Masha Allah Guul Noo soo Korodhay credit Ka
@slandmuseum
waxa iska Leh Madaxwaynaha Somaliland
@musebiihi
iyo Agaasimaha Madaxtooyada
@BilemohamedAli
👏🏾👏🏾Waad Mahadsantihiin Waa Wanaag La idinku Xasuusan Doono🙏🏾🥳🥳🥳🥳
Alfanaan Ali Zaki na Waa Fanaan qaran Cid kale u Baahnayn.