Abdisalam Yusuf Profile Banner
Abdisalam Yusuf Profile
Abdisalam Yusuf

@abdisalamisma1

Followers
28,573
Following
7,862
Media
2,558
Statuses
14,198

Son of #dervish veteran, 2008 #ObamaTeam for change. Author Political Solution Proposal on Syrian Crisis (2013). Socially Conservative. Views are my own, RT=FYI

Columbus, OH USA
Joined October 2015
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Dawladii #SiadBarre waxaa la riday 30 sano ka hor (1990-2020). Ilaa maantana waxa la xallin la'yahay #nabadgelyada #Muqdisho . Waxaana ugu wacan dadka aan xilka udhiibano. Sh. Mustafe ila dhegaysta si aad u fahanto wax badan.
34
170
553
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Brilliant young Muslim lady
20
168
533
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Very sad. انا لله وانا اليه راجعون. My mom Dhudi Caalin aya galabta ku geeriyootay Columbus Ohio ka dib markay muddo 2 sano ah la tacaalaysay “Leukemia”. اللهم اجعلها من اهل الفردوس الاعلا. اللهم اغفرلها. امين يا الله
Tweet media one
195
7
218
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Hodan Naleeye رحيمه الله with Abdi Bile Abdi
Tweet media one
21
17
214
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Daawo quruxda iyo Barwaaqada yaala 18 ka Gobol ee Somalia. Part 2.
7
56
208
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Today, my mom Dudi Ali got the second shot of Moderna✅Masha Allah✌️
Tweet media one
23
4
198
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Somalia: The Untold History 1941-1969 by Mohamed Isse Trunji. It's very interesting book and I recommend to others. Pls share @HarunMaruf @Abukar_Arman @afyare_elmi @AbdullahiGuled @Siad_A @MohamoudGaildon @AbdulnuurSheikh @FartaagConsult @maomar324 @HassanIstiila @Globalworks1
Tweet media one
Tweet media two
18
78
188
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
#Kalamaan @M_Farmaajo ⁩ hal mar baa talo dhaaftay✅
16
43
159
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
"We create the chaos and then move in and capitalize on that chaos." Very interesting
26
83
130
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Horumarka wadooyinka loo sameeyey Kenya inteeda kale maxaa ka reebay Mandera, Wajir iyo Garissa?
Tweet media one
Tweet media two
33
19
121
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
#SNM markay soo galeen Gobolada Waqooyi xasuuqii ay gaysteen dawladii Kacaan ku ma gaysan. ✅Xasuuqii Borame ✅Xasuuqii Burco ✅Xasuuqii Berbera. Dhegaysta bal markhaati ga nool.
11
44
118
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
#MogadishoAccord : October 7, 1972 #Uganda & #Tanzania signed a peace agreement brokered by #SiadBarre late #Somalia President🇸🇴
Tweet media one
4
41
118
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
The current Somali Situation.....
16
32
112
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Waa sida #Somalia lala maagan yahay💔
12
39
110
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
President Trump @realDonaldTrump can be remembered as the most honest president in modern American history. #VoteForTrump
Tweet media one
21
27
89
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Dood ⁦ @TwitterSpaces ⁩ oo ku saabsan doorashada #Gedo baan ka qayb galay, gacanta baan taagtay, waaba la tuuray, oo block la isaaray💔 Waxa haboon labada dhinac in la dhegaysto💔⁦ @GaroweOnline ⁩ ⁦ @hodansomali ⁩ ⁦ @Mursalkhaliif ⁩ ⁦⁦ @GiGi_Faiza
Tweet media one
34
20
110
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
6 years
Dr. Hodan Osman Abdi, sawir wanaagsan bay Somalia ka bixsay aan Wasiirada hadda jira badidood ayn ka bixin karin. Waa gabar ku dayasho iyo dhiiri gelin mudan. Masha Allah, Alle ha xafido.
