Adnaan Abdi Mohamed Profile Banner
Adnaan Abdi Mohamed Profile
Adnaan Abdi Mohamed

@adnaanalm

Followers
1,013
Following
99
Media
102
Statuses
655

Alhamdhulillah. Everyday is a blessing.

Joined December 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Wayaha iyo waqtigu hadii ay kaa hiliyan waa sidaan oo kale. Aduunkan aan jogno ninaan dhib arakin ayaa ku dhahayo dhib ayaan arkay dhibaato hadey jirto Abahaan iyo caruurtisa ayey dhibato hesaa Ee ilahey haka dul qaado Amiin Amiin
Tweet media one
9
2
33
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
1 year
@SebastianTyne On pelottavaa että teidänlaisianne on kansanedustajina
22
0
140
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
1 month
@SickerGuyStill Delicious 😂
0
0
34
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
24 days
The atrocities committed by the brutal colonialist regime of the British in northern Somalia are not something that can be forgotten. The honorable and dignified Somali men were oppressed and trampled upon. Despite all the suffering inflicted on our ancestors, there are people
3
7
22
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
22 days
Ama qabyaalad ka hadal ama reer hebel ku duul Halkaas ayaad ku danbeen Ilahey qatumada hano tosiyo.
0
5
21
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
1 month
@Amhara_News The way Oromo intellectuals think is laughable. Ethiopia today needs to be saved from the hands of the Oromo.
2
1
18
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Madaxweyne Farmaajo ayaa daahfuray Barnaamij lagu magacaabo Baxnaano oo lagu taakuleynayo danyarta. Halaka uu Horaan fikir nucano kale ah oga hadaly Alfanaan @dayahdalnuurshe Asago ino shegay in uu abaabuli dono dhalinyaro cawiso dadka danyarta ah. #somalia #COVID ー19 #cawiwalka
0
1
14
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
”Waxaa lagu leeyahay manta oo kale waa malinta Hooyada aduunka. Ma Hooyada silacas iyo rafadkas intaas la eg kula soo martay ayaa umadan in hal malin la weneyo oo la xuso. Kadibna laiska ilowo? Nin aanan aqon Hooyo faaidada ay ledahay ayaa yirahda. #HappyMothersDay 🚫
Tweet media one
0
0
10
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
22 days
Qabiil Qurun ayuu dhalaa
1
3
10
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Hada kahor ayaa xariif marqansan waxa uu is waydiyay horata ninki ugu horeyay oo saacad sameyay sided buu ku ogaday wakhtigas sacadu inteey ahayd ama daqiiqadu inteey ahayd.🤔 Isagoo marqansan ayuu is wediyay balse aniga anigoo cadiya ayan is wediyay 😂😂
1
0
8
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Qofki wax isku daya qar baa ku jesjesa oo had iyo jeer ku yirahda waxba ma aha ama ma samayn kartid shaqsigan Aad aragtan ee isku dayay diyaradan nuceda lo yaqano (Bede BD-5) waxu ku nolyahay Cadaado. Halka dhawan wiilkalo ku nol Muqdisho isku dayay mashinka nefta ee (Ventilator)
3
0
8
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
2 months
Sunday morning gains let’s be active mutual 🤝
4
3
8
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
War Xaaf siayasada halugu soo celsho hadi wax kale loo wayo hadaa senator Aqalaka sare kamida ah halaga dhigo maxaa yelay waa dhadhanka siyasada 😂😂😂
0
0
6
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Wali waxaa masraxa dunida ka maqan Reer Cadaado oo ah dad wax soo saar leh balse sideey wararka igu so garayan waxey ku holanyihin sideey xal ka hortag ah ama daawen ah ugu keni lahaayen dadaka uu sameyay Cudurkan dilaga ah ee #Covid_19 #vivcadado #Somalia #galmudug
0
0
5
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
28 days
Carabkaga waa sefe ee dadka ka ilalli in aad darenkoda ku dhawacdid.
0
1
8
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
21 days
Hadi cadalad la helo qabyalad boos uma banana
0
0
7
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Wiil aan saxiibo nahay ayaa i weydiiyey sababta ay ragga xaasaska leh ay mushkiladahooda ula wadaagi la’yihiin xaasaskooda. Waxaan u sheegay in ay adagtahay in dhibka Malaariyada xalkeeda la weydiiyo Kaneeco.🦟
1
0
6
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Ramadan Mubarak 🌙
Tweet media one
0
0
5
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Ma aqaano manta waxa Twitterka ka qadaldan like dhan ma dhiibi karo ma kaligeybaa mase dhibkaa waa lila qabaa?
2
0
6
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@LamaFarxiyo Hadeyba hablihi isku raceen qanaacada kobad in aay tahay kula darbatin amaan dhaha sidii dabacasir ilahow bir iiga dhig 😂😂😂
2
0
5
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
21 days
Dugsi Maleh Qabyaalad!
