
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Jaamacadee ugu wanaagsan Somaliya sanadka 2021 ?
Tweet media one
85
5
176
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Wasiirka Dhalinyarada Itoobiya 28 sano jir. Wasiirka Dhalinyarada Somalia 62 sano jir.
Tweet media one
58
11
181
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
BREAKING NEWS:- Madaxweyne Sheekh Shariif oo goordhow si cad u yiri “Waa in dalka isaga baxaan Ciidamada aan sharciga ku joogin ee ka tirsan dalalka Itoobiya iyo Kenya”.
Tweet media one
56
14
172
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Waa Muqdisho ❣️ ☪️
Tweet media one
3
10
173
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
…..,………..
Tweet media one
41
22
176
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Amiin ayaa xaaskiisa u saxiixay hashiis ah; inuusan gabar kale la guursan doonin.
Tweet media one
45
4
173
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Codkaada yaad siineeysaa haddii afartaan isku soo haraan xilka madaxweynimo ee Somaliya 2021? 1-2–3-4
Tweet media one
150
8
171
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Halkaan oo Telefishinka Qaranka iyo dadkii booqday ay ku sheegen inay tahay degmada Dayniile, Ma ahan Dayniile ee waa deegaanka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa Radio Kulmiye u sheegay in deegaankooda laga beensheegayo. Dayniile miyaa beero leh? oo moos ka baxaa?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
66
23
169
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Si kasto oo loo aflagaadeeyo, si kasto oo loo xumeeyo, si kasto oo wax looga sheego Hadana waa qoys kamid ah qoysaska ugu farxadda badan ee Somalida. Aflgaadada loo geysto waxey ka qaadeen Energy iyo Farxad. @dayahdalnuurshe iyo @farax_abdirahim Tusaale ayaad tihiin. ❣️🙏🏾
Tweet media one
22
8
173
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Muqalkeeyga cusub 2020 oo isoo xasuusiyay 2013 😂 Maxaa iska keey badalay talow ? AFRADII waan jaray.
Tweet media one
46
1
169
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Sanadkee gaareynaa hormarkaan ?!
Tweet media one
73
4
167
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Eid Mubaarak Asxaabta Reer Twitter. Ku ciiida Farxad, Nabad iyo Caafimaad.
Tweet media one
17
1
165
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
NABADOON
Tweet media one
8
12
160
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
What a Picture 🥰🤩
Tweet media one
1
14
162
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Waa Hotel Elite Magalada Muqdisho. 🇸🇴❣️ Sawiradana waa goordhow. Muqdisho waa tagtay, oo tilaabsatay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
7
18
152
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
“Baladkaan Hawiye ayaa iskaleh. ISAAQA usoo shaqo tagay waa inay meelahooda ku laabtaan. Dhalinteena ayaa shaqo la’aan ah. Anaga ayaa iska badan oo 4 milyan ku dhow. Meelihii aad ka timaadeen ku laabta”- sidaas waxaa yiri Cadde Gaabow Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir.
Tweet media one
66
13
158
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Baaritaan uu sameeyay Wariye Abdalla Hassan Baliil ayuu kusoo ogaaday in Been Abuur ay tahay iyo cadaadis lagu haayo macalimiinta dugsiyada quraanka kariimka. Goordhow ayuu soo bandhigi doonaa barnaamij uu baarintaanka ku sameeyay. Arintaan waa mashruuc hala ogaada dadka faafiyay
Tweet media one
42
28
159
@alteeso7
Idiris Alteeso
1 year
I am back.
Tweet media one
6
9
155
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
Ciid Mubaarak 💫🌹🥰
Tweet media one
11
11
153
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Daacadnimo kudhimo 😍Salaama saxibada Twitter 😎
Tweet media one
14
3
148
@alteeso7
Idiris Alteeso
5 months
Facebook Yaa jabsaday?
Tweet media one
51
6
156
@alteeso7
Idiris Alteeso
10 months
Sacuudiga oo sheegay inuu la jiro shacabka Falastiin
Tweet media one
14
12
150
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
“Madaxweyne Farmaajo wadanimo heer wuxuu gaaray inuu Muuse Biixi ku yiri Hadaad Midnimo qaadato Waxaa balan igu ah inaan Kursiga kaaga kaco” Wasiirka Warfaafinta ayaa xaqiijiyay in Farmaajo uu Muuse Biixi ku yiri Kursiga ayan kaaga kacayaa hadaad Midnimo qaadato.
Tweet media one
26
13
145
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
I will visit one Day Insha Allah. Burco ❤️
Tweet media one
6
8
141
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Wiilkaan ayaa goordhoweyd $3 Kun oo dollar ka dhex helay Isbitaal Digfeer. Kadibna wuxuu raadiyay dadkii lahaa, Wuuna ku wareejiyay.
Tweet media one
Tweet media two
24
7
142
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri: "Halka Xildhibaan ee firimbiga wato ha iska baxo, waqtigii qadada ayaa lajoogaa" 😂😂
22
22
143
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Siyaasiinta Dalka iyo Caruurtooda Wadamada ay ku sugan yihiin.
Tweet media one
24
31
149
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
I can’t wait to see you my love. Hug you and tell you that i love you so much🤍🖤
Tweet media one
14
4
137
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Hooyo ❤️
Tweet media one
8
5
142
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
“Waxan la safray culimo badan, waxan meel isugu nimid culimo badan. Waxan wax badan ka korarsaday culimo badan lakin waligeey ma arag Qof lamid ah Sheekh Mustafa Xaaji Ismacil Haaruun” “Sh, Mustafa waa Sheekh Somaliyed kuwii ugu wanaagsanaa ee alle swt abuuray” - Sh Saciid Raage
Tweet media one
15
11
141
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
😭😭 ma aamini karo. 😭😭
Tweet media one
57
2
141
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
Walaalyaal Hooyaa iga xanuunsan. Iigu soo duceeya si niyad leh in Allah swt iigu caafiyo. Ducadiina ayan u baahanahay oo niyad ah Insha Allah.
64
3
134
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Mucaarad ku ahaaw ama Muxaafad ku ahaaw. Kani waa Xasan Sheekh Maxamud Madaxweynihii Kiiska Dacwada Badda geeyay Maxkamadda ICJ
Tweet media one
32
16
138
@alteeso7
Idiris Alteeso
4 years
😀
Tweet media one
29
1
130
@alteeso7
Idiris Alteeso
2 years
Sheekh Xasan Al Waajid oo hoygiisa igu casuumay.
Tweet media one
7
11
135
@alteeso7
Idiris Alteeso
3 years
Wiilkan Somaliyed (Guuleed Ibraahim) oo Bajaajle ah ayaa baJaajtiisa waxaa qof soo raacay ugu dhextagay $6kun oo dollar, dib ayuuna ugu celiyay lacagta oo sideeda ah.
Tweet media one
16
18
129