Tweet media one
9
18
107
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Hanbalyo Reer #Minneapolis oo qabanaya 100 guuradii ka soo wareegtay duqayntii #Taleex . Markii u horaysay oo Africa gumaysigii diyaarad kula dagaalamo. Waxayna dhacaysaa 6:30 pm Sabtida 1/18/2020 @2532 25th Ave, Minneapolis MN. #Darawiish #Dervish 1899-1920 #GuuliyoGobanimo
12
33
98
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
.⁦ @FarahMaalimM ⁩ dhaxu jalaade dheg baan jalaqba lo siineh Hadal kaas 10 sano ka dib ✅Maanta ayey ka liidataa, ✅Rajaduna ka sii liidata ⁦ @HassanSMohamud ⁩ ⁦ @HamzaAbdiBarre ⁩ ⁦ @HESaidADeni ⁩ ⁦ @MrQoorqoor ⁩ ⁦ @Laftagareen ⁩ ⁦ @PresidentMadobe
3
30
100
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Musharax MW @AliMGedi ayaa si kulul uga hadlay banaan-bixii 2/19/2021, Isagoo la hadlaya @MadashaXQ .
11
38
105
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Ali Yare @AliYareAli geesi qaran
Tweet media one
5
14
103
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Burburkii ka dib dabinkii shisheeyuhu inoo dhigay sidan buu ku danbeeyey. Wadeeca Allah
1
20
98
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Talo caafimaad qabta oo ku socota Dhallinyarada #Somaliland
10
23
96
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Hoyo Haji-ya Dhudi حفيدة هو الله Masha Allah waxay ku ciiday caafimaad, waxayna adhaki ('Feast of the Sacrifice) ka gawracday Somalia &U.S. Hajj kii oon 2 jeer geeyey haddaan dhabarka ku qaadi lahaa xaqeedu kuma filaadeen رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي صَغِيرًا Quran17:24)
Tweet media one
11
2
93
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Libaax✅Fahad Yasiin 3 sano gudahood #NISA wuxu gaarsiiyey kaalinta 10 aad #Africa sirdoonka ugu fiican. Lkn, iyadoo talo shisheeye la fulinayo waxa lagu qaaday dagaal ilaa xilka looga qaaday, weliba uu ka bad baaday khaarajin xilligu ku sugnaa #Jabuuti Airport. #FahadYasin
Tweet media one
13
17
94
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
6 years
28 sano ka hor ba la riday dawladi #SiadBarre kuwi riday maxay keeneen? Alle SWT ha u naxariiste. Waxaan ku xasuusan doona 1. #Xuduudbadeedka u ka dhigay 200 M 2. #FarSomalida la qoray 3. Wuxuu dhulka la simay #HaileSelassie & #MengistuHaileMariam 4. Ka adkaan #Faragelin shisheye
Tweet media one
24
28
97
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
1980s DC waxaa yimid wafdi #SiadBarre iyo inta kale oo Reer #Hargaysa ah - Ismail Ali Abokor-Madaxwayne ku Xigeenki - Omar Arte Qalib- Wasiirki Arrimaha Dibedda, - Ibrahim Maygaag Samatar- Wasiirki Maliyada - Ahmed Mohamed Siilayo- Wasiirki Qorshatnta @M_Farmaajo @Abukar_Arman
Tweet media one
17
28
98
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
#Somali Food Party in Tokyo
5
35
95
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Dardaaran Siad Barre AUN
9
24
97
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
#ICJ will hold public hearings 4 Maritime Delimitation in the Indian Ocean #Somalia vs. #Kenya on Sept. 9-13/2019. A number of seats will be allocated to members of the public on a first-come, first-served basis. See you there🙏 @X_malab @AbdullahiGuled @Abukar_Arman @alihwarsame
Tweet media one
Tweet media two
5
30
94
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Waa Adam Mohamed Ali wasiirkii Wasaarada Waxbarashada xilligii berisamaad ka 1970s -1980s. Wuxuuna ka soo jeeda #Calula #Xaafuun iyo #RasGardaful Wuxuu bixinaya xog muhiim ah oo ku saabsan #Suqadara oo saldhig shisheeye laga sameeyey.
15
32
88
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
#MogadishoAccord : October 7, 1972, Milton Obote of #Uganda & Julius Nyerere of #Tanzania signed a peace agreement brokered by late President #SiadBarre of #Somalia . The agreement was to end all hostilities between them and restore peace and fraternal ties. @KagutaMuseveni
Tweet media one
7
34
91
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
6 years
Waxan so dhoofay 10/1988 si aan U.Dh.K.S. uga metelo 2nd International Youth Conference, Chicago, IL. & inaan saxeexo heshiis Somali Youth & Canadian World Youth. 2 jeer ba safarki la iga xanibay. Mohamed Omar Osman ba Siyad Barre u tegay oo waydiiyey maxa Abdisalam loo xanibay?
Tweet media one
Tweet media two
8
17
89
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Chinese af Somali ku heesaysa. Caadi ma aha.
