Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst Profile Banner
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst Profile
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst

@SeerahaG

Followers
1,469
Following
189
Media
270
Statuses
2,009

#SeerahaGarashada is an outlet run by a group of Awdalite intellectuals working on amplifying the voices of #ReerAwdal , with #AwdalFirst political beliefs.

Borama - Awdal
Joined November 2021
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
9
17
19
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
Dr Elmi ba shacabka reer Awdal u sheegay ina ay u diyaar galoban diifaca.
Tweet media one
4
12
54
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Our Ceel Sheekh, the marvelous beaches of Awdal. This is what #Awdal is offering the world.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
11
52
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Way Forward for the Gadabuursi of HoA. It is high time for the #Gadabuursis to rise and reclaim their status. #GadabuursiLand , #Somaliland #Awdal #Harawa #Djibouti #SomaliState #GadabuursiUghazate 1/10
Tweet media one
7
13
42
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
"200,000 oo cod baa Awdal yaala. Reer Awdaloow awoodiinu waxay ku jirtaa qofka eray khaldan idin yidhaahda in aanu codkiina ku soo talo galin. Fariintaasi weli idinkama iman ee ha idinka timaado. " Khadar Xuseen Cabdi ( @khadarlooge ) Xoghaya guud ee xisbiga Waddani.
Tweet media one
2
9
38
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Learn about the Awdal Islands on the coast of the city of Zeila ~ Saylac. Some of them were inhabited, others have archaeological sites that are steeped in history like the rest of the city, and some others are sea rocks high above sea level. Total number is 9
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
16
38
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
9 months
La soco, Ku taxnaw oo nalaga so qayb gal habeen danbe oo tariikhdu tahay 05/01/2024 space ka : is afgardka Ethiopia iyo Somaliland : Halisa Ka so Adan iyo aragtida Awdal. Marka saacada Magalada Saylac tagay 22:00 ama 10ka habeenimo.
Tweet media one
8
14
36
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
9 months
Our people have spoken. This is a public demonstration against the MoU between Bihi and Abiy that is going on in #Boorama night now. Demonstrators are chanting ''dalka iibshe doonni mayno''. #AwdalFirst #Lughaya
Tweet media one
Tweet media two
3
11
34
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
FULL UPDATE. Maxaa keenay #KacdoonkaAwdal , sidee ayuu ku bilaabmay, heerka uu gaadhay, magaalooyinka uu ka dhacay & khasaaraha ka dhashay. #AwdalUprising #انتفاضة_أودل
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
18
34
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
"Ajandayaasha uu Seeraha Garashadu awoodda saaray muddan kooban ee uu hawlagalayay iyo ballanqaad ku aaddan mustaqbalka". #GeerahaGarashada #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
1
5
32
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
SAWIRKA MAANTA. UGAAS CABDIRASHIID & DUCADA SHEEKH SAMAROON.
Tweet media one
1
7
33
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
9 months
Dibadbixii ugu ballaadhanaa taariikhda Boorama ayay shalay, reer Awdal kaga soo horjeesteen dhulboobka horta leh ee Itoobiya. Akhriso warbixin dheellitiran oo aan ka diyaarinaya. #Badda #Lughaya #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
0
16
31
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
The correct version of The position paper on the proposed Ethiopian military base in #Lughaya , #Awdal : Economic risks, security concerns, geographic isolation, and the looming threat of territorial annexation. No to #EthiopianExpansionism #NotanInch
Tweet media one
1
19
29
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
73 political activists and demonstrators are detained in #Borama , #Awdal , without any judicial process. Most of them are youth. Be their voice and demand #FreeAwdalVoices . #AwdalFirst
Tweet media one
12
21
29
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Awdalites, historically a formidable barrier to Ethiopian expansion, stand ready to counter any aspirations of PM Abiy Ahmed, should he follow Menelik II’s path. Each and every Awdalite is prepared to echo the legacy of a modern Ahmed Gurey.” #Awdalites #ZailaPort
Tweet media one
4
17
30
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Professor Ahmed Ismail Samatar, on #SeerahaGarashada and civilizational heritage of Gadabuursis. #Zaila #Herar / #Harar Professor Samatar was speaking as a gust speaker at the latest session of our Doodaha Danta Guud series in #Borama . #AwdalFirst .
