🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 Profile Banner
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 Profile
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴

@MohamedAbbi9

Followers
3,733
Following
381
Media
466
Statuses
6,422

🇸🇴NINKII SINAANTAADA DIIDA ADNA SAREYTIISA DIID, SADKA WAA U SIMAN TIHIN🇸🇴

Joined January 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
19 days
ANAGAA ISKA LEH WALAL. Waxan marayaa ama aan xasuusinayaa siyaasiyiinta maskaxda ka gumeysan iyo dhalinta aan wali loo sheegin.
2
9
38
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
We took care of both them. Taught them everything allow them in our home town Mogadishu, allow them to study for free in our Universities, let them use our passport🤯. One paid us back by dividing us and hosting our leaders hostage. Other pay us back in full. #ThankYouEritrea
Tweet media one
Tweet media two
73
479
1K
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
10 months
@JustLuai @IjazTheTrini Brother first of all may Allah guide you back to the right path but ask yourself these questions. 1. Why Islam is the most growing religion in the world? if we are backwards as you said. You spoke about the technology these technology is work with algorithm who made the first
212
24
334
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
MADAXWEYNAHA QARANKA FARMAJO INTERVIEW LOADING ⏳️.
Tweet media one
18
12
149
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
11 months
CJW thank you very much, you spoke passionately about how western media laying the ground for another genocide by Palestinian people
@cjwerleman
CJ Werleman
11 months
When Israel calls for “war,” it’s really calling for a Palestinian genocide. Watch full video here:➡️
136
2K
4K
3
36
112
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
HADII ADAN AQOON DHULKEYGA, DHULKEYGOOW WAA KAAS 🇸🇴🤲
12
33
96
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
FAJR + QURAN + GYM= 👌 MALIN
Tweet media one
11
0
89
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Ninkaan markaan dhageystay wuxuu isoo xasuusiyay @Mohamed74109027 🤣🤣🤣
21
30
91
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
9 months
@Mivasair All humans did this 💯
0
1
75
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
10 months
@ChubieUjah @JustLuai @IjazTheTrini The level of your understanding is below bar. Version and translation are 2 totally different. You can find a lot of pple translate different but you won't find any version of Quran which is different than the one on 1445 years ago. A lot of pple going the rights of women. Let me
22
5
75
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
ILAAHOW KU NAXARIISO, WALEE DABADAA DAB LAMA SHIDAN. YEYDII AAD NAGA HEYSAY 30+ XAL MA HAYAAN OO AYAGII BAA WALI IS RIFAAGAYA 🙏
Tweet media one
15
16
73
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Just super hero Somali girl spreading facts with karbaash xalal ah 🤣🤣🤣🤣
7
18
67
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Americans actions in one picture #HandsOffSomalia @POTUS
Tweet media one
3
26
56
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
11 months
Bal qiyaas adigoo 3 sano jir ah oo hadana indhoolo ah ( blindness )🥲 Wiilkan yarka ah ayaa hospitalka luuq la igu keenay asigoo gacmaha laga wado waxaa ii keenay hooyadiis markan waydiiyay historyga waxay ii sheegtay in wiilkeeda uu fiicnaay hal sano kahorna ay jadeeco ku
7
40
50
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Ilaahow noo qadar in aan dhulkeygoow dhan aan si xor ku maro oo siduu abwaankan u bartay aan u barano. War hooy waxan gabay kaliya maaha ee waa dhaxal ee caruurtada meel u dhig sidey u bartaan dhulka ay ayagu leeyihin. Ilahow cadowga nooga qabo 🇸🇴
3
17
48
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
🤣🤣🤣 Alla somali dhib badanaa
14
14
48
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
6 months
Ilaahow ku naxariiso. Qof somali ah oo ii sheegi kara miyaa jira dadkii iyo dalkii meel lagu sheego
Tweet media one
3
10
47
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Qosolkii aduunku, war dhib badanaa somalidu 🤣🤣🤣🤣
14
7
45
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
IMF ayaa xasan sheekh ku tiri lacagtaas hadaadan qasnada dowlada la soo marin, kulama shaqeyneyno deyn cafintiina waa ka kac. Maalin dhaweyd ayey heshiis galeen IMF iyo Xasan sheekh. Marka waxaa is weydiin markii hore ma lagu shubo account ka dowlada intii gaari lagu qaadi laha?