Tweet media one
3
1
6
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
28 days
Sanadka 2025 wuxuu noqon doonaa mid horumar iyo isbeddel weyn leh oo ay dadweynaha Soomaaliyeed ku tallaabsanayaan guulo badan. Waxaan arki doonaa kororka dhaqaalaha, dhismaha kaabayaasha, iyo kobcinta waxbarashada. Midnimo, dadaal, iyo hal-abuurnimo ayaa hagi doona mustaqbalka,
Tweet media one
0
1
6
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@HassanAKhaire Hadi aay dhibato jirto waa mid aad adiga iyobqolyaha kale aad hor kacesan gorma ayeey somaliya ka tagto angaa daljirka qabsanay iyo dalka dolad kama jirto war bal u kadsha dorashadi weey soo socdaa waad dideen bal aan aragno mesha xalka nila galo
0
0
5
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@RTErdogan We love turky
Tweet media one
1
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
23 days
Alhamdhulillah always
Tweet media one
0
0
5
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
1 month
Baraawe magaalo leh qurux dabiici ah iyo taariikh soo jireen ah. My beautiful city. 🤩✨
Tweet media one
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
10 days
student of the game 🔒
Tweet media one
0
0
5
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
26 days
Waligaa ha aaminin qofka saaxiib la ah cadowgaaga.
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@RTErdogan Thanks 🇹🇷
Tweet media one
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
2 years
@Valavuori Tämän puolueen politiikka on se yksi tyyppi , aina se sanoo, että maahanmuuttajat tarvitsevat suomalaisten rahaa 75 % vuonna 2015 Suomeen saapuneista ulkomaalaisista työskentelee tällä hetkellä ja maksaa veroja.
7
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@dayahdalnuurshe Brother dayax aladan Twitter ka dadka is ticmalo waxeey u badan yihin kuwa siyasada gorfeya marka hadi aad adgana wax cusub aad ku soo siyadiso adogo uga hadayo fir kirkaga xorta ah weey ficnaan lahed balse yesan ku qadan mojadahan waa ween si yasada
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@KFoodhaadhi Qof kasto ween ma aqli badna bal jahilkan arka wuxuu ku hadalayo iyo kuwa u sacaba tumay
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Waxa nasib daro ah in dadka qaar ay layihin wali cudurka #Covid_19 maso garin dalka. Dolada Somalia waxey ku radinesa deeq kaga timada Besha calamka. Hadaba cudurkan waa mid halis ah oo sifudud ku fafa marka aan qadano Taloyinka ka imanaya wasarada cafimadkaga ee laxarira cudurka
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Hooyadi ku xirneed xabsiga ku yalay sacudiga. Ee dhawan laga sidayay Ayaa ku samisay labadedi wiil ee matanaha ahaa madaxda qaranka Kheere Iyo Famajo . Halka ay xusid mudantahay in horaan madaxdi dalka soomamuli jirtay in aay Maamadan geyen saucudiga si ay ugu so xamalato 🇸🇴💪🏾
Tweet media one
1
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
@TheVillaSomalia Waa tilabo fican oo horay loo qaday waxaan rajenaya dhawan in dalka oo idil dadka loo qoro lacag deeq ah sida wadamada reer yurub 😂😂💪🏾
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Geel jire aynan gaajadu karin waa wax ugara gayigeena. Ragana waay laynayaan geeli ragna durkeey u galeen si aay u manafacsadan! Labo kala bariday kala war la
Tweet media one
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Macalin Ayaa ardaydisi wuxuu ku dhahay waxaad tihiin iftiinki mustaqbalka. Arday kamida ardayada ayaa arkay saxibkis oo hurdaya markasu ku dhahay macalinki macalin lambad gubatay ayaa meshan taalo. Marka dadka hurda marki wax wanagsan la shegayo so mahan lambado gubtay?
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Aan uduceeno umada muslimka ah in uu ilaheey ka dulqado dhibatan hesata Ee #COVID__19 Waax lugu jiraa bisha barakesan ee Ramadan Inta aadan Afurin oo ay Afurka ka dhimantahay wax yar ducadu waa aqbal ee ilahey aan wedisan in umadena cafimad iyo bad qab siyo insha allh #Ramadan
0
1
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@HassanAKhaire Waan ka xumahay khere meshey siyasada kaa gashay manta hadii aad ahaan laheed nin kaligis gooni meel u tagan oo iskis u sharaxan qabashada madaxti nimo waan kuu garabi lahaa balse markaad ka mid noqotay ku aad shalay laheed waa qab qab layal ayaad siyasadadi masaxday
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
1 month
Baraawe waa magaalo leh dhaxal soo jireen ah iyo qurux dabiici ah oo soo jiidata qof walba oo arka. Dhaqanka iyo ilbaxnimada ayaa weli ka muuqda muuqaalka magaalada ee soo jiidashada leh. Xeebaha quruxda badan, hawada nadiifka ah, iyo bulshada deggan Baraawe meel gaar ah oo loo
0
0
4
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
2 years
Shirarka badan iska ilaali waxa aya dilayaan wax soo saarkaaga.
