Reer Shiikh Isixaaq waxaa waajib ku ah, in ay difaacan oo ilaaliyaan Sandaladda facawayn ee Subeer Awal. Haddaan maanta sida ugu adag edeb daradaa Muuse looga jawaabin, waxaa la arki doona isagoo reeraha kale u soo talaabay oo kuwii HJ, HY, Samaroon iyo Arab bedelaaya.