16
19
89
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Dal kaaga in sidaas shisheeyuhu kugu bahdilaan waa ayaan darro. Tani waa arrin ka dhacday Kenya.
34
23
90
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
#SL ma ilawday Abaarti #Dabadheer 1975 dadki laga so qaaday Waqooye lana dejiyey #KG . 45 Sano ka dib @musebiihi wuxuu #LasAnod oo uusan u dhalan ka soo masa-furiyey qiyaas 1400 qof oo ka soo jeeda #KG . #SL #LA waxa ku wareejiyey #Ethiopia 2007 markay Ethiopia u diideen 4 wadaad
Tweet media one
9
25
87
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Dr. #Bursaliid Allah SWT ha xafido. Somalia waxay u baahan tahay 15 wiil iyo Gabadh Dr. Bursaliid iyo @DrMaryanQasim oo kale. Masha Allah arrimaha masiiriga ah hoos Ugama degaan. #Isdhexgalka Geeska Africa #MoU2009 , #ICJ2014 #SomaOilandGas #SomaliaFishGuardLTD waxay ahayd halis
6
17
88
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Ayaanle SiyadBarre aya 1993 Muqdisho diyaarad ka raacay Malesiyadii Airport ka 2 ka mid ah baa diyaaradii u afduubay #Beletwayn . Ugaaskii #Xawaadle AUN ba dadki waydiiyey yu Ayanle denbi ka galay? Wa la waayey ka dibna waala siidaayey. #Ayaanle & #Qalbidhagax kala nasiib badnaaye
Tweet media one
Tweet media two
18
11
84
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Gabadh Beesha #GeriKoonbe ah oo ka hadlaysa dagaalka #Oromo ku soo qaaday degaanka #Somali -da.
10
28
89
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Laba arrimood baan sugaynaa: ✅October 10, 2021, doorashadii MW ✅Octobar 12, 2021, go’aan ka #ICJ . Halka PM ⁦ @MohamedHRoble ⁩ ku mashquul San yahay: ❇️Xil ka qaadid ❇️Xil u dhiibid ❇️I jiid aan ku jiideeh ❇️Safar dal #Somalia cadaw ku ah💔 Roble taarikhda xagee ka geli?
Tweet media one
10
29
86
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Dhaaxaan murugo iyo haraad mudanee maantay curatoo mataanaysee aan maalo hasheena "Maandeeqey".
4
15
80
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Xarunta #Xalane waxaa loo yiqiin Vittorio #Bottego . Bottego (1860-1897) oo sarkaal Talyaani ah wuxuu ka tegay #Luuq wuxuna galay Ethiopia ka dib Oronmo ayaa ku dishay Maji. 1971, waxaa loo bixiyey Mohamed Abdulle #Xalane (1939-1964). Xalane AUN waxaa lagu dilay dagaalki 1964.
Tweet media one
Tweet media two
6
23
84
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Tani wa sida Reer #LasAnod #Tigray u neceb yihiin 4 wadaad #Hiraab /Hawiye ah bay Reer #LasAnod diideen in ay TPLF u dhiiban 1996-2007. Markii Maxaakimta la jebiyey ba ⁦ @TheVillaSomalia ⁩ iyo #Villagarowe la amray in #PL ka baxdo #LA ayna so gasho #SL @HassanSMohamud
5
25
82
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Congratulation brother Dr. Abdiaziz Haji Mohamed Hussien on the publication of your new book, “Denial of the Independence how the four powers and Italy set up #Somalia for failure and dismemberment”. Dr. Hussien wa wiilkii Gudoomiyihii #SYC #SYL AUN ee xorriyadii 1960 dhaliyey✌️
Tweet media one
4
23
84
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
#HassTower Nairobi, Kenya: the tallest building in Africa, owned by Somali entrepreneurs. Congrats to @HassPetroleum .
Tweet media one
15
10
81
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
6 years
A glimpse of #Somalia anti-colonial movement in the golden age 1899-1920. #British with a mandate of #BerlinConference of 1884 was not able to defeat Dervishes for 20 years until it used warplanes first time in #Africa . I'm lucky 2 be 1 of the few people whose father was #Darvish
@HarunMaruf
Harun Maruf
6 years
Britain used war planes against Somali freedom fighters in Taleh town in 1920, the first time in Africa that British colonial army resorted to air bombing in Africa. (The full text of the book mentioned is available online).