Tweet media one
5
7
41
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
4 months
Dadka dantooda in ay gartaan oo siyaasiyiinta caadaqatayaasha ay la xisaabtamaan waa wax fiican but you can't hide behind that and promote country's division. Somalia is First and will always be first.
Tweet media one
10
10
43
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Waa la soo helay ninkii lacagta siinayay @SahanResearch iyo @Dibjir oo waliba pressure ku saaraya in ay been iyo propaganda sheegaan ayagoo isticmaalaya mw @HassanSMohamud @AAbdishakur iyo @mahadsalad kabacdi markii ay ku guul dareysteen oo ilahay ha xifdiye @M_Farmaajo u diiday
Tweet media one
4
7
42
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
RAG TASHADAY CIR WAA TOLI KARAAN TAAKO LABADEED 👍
Tweet media one
4
8
42
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
@Futurical If you ever see a leader which westerns don't like him, go with him he is the best. The reason they don't like him is, he told them to back off. He knows they are not coming to give hand outs and they will take 1000 times what they gave you.
1
8
38
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Indeed🙄
Tweet media one
4
5
40
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
LIBAAX LIBAAX DHALAY. ILAAHOW ASAGOO KALE NOO BADI. #MACISWEL #SNA ❤️🇸🇴
Tweet media one
1
4
37
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
4 months
Mashallah Ilaahow noo barakeey. From Bosaso to Garowe, Puntland, Somalia❤️🇸🇴
4
4
39
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
10 months
Have a listen this, wooow 😱
4
23
39
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
7 months
Political science waa Faculty weyn oo jaamacadaha caalamka lagu barto oo qaadaya 4 ilaa 5 sano. Heestana ku sheegeysa wuxuu xsan wado
10
7
38
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Tweet media one
2
6
36
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Meeshan fiiri NO CBB baa lagu soo qortay 2 saac ka badan baa la furan yahay 6 qof waa dhaafi la yihin 🤣🤣🤣 adeer CBB is the power house of space. NO CBB means no oxygen 🤣🤣 @Ramadan70530344 @profmullah @Commanderkoshin @BoobeMohamed
Tweet media one
14
4
35
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
10 months
@ChubieUjah @JustLuai @IjazTheTrini 99% of them are same but different font 🤣. When you want believe something mate, no1 can stop you. You will always find a excuse. So believe what ever you want. Rest my case.
4
3
33
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
Aaway wadaniyiintii CBB/NN iyo Somali maxamed oo dhan maanto oo kale ayaa loo bahan yahay is garab istaaga ciidanka kala xiriir +252612351469. Videoga oo dhan ka daawo wariye Munasar FB @FrauSchwarz3 @Mahraj01 @AmbWarsame @AnisaAl43108370 @awdal_waaye @Caaqilmawlid
7
13
33
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
NINKA KALIYA EE SIYAASADA SOMALIDA IGU MATALA ANIGA. GUULEYSO HALYEY
Tweet media one
3
3
35
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
8 months
@O_McPS And how much do America and western take back from Somalia sea and natural resources. REMEMBER NOTHING IS FOR FREE IN THIS WORLD. Why do you think they are sitting in Halane compound ? So you telling us, America and her cos are risking their staff and colleagues and top of that
3
0
33
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
Aadan Digsi in the mud 🤣🤣. Waxan maqli jiray qofkaas halkaas dhuunta ah ayuu u dhimanayaa. Maxaa ka xun nin weyn oo meel golo ah lagu yiri been baa sheegeysa isma anan arag 🤣. Xil Faiza Mohamed Jeyte waa i matashaa walee ee ku suco. Meesha ka tuur qofkan jawaan rabi tolay ah🤣
