Ugaas Maxamed ugaas axmed iyo isimadii SSC Garad jamac, garad cabdisalan, ugaas maxamud, suldhan mustafe, Garad soofe sharaf iyo karaama dhamaan siyasiyinta ganacsatada besha sade iyo walalahaya beesha dhulbahante (daraawiish). Wuxu ahaa kulan qiima badan o gulaystay
@DhiraawiTV