Dahir Sodal Profile Banner
Dahir Sodal Profile
Dahir Sodal

@dahir_sodal

Followers
2,190
Following
705
Media
858
Statuses
2,810

London, England
Joined January 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Xaal ayaan ka bixineeynaa waana ka garaabeeynaa gefkii midnimo iyo caddaaleed ee kasoo yeeray ragii ku been abuurtay methelaada hawiye.
19
33
154
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 months
Abboow xalay annaguna sidaan ayaan iskaga baashaaleynay cabaadweyna weey geeriyeeysneyd kkkk, Waa marki aay xafladi sii dhamaaneysay ee aan aniga iyo Asxaabteydi daraawiisheed iska Baashaaleynay🇸🇴☝🏽❤️.
14
12
77
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 months
Waa habeen macno ii leh, Waa habeen aan farxad la fudfududaaday, Waa habeen aynaan wada faraxsaneyn aniga iyo Soomaalidiidka xanuunsan ee nacaska ihi, Waa habeen aan sida caruurta u ciiday Soomaali kalagoyn jecluhuna sida tuug jeel galay ciil meel la yuuraro, Hanoolato qaatumo🇸🇴.
2
4
45
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Nacayb qabiil iyo mid qofeed toona kuuma qabo, balse waxaa ii muuqda hagardaameyn dad iyo dal kufay oo kicin u baahan oo aad waddo iyo af macaan oo aanan ku qancikareyn, Waan kuu duceyneynaa ee daacad noo noqo, Fuli wixii aad ugu dhaaratay kitaabka 🙏🇸🇴☝🏽❤️.
Tweet media one
9
8
36
@dahir_sodal
Dahir Sodal
7 months
2
3
22
@dahir_sodal
Dahir Sodal
3 months
Xildhibaan Cabdillaahi Abiib iyo Xildhibaanad Faa’isa Jeyte Waxay Kamidyihiin Quluubteena, Sidookale Waxay ka midyihiin Rejada Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed ee aaynu eeganeyno☝🏽🇸🇴❤️.
Tweet media one
4
5
23
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Daarodow ilma aderayalow rag waa kii ismaqla ee hawiye wuu iga aqbalay in aay dabada madow naga qariyan oo dharbey u xiren ee idinku wajigaan naga qariya jamacadda carabta ee aan ka midka nahay lama tegikarnee, (Hawiye daba madobe vs Darod gafuur madoobe) !!.
Tweet media one
23
2
20
@dahir_sodal
Dahir Sodal
7 months
Xilligeeygi aan ugu jaclaa iyo joogistii Dalkeyga hooyo🇸🇴❤️☝🏽.
Tweet media one
2
1
21
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 months
Faysal Abroone oo Qudbad qiiroleh caawa ka jeediyay sannadguuradii 1aad ee gun iska dulqaadistii gobolka Daraawiishta ee Sool (Maalintii aay Guni jabtay).
0
1
20
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 month
Taariikhda ayaa markhaati ka ah daljeclidaadi iyo hufnaantaadi uusan qof miyirqab oo Somali ihi inkirikarin dunida shisheeyana wax badan ka tiri, Umadda Somaliyed rejada aay leedahay iyo samatabixinta aay sugeyso ayaad kow ka tahay, Taasi waa tan aan kuu qirayo kuguna taageero.
6
2
19
@dahir_sodal
Dahir Sodal
8 months
Tweet media one
4
3
16
@dahir_sodal
Dahir Sodal
8 months
Fidnoqabe meeshuu soo galaa foolxun weligeed !!, Waa Abgaal gubaya abgaal kale waana Sababta lagu yaqaano hadii uu munaafaq ama ibnu xaaraan umad u taliyo !!.
@MostHatedHirani
Sabriye Hawatu 🇪🇹
8 months
Just 3 months after AMISOM/ATMIS supposedly left Cadale Back to clan warfare. We see the results.
