Salman Afgub Profile Banner
Salman Afgub Profile
Salman Afgub

@Salman_afgub

Followers
3,707
Following
1,177
Media
726
Statuses
6,327

Allah always first. Proud to be Muslim. Architect,Business Owner and Chelsea fan. Husband and Father. RTs are not endorsement.

Garowe/Nairobi/Minnesota
Joined March 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
159
295
2K
@Salman_afgub
Salman Afgub
28 days
Welcome back! Somalia airlines🇸🇴 @fardowsaegal
Tweet media one
32
11
184
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Amxaar xamar aya iga xigta. Asal na wadaagna. Hilib ceerina ma cuno. Sumad na ma wadagno daba qooti. Xaraan bay ka tahay in aad Soomaali kala goyso inta an nool nahay. #GuulSomalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
19
28
141
@Salman_afgub
Salman Afgub
1 year
Las'anod city is located in a prime strategic location in Somalia, making it an important hub for trade and commerce. With its proximity to the border with Ethiopia, the city serves as a gateway for cross-border trade, providing access to a large market and facilitating economic
Tweet media one
9
28
117
@Salman_afgub
Salman Afgub
27 days
Xamar safe waaye! Buuqa yaa wada? @HESaidADeni waye. Muxu raba? in laso qabto uu macalin mahdi sawir ka qaadu raba.
14
5
86
@Salman_afgub
Salman Afgub
9 months
Ethiopia ayada ba is cuneysa. Far hadii ay qaadaan somali Galbeed ba heleyna inshlh. #NotAnInch #BoycottEthiopianAirlines
4
13
81
@Salman_afgub
Salman Afgub
27 days
Hambalyo! Hambalyo General @GenAsadOsman . Ilahey xilka haku fududeeyo inshlh. 🎊🎉🫡🔥
Tweet media one
5
11
77
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 months
Waxa caawa tariikh iyo calool xumo meel la fadhiya daba dhilif Ethopian u shaqeeya oo soomaali xil u haya. Inta wadanka leh oo waraabaha ka ilaashanaya madaxweynahooda ahna taliya ciidanka xooga @HassanSMohamud bay ku daba feyshan yihiin. #GuulSomalia 🇸🇴
5
11
74
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 years
Mnshlh! Puntland state of Somalia 🇸🇴
12
9
67
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 years
Eritrean troops are helping Tigray genocide. This is against humanity.
@CNN
CNN
3 years
Eritrean troops in Ethiopian uniforms are blocking critical aid to starving populations in Tigray, a CNN team has witnessed.
545
2K
3K
1
25
61
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Qardho,Karkaar,Puntland state of Somalia🇸🇴
9
4
62
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Ma noocaan ba qatar wadan ka ku ahayn? Sidii argagixisada halo soo afjaro. Waa cancer somalia ku yaal Soomaali diidka.
48
9
63
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 years
Ninkii hadlayaba ha iska hadle waxqabad ba muuqda. Fariid waa ogyahay nacasna loo sheegi mayo. @dhagahtur @Ali_Juba3 @nadraabdi77 @ShAbdiHersy @AbdiwahabSheik7 @Amin36668131
5
17
64
@Salman_afgub
Salman Afgub
1 year
Bosaso is strategically located on the Gulf of Aden, making it a key gateway for trade between the Red Sea and the Indian Ocean. With its natural harbor and expanding infrastructure, Bosaso has the potential to become a major hub for both regional and international trade. The
Tweet media one
4
15
62
@Salman_afgub
Salman Afgub
7 months
1). Maamul goboleed xulufo ah mahayo. 2). Xildhibaannadiisii uu xoogga ku soosaaray mahayo. 3). Raysalwasaarihii saami-qaybsiga ku metelay mahayo. 4). Dhaqaale uu kaga maarmo mashaariicdii kumannaanka dhallinyarada reer Puntland shaqo abuurka u ahayd mahayo.