0
15
30
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Qofkaas ayaa madaxweyne lagu sheegay, nin faciis ah oo waliba sanka dhuudhi ah intuu u tagay ayuu waxan ku soo qancay oo soo saxiixay. War ninku fulaysanaa. @mahraj0 @kooshinDh @Wadani_Hubeysan @Haji_Saciid7 @EGaraad_
Tweet media one
7
8
29
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
3 months
FARMAJO HEE WAA MAREXAN🤣. MAXAMADOW MAHAN KA SOO BAX 🤣 FARAXANOW DHIIQAA LUGAHA LUGOO GALIHOOYA 🤣 Intas baa lagu soo olaleyay markaas xukunka waxaa loogu soo qamamya sidi balaleydii. Meel wax la geyo markii la garan wayay, ayaa diyaarad Taxi laga dhigtay qabuurihiina loo datay
5
9
31
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Hambalyo gudoomiyahan wuxuu xil ku helay, Farmaajo waa mareexan. Waligaa xil ka fudud ma ku soo maray 🤣🤣
Tweet media one
8
2
29
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN WAR WAX KASTA HALA IDINKA QAATEE DADKA MAANTA BAD BAADIYA😪😪. MADAXWEYNE @HassanSMohamud ISBITAALADAAN WAX KA QABTA FADLAN 🤲🤲
4
10
28
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
No words 🤣🤣🤣 Somali easy maaha
3
13
29
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Alla qosol badanaa 🤣🤣 kulahaa Madaxweynihii shalay aad doorateen shacabkow. Adeer shacab kuma dooran 229 baastar baa ku doortay ee ayaga weydiiso waxaa rabto🤣
@InaOlad
Mohamed Olad
2 years
@HassanSMohamud We stand with you Mr. President - Make Somalia great again 🇸🇴 | Somali Mid ah’ oo awood leh #Somali #Somalia #Mogadishu
7
8
25
8
9
25
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
SOOMAALI AYUU XIL U HAYAA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Tweet media one
4
4
27
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Wan xasuustaa habeenkan waa habeenkii Aadan Madoobe la doortay iyo saan ooga xanaaqsanaa 🤣🤣 #NewProfilePic
Tweet media one
5
1
27
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
ILAHAY HAKU XIFDIYO ADUUN IYO AAKHIRABA YAA SHEEKHUNAA, WAXAD KA HADLEYSO IYO WAXAA DEYNEYSO ADAA XOR U AH LKN QULUUBTA UMADA SOOMAALIYEED MARNA KAMA BAXAYSID ❤️
Tweet media one
4
1
26
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Adeer timire waa run badan tahay naga ilaaliya Al shabaabkaas is maamulaya. @kooshinDh @Wadani_Hubeysan @Haji_Saciid7 @safiirk
2
5
22
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
@ThabitMhd 40k kun aad doorashada ku gashay maxaa u siin weyday adeer. Ileen waa ogeyd anaguna waa ogeyn in adan 1 cod heleyne. Maanta hadalkaas waan ka aqbali laheyn hadaa siin laheyd lacagtaas
0
3
26
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
8 months
Dowladeena waa ku mahadsan tahay in ay diyaarada Ethiopia Airline ay dalkeedii dib ugu celisay. Fantastic step forward. Mahadsanid mudane Madaxweyne @HassanSMohamud iyo dowlada Dhamaanteed 👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 SOMALIA 🇸🇴SOOMAALI BAA LEH
1
8
24
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Ilaahow @M_Farmaajo maxaan ku dhahaa, walee damul jadiid bohol buu kaga tilaabsaday. Waa kuwaas maanta si ay wax yiraahdan garan la a, oo ayagii is burinaya 🤣🤣🤣. Caano ka dhama hade waa idinkii la idinka celin wayay, madaxweyne ayaa rabnaa Geela u qashay 🇸🇴 ha noolaato
Tweet media one
2
3
21
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
@SaidSahardeed You are no better than your General Nuux baasto macan saying Garad's troops are SL troops🤣. You have a history for lying 🤣. Number 1 ly, Saudi doesn't give citizenship to Somalis. Number 2 your face says all.