2
7
26
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
8 months
40 Sanno ka hor maanta oo kale ciidamada cirka ee Itoobiya ayaa duqeeyay dugsiyo iyo arday magaalada #Boorama ah xilli nabadeed. Caawa 9:00PM @SeerahaG ayaa martigelindoona #XSpace xus, baroordiiq iyo xogwarran ah oo ku sahabsan dhacadaas xanuunka badan. Co-host: @GasleSaed
Tweet media one
1
11
26
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
CAAWA 9:00PM Saacadda Geeska Afrika, SEERAHA GARASHADA/U Wuxu qaban doonaa #XSPACE Ciwaankiisu yahay: "DAMACA SHISHEEYE & KALA DAADSANAANTA SOOMAALIDA". Waxa Marti noo ah: Dr. Geelle ( @Geele54500070 ) & Cabdillahi Raage ( @_SayyidKa ) Ka soo qeybal wacan. #SeerahaGarashada
Tweet media one
1
14
27
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Pictures from the event. Yacquub Ciise Muuse, moderator of the event, Our Guest Khadar Xuseen Cabdi ( @khadarlooge ) and his team @WaddaniP leadership inching Rashiid Jaamac ( @beingrachid ). #SeerahaGarashada #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
13
26
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
As we celebrate the positive impact of road development on our societies, let us express our gratitude to all the individuals and entities who contribute to this essential endeavor. H.M Ugaas Cabdirashiid @ElmiNur4 @DrBeileh @Ilyasdawaleh @MoF_Ethiopia @Mustafe_M_Omer
Tweet media one
1
11
26
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
19 days
Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.
Tweet media one
2
11
26
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
THE BOTTOM LINE #Awdal needs: Ports 🚢 Airports 🛫 Highways 🛣 Bridges 🌁 Dams Dry ports & Customs 🛃 #Awdalites want: 1️⃣Jobs, 2️⃣Business opportunities & 3️⃣Freedom of movement for people & products. #ZailaPort for #ReerAwdal
Tweet media one
5
9
24
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Wasiiradda goodinaya ee u dhaaranaya dadka #Awdal , ha ogaadaan dadkani kuwii loo dhaaranayay ma aha. Haddaad leedihiin waa la is baranayaana, dee awelba waa la is #yaqaanay ... 1/2🧵 Muqaalka Xildhibaan @MXMaydhane oo dhameystiran ka daawo 👇👇
2
12
24
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
XURMADLE Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi; Ugaaska guud, waa boqor Soomaaliyeed & astaan karaamo. Gunnimadu waxay ka bilaabantaa in afka lagu taago astaamaha umadda Tolka waxa saaran in uu "meel saaro" cid kasta oo ku xadgudubta maqaanka Ugaastooyada. #GadabiirsiMidAh
Tweet media one
1
6
23
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
1/7 We need priorities and goals as #ReerAwdal . Our mission is to control our own destiny and live in dignity on our land. Instead of turning into defenders of other people's administrations, countries, and policies, our first focus should be #AwdalFist .
Tweet media one
4
6
24
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Munaasibadda 63 Guurada #26Jun daraadeed #SeerahaGarashada ayaa qaban doona Space ku sahabsan SOOYAALKA SIYAASADEED ee #AWDAL Xorriyadda ka hore iyo ka dib. Waxa marti innoo ah Cabdillaahi Raage @_SayyidKa . Linkiga:
Tweet media one
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Set a reminder for my upcoming Space!
0
1
5
2
13
23
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
CAAWA 8:30PM, ⏲️Geeska Afrika, #SeerahaGarashada waxa uu qaban doonaa #XSPACE ciwaankiisu "MAALGASHIGA DEKADDAHA AWDAL: SOOYAALKA HESHIIYADA DEKADDA SAYLAC & BAAHIDA KAABAYAASHA DHAQAALE EE AWDAL". Martida: - @NuhYakub - @Khadar_Hiraal & - @Guntigaab #AwdalFirst #ZailaPort
Tweet media one
2
12
24
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
FULL UPDATE: English Version How and why protests began today in #Borama and spread in major #Awdal cities. #AwdalUprising
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
FULL UPDATE. Maxaa keenay #KacdoonkaAwdal , sidee ayuu ku bilaabmay, heerka uu gaadhay, magaalooyinka uu ka dhacay & khasaaraha ka dhashay. #AwdalUprising #انتفاضة_أودل
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
18
34
2
15
21
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
NEWS ALERT: This morning, Somaliland authorities in Boorama arrested Naafic Maxamad Qaadi, Awdalite political & social activist. #WeAreNaaficQaadi #AwdalVoice / #AwdalFirst
Tweet media one
7
12
23
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
7 months
Dhaqan reer Awdal gaar u leeyihin. Labiska Guurtida/Gandaha dhaqanka ee so xula saladiinta ama gudoomiya shirarka dhaqanka, wa dhaqan reer Awdal gaar u leeyihin oo la hayo tix raaciisa ila 100 sano. Ujeedadu wa ina dhaqanku Ka socnadan dadka madasha iskugu imanaya.