Tweet media one
25
10
63
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Hambalyo! Hambalyo Puntland State of Somalia. Waxa ku buux santay 26 sano oo nabad,dowladnimo,horumar iyo barwaaqo. Ilhy haku siyaadiyo cadowgana haku hareer mariyo. #Puntland #Somalia
6
11
61
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 months
Caluula,Gardafu,Puntland,Somalia🇸🇴 Heaven on 🌍
7
10
60
@Salman_afgub
Salman Afgub
5 months
Hambalyo! Waxan Hambalyo madaxda ogu sareysa dalka dadaalkii ay ku bixiyeen arimaha dibadda oo ay ka so hoyiyeen guulo la taaban karo intii yareed ay joogayn xafiiska. #GuulSomalia
Tweet media one
10
10
58
@Salman_afgub
Salman Afgub
21 days
Sareeye guuto @GenAsadOsman khudbadii ogu horeysay ila intu xilka la wareegay.khudbad taariikhiya.
2
7
58
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Galdogob,Mudug,Puntland State of Somalia🇸🇴
6
9
54
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Markii Ethopian laso ka xeystay ninkii na garab istaagay walal jira. Beerka ka ogsooni. @IsmailOguelleh 🇩🇯🙏
4
7
52
@Salman_afgub
Salman Afgub
6 months
Madaxweyne @HassanSMohamud waa arin gaf ku ah midnimadda Soomaaliya in @SSCKhaatumo aad casuumin. Waa na kugu dhalilaya inta aad ka saxeyso.
Tweet media one
30
10
52
@Salman_afgub
Salman Afgub
10 months
Abshir should lead Puntland for the next five years because he is a visionary leader with a proven track record of promoting economic development, fostering peace and stability, and advancing education and healthcare. His strategic approach to governance, commitment to
23
5
50
@Salman_afgub
Salman Afgub
7 months
Puntland bu af duubtay god na ku riday ya Soomaaliya taladeyda ka dhageysanaya? @HESaidADeni
15
12
50
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Baroortii manta orgiga ka wayneed. Wax cusub maha in shisheeye ay u shaqeeyaan xildhibaano iyo masuuliyiin dowladda ka tirsan. Waxa mudan in la xuso qarxyadii Wadanka ka dhacay uu ugu horeeyo kii soobe baaritaanka maxa lo xiray? Gaarigii Qarixii Md. c/laahi yusuf waxa laha xil.
Tweet media one
Tweet media two
21
18
50
@Salman_afgub
Salman Afgub
16 days
Madaxweyne @HassanSMohamud shacab kaga way ku garab tagan yihiin. Hore u soco.1P1V ba namara kaliya.
12
8
50
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Inta ay la’eg tahay mamada hadana manta waxa ay walashaneysa amxaar. Waxa qabyaalad kaliya. Yaab. Ilahay ha soo hanuniyo.
72
5
47
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 years
Yaa yiri Puntland ma cagaarna? Mnshlh barwaaqo! 🇸🇴🙏🙌
4
8
48
@Salman_afgub
Salman Afgub
1 month
Dhulkeyga miya eithopian sinji ii neceb miya u ogolaada. Haka raama seegina daba dhilifow. Tan aniga leh wiil iyo gabar soomaaliyeed kaliya ila leh. #GuulSoomaaliya #GuulPuntlandstate
3
8
46
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Dalkaan ninka ku riyoonaya in ay Ethopia u jari kadho. Waa nin an aad caqliga oga shaqaysiin. Kan anaga Leh ee orod raadso mid aad ledahay oo aad ogu nacamleyso amxaar. #GuulSomalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
4
13
46
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Mnshlh! Olalaha hooyo u hiili qaranka. Waa wacyi gelin dhab ah. 💯🇸🇴🎶
0
9
47
@Salman_afgub
Salman Afgub
28 days
Islaankeyga ciise islaan maxamed. Ilhy haku xifdiyo. Somali ba tahay.
Tweet media one
5
4
45
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Ilahow gole ceebeed ha ina fadhisiin waa sidan oo kale.