3
2
9
3
5
16
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Xigmadu waa inta xaqiiqda ah, Ibnu aadamka maan ahaan buuxaahina waa midka ishaleeshiinkara ama garankara isgallada ama fareemyada isku xirmikara.
0
6
12
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Durduradii kibirka Kabaxsaa ka dambeeysy !!. Dhacdadii maanta ee laascaanood.
1
1
12
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Marki aan wajiyadan arkay waxaa ii sawirmay dadka caddanta jahanama ku jira, Tuug munaafiq iyo mas’darro umad dhibaateeysan dhiiggooda ka dheefsi (KADHISO, KADHEREG, MEELNA WAX KA DHIGO (Faqrigii aad soo marteen ka baxsada)
Tweet media one
6
3
12
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 years
@SomaliPM Waxaan ahay ninkii u bixiyay nabar iyo naxdin danleeyda dabadhilifyada ah iyo taageere yaashooda hamadeeyduna waa nabad iyo nolol viva kheeyre iyo farmaajo
2
1
12
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 months
1
2
10
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
Kuwa karanle la sheeganaya Axmed Gurey maxey u daayeen ninkan maa isagana sheegtaan ?!!, Mise doqoni waxey taqaanaa uun meelkadhaca halyeeyadoda iyo in aay Nasabka halyeeyada Somaliyed uun aabe dooriyaan oo garacyo ka dhigaan, iyaga oo faan iyo taariikh aan jirin ka raadinaya ?!.
Tweet media one
2
2
11
@dahir_sodal
Dahir Sodal
11 months
Mashaa Allaah adeer kaalintaadi waad buuxisay, Adiga iyo dhamaan teamkaba waan idiin hambalyeeynayaa 🇸🇴☝🏽❤️.
Tweet media one
2
1
10
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 years
General odawaa birlab aan la ogeyn doqonintuna ku hungoowday weerakii mansabkiisa. Maaxaa maanta kala raacay su’aal munaafaqeekii lagu yiqin xilmadhibaanadii danleyda ee kufsi qaran Iyo birlabka?. Igu soo orod maaha generalku.
Tweet media one
2
3
10
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
Taariikhda fog in lawada sheegto ama leysku qabqabsado waxaa sabab u ah in aan la qorin, Tan dhawise weey duubantahay ee iskaga fogaada dadka taariikhda beenta ku sameystoow☝🏽, Ogoow in aad taariikhda sharaf kagasho waxey ku xirantahay in aad marka hore dhiig u daadiso☝🏽.
3
2
10
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 months
Barnaamijkan oo dhameystiran waxad Habeendambe oo aay taariikhdu tahay 29/8/2024ka ka daawankartaa YouTubka Dahir Socdal, Waa barnaamij ku saabsan reer Hargeysa oo beentii aay iyagu abuureen hadana isla iyagii rumeysan, Afrta rag ugu liidata, Erayada munafaqadeysa ee Somalididka.
1
0
10
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
@MoBakayle Waxaan kaaga mahadcelinayaa sida aan caajiska lahayn ee aad siyaabaha isdabajooga ah noogusoo tebiso wararka dalkeena hooyo iyo dadkeena Soomaaliyeed jaahwareerka kujir, Suxufi Bakeyle Thank you a lot,
0
1
11
@dahir_sodal
Dahir Sodal
7 months
Goobtu waa magaalada Buuhuudle ee Gobolka Togdheer, Waa wiil dhalinyaro ah oo dhiigisa iyo Dhecaankisuba dhalo ku shubmayaan Dalkana wax looga qabanwaayay, Wuxuu ka dhashay qooys culumo ah oo danyar ah, Walaal sabab u noqoqo caafimaadkiisa Adiguna dhiso guri aakhiro.