1
7
23
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Team @SeerahaG waxa ay qaban doonaan Twitter Space ciwaankiisu yahay AWDAL IYO ISBEDELLADA SIYAASADDA: Falanqayn iyo Talowadaag. 30 Bishan, 9PM diyaar ahow. #AwdalFirst . #SeerahaGarashada
Tweet media one
3
8
21
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
11 months
Mashruuc yada world bank 50 million 5 Tii sanee u danbaysay . Wa mashaariicda World Bank ka fulinaayo Somaliland waxaana kala shaqeynayaa 8 wasaaradood. Mashaariicdan waxaa loogu talo galey in ay ka fulaan dhamaan Gobolada Somaliland ay ka kooban tahay.
Tweet media one
4
5
21
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
18 days
23
11
20
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
In addition to the article stating the position on a military base in Awdal, this article presents comprehensive summaries of three different scenarios regarding the potential locations for the military base in Awdal and the associated damages and risks for each. See you tonight
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
The correct version of The position paper on the proposed Ethiopian military base in #Lughaya , #Awdal : Economic risks, security concerns, geographic isolation, and the looming threat of territorial annexation. No to #EthiopianExpansionism #NotanInch
Tweet media one
1
19
29
0
10
19
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
11 months
Mudane Cabdi Cismaan Dhagoweyne ku soo dhawoow dadkaagii iyo deegaankaagii oo maamuus iyo mahadnaq kula garab taagan
Tweet media one
5
6
19
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Maanta waa Jimce. Waxa xabsiyada Awdal ku jira 73 qof oo u xidhan aragti ay cabireen, qaarkoodna si toos ah ayaa loo beegsaday. Ha ka illoobin ducada. #FreeAwdalVoices
Tweet media one
2
13
20
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
Baaq ku socda shacabka reer Awdal. Borama iyo Dila Soo dhawayn iyo taageero maalyumaad ah wa Ina lagu so dhaweeya @MohamedAbibMP malinta sabtida 20 ka bisha. Maxamed waxa uu xilkiisa ku xidhay masiirka iyo rabitan reer Awdal, wa laga jawaba hadaladiisa.
Tweet media one
4
4
20
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
STATEMENT ON ARRESTED ACTIVIST FROM AWDAL. #AwdalVoice "Dear, #ReerAwdal , be a voice for your detained activist" #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
13
18
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Tweet media one
1
9
20
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
9 months
Dibadbaxyadii taariikhiga ahaa & mawqifyada hadloorka diiday is-afgaradka khiyaanada ah ee gumaysiga horta leh ku soo hagaya dhulkeenna, maamulka Muuse Biixi wuxu kaga jawaabay in uu ciidamo soo dhoobo #Awdal gaar ahaan #Boorama & #Lughaya , dadka magaca leh iyo saxaafaddana xidho
Tweet media one
Tweet media two
0
10
18
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 years
AHMIYADDA JIQURAAFI-SIYAASADEED EE DHULWEYNAHA GEDABUURSI AMA #UgaastooyadaGadabuursi . #GadabursiUghazate 1/13
1
11
18
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
8
13
16
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Last night, Abiy Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, made it clear that he wants a seaport for Ethiopia by any means necessary. #ZailaPort 🧵
Tweet media one
4
6
17
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
AWDAL/GADABUURSI & 18 KA MAY - Runtu fanto maaha, wixii aad qarsataana wuu ku qarsadaa. 10 xaqiiqo oo lama huraa u ah fahanka xidhiidhka #ReerAwdal & #18May - 1/2 #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
9
18
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Madasha #SeerahaGarashada /u waxay khamiista qabanaysaa fadhiga seddexaad ee taxanaha doodaha danta guud oo ciwaankiisu yahay Dawladdaha Nugul iyo Doorashooyinka (Fragile states and elections). Waxa ku marti ah Khadar Xuseen Cabdi, Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani.