Tweet media one
11
5
43
@Salman_afgub
Salman Afgub
21 days
Madaxweyne @HassanSMohamud naga raali noqo diyaaradda saakay meel qaldan geysay madaxweynihii Puntland @HESaidADeni waa soo wadna.
Tweet media one
9
3
45
@Salman_afgub
Salman Afgub
10 months
Hambalyo!Hambalyo Madaxweynahayga 5 sano soo socota.Waxan Puntland u rajeynaya baraaro iyo barwaaqo.
Tweet media one
10
2
43
@Salman_afgub
Salman Afgub
9 months
Meshaan ceeb ba ka dhacday wlhi. Waa markii ogu horeysay ee Puntland caleem saar uu Raisul wasaaraha Soomaaliya joogin laguna marti qaadin. Maxa yeelay nin ba ka maseeray. Ma saasaa dowladnimo ah. Gunimadu iyo gobonimadu reer mahe waa qof wlhi.
0
12
42
@Salman_afgub
Salman Afgub
21 days
6
1
43
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
35
12
41
@Salman_afgub
Salman Afgub
1 month
Madaxweyne @HassanSMohamud wuxu dal iyo dibad ka codsaday shacabka soomaaliyeed hiil oo ah in la guto wajibka ilaalinta dhaxal awoowe. Marka ninkii Ethiopian iga hiilinaya adigu maxa ilaashataa?
10
9
43
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 years
Garowe,Nugaal,Puntland,Somalia 🙏🇸🇴🇸🇱
0
7
38
@Salman_afgub
Salman Afgub
9 months
Hambalyo! Hambalyo Soomaaliya. Manya waa malin wayn. Waxa marxaladii labaad u gudbay dhameystirka dastuurka Soomaaliya. #Hanoolaato #GuuliyoGobonimo
Tweet media one
5
9
42
@Salman_afgub
Salman Afgub
7 months
Odayaasha N&N ee jooga Spaceka oo isu qaba kaligood Wadani. 🤣
18
8
41
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 years
Libdhi mayso Laascaanood! 🙏🇸🇴🎊🙌👏
0
13
40
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 months
Murcanyo,Bari,Puntland State of Somalia.
4
2
40
@Salman_afgub
Salman Afgub
27 days
Hambalyada oo weli socota!
Tweet media one
Tweet media two
1
6
40
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Kan barlamaan maha ee magac kale halo baxsho. Su’aal meshan Jubaland ah mustaqbal ma ka quusteen?
20
1
38
@Salman_afgub
Salman Afgub
18 days
How it started? How’s it going?
Tweet media one
Tweet media two
16
4
39
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 months
🚨Waa fake news arinta dronta ay Puntland soo bandhigtay. Xuutiyiinta Puntland
Tweet media one
Tweet media two
20
10
35
@Salman_afgub
Salman Afgub
27 days
Hambalyo! Wasiir sulub. 🙏🎉🫡
Tweet media one
1
6
38
@Salman_afgub
Salman Afgub
29 days
Ushii @HESaidADeni ka cabaajisay!
Tweet media one
17
6
39
@Salman_afgub
Salman Afgub
25 days
💯🇸🇴🙏🫡
Tweet media one
3
4
38
@Salman_afgub
Salman Afgub
30 days
Alla been badana inte jeer ba Garowe madaxweyne @HassanSMohamud yimid? Madaxdii dhex dhex adınaysay yaa diiday? Yaa gogosha lagu garnaqsanayay kaso cararay? Maxa shalay saan logu hadli wayay ?
7
4
38
@Salman_afgub
Salman Afgub
1 year
Mideeye Political Party is the party for the people. We believe in a government that works for everyone, not just the wealthy or well-connected. Our platform is built on the principles of fairness, equality, and opportunity. We aim to create a society where education,
Tweet media one
7
7
38
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 years
@AliHilowle8
Ali Hilowle
3 years
Alxamdulillaah saaka inta badan gobolka Gedo waa jawi roobaad. Garbahaareey, B/xaawo, Doowloow, iyo deegaano badan saaka nimcadii Rabbi baa ka hoortay. اَلحمدلله
Tweet media one
Tweet media two