Tweet media one
0
13
10
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Waxey ahayd maalin aay taariikhdu muddo keydindoonto Dadkuna aay muddo xusidonan, aniguna aan muddo ka digayay in aanay dhicin taasi, Balse waxaan ka digayaa Qab, Iscajabin, Faan aan joogsi lahayn iyo digasho joogto ah, ilaahey uun u mahadnaqa ☝🏽❤️🇸🇴.
Tweet media one
0
1
8
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Caawa iyo soodhaweeyntii xildhibaan Jacfar oo garoonka Heathrow gilgilay🇸🇴.
0
1
8
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
@MrQoorqoor @Mahadalle19 Naaqus fooqal naaqus, Waar meesha aad heeyso wixi loosoo dhuljiifay ee hoowl la geliyay maxaad ku kabtay waa tan dhulkii hantida doowladda ahaa iyo dhismayaashii dhaxalka umadda soomaaliyeed ahaa ee dhusamareeb tuugta aad ka midka tahayi kala boobeysee ?!!.
0
0
0
@dahir_sodal
Dahir Sodal
8 months
Waa Somali Abagadhe oo Tamarta Ba’day Iskaga-timid Geskasta UK iyaga oo Taageraya Bixinta Badda iyo Dhulka Somaliyed iyo Waddaniyad ku dhisan Kaalay ee i Gumeyso ama Dhulkeyga qaado ee qabilkena dowlad u Aqoonso, Muqalku waa Calanki Abaarso iyo Dumar Jabay !!.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
1
8
@dahir_sodal
Dahir Sodal
3 months
Xasan Vijey Kumar hubaal wuxu kamid Noqondoonaa Taariikhaha lama illaawaanka ah ee aanay Soomaalidu abid iloobeyn, Taariikhdiisa oo noqondoonta tii ugu mugdisaneyd, Mas’uulki ugu beentabadnaa, ugu Munaafaqsanaa, Ugu Xishoodka la’aa, Ugu qeyralmas’uulsanaa uguna tuugsanaa Abid ☝🏽.
Tweet media one
6
2
9
@dahir_sodal
Dahir Sodal
11 months
Qofkaas ayaa Soomaali xil u haya rejana weey leedahay !!.
5
3
8
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 months
Wax aadan Hibo u lahayn, Hiddo u lahayn, Aqoon u lahayn Markaad gasho Waxad soo baxdaa tanookale, Duruufteedibey ku qurxooneyd, Kkkk Xaaraan lagu labisto oo ka foolxun weligey ma arkin 🤣🤣🤣 !!.
Tweet media one
7
1
8
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 months
Maxaad ku diidaa in uu gurgaa ba’o hadii aay kuwani hogaan u noqdeen Jiheyntii Siyaasadda iyo rejadii Dalkaaga Hooyo?!! Xasana uu kuusii dhimanyahay ?!!, Xaabo Dahab manoqoto, Geeln waxaa waraabiya nin Wadaan Ceel kasoo saarikara Geelana laxaw ka hayo.
Tweet media one
4
2
8
@dahir_sodal
Dahir Sodal
18 days
Baayo dhulka uu hiraab dego meelabadanbaa barwaaqo ah waadan arage, Laakiin waa run oo meelaha aay beelaha karanle deegaan ahaanta u leeyihiin ama asal ahaanta u deganyihiin waa dhul ilaaheey u dooray oo kamid ah meelaha Soomaaliya ugu barwaaqeeysan ama ugu nimcooyinka badan☝🏽🇸🇴.
2
0
7
@dahir_sodal
Dahir Sodal
11 months
0
1
7
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Haddii uu kani iga qarinkaro waxa aan indhaha ku hayo ee aay ka midyihiin Cadawgii uu dhallinyaradi Somaliyed ee cidamada ahayd ugu ooday xerada laguna gumaaday hubkina ugala waregen cadawgu qaarna u gubeen iyo sida aay muqdisho u taallo xalaalbanan ku dhalan.