Tweet media one
1
9
18
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
MACLUUMAAD KU SAABSAN DHAAWACYADII MUDAHARADKII ISNIINTII KA DHACAY AWDAL. "Sida cad, dadka dhaawacan ma ahayn dadkii boobka gaysanayay. Maxaa loo dhaawacay?" Fadlan nala wadaag macluumaad dheeri ah. #AwdalUprising #KacdoonkaAwdal
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
3
14
18
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
7 months
We commend the efforts of the Awdal Youth Executive Team, in partnership with the Anfac Foundation, for their assistance to Awdal orphans in celebrating Eid joyfully. We encourage everyone to contribute and participate in this for the sake of Allah.
1
7
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
Waxa hadalkan yidhi MP Ayub Ismail Yusuf @AyubIsmailYusuf oo ka hadlayay Doorka iyo Khataraha uu MOU gu ku leyahay Gobolka Awdal iyo Dawladaha la ah dariska. #Djibouti #Somalia #Somaliland
Tweet media one
@Guntigaab
Gaboose
3 months
1
12
18
1
6
16
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
11 months
Saaka, 05-11-2023 Magaalada Boorama waxa lagu xidhay Yacquub Ciise Muuse oo ah ganacsade dhalinyar ah. Hoos ka akhri faahfaahinta. #SeerahaGarada #AwdalFirst
Tweet media one
2
10
16
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
8 months
The arrests in Borama and Awdal region, in general, will not alter the stance of the Awdalite people. They are unlikely to support Ethiopia in gaining a naval outlet. Instead, these arrests may act as a time bomb, ready to explode at any moment, against (MOU).
Tweet media one
1
7
16
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
"GEDDABIIRSI MIDAYSAN, SOOMAALI MIDAYSAN" Qudbaddii Ugaas Cabdirashiid u jeediyay dadweynihii tirabeelka ahaa ee ka soo qeybgalay Ducada Sheekh Maxamuud “Samaroon” Siciid Daaud Cali “Gadabuursi”. Qaybta 1aad.
1
5
17
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
The Hall is full. We are ready. #SeerahaGarashada #AwdalFirst
1
4
16
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
5 months
We condemn the statements made by @FaisalAliWarabe , who promoted and supported the MOU between Somaliland and Ethiopia within the Awdal region during an educational forum. The MOU poses a threat to the existence of the entire region and fosters feelings of instability.
Tweet media one
4
8
16
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Caawa 11:00 saacadda bariga afrika, SEERAHA GARASHADU wuxu idinku martiqaadayaa Space muhiim ah oo ka hadlayaaya Taariikhda Sheekh Maxamuud “Samaroon” Siciid Daa'uud Cali “Gadabuursi”. Martida: @Guntigaab & @cabdiraxmanmid Link: 👇🏼
Tweet media one
2
7
16
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 months
Dhamaan degeenada xeebaha iyo gudaha Gobolka Awdal waxa ka codsanayna in si dhaw ula socdan oo ka war hayan wafdi Ethiopian ah oo sahaminaya goobta laga dhisi karo Dekada Saldhig ciidamo.
Tweet media one
4
2
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
9 months
Waxa ka codsanayna shacabka ku dhaqan Gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorama ina ay na so gadhsiyaan xogta maxaabiista lagu xidhxidhay Mudaharaadki Gobolka Awdal Ka dhacay ee ka so hor jeeday is-afgaradka (MoU) ee SL & Ethiopia.
Tweet media one
1
4
13
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Abu Hureira Mosque, Central #Boorama , #Awdal the land the greate Ulima, well know saints, poets and Ughazes.
Tweet media one
1
2
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Jidkii ganacsiga Adal ee taariikhiga ahaa iyo jannaddii ifka ee Awdal loo soo saaray #DILLA , #Awdal . #Adal #GadabuursiUghazate
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
14
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Xalada Maxabiista 74 Gobolka Awdal. Ka so qayb gal faahfaahinta xalada maxabiista Ku xidhan Borama.
Tweet media one
1
7
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
18 days
Sidan ayu mid walba ugu ololaysanaya Xadhiga @MohamedAbibMP . Mid walba dan gaar ah ayuu ka leeyahay, halka ay jirto mid guud oo ay wada dhowrayaan oo aan ahayn xuquuqda iyo xorriyadda Maxamed Abiib, balse ah sumcadda iyo magaca maamulka lagu tartamayo.