1
0
21
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
AFKALAY LA BAXDAY 🤣🤣 Kulahaa inta tareenka indhaha la ay somalia saaran tahay anaga Axmed dhuxul baa Madaxweyne noo ah. Waxan is weydiyay away soomaali heshiis ah? Dowladu ma 4 sano ayey jirta?🤣🤣 @IyoNolo @BoobeMohamed @xduulane1
7
13
22
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
Waxaa xaqiiq ah in uusan ilahay jisaar kheyr ku sheegin. Maanta waa naga hooseeya AUN lkn waxa xaqiiq ah in ay somali wali la gal galneyso dulmigii ay ka galeen oo walina garowsaneyn. ILAHOW KUWA JAAHILINTIINTA AH HA NOO QABAN. ILAHOW JANADADA AYAAN KU WEYDIIYAY JAALE SIYAADE 😪
Tweet media one
8
1
22
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
@GeorgeAnders007 Jaajuus adoo kale ah maah professor ka. Adiga rag jeebkood ku jira. Caada qaate ayaa tahay horta somalia maxaa kaa galay. Daba dhilif waa un daba dhilif
1
0
19
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
8 months
SOMALIA🇸🇴 SOMALI🇸🇴 BAA 🇸🇴 LEH🇸🇴🇸🇴 #Xafidahullah
Tweet media one
2
7
21
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
10 months
4
1
22
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Sawirkiisii oo nin si qaldan wax ugu dhuftay ayaa intaas oo qof iskugu timid si ay u kab kabaa🤣🤣🤣. Ilahoow umada noo jecleysii sidaad Mw Farmaajo u jecleysiisay. @kooshinDh @Haji_Saciid7 @MsGaraad @Deeqa_lulu
3
5
19
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
SOOMAALI WAXAY KU FAANAYAN OO BAAHANANE ISKU SAWIRAAYO NINKII HORAY U DHISAY IYO NINKA HADA DOWLADIISU DHISTAY 31 SANO KA BACDI. SU'AA????🤔
Tweet media one
2
2
19
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Caawa hadan ninkaan ahay ama siyaasad dambe kama dhex hadleen ama raali galin mug iyo maqaam leh ayan bixin lahaa. Bal ma taliye ciidan baa, ma madaxweynaa, xataa dowlad maka haya markuu leeyahay waxbaan baarnay 🤷‍♂️ @AAbdishakur
4
5
21
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 month
Spacekii maanta ee kacdoonka shacabka qabashadiisa dad badan baa isoo weydiyay waa maxay criteria NN/CBB ✅️WADANI ✅️SHISHEEYE NACEYB ✅️DABADHILIF NACEYB ✅️IN AAD AMINTO MEEL KASTA OO SOMALIA KA MID AH INAAD LEEDAHAY. ✅️DIIDMO XOOGAN QABYALAD IYO KALA FAQUUQ #NN #KDS
Tweet media one
5
9
21
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
No wonder why this called big platform aka @Nomadicvoice11 🙄 only invites low life stooges in their platform🤔. These men has no public audiences that is why they are trying so much to get some audiences 🤣🤣. And they use these fake platform. Waligiin la idima aqoonsan doono.
Tweet media one
Tweet media two
9
10
20
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
9 months
WAR SUGAN IGA DHEH BOOWE
Tweet media one
6
2
20
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
HADAL MA JIRO ODEYGII WAA KAAS TIIMBADAY MEEL AAN WAXBA OOLIN 🤣🤣🤣🤣🤣
Tweet media one
10
2
20
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
19 days
Waa tanaa Somaliyada aan u dagalameyno oo aan u dagalami doono. Ethiopiana waa og tahay kenyana waa og tahay. Ninka marka somaliga ah ama siyaasi ha ahaado ama shakhsi kale ha ahaade si kale wax u sheego waxaa tahay qolfoof aan cidna matalin.
