Dayax dalnuurshe Profile Banner
Dayax dalnuurshe Profile
Dayax dalnuurshe

@dayahdalnuurshe

Followers
35,295
Following
273
Media
491
Statuses
3,680

Official Twitter Account of Musician Dayax Dalnuurshe Award winning Musician/Artist Find me on Spotify, Apple Music & Youtube Music. CEO & FOUNDER @dayaxshow

Somalia
Joined January 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
3 years
We need another 4 years of @M_Farmaajo 's government,
59
53
550
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Isticmaalka Twitter ayaad moodaa mararka qaar sida school, maadaama aad maalin walba kororsaneyso aqoon dheeri ah & aqayaar u saaxiib ah wanaaga & xushmada, #10K ee halkaan ku jirta ayaa igala saameen badan 1.5M ka iigu jirta account's keyga kale, !!! Thank you friends.
52
19
412
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Waxaan dhawaan bilaabi doonaa dacwad oo aan waliba maxkamad la tiigsan doonaa company ga soo saaray creme ka uu magaceyga ku qoran yahay wujigeygana ku sawiran yahay kaaso dhib & dacayad aan waxba ka ogeyn ila daba taagan mudo 2sano ah,
119
30
396
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Mexeey tahay sababta aniga oo isticmaalaayay #instagram dhowr sano heestana tiro la eg ( 695k ) #Facebook na ( 293k ) #TikTok ( 150k ) #snapchat na ( 100k ) eey runtii uga faaiido badan tahay #Twitter oo aan ( 5k) kaliya heesto bilooyina aan isticmaalo!!! ?
123
12
343
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Dadka qaar baan follow back u siiyaa saaxibtinimo & jaceyl halka qaar kale aan wajigeyga ku dhibo si eey u careesnaadaan xili walba,
47
14
287
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Umad madaxweynahooda saas ku ah ayaan ixtiraam & wanaag ka sugaa allow alle!
51
9
285
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Mudo 2ba sano ayaan isticmaalayaa aallada Twitter ayadoo aan helay followers la eg 2k laba kun!! 😂 hal hbn kahor baan furtay Facebook yar anigo war galiyay dadka inaan aniga leeyahay hal hbn kadib shan kun ayaan helay wexeey kuu cadeeyneysaa in Twitter ku ku badneen fanka !!!!😂
117
9
271
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
8 gaariga naafada nuuca dadka lagu riixo, 10 biraha indhoolayaasha, 10 biraha lagu boodo ee dadka 1 halka lug ka go'an, ciida 60 caruur ah 30 Gabdho iyo 30 wiil! Inta hada gacanta lagu haayo Allhamdullillh. Waana sii Wadnaa inshaallah barina waan wareejin doon'naa,
31
27
272
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Horta Ragan qaar ee Twitter isticmaalo ma nacasiin baa wexeey rabaan ineey Facebook kaasoo caayaan halkaana mas'uuliyiin isaga kaa dhigaan kadibna aad friend lasii ahaato block ta ayaa idin WADA taqaano!
75
7
252
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
3 years
Markaan social media yaha kale kusoo wareero ayaan dib u xasuustaa inaan lahaa Twitter oo ahaa goobtii xigmada, Twitter week,
25
11
256
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Macquul ma tahay in qofkaste oo inaga mida jeebkiisa ka dhiibo 20$ oo aan aniga bilaabo kadibna aan meel ku aruurino ilaa bisha soo socoto si aan u caawino dharna aan ugu iibino ciida soo socota caruurta maskiinta ee agoonta & qaxootigaba ah?
46
26
229
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Ninka maalinta uu dhashay school gaari cad lagu geyn jiray marka uu caqliyayne xil kan ugu qatarsan loo dhiibay muxuu ka garan karaa dhibta eey leedahay baahida&saboolnimada! ileyn laga yaabe haduu arko qof baahan intuu layaabo inuu dhaho muu wax cuno #garaadku ha shaqeeyo, !!!!
27
19
230
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
3 years
Congratulations on my last post @M_Farmaajo forever ❤
9
20
216
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
3 years
Kenya wexeey taagantahay Farmaajow yuhuud maa tahay maxaa nakaa daba dhigay !!😂
28
14
216
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
3 years
Dal waxaan joognaa muwaadin dhalinyaro ah toos ugu booteynaayo madaxweyne dhan! Sooma dhawin ee Allah jidka toosan na tuso,
22
14
212
@dayahdalnuurshe
Dayax dalnuurshe
4 years
Dadka Facebook kasoo caaytama halkaana iiga calaacala waan fahmi waayay macnaha eey dhaqankaas ula jeedaan!
60
4
204