Tweet media one
4
2
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Aragsan Ismaaciil, aqoonyahanad reer Awdal ayaa xubin ka noqotay guddida midaysa Saxafiyiinta Carbeed iyo Kuwa Afrikaanka ah. Hambalyo @aragsanism 👏 #Awdal #AwdalExcellency #theGadabuursi
Tweet media one
2
3
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Calanka, Heesta, Shirkii Boorama, Nabadaynta & Rayaale ma dhaafo warka HEEGO u hayso #ReerAwdal ! Cindiga ha ku qabtaan in sheeko-caruureedkaas laga gudbay. #AwdalFirst . 👇🏻 hoos ka akhri arrinkan oo faahfaahsan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
7
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
WARBIXIN: KIISKA MARXUUM KHADAR-XABEEB HALKUU MARAYAA. Faafi farrintan, la jir caddaaladda. #AwdalVoice / #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
0
7
15
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 years
Our most used words.
Tweet media one
0
0
14
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
9 months
New record of @SeerahaG spaces. Waxa uga mahad naqayna dhaman Ka so qayb galay maritda, inta Ka hadashay iyo dhamaan dhagaystayasha reer Awdal iyo Guud ahaan umada Somaliyeed.
Tweet media one
0
2
13
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Siideynta qayb kamid ah dhalinyaradii ku xidhnayd Awdal. #FreeAwdalVoices #AwdalVoice #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
1
7
14
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Another round of questions. Creating a free space for #ReerAwdal is what you can expect form us. #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Bold, clear, and confident questions are welcomed here, no more manufactured questions, and weak political discourse. NEW WAY OF DOING THINGS. #SeerahaGarashada #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
7
0
3
14
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
4 months
This press release addresses misleading statements by Somaliland's President, Musa Bihi Abdi, and a representative of the opposition National Party, Wadani, regarding the promotion of the ambiguous MOU between Ethiopia and Somaliland internationally. #Ethiopia #NotAnInch
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
9
14
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
16
5
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
Difaaca baddu wuxu ka bilaabmayaa gurigga Awdal. Fadlan nagala soo qaybgal barnaamij uu marti inoogu yahay Wasiir hore iyo Xdhibaan Federaal Xil. Cilmi Maxamed Nuur @ElmiNur4 Heebka sabtida 13/07/2024 22:00 saacada Geeska Africa. No to #EthiopianExpansionism #Notaninch .
Tweet media one
1
5
13
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Successfully concluded the event. #Borama #SeerahaGarashada #AwdalFirst .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
13
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
The #GadabuursiUghazate was dealing with Ethiopian expansionism for centuries. This is not new. What's new, & more urgent is Awdal's need for infrastructure, jobs & business opportunities. We didn't receive single infrastructure project since the independence. Why? #AwdalFirst
@AyubIsmailYusuf
Ayub Ismail Yusuf MP
1 year
Investment in Awdal ports and infrastructure is essential for development. Awdal has been starved of investment. If any investor wants to invest, we welcome it. This does not mean Awdal will join another country: it will trade and be prosperous. This is important for Somalinimo.
Tweet media one
72
46
146
0
4
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
In ka badan 20 cisho waxa xabsiga dhexe ee Borama ku xidhan ku dhawaad 30 dhalinyaro ah, maxkamad la'aan. Waxa xidhan Wariye Cali Waheen, Naafic Qaadi , Cabdiqani Maxamed, iyo Axmed Miisaan. Waxa xusid mudan in aan midna xeer ilaalintu kusoo oogin wax denbi ah. #FreeAwdalVoices
Tweet media one
1
7
13
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
The situation of 73 political prisoners jailed by #Somaliland authorities in #Awdal . @AmnestyAR @hrw @hrw_ar @UN_HRC Cc to: @hrcsomaliland which is ignoring human rights issues in Awdal. #AwdalPoliticalPrisoners #CodkaAwdal #AwdalVoices #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
5
10
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
7 months
Shir waynaha beesha Ba-Habar Muuse ee dagta dagmada Lughaya ee mudada bisha ah uga socday deegaanka Ido Cadays ee u dhaxeeya Lughaya iyo Ceel sheekh ayaa maanta Ku so gabogabooday Magalada Lughaya.