Tweet media one
3
6
20
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
Wale waxay ku socotaa, iney ka dhacdo, WAR DUQII DOONA DUCANA UGU DARA
Tweet media one
5
5
20
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
@AbdinasirSola How are you telling us you are invited and you are not speaker. You thou you can get away by hiding ur status but we know only 12 members can be speakers. 🤣🤣🤣. Walahi you are cloud chaser. Pple said you are attention seeker, ut turns out to be true 🤣
3
0
20
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
#ThankYouEritrea 🇸🇴 🇪🇷
0
6
17
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
7 months
@Abdikarindahirr Marka is xasuusin aad adigu soo qortay wax cadeyn ah aan wadan maxay ku soo kordhineysaa dowladnimada dalka iyo difaaciisa oo aheyn in aad naceyb kala qeybin abuurto. Mise Buurmadoobe ka kululaatay marka reer kale ayaa kula dul dhaceysaa 🤣🤣🤣
3
1
19
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
21 days
Maalintii shabab iyo dowladaha koonfur ka jira isu bareeraan oo ayaga iyo shababka il iyo aragti ka dhaxeyso sida PL shabab bulshada wuu ku dhex noolaan. Waa in meesha laga saran waxan la dhaho dhaqan celin iyo waa isa soo dhiibay. Lkn roobow iyo tik tok waa wasiiro 🤣
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
4
18
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
Waxan rabaa in aan u sheego wax magaratada baraha bulshada isticmaala ee sheegtay beelweynta harti in ay ogaada aqbalaana PL iyo SSC in ay yihiin labo maamul oo mataano ah. Cid allale cidii kala saartana oo laga dareemo in uu mod u xaglinayo block la saaro maxaa yeelay saacada
Tweet media one
4
1
18
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
So true 🤣🤣🤣🤣
Tweet media one
1
3
18
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Who are you to meet with sovereign country's head of Parliament. This is very disrespectful to our sovereignty and integrity. You have no business to interfere our inside policy. #HandsOffSomalia this is new colonial. Get out of our country. SY need to wake up b4 it is 2 late.
@KFosterFCDO
Kate Foster
2 years
Pleasure to meet @AadanMadobe again today to hear his proposal for reconciliation in SWS and priorities as Speaker. We discussed the vital importance of peace and stability in SWS and the importance of Parliament in progressing vital legislation.
143
17
50
1
6
18
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Hoyada wiilka kalinta 1aad galay ayaa iyadoo ilmeneysa tiri “Bil kasto waxaan ka bixin jiray 25$ oo dhib igu ahayd inaan helo. Maqaaxi shaax lagu iibiyo ayan mar furtay, markalana hilibka ayaan wadooyinka ku iibin jiray. Manta alx, Guusha uu wiilkeeyga ii kenay waan ku farxsanhy”
Tweet media one
Tweet media two
1
1
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Madaxweynaha Guinea bissau ayaa naga dambeyay waxan soo dhaweyay Uhuru, keenii saaka saladii meesha tagayna wasiir baa loo soo diray. Hada is sharafto ayaa lagu sharfaa #NoToMira
Tweet media one
Tweet media two
2
5
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Waa wax laga naxo adigoo dal dhan madaxweyne u ah in aad aqbalo wasiir in 3 dal ku soo dira. @HassanSMohamud hadadan adiga sharaf rabin, dalkaan waa ka sareyaa in gacan hoorsi loogu tago gaalada mad madow. Hadaa is duleyso islahay wale waa ku duleynayaa. #NoToMira @kooshinDh
Tweet media one
1
3
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
5 months
Dhawrki bilood u danbeeyay, hawsha wiilka yar, aaynu gacanta ku haynay. Tariiqda markay aheed 16 march 2024, waxaa Isha Bidix looga sameeyay qaliin nociisa yahay PKP oo ah Corneal transplant. Alx, mudo ka dib Waxaa dib usoo noqday araga Isha Bidix. @AbdiSamawad @hiba_hersi 1/2
5
2
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
26 days
@EngNaaji Waxba kama jiraan sxb Farmaajo waa Muqdisho MSB waa galaadi iyo DDS C/qasim abihiis ayaa galmudug ka yimid ee asagu waa reer muqdisho wuxuuna ku dhashay goldogob