26
283
382
10
31
78
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
6 years
Saxid @AAbdishakur Siyad Barre AUN wuxuu riday #HaileSelassie & #Mengistu xuduuda badda wuxuu ka dhigay #200nautical mile halka adigu saxeexday 12 mile #MOU2009 . #Somalia dib u heshisin bay u bahantahay @M_Farmaajo waad dhaliili karta lkn #SiadBarre o motan 23 sano waa kugu CEEB.
Tweet media one
19
27
78
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
I nominate @DrMaryanQasim 4 #WomenOfCourage former Minister of Health, Education & SS: ✅Acted as the voice of the voiceless ✅Anti-corruption ✅Gender equality ✅Served as a role model ✅Introduced the no child left behind policy @US2SOMALIA @StateDept
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
7
22
77
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Khilaaf ka @M_Farmaajo & @MohamedHRoble maxa sabab u ah? ✅Faragelin shisheeye doorashada darteed ✅Safarki PM Roble Kenya & Egypt khalad bay ahayd ✅Qaban-qaabadii safar Saudi waa khalad ✅Xil ka qaadista Fahad Yasiin waxay meesha ka saaraysa in #IkraanTahliil cadaalad hesho🙏
Tweet media one
Tweet media two
9
24
69
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Burburkii #Somalia iyo doorkii #TPLF
9
28
74
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
6 years
@OnlyAfricaFacts #Lumunba ,s letter to his wife before he was killed, "Do not weep for me, my companion; I know that my country, now suffering so much, ‘will be able to defend its independence and its freedom. Long live the Congo! Long live Africa!" PATRICE
1
21
73
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Ma anaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa?
30
8
73
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Somalia oo Africa u cududwayn baan dalkeena duminay. 30 sano kadib waxaan ogolaanay: ❗In Madaxda shidheye inoo soo xulo 2004-2020 ❗In AMISOM Ina ilaaliso ❗In dalka Xalane laga xukumo ❗In khayradka shisheeye gurto ❗In dekedaha la bilili-qaysto iyo ❗In gacan shisheye ku jiro
12
23
70
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Sh. Abdi Xayi oo ka hadlaya wadada khaldan ee Somaliland ku socoto. Haddii caqliga la adeegsado wax badan baa Somalia u hagaagi lahaa.
2
15
70
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Abdi Nur Siyaad oo waydiiyey ⁦ @HassanSMohamud ⁩ ✅Maxaad #Khaatumo Maamul ugu aqoonsan wayday & wixi HSM ku jawaabay💔 💔Maamul 3aad Darood ah inaan dhiso caqli ma aha ⁦ @HESharifShAhmed ⁩ ⁦ @AHGuled ⁩ ⁦ @mahadsalad ⁩ ⁦ @SenatorAbshir ⁩ ⁦ @AhmedMoFiqi
10
33
68
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
7 years
Shisheyaha faragelinta ku haya #Somalia marka sawirkan arkaan waxay ogaanayaan in dhabar jab siyasadeed ku tahay. Haddii #VilleSomalia daacad ka noqoto kahor-taga faragelinta shisheeyaha sida #SomaOilandGas & kuwa danaha gaarka ah watay #Somalia waa ka badbadi kartaan halistooda.
Tweet media one
7
15
68
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
According to the Carnegie Endowment for International Peace, Islam is the fastest growing religion in the world.
8
31
68
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Unfortunately, Shidane Arore a🇸🇴teenager was blindfolded & beaten to death by two members of the Canadian Airborne Regiment serving in the UN operation to Somalia. After inquire: ✅CAR was disbanded ✅Commander of the CAR committed suicide ✅PM Kim Campbell lost #election1993
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
@EIshmael_
Elham Ishmael ✍︎
2 years
The wife of the disgraced Canadian soldier Clayton Matchee who was implicated in the murder of a Somali teen more than three decades ago
14
58
160
4
51
67
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Su'aalo✅ 1. #AMISOM maxay #Somalia u qabatay 12 sano❓ 2. Maxaa diiday in la qoro #XDS ❓ 3. Yaa hortaagan in #SNA la wareegto amniga❓ 4. #AMISOM ilaa intee sii joogaysa❓ 5. Maxay tahay sababtu❓ 6. Somalia yaa u maqan❓ 7. Ma sidaas baan ku daawanaa❓ 8. Maxaa talo ah❓
Tweet media one
29
26
66
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Dagaalkii AS lagu qaaday ma Hiiraan baa looga baxay? Cabashada shacabka #Hiiraan waxay mudan tahay in laga jawaabo.