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Guddiga ka hortaga fatahaada Beledweyne oo malmahan ku howlana sidii aay u xakameeyn lahaayeen biyaha wabiga Shabeelle ayaa ku guuleystay inaay furaan kanaalka Gambarlawe oo muhiim u ah in lagu yareeyo biyaha wabiga. Wali meshas waxaa ka maqan garabki dowlada dhaxe @HassanAKhaire
Tweet media one
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@HESharifShAhmed Wlh Hassan shikh maxamud in uu kaa siyasad fiicanyahay wuu natusiyay wali ma arag asago ku hadlayo hadal cadifad ku jirto adiga ayaa makarofanka sxb lagag dhigay markasa iska ledahay dadow kaca iyo wlh waan bixinenaa mudane dib ugu noqo school ka ziyasada
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Hadaad aragto Nin Hal Nag qabo Fadlan ku qosol 😂😂
0
1
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
22 days
Tweet media one
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
23 days
They can’t see your vision so don’t get mad when they don’t believe in you.
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Oday indhol ah watana toosh xili eey haben tahy baa laweydiyay sababto uu toshka uwato ileen waxba uma jeede markasu ku jawabay "toshka waxan u wata in kuwa indhaha leh ee i arkan eeysane igu dhicin". Wax walba qaabke umuqdan lagama dhex fahmi karo micnaha kadanbeya
0
1
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Waa askari Somali ah oo u sharaxayo koox cidamo ah hidaha iyo dhaqanka Somaliyed nuca uu yahay. libaxyadi Africa manta dib u kabasho ween ayeey sameyen. 🇸🇴
Tweet media one
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
1 month
This is how we treat our guests in 🇸🇴🔥.
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
28 days
Tweet media one
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Dowladdii Kacaanku waxay dadkii bartay xirfadaha beerashada iyo kalluumeysiga, si ay abaarihii uga soo kabtaan. Dadkii doortay kalluumeysiga waxaa la dejiyay Baraawe, Marko iyo Cadale, halka danwadaagtii beeraleydana la dejiyay Sablaale, Kurtunwaaarrey, Dajuuma iyo Ceel Axmad
Tweet media one
0
1
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Waxaan Dhalinyarada kula talin lahaa in ay naftoda dhistaan aqoon ahaan iyo dhaqaalo ahaan, si aay hoggaanka dalka ula wareegan Waqti yanan lugu luminin hebel waa mucarad iyo waa muxaafad #Hadalyar #Hoolbadan 💪🏾
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Sawirkaan nii muqdo waa Roobab mahiigana oo ka da’ay Jabuuti ayago gestay qasaro naf iyo mala ah. Su’ashu waxee tahay dadku ma waxee didanyihin raxmada eebe siyay Roobabka mel walbo oo calamka ah markey xogan yihin dhibato ayee gesta ee maxee tahay cashurtan la hadal haayo?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Waqtigan la joogo dunida waxey dagal kula jirta la dagalanka cabuqa #Covid_19 . Ayado dadka ilahey hantida siyay ay garab tagan yihin doladoda iyo shacubta wadankoda. Hadaba maxa la gudbon ganacsatad somaliyed markan oo kale sida madaxad shirkadaha waa wen ee #Hormuud & #dahabshil
0
1
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Qaladku qiimo ayuu yeeshaa haddii aad afartan shey sameyso: in aad garato, in aad qirato, in aad wax ka barato, iyo in aad iska illowdo." - John Wooden
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 months
Qofka sabra wuxuu gaaraa halka uu rabo, xitaa haddii jidka uu dheeraado.
0
0
3
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
@AbdullahiGuled @MowliidHaji @BBCSomali @HarunMaruf @voasomali @HarareMohamed Nin comment radis ah ayaad igula egtahay xalka aan inta ku shego maxuu fa iido ah oo kenayaa? waa in aan aniga shaqsi ahantda anan qof u gafin
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Xalada aan waqtigan ku jirno mahan in la siyasadeyo cafimad ka shacubta somaliyed qof walba oo cawinaya shacabka somaliyed iyo dalad walbo oo deeq macawino soo garsineso waa mid ee bulshada somaliyed u bahantahay dolada imaradka weey ku mahadsantahay deqda eey garsisay somaliland
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
@MaDar_zaki Maskiin wlh si xunee yeelen
1
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
@husu78 Monet somalialaiset maahanmuuttajat työskentelevät matalapalkkaisissa töissä, kuten siivous- ja linja-auton kuljettajissa, joten he eivät saa mahdollisuutta työskennellä. kotona Mielestäni siksi suurin osa #COVID__19 tapahtuu paljon. #Somaliliitto #Helsinki
6
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
22 days
Inaad mashquul tahay maaha wax lagu faano.