3
2
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
11 months
@ha_noolaato Cabaadkaan muxuu ahaa marka. Hadii aad aaminsan tahay in ay shaqo fiican qabteen. TALADADII BAA UREYSA BOOWE
Tweet media one
1
3
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Alla maanta ayuu gacan galay XSM waxaa la soo baray dictatorship. Wuxuu la qoslayaa waa dictatorship 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Tweet media one
4
4
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
Maalintii Qaranka ee 1/7/22 buu @HassanSMohamud ka soo qaaday maalin aan jirin oo yiri wan gajeysanahay oo wan tuugsi tageynaa. Maanta oo ay tahay 12/4/23 malintii ciidanka Qarankena meel ku sheeg. Qofku haduusan dowladnimad waxba ka aqoon Alshababna la taliyay u yihin waa san 😡
Tweet media one
1
6
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
@osmando @M_Farmaajo Ina gumeed bilaa garaad ah baa tahaye ka fuq madaxweynaha. Maxaa ku dhacay kaa dabada ka wadeen ma socon la yahay waa adiga attention ku raadinaya sawirka xabiibul malayiin🤣🤣
1
1
13
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
9 months
Soomaalida runtii waa dad hoos u jeeda oo dadkooda wax galka ah dayaca markaas bey hadhow ka cawdan, maamul xumo ayaa na heysa. Sheekh Abdi Hersy ilhaya kheyr ha siiyee waa dadka kooban ee diinta, dadka iyo dalka bad baadadiisa ka hadla oo samaanta dadka fara. Hadaa fiirisaa
Tweet media one
13
7
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
MA MAQASHEEN WALIGIIN: ALLOW LABO DIBI ISKU JAAN OO MID NOO JABI AAN JAR JARANEE🤣🤣. HADEY CIYAARTU BILOW TAHAY
Tweet media one
7
2
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Waxa meesha iskugu yimid 90% waa Oromadii Somalia Malez soo galiyay 91kii wixii ka dambeyay. Ayagii baa loo soo dhiibay wax la dhaho Somaliland. Bal dhageystay Oromkan wuxuu leeyahay 🤣🤣🤣. Waxban dacweynayaa ku lahaa, adeer Muuse alwaax see loo dhihi karaa xasuuqa jooji 🤣🤣
2
3
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Markii iigu dambeysay ee game aan ka dawado Old Trafford. I miss it. Come on United 👌👍
4
0
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
WAR GABADHAAN CADAALADEEDII AAWAY? RAGGII BILAA XILKA XEYD XEYDNAA XAGEE XAAL KU FUREEN? 🤣🤣
Tweet media one
9
1
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
26 days
MBB caawa waxay dhaheen war baan ka helnay shirkii Ankara ka socday oo ah MW Farmaajo ayaa 4 dakadood saxiixay 🤣. Yaa u soo sheegay ma taqanaaa adeerkoodi abaha in uu leeyahay lagu shakisanaa Sola bidaar🤣🤣🤣. Intey 🇪🇹 hadleysay hal marna 4 dekad ma soo hadal qaaday horta 🤔
Tweet media one
5
6
16
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
War bal qofkaan @AIGutale dhageystay dekeda garacad dowladaa iska leh 🤣🤣 @HassanSMohamud wadadii uu balan qaaday iska daaye Dekedii naftirkeedii ayuu shacabkii ku heystaa 🤣🤣 ilaahow ceeb ha noo dilin, tolow wax cadeyn ah ma hayaan isma oran. @FrauSchwarz3 @AmbWarsame
5
3
13
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
RAGGAN IYO RAGGA XABAD GUUSHA KU KEENAY JIMCIHII XAQIIQDII WAA U SIMAN YIHIN GUUSHA. MEDIAHA QEYB LIXAAD LEH AYUU KA QAATAY DAGAALKAS. QALASIIN BEERKA KA OGSOONO 💪 @Abdullahibalwan @FarahGeylan @TerraAbdirizak @ayuub_kabtan1
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
4
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
@Abdikarindahirr @OGAA_NSHO Waxay ku tusaysaa sida Damujadiid iyo tageerahoodu maskaxda iyo maankaba ooga dilan yihin oo u jecel yihin in la iska gumeysto. War hadaa soo kabaneyso yaa ku yiri xuquuqdaada dalnimo ka tanasul. Farmajo ayaa ku walatay lkn dadka somaliyed waxaad ogataa in ay yihin dad qab iyo
2
0
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
11 months
Waxa lagu yaqaan xaq yaqaanka waa sidaas oo kale in uusan cidna u joojin. Geeda naar waa jaahil tuug ah.