1
3
13
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
#Boorama waxa laga wado hadafkiisu waa in bulshada la isku diro, la is nacsiiyo, dadkana cadaw la iskaga dhigo U jawaab kuwa waxaas wada una sheeg in duruufaha deegaankeenna ka jira aan lagu aamusiin karin dadka oo 3 dhadhaar loo qaybiyo SHAQO LA'AANTA #3DhadhaarMaaha
Tweet media one
1
8
13
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
3 months
"Muuse Biixi MoU waxa uu u galey in gobolka Awdal Itoobiya qaadato, si Hargaysa iyo Burco aqoonsi u helaan." Waxa sida yidhi @AyubIsmailYusuf oo ka hadlayay kaalinta iyo khataraha MOU gu ku leeyahay Gobolka Awdal.
Tweet media one
1
5
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 months
Dawlada Somalia waxa ay gashay dadaalo wax ku oola dhanka arimaha dibada iyo diblomaasiyada oo ay iskaga caabinayso damaca Itoobiya ee ku aadan xeebaha somalida. Waxa dhaman ka maqna qorshe gudaha ah iyo in laga qayb galiyo dadka ree Awdal oo ah cida u horaysa ee hor tagan MOU.
Tweet media one
1
7
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Kor. Maxamad Kaahin, Waa Bahal Beenaale ah, "Bahalna caadadii ma daayo"! Kaahin wuxu ogyahay tuhunka "la bixidda" Gacan-ku-dhiiglihu in uu isaga dul hooganayo, lakiin wuxu rabaa in uu #AwdalUprising "Argagixiso" ku sumadeeyo. Eedaha uu jeediyay waa "Sheegaa ma dhaafto".
1
9
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
9 months
23
9
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Waxaan u mahad celinaynaa qof kasta oo qeyb ka noqday ololayaasha #FreeAwdalVoices , #WeAreNaaficQaadi , #CodkaAwdal , #WeAreAllNaaficQaadi & qof kasta oo cod u noqday maxaabiista. U hadalkaaga 44 ayaa xorriyad ku helay. Inta kala u hadal, illaa ay ka so wada baxaan. #AwdalFirst
Tweet media one
1
6
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 months
Waxaan reer Awdal ugu baaqeynaa inay ku baraarugsanaadaan weerarada magac-dilka lagu hayo amniga iyo xasilloonida gobolka Awdal, gaar ahaan magaalo-madadiisa Borama. Falalkan waxay salka ku hayaan siyaasadaha lagu carqaladeynayo horumarka iyo xuquuada madaniga ah ee gobolka.
Tweet media one
1
5
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
AWDAL/GADABUURSI & 18 KA MAY - Runtu fanto maaha, wixii aad qarsataana wuu ku qarsadaa. 10 xaqiiqo oo lama huraa u ah fahanka xidhiidhka #ReerAwdal & #18May - 2/2 #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
0
5
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
@RAbdiAnalyst oo bishii labaad si ujeedaysan oo badheedh ah bartiiisa twitter-ka ugu baahiyey in ay Gobalka Awdal isku urursanayaan kooxo Al-shabaab ah, ayaan ka gudbinay dacwad ka dhan imaanshihiisa S/land. Waxaan ka war sugeynaa talaabada xeer ilaalinta & garsoorku ka qaadaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
7
12
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 years
Marka hore maxay tahay #GadobursiUghazate ? #Awdal ayaa la wada yaqaanaa. Gobolka Awdal ee xuduudda ramiga ah le waa inta casaanka ku calaamadaysan, waana la isla yaqaannaa. Markaa Awdal waa xuduud maamul oo gobol leeyahay, kuna cayiman maababka oo dhan. 2/13
Tweet media one
2
3
10
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
We have been ignored by the government and denied by its supporters the existence of prisoners of conscience in Borama for almost three weeks. All that time we have been working to shed light on detainees and the need for them to regain their freedom.
