CBB waa Jinni arag, ninkaan
@RAbdiAnalyst
ah ee Block ta ay wax wayn latahay , waa ninkii TPL garab iyo Gaashaan inuu uyahay isku tusay, not inuu Jaceeyl uqabay ee Abiy ayuu Islahaay ka sarifo, waxuu TPLF ka helay 300K fellows waana inta ka rabay, Kadibna Abiy ayuu Kula heshiiye