@Asmahan2006
Asmahan Mohamed
11 months
Farah Maalim run badana.
11
18
56
2
3
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa dhamaan culumadii maanta ka hadashay dulmiga ka jira Laasacaano, waana kalmad xaq oo loo baahnaa. Waxaan kaloo rabaa in aan u mahad celiyo sheekheena weyn @ShAbdiHersy oo culumada ku baraarujiyay in ay fadhiga ka kacaan. Kheyr allah ku siyo
0
3
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
NINKII MADAXWEYNAHA NAGA FEERAY AYAA LA ISKA RABAA IMAARAADOW. WALEE IN AAN BILAASH JIIM U AADIN. MAANTEEY RAG RABTAA 🤣🤣🤣🤣🤣
Tweet media one
5
0
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
Ileen sheegow hawlo kale ayaa loo heystaa ee waa dowladeynayaa. Ninkii wuxuu yiri ma anan garan ariga geelu layay. Walee waqtigu waqtigii hore maaha
1
5
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
Tweet media one
3
0
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
@lichandrooo_5 @TerraAbdirizak Adaa khaniis ah miyaa sidaas baa codka khaniisiinta aad ku taqaan. Mida kale muxuu xil u soo doontay haduusan rabin personal life kiisa in aan la galin and all of that, why you lie about your basic personal infos🤔. Aamus yaa xaaraan ku naax maran
3
0
15
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
8 months
Qosol iguma harin 🤣🤣🤣 Alla somalidu dhib badanaa 🤦‍♂️
Tweet media one
5
2
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
SAWIRKII IIGU QOSOLKA BADNAA. WAR NINKU GARKA KU FOOL XUMAA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Tweet media one
7
1
13
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
5 months
RAGG CADAALAD WAYAY U KALA YAAC SIDII CAWSKII. NINBA ALWAAX HA QABSADO🤣. @HassanSMohamud MADAXIISA ALLAHA KA SHUBO
Tweet media one
3
5
14
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
2 years
@Wadani_Hubeysan War waxaa meesha la iskugu keenay wuxuu sheegayab chinese in uu ku hadlaayo ayey la tahay. Kan telefoonka iskaga hadlaaya fiiri. Adigu bal ka qiyaas qaado habeenkii codeynta nimankii kala garan wayay war meeshaas sax✅️ miyaad ka sugeysaa in ay accountancy fahman🤣🤣🤣
4
0
13
@MohamedAbbi9
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴
1 year
SIDA CIIDANKII COWSWEYNE AY SHARQOOLEEN @mahadsalad @HassanSMohamud wasiir Tiktok iyo alqabyaala. Mareykan ayaa naga caawiya duqeyn 🤣🤣. Dhageysta askarigaan wuxuu sheegayo. Shabab was created by America and they are their foot soldiers. Full video ka daawo Zakariye Timacade
4
8
14