3
15
69
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Saaka 6:00 am #Laascanood waxaa ka dhacaysa rasaas laga soo ridayo 3 da buurood ee magaalada hareeraha ka xiga kuwaas oo ay so ridayaan ciidamada #Somaliland . Waxa loo arkay in #SL carqaladaynayso go’aankay soo saarilahayen Issimada iyo Guddiga 33 xubnood✌️
9
33
69
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
1 year
Hanbalyo shacabkii maalgeliyey iyo intii ka qayb qaadatay. Waa dekeda #Garacad oo bilawday in ay habeen shaqayso. #Puntland #Somalia
Tweet media one
5
15
72
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
6 years
Dhallinyaro aan Reer #Xalane isla ahayn. Maryan Abdullahi #InaQordheere iyo Mohamed Mumin Yusuf #MuminYoo oo hadda ah Agasimaga Machadka Maamulka iyo Maaraynta #SIDAM ee #Bosaso . Maryan AK47 bay 1 minute ku furfuraysaa, halka Muumin na 1 minute dib isugu celinaya qorigii
Tweet media one
11
15
67
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Digniin nasteexa ah loo jeediyey #PMRoble @MohamedHRoble ⁩ marki la ogaaday wado khaldan inu hayo: ➡️Xil ka qaadis Wasiiro ➡️Xil ka qaadis Taliyihii #NISA ➡️Safaro Kenya & Egypt ➡️Daahin #doorashadii2021 . ✅1960-2020 Roble wuxu noqday PM ka Keliya 100% cod lagu doortay💔
2
25
68
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Shacab kii Muse xasuuqa iyo bara kicinta u gaystay oo dareen kooda muujinaya.
3
12
65
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Sawirka maanta
Tweet media one
2
14
70
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
11 months
Sir wayn oo fashilantay. Tani waa Shirqool kii mucaad ka ay shisheeyuhu usoo dhiibay si looga hortago dib u doorashada MW @M_Farmaajo . Waayo intii Farmaajo joogay: 🔹Waxaynu yeelanay qab 🔹Dayn cafis loo meel fiican la keenay 🔹Cunaqabatayn ta hubka in Somalia laga qaado oo
@nadhifo_y
Nadhifo Qaran
1 year
Ceebtada ala ma asturo hadad maqasho waa tanoo kale.
4
18
49
42
19
65
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Marxuum Mohamud Abdullahi Isse (Sangub) AUN, qabrigana ha u waasiciyo. Mucaarad iyo Muxaafid ba ha dhegaystaan. Si kasta wax ugu sheegne. @M_Farmaajo @FPHassansheikh @HESharifShAhmed
9
16
67
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Agreed🙏
Tweet media one
2
21
65
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Guled Adam Abdi oo la kulmay Wasiirka Arimaha Dibeda ee Turkey🙏
Tweet media one
3
3
67
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
#IGAD maxaa dan ah oo #Somalia ugu jirta? ❌Gudoomiye looma ogola ❌Xoghayaha Maamulka looma ogola ❌ #XDS in aan dhisano looma ogola ❌Ciidankoodu baa inaku mushahar qaata ❌Xuduudii baa loo furay ❌Xeebaheena ba loo socda ❌Somalia waa mashruuc IGAD ❌Dacwada badda100K sq mile
Tweet media one
Tweet media two
15
21
64
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Hashi, thank you very much, may Allah SWT reward you the best. جزاك الله احسن الجزاه
@SomPundit
Hashi, MD
3 years
Appreciation tweet for scholar and academician Prof @abdisalamisma1 . Prof. Yusuf is one of the unsung heroes of the just concluded maritime boundary dispute by the ICJ. He catalogued key evidence & sensitized the Somali people on the corrupt SOMAOIL deal and the maritime case.
Tweet media one
6
22
105
5
6
60
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Very sad😢
37
11
59
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Shacabka #Somalia way ka soo daaleen dagaal #danlaysiyaasadeed wataan oo doorasho lagu raadinayo.
0
18
58
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Dalkan yaa iska leh, Dad kan yaa umaqan?