Tweet media one
3
0
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
ALXAMDULILLAAH, Waxaa farxad ii ah in aan maqlo xorriyadda dulmane halyeey C/Malik Sh, Mususe iyo in aan arko isagoo dib ula midoobay qoyskiisii❤️👏🏾👏🏾.
Tweet media one
0
1
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Imisaan u digaayoon Warhooy daayalahaa ?!!, —————
2
1
7
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 years
@Ilyasdawaleh Mudane ilyaas muuse dawaale waxaan kaa codsanayaa in aad xoojiso afka hooyo intii aad xoojin lahayd af gumeeysi waayo waxaan kuu arkaa ruux laga sugayo ama indhaha aay ku hayaan carruurta reer jibuuti iyo guud ahaan kuwa somaaliyeed in aay ku daydaan.
0
1
7
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 months
Waa Dhaqanka Munaafaqa lagu-hubiyo Iska hor iyo gadaal imaadka ama in aad dhex istaagto wixii aad caayeeysay ama aad ku sheegeysay in aay Udda dhibaato ku yihiin, War hadda Dalka yaa leh ?!!.
2
3
7
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 month
Garaadku ama imaamku reerka uu ka dhashay dhaqankooda wax iska dhicineed ee maanta taagan ayaa laga gartaa ee walaalayaaloow hadii uu Soomaalinimo nagu wada deeqo ka warama ?!!, Nasbiyadiisana aaynaan u gefin oo aan u deyno in uu inoo wada halgemayay ?.
0
1
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 months
Marras guri ku dumintii, Gabgabtiyo iswaalkii, Kibirkiyo Gardiidkii, Abaalkaagi gurataye, Sanka goror makaa da’ay ?!, Liite jeel ma gigantahay ?!!. Ninkani waa dhigaall taariikheed ku Ebyan Abalka dulmiga, Jahliga, jileeca Iyo reer Land-land oo qof ah !!.
Tweet media one
4
0
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
Dhirbaaxadii Laascaanood Reerki Weysku Dhabqeen kkk !!, Reerkii waashe dawana waxey u arkaan in aay bogsanayaan Laascaanoodna qabsanayaan hadii aay isdoortaan dhexdooda 🤣!!, Waar kan hadda joogaba soow ma aydaan dooran ?!, Maxaa isbedelaya hadii aad markale is Dorataan ?!!.
2
0
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Munaafiqu wuxuu dhalaa doqon, Cabdi xirsi waa munaafiq diinlaawe ah (Benaale qofeeysan islamarkaana Qabiileeysan) Taasina waxeey dhalisay in uu doqonteenii ku dhaliyo qabyaalad islamarkaana aay iyana kala garanwaayaan isaga iyo midnimada umadda Somaliyed !!.
Tweet media one
4
3
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 years
@FarahMaalimM Faaraxoow ilaaheey waxaan kaaga baryayaa in rabbi jannadiisii kugu casuumo allena kuu jeclaado sida aay kuu jecelyihiin dadka waddaniyiinta ah ee soomaaliyeed #
1
0
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 months
Inkasta oo aay Somalidu tahay hal Qabiil hadana sida aan u dhigno Garad Jamac & Anigu isku qabiil manihin waxanse ku midownay saxibna ku nahay aragtida saxda ah ee islamnimo, Somalinimo, Midnimo Somaliyed iyo diidista cudurka doqoniimo ee Hargeysa & Burco ku fiday (Somalidiidka).
Tweet media one
Tweet media two
0
0
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Shartu meeshii aay gashaba waa gubasho ee ilaahoow iyada naga gub.
Tweet media one
0
1
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 months
Muqdisho qaraxyadi wey ka istaageen, Taas waxaa ka markhaati ah Mikraafoonka Munaafaqa Masjidka iyo Muuqaalkan kuu muuqda !!.
