BREAKING NEWS :
Türkiye 🇹🇷 to donate at least 50 Air Force to Somalia 🇸🇴 in the coming days.
HSM : If Ethio takes one step , we will take 3-4 steps, and the world 🌎 can not blame us later .
Listen Guys this is a game changer , Somalia has already 12 of them , now we are getting different Air Force , and if what I am saying is a lie , just go and search how Turkish played in Libya, and aserbijan.
You will see the truth . Now everyone knows Egypt is included in this .
SOMALILAND :❤️
After watching DAAROOD ( with their gadubiirse supporters + their munaafaqniimo )
I decided :my personal conclusion:
SOMALILAND SHOULD BE AND MUST BE AN INDEPENDENT COUNTRY.
HSM my president: PLEAAE let it GOOOOO.
Free the bird 🦆..
haduu diido HSM , Anigoo ah
Hadday run noqoto wararka la isla dhex marayo in uu is-casili rabo Cabdiraxmaan Saylici- waa go’aan ragannimo, taas oo dhiirri-gelinaysa inta nidaamka ku hadhay. Waa in aqoonyahankii, Ugaasku iyo waxgaradkii dhulkooda ku soo noqdaan: si loo dhamaystiro-
#AwdalState
#Somalia
Congratulations to those lucky Somalis in the Capital, after 7 years serving for my people at Digfer ( Turkish) hospital, I must admit I was not luck enough to see you in person my president
@HassanSMohamud
, but I hope to see you when you back to the USA 🇺🇸. 🇸🇴❤️
He got away 3 years ago when he said he would kill 300,000 Somalis .
Now he should not get away with his words I.e he said he would kill 5,000 Kikuya every day.
He should definitely get ARRESTED .
Majnuun.
Ragga Isaaq ee qaranka u shaqeeya Hadii afka lala galo, Waa un Naceeb.
Ogaada annaga Marka aan muuse ku dhagannahay Waa siyaasad, ee shakhsiga Isaaqa ah ma necbin , dadka wadaniga iska dhiga ee reer beegsada haka waantoobaan.
Waxaan rabaa inaan Meeshaan ka sheego in
@JibrilQoobey
iyo Mustafa Geeljire in ay aaneynan xagayaga ka matalin beel soomaaliyeed ama harti ama Majeerteen Ama beesha karaamada leh ee DAAROOD, waxa iso gaaray fariimo arrintas ka hadlaya, Nasiib wanaag Waa la is bartay. midnimo 🇸🇴❤️
Engineers and experts from
#Djibouti
Ports arrived in Hobyo town in
#Somalia
's
#Galmudug
State on Friday to assess the designated site for the construction of Hobyo port, per State Media.
Waftidiga madaxweynaha qeyb ka mid ah in beegsado, Waa qeyb ka mid ah Kala qeybinta umadda soo maaliyeed.
Waan ka digay . Hadana waan ku celinayaa, jeclow ama necbow Salah Waa RW ku xigeenka qaranka soomaaliyeed, qabyaaladda Aad ku beegsaneyso waxey fursad siineysaa Muuse .
Abiy Waa Nin laga qabtay 7,000 Hal mar, waxaa ka qabtay Tigranya oo 6 million ah .
Muuse Waa Nin laga qabtay 400 halmaalin, waxaa ka qabtay Garaad Jaamac oo wata 200 oo dhulbahante ah .
Labadaas ayaa hadda isbaheysanaya, dowladda 🇸🇴,🇹🇷& 🇪🇬 meeqa ayey ka qaban donaan?
The Defence Minister
@Amohamednur
and his
#Turkish
counterpart, Yaşar Güler signed a defense framework agreement on Thursday. This key step will significantly elevate Türkiye-Somalia relations and substantially contribute to enhancing peace and security in
#Somalia
and the Horn
@AbiyAhmedAli
Mr Abiye , Forget Somali sea .
We are not willing any of your business attempts , we respectfully declined your off .
For 500 years Ethiopia failed to capture Somali seas , if you try it , you will also fail miserably. Bye
Good news 🇸🇴.
1- Ali jeyte will rejoin the war against Khawarij.
2- ATMIS troops will also join the war.
This is a big boost and will likely bring faster results.
#Somaliawillbefree
Naxli iyo isku Dir reero soomaaliyeed, been ka sheegid qabiilada qaar.
Odaygaan oo kale Waa waxa Somalia meeshaan u joogto. Infecting young generation.
Madax dhaqameed ka beelaha Gadabuursi iyo Ciise oo la kulmay wasiirka arimaha gudaha faderal ka
@AhmedMoFiqi
.
Waxa la filaya in madax dhaqamedka dhawan la kulman madaxwaynaha jamhuuriyada, Ka dibna u so baxaan Dalka Djibouti 🇩🇯