1
12
61
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Safarka MW #HSM ee US wuxu la kulmay: ✅ @StateDept @DeptofDefense ✅IMF @IMFNews Haddana lama socdaan Wasiiradii shaqadan iska lahaa: ✅Arrimaha Dibedda ✅Gashandhiga ✅Maaliyadda (dayn cafiska). Sidee wax u jiraan? @HamzaAbdiBarre @DrBaadiyow
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
17
22
57
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Maanta, #Dhagaxtuur 1/11/1948, waxaa ka soo wareegtay 73 sano, waana banaan bixii lagu dilay marxuum #XaawoTaako AUN. Dugsigii Sare aan ka soo baxay na waxaa lagu magacaabi jiray 11th January Secondary School, Baidoa.
Tweet media one
5
9
61
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
1/3. Sidee #Somaliland loogu wareejiyey #LasAnod looga na saaray #Puntland ? Gen. Gabre wuxu #LA ku wareejiyey #SL 10/16/2007 #Puntland na la amray in ay ka baxdo marki #TPLF la waregtay #Muqdisho . ✅Reer #LA waxay dideen in ay dhiibaan 4 Sheikh oo Hawiye ah TPLF na raadinaysay.
Tweet media one
10
19
55
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Late Somalia President Mohamed Siad Barre: His Life and Legacy by Mohamed Ibrahim Shire the founder and owner of Siad Barre Presidential Library website: . It's very interesting book and I recommend to others. Please share✅
Tweet media one
11
21
58
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Gabdhihii oo la yaabay ragii oo Somalia gacan shisheeye geliyey, mudo 30 sano ahna Dawlada la'aan ina dhigay. Gabadh Reer Minnesota ah ayaa yaabay ku cabirtay.
2
18
58
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
3
20
54
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Roob ka da’ay #LasAnod oo lagu diirsaday iyada oon abaartii haysay aan wax Kaalmo ah ka helin #FGS #Puntland iyo #Somaliland . #LA waxa TPLF ku wareejisay #SL 10/16/2007 laga na saaray #PL ka dib markay ka diideen in ay Ethiopia u dhiibaan 4 wadaad kasoo jeeda #GM iyo #Hirshabele
6
14
55
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Hanbalyo sanad guuradii 62 aad maalinta xorriyada Gobolada Waqooyi. Waana maalintii u horaysay Calanka #Somalia oo xor ah la taagay.
0
21
56
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Ciidamo Somaliland oo mushar la’aan ka cabanaya
3
17
49
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
3 years
Wajir, Garissa iyo Mandera derbiga 700 km ah ee Somalia lagaga xirayo iyo dhismo wadooyin iyamaa muhiim u ah? Dawladda Kenya maxay u takooraysaa shacabka Somalida?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
16
56
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Jamac Galad oo ⁦ @M_Farmaajo ⁩ taageeray mucaarad kiina dhabarka u jeediyey.
7
13
51
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
2 years
Mudane Mw ⁦ @HassanSMohamud ⁩ بكل احترام waxa socota arrin halis ah: ✅Adaa Madaxwayne ah ✅Welina Gole Wasiir lama magacaabin Waxa socota: ✅Aar kudasho qof kaa feker duwan ✅Passaport kala noqosho qof Somali ah sida ⁦ @NacimaAbwaan ⁩ iyo ⁦ @TerraAbdirizak ⁩. ⁦
Tweet media one
15
15
55
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Waxa socota khaarajinta hal doorka #Somalia . Dilki #Almaas Elman 35 berri ka dib cid xasuusan ma jirto, halka 58 sano ka dib Sweden ilaawi la'dahay khaarajinti Dag Hammarskjold Xoghayahii Guud UN. Maxa talo ah? #CongoCrisis #SomaliCrisis via @timesofisrael
Tweet media one
Tweet media two
7
13
55
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
4 years
Takbiir 100 sano meel aan laga adaamin (70 sano shuuci ah iyo 30 sano Armenia haysatay). #Shusha
2
15
51
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
Waraysigani wuxuu soo af-jarayaa arrintii ahayd Madaxwayne Farmaajo waxba kama ogayn dhibistii #Qalbidhagax . Inkasta oo aan loo joojiyeen waxay ahayd in Abdi Hashi af-kiisa furto oo arrintan shacabka la wadaago.
17
12
50
@abdisalamisma1
Abdisalam Yusuf
5 years
#BerlinConference1884 #Somalia waxaa loo qaybiyey 5. Waxaa loo arkayey in ayn ogolanayn in la gumaysto. #UK markay #Berbera ka soo degtay,1899 waxaa dagaal kala hortegay #Darawish , wuxuu socday 21 sano. UK markay kuso gulaysatay #WWI 1918 waxay la timid diyarado & ciidan horleh.
Tweet media one
Tweet media two
7
9
50