4
2
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Tolow ciidankii muuse ee xabagleyaasha u muuqa ekaa tii maanta ka qabsatay Laascanod Malagayaabaa in aay markale lascanod naftoda ku haligaan !!. Waar boqol doollar ilaaheeybaa ka badan bixiya oo idinsiinka’e naftiina haku halliga lascanod iyo dagaal dulmi ah
2
1
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
WAA ISLAAW DAAHIR ISLAAW SOCDAAL ISLAAW ABTIDOON, Waa suurtagal in aad jeceshahay ama necebtahay qoraaladeeyda, waana kusoo Dhaweeynayaa, Balse waxaan Doorbiday in aad dadka ka barato qofka aad fikiradiisa (Qoraaladiisa) jeceshahay ama necebtahay ❤️.
Tweet media one
3
0
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 month
Dadbaa igu yiraahda Islaaw Daahiroow maad koofiyad xiratid maadaama aad oday tahay saldanadna kasoo jeeddo ?, Inkasta oo aay halkanba ku cadahay sababta aan u xiranwaayay hadana hadii aan qoraalkeygan ku caddeeyo waa hadii aay kuwaniba xirteen xageyga koofiyadi ka dhimatay !!.
Tweet media one
2
0
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 years
@Drali2018 @Xalka_Somaliya @Abukar_Arman @Somaliya_Cusub @KingYusufYusuff @abdisalamisma1 @AbdulBillowAli @HarunMaruf @DrMaryanQasim @DaudMacruf @HodanTV @AbdisalamAato @AminaSalah18 @Anisa_Hajimumin Qof kasta o islam ah waxaa wajib ku ah in uu iska fogeyo wax kasta o alle ka mamnucay o ay ugu horreyso dhigga xaqdarada lagu dadsho (dhimasho & dhawac) hantida aadamaha o la burburiyo ama la bobo. Haddaba kan u adega al shababal cadab xagebu allah ka gelaya?
0
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
🤣🤣🤣🤣, Aboow Saalaxoooow kkkk, Meeshan igala dhegeyso alifbeedka gaar ahaan shaqalka af Soomaaliga aa ee ii oo uuu !! Kkkkk, Gurigiinu ba’yee maxey ceeb ina dhex dhigeen duulka Xasan Vijey Kumaar !!, Tii Buldaananaa khututaa khatataa’ba tanaa ka daran !!.
2
2
6
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Tweet media one
1
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
11 months
0
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 months
Boorso laga gatay Saadkii laga xaday Ciidanka Xarrago magasho Ceebna Xasan ugu filan, Waxaan ku dhaarankaraa in aanay weligeed maqlin magaca boorsadan hhhh Barafuunkeedana aanay abid taaban, Allahayoow jaahil Xaaraan kabbaday daranaa !!.
Tweet media one
0
1
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Toloow doqoni goormee dulmi joojijisaa ?!!, Malaha jab dabadii !!!!.
0
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Wax ii dhimanbeey ahaayd tabaha Cusub ee xasan sh, Keenay ee aan u Bixiyay Been masjid ku xoji si aay u Gadanto !!, Waxase iigasii yaab badnaa xasan sh, Oo musuq ka digaya !!, Waba warabihii Dugaaga uga digay in aay xolaha Dadku dhaqdo iyo ugadhaba cunaan !!.
Tweet media one
1
2
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
1
1
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 months
Caawa waxey ii tahay habeen gob ah, Waxaan ka qeybgalay xaflad lagu maamuisayay sanadguuridii 1aad ee gun ka dulqaadistii gobolka sool, Waxaan la kulmay waddaniyiin badan oo uu ka mid ahaa saaxiibkey Fayasal Abroone🇸🇴.
Tweet media one
0
1
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
7 months
0
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
8 months
Raganimo dhimatay !!! Raganimo Haddii aay qiimo lahayd Kuwanaa aasay !!😔.