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
@Husseinsabrie @SomaliPM Waxaa layaba waxa aad noo soo gudbineso cudurkan mahan mid daawo leh wadamada waa ween ee dunida ayaa bukanadoda wax dawaa ah aanan siin marka dawadan magalada laga soo gadanayo Cadaado miyaa lugu subiyay 😂😂
1
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
@AnalystSomalia1 Koor ayaa la dhahaa
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
1 year
@LauriSkon @VRmatkalla VR tarvitsee toisen junayhtiön kilpaillakseen markkinoilla
0
0
1
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@sheegow99 Nin walki ku cunteyay ku candhufay hadalkisu leyahay
0
0
1
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
En tiedä, milloin ratkaisu löydetään💔😞 Pray for Mogadishu 💔🙏🏽 #Mogadishu
@yleuutiset
Yle Uutiset
4 years
Somalian Mogadishussa hyökätty hotelliin – taistelu jatkuu edelleen, al-Shabaab on ilmoittautunut iskun tekijäksi
4
0
11
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
3 years
Cimrigu wuu dhamaadaa Laakiin hawlaha Aduunyadu Madhamaadaan. Marka ilali xarirka rabigaga kala dhaxeyo.
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
5 years
Qof walba oo wax akhriyo ma ahan Hoganiye laakiin Hogaamiye walba waa mid wax akhriyo @adnaan_abdi3
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
2 years
@ir_rkp onko sinulla muuta politiikkaa kuin ne maahanmuuttajat, joista puhut joka vuosi? 🤯
1
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Ardey ayaa la weydiiyey taladii ugu wanaagsanayd yaaku siiyey? Wuxuu yiri macalimada, sababtoo ah markaan qalad sameyno fasalka nagama saarto ee waxey nagu tiraahda hadii midkiin ka haro iskuulka, xabsiyada ayaa lagu daraa qol cusub ama darbijiifka magaalada ayaa kordha.
0
0
1
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@M_Farmaajo @Abdalla95246970 Wax qabad muqda 🇸🇴💙
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
”Necbiyaa aragiisa Imisa haldoor ah ayuu inaga marayaa tir malahan! Maan isku dayno in aan dhigno midkaan dadkeni xabaalo wadareedka u sameyay. Hadii uu aha Bajaajle ama aqonyahay intaba midna ma uusan rebin. kadeed iyo waxaan magan unahay sheey lakaraho wlh❌
Tweet media one
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Bal arka cadalad darada iyo cunsuriyada intaas la eg. Waa Hooyoyini, caruur yar yar & Dad indho la’a. Halkaan waa Dhanka Bari ee casimada Puntland ee Groowe. Goobta Ay tagan yihin waa Goob ayagu sheganayaan inay leyihin Balse awood qabil loo sheganayo! Clip kan garsiya madaxda
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@ahmedcirfo Aad iyo Aad waa aabe diday in uu gacan horsado balse hadi uu calanada mamul gobaledyada wadi lahaa bal qiyaas odaygan gacantisa mid maku hari lahaa
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@dayahdalnuurshe @AbdisalamAato @DSUBenadir @HussienM12 @hodansomali @alihwarsame @HFaatix Balse waxan ku wedinaya taladu ma waxeey ku egtahay dhalinyaradas aad mesha kuso xustay mase way furantahay oo waan ka qeeb qadan karnaa?
1
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
Mid siyasi ah ayey manta kaso fakatay besha calamka waxaan ugu hanbalyenaa sanadka cusub ee dhashay Somalidan maxaa besha calamka laga siyaa 😂😂 Sanad cusub dhaman umada musliminta ah #Muslim #HijriNewYear
0
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@Dahirow10 Magaca Abgaal meshuu ka imaday ii soo radi 😂😂😂
1
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
“Nin doqon ah ayaa tolkiisi ku heshiiyeen in loo guuriyo si loo tarmiyo. Habeenkii arooska ayaa sidii dadkii u dheelayeen markii ciyaartii dhamatay ee lagu kala tagay oo dadkii dhan tageen ayuu ninkii doqonka ahaa yiri waan u malaynayay kuwaas buuqooda in ay qof ilobayaan.”😁😂
1
0
2
@adnaanalm
Adnaan Abdi Mohamed
4 years
@sheegow99 Aqliyadedan yari way warertay 😂
1
0
2