2
2
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 years
Ramadaan Kariim Dhamaan Muslimiinta Aduunka meel kasta oo laga Soomaayo caawa, Gaar ahaan shacabka reer Awdal, dalalka Saddexda ee ay deganyihiin iyo daafaha aduunka meesha ay ka joogaanba, Cibaado wanaagsan iinsha Allah. #Awdal #Boorama
Tweet media one
1
3
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
1/4🧵 Waa qeybta koowaad ee 10 sumadood oo ay Borama ku caan tahay; 》Dugsiga Sh. Cali Jawhar 》Dalxiiska 》Xabaal wadareedka shacabkii 1984 diyaaradaha Ethiopia ku xasuuqeen Borama 》Bud-dhigga fanka casriga ah 》Cambaaburka Muuqaalkoo dhameystiran 👇👇
1
4
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 years
Dood balladhan oo dad badani ma soo qeybgaleen ayaa innoo qabsoontay caawa. Qodobbada ugu muhiimsan ee dooddu waa: 1) Awdal codkiisa isagaa leh. 2) Reer Awdal codkooda in ay muujiyaan, afduubka iyo aamusiinta ka tallabsadaan. 3) Ajadanaha Awdal waa mid ballaadhan 1/2
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 years
Space kan waxaan u furnay in lagag hadlo xaaladda taagan & mawqifka Awdal. Set a reminder si aad noogala soo qeyb gasho
0
4
5
3
4
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
HEEGO will make your belief that you exist because of them. #Boorama is built by Dadkeega, cuqdadahaaga meelo kale iskaga mataji. #AwdalFirst
@Grigorri_G
Prof Grigori
1 year
Borama V.S Lascanod
Tweet media one
Tweet media two
1
2
17
2
1
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
IN SOLIDARITY WITH OUR #JIGJIGA Xanuunka waan idinla qaybsanaynaa, qof kasta oo ku hanti waayay si gaar ah ayaan ula murugoonaynaa. Beddel khayr qaba Insha Allaah. Wuu dhismi suuqu, dhulku wuu barwaaqoobi, dhirtuna dib way u bixi Insha allaah. #JIgjigaFire #SeerahaGarashada
Tweet media one
0
5
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Muuqaallada mudaharaadka Boorama. (1) Waxaad toos u maqlaysaa waa xabad nool oo dibadxabayaasha loo adeegsanayo. #AwdalUprising #KacdoonkaAwdal #انتفاضة_أودل
1
9
10
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
The Human Rights Center @hrcsomaliland in Hargeisa breaks its silence after two weeks of campaigning for the release of detainees in Borama.
Tweet media one
1
7
11
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
2 years
Sida maabkan ka muuqata, dhulka #GadabursiUghazate waxa uu ku fadhiyaa baaxad balladhan, oo leh buuro, beero, ban la beerto, lamadegaan-u-eke, xeeb, iyo dhul-daasimeed ballaadhan. Sidoo kale waxa uu leeyahay khayraad kala duwan oo shidaal iyo macdano kaleba leh. 6/13
Tweet media one
1
3
10
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
HEEGO WAXA AY KA SHAQAYNAYSAA MASHQUULIN & MAWDUUC BADDALID. YAAN LAGA OGOLAAN? #AwdalUprising #AwdalFirst
Tweet media one
Tweet media two
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Tweet media one
1
9
20
0
8
10
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
11 months
"Garnaqsiga reer Awdal, waa mid xaqiiqooyin jira ku dhisan. Cidna laga qarin maayo. Aniguna dadkaygaan la dareen ahay." – Cabdi Cismaan Dhagoweyne
1
2
9
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
11 months
Munuuska Dhago wayne wa Maamuska Gobolka Awdal “Ina danaha Gobolka Awdal xilka la iga qaado aad ban ugu faraxsanahay” “Ma ihi nin Ka walwalsan xil Ka qadis oo Ku sii jirto lexejeclo xil” Wa hadalada uu kaga jawabay Siyaasi Cabdi Cismaan Dhagowayne xil Ka qadisitiisa.
0
4
9
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
In the last 3 months, we campaigned for different matters concerning Awdal & larger Gadabuursi public in culture, history, economics & political realms to reclaim our narrative. Considering we just began the journey & there is much to expect, how do you evaluate our performance?
Tweet media one
4
5
10
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
Mar kasta oo reer Awdal & guud ahaan raciyadda Ugaastooyada Gadabuursi codkooda kor u qaadaan waxa ismuujiya cid kasta oo dan ku qabta aamusnaantooda. Maalmo gudahood, 2 argagixiye oo HEEGO ah ayaa sumcad dil ku soo qaaday Taariikhyahan @Guntigaab & Aqoonyahan @cabdiraxmanmid
Tweet media one
Tweet media two
4
3
10
@SeerahaG
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst
1 year
11/12 How many Muse are there in Gadabuursi. -Muuse Makadoor -Muuse Subeer -Muuse Makaahil “Muse Dari” -Muuse Maxamed Case -Muuse Cabdale Makahiil. -Muuse Adan Maxamed Case -Muuse Maxamed Muuse.
Tweet media one
1
4
10