@LibaaxaWaqooyi
Libaaxa Waqooyi
8 months
SNM before and after they got dhirbaaxo kuluul 😂
6
17
80
1
3
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
WAA MUJAAHID JACFAR OO SALAADII DUHUR KU DUKADAY KAABIGA CEEL DACEED, KUNA SII JEEDA CEELBUUR, ALLAAHU AKBAR WALILLAAHILXAMDI☝🏽🇸🇴.
Tweet media one
1
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
Madaxweynaha rejada Somaliyed ee aan ku aragnay curin iyo fulin dhab ah oo hufan qabyalad iyo daneysina aan lagu xaman, Nacas iyo nin raga, Markey madax noqdaan, Yaa lakala nacaa, Markhatiga lamadhaafanka ihi waa intii ka horeysay wixi yiillay & Marki uu tegay wixi ka dambeeyay.
1
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
3 years
@TheVillaSomalia @M_Farmaajo @FinlandinSom Waad ku mahadsantahay shaqada aad qabatay mudane farmaajo waana shaqo wanaagsan oo loo baahanyahay in aad qabato xitaa haddii uu waqtigaagi dhamaaday 🇸🇴☝🏽
1
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
WARARKA LASCANOD EE DHINACA SIYAASADDA, Magalada hargeysa weli waxa kasoo baxaya warar saqraansan (isdhaafsan) oo uu midba mid liqayo kanaso wada baxaya hal af,Taas oo aay sabab u tahay isqabanwaaga damaca snm iyo waaga buluuga ah ee ka walac yiri Lascanod.
1
2
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
7 months
Afrika iyo Ubadkeeda waxaa Indhahaas u yeelay Sadex Inkaarood, Aqoonyahahan ma Curiye ah, Siyaasi Daneyste ah oo Hogaanka u qabta Iyo Wadaniyiin Qabyaaladeysteyaal ah oo Garashada ka buka, Dadku hadii aay Caqliga ka WeeydoobaanJjirkana wey ka weydoobaan☝🏽.
Tweet media one
3
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
Xalaal quudatadii karanle oo aay beerihi u baxeenbaa iisoo diray clipkan, Mashaa Allaah 🙏.
0
2
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 month
0
1
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
YAABBA YAAB MAKUU DHIIBAY ?!!. Dad dantoodii oo aay midnimadu ugu horreeyso la dagaalamaya aragtay, Ee Doowlad dalkeedii la dagaalameysa ma aragtay ?!!. Adduunyadii weey yaabantahay oo Soomaaliya ayeey ku aragtay wax aanay weligeed arkin dhegina weeleeynin !!.
Tweet media one
1
3
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
11 months
DIAMOND HALL💎 MOGADISHO DAINILE, (BEERTA NASIINADA DAAYNIILE).
0
0
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
3 months
Xasan Cali Kheyre, Shekh Shariif Shekh Axme Iyo C/C/Shakuuroow Xilbaa idinsaaran, Kaasoo Ka Mugweyn Kan Siyaasiyiinta kale ka saaran Ilaalinta Dimuqraadiyadda iyo Habsami u dhaqaajinta higsiga doowlad dhiska Soomaaliyeed, Waa in aad u diyaargaroowdaan dagaal idin dhexmaridoona—
Tweet media one
0
1
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Methelaada jibuuti iyo Soomaaliya Kulankoodu waxay iga mudanyihiin ixtiraam iyo qadarin waxaana I haga Damiirkayga oo ma ihi sida kuwa qabyaalad caaytamaya iyagoo ka dul ooyaya xabaashii siyaasadeed ee farmaajo, Waxaanse leeyahay ilaahow madaxda iiso Hanuuni.
Tweet media one
0
0
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
10 months
Mudane Xasanow bal keligaa is Dhegeyso dabadeedna na tus sabab Aan kugu aaminikarno !!, Mudane marki la taxliiliyo ama la Niqaasho hadaladada is burburinaya Waxaa noosoo baxaya in aadan ahayn Nin aay timihiisu hal dhinac u xiirmaan Oo run farac ku leh (Benale)
2
4
5
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 months
Qof maalaayacni ku bakhtiya waxaa laga helaa Hargeysa Burco iyo Berbera, Dad u Dabbaaldega kala gooynta Dalkooda Hadna iskula quman (Cawaan) Waxaa lagahelaa 3daas Magaalo ee aay Musiibada Maskaxeed ama Caqliyeed ku dhacday !!, Ilaaheyow caafimaad sii magaratada Munaafiqiinta 🙏.
@MoBakayle
Mohamed Yusuf Bakayle
5 months
Laascanood; 9 Askari oo kamid ahaa kuwa Somaliland ayaa saaka lafahoodii roobku kasoo saaray buurta Saleebaan yare buurta ka saraysa. Maydadkan markii la aasayay waxa lagu kafmay qadiifado iyo bustayaal iyaga oo dirayskoodii sita.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
68
16
116
1
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 years
@Xalka_Somaliya Waxaan ka mid ahaa dhallinyaradii ku dayashada ee qaangaartay 1980kii waxaaynu ahaayn kuwii dhisay wixii burburay. Taasina waxeey markhaati u tahay (tusaale) in aay dhallinyarada soomaaliyeed gaarsiin karaan dalkooda horuumar degdeg ah. Runtii waa nagala hore
1
0
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
Dalkeenu sidan mayahay ?!!, Rajadeed maleenahay ?!!, Ifafaalaheed maleenahay ?!!, Mise kuwii lagarabay in aay kasii shaqeeyaan sidii mustaqbalka sidan looga dhigilahaa waxey ka shaqeeyaan dano gaar ah oo aay kamidtahay 4ta sano ee soo socota sidii aay kusoo noqonlahaayeen ?!!.
Tweet media one
1
0
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 months
Haadaantu waxgarad wey u muuqataa, Halistuna mayara !!, Ilaahoow dadkeyga iyo dalkeyga kabadbaadi hogaanka qeyralmas’uulka ah, Aqoonla’aan, Iimaan la’aan ku hubeysan kadhiso, Kadhereg meelna wax kadhigo oo dhiisha faqri tuur waataas meesha aay dalka iyo dadka ka rideysaahi ☝🏽🇸🇴.
Tweet media one
0
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
7 months
Tweet media one
0
0
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 months
Naf joogta qiimo kayar 80$ oo hadana Botorisa oo ismooda qof dhameeystiran waxaa laga helaa Hargeysa, Burco iyo Berbera, Qof ku Abtirsatada Aabbe aan Dhalin iyo Awoowe uusan Shuqul ku lahayn Waxaa laga helaa Boorame, Markhaatigu waa Buuni (SL ibnu SNM ibnu Isaaq) !!. Bal muxu
@MoBakayle
Mohamed Yusuf Bakayle
5 months
Laascanood; 9 Askari oo kamid ahaa kuwa Somaliland ayaa saaka lafahoodii roobku kasoo saaray buurta Saleebaan yare buurta ka saraysa. Maydadkan markii la aasayay waxa lagu kafmay qadiifado iyo bustayaal iyaga oo dirayskoodii sita.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
68
16
116
0
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
17 days
Axmed Islaan oo ah shaqsiga Manta sida dadban uga wakiilka ah 100%82 Danta Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed wuxuu togtay danti waallida ku dhisney ee Mudane Xasan Vijey Kumar, Kheyre oo lagu tilmaamo No: 1aad ee siyasiyinta layaqaano ugu tafsan waxka dhaadhicinta B/C & Sh/Shariif— —
Tweet media one
Tweet media two
0
2
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
9 months
0
1
2
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Tweet media one
0
0
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
3 months
Tweet media one
Tweet media two
1
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 months
1
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 months
Absolutely
Tweet media one
0
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
4 months
Wacdaraha Minnesota & symbol iyo muujinta abaalka umadda Soomaaliyeed aay u hayaan Xasan Cali Khere (Dabadii lawaa).
Tweet media one
1
1
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
MATAHAY WAX LA DEFEIKARO ❓‼️, MATAHAY FALDAMBIYEED UU MUUSE GALAY IYO MARKHAATI KU FILAN ❓‼️.
1
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
ROGAALCELINTI WABXO RAG IYO DUMAR LOOMA KALA HARIN, RABBINA NAGUMA CEEBEYN💪🏽.
Tweet media one
0
0
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Like ku boob waa waxa ugu fiican ee aad like siiso’e.
Tweet media one
0
0
1
@dahir_sodal
Dahir Sodal
22 days
Maan gaabta waqooyiga naga degani ma aha muwadiniin hadii aay yihiina kama muuqato (Hargeysa), Ma aha ibnu-aadam caadi ah, hadii aay yihiina uma caqli iyo damiir eka, Waraabow dhasheyda & dhaxalkeyga hoo xawayaanka xitaa kama suurtowdo dugaagana wey ka cararaan ugu yaraan.
Tweet media one
4
0
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Hadii aad basar wanagsan yelato ILAAHEEY meel qurxonbuu kugu furaa oo ku dejiyaa, Hadii aad noqoto cawan xaqiir ah iyo motyaan markhati benale ahna wuxuu ku dejiyaa meel aay indhuhu diidan, Halkani waa carrasanki duleedka Degmada Dayniille iyo qare jabsaal ah
Tweet media one
1
0
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 years
@SomaliaCovid19 @SomaliPM Waxaan ku talin lahaa in eraybixinta laga beddello waayo oogis waa wada tukasho marka doowladdeeyda sharafta leh waxaan kula talinayaa in aay eraygaas ku beddesho lagu cibaadeysto ama lagu tukado.
0
0
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
10 months
Waa fadeexad iyo ka aamin bax soo Wajahday umadda Soomaaliyeed, Taasoo aay sabab u yihiin qoyska Madaxweynahu oo ah muraayadda Umadda lagu eego sida dunida kale, Xitaa waxaa jirtay si loo xallinkaray intii aanay waji gabaxan iyo ceebtan soo gaarin !!.
1
0
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
2 years
Aniga oo ah Islaaw Daahir Islaaw Socdaal waxaan xaal ka bixinayaa Hadaladii qadafka ahaa aan ku dhisnaayn caddaaladda islamarkana aan xubinta lahaayn ee kasoo yeeray rag sheegtay odayaal hawiye, Kaasoo ku aadanaa foolxumadii iyo dulmigii ka dhacay laascaanod.
0
0
3
@dahir_sodal
Dahir Sodal
7 months
0
2
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
1 year
Waxan aad ugu qoslaa kuwa reason ssc looga gar helo ka dhigta garaad c/qani ayaa heshiiska qeyb ka ahaa kamana kamana bixikartaan heshiskaas !!, Warhoy doqoni qiil xumaa ?!!. Idinku miyeydaan ka bixin heshiskii midnimo, 2. Aftidii umadda laga qaaday iyo xududi
2
1
4
@dahir_sodal
Dahir Sodal
6 years
@QarankaSom @Xalka_Somaliya Xalka somaaliya waa wacyi geliyaha aftahanka iyo runsheegaha qarniga 21aad ee la jaan qaaday baahida bulshada soomaaliyeed waana waran lala lala dhaco beenalaha danleeyda qabyaalada iyo badgad dalgad dumargad iyo u adeege yasha danaha shisheye.
0
0
2
@dahir_sodal
Dahir Sodal
5 years
@ZakiaHussen Waxaan hubaa in aanay culeeys daremi doonin dadka waddaniyiinta ah ee reer muqdisho waxaana wax walba uga weyn kana qarinaya culeys walba danta guud iyo iyo sawirka uu dirayo shirkan muqdisho ka dhacaya oo aanay cidina fileyn in uu waayadan ka dhici karo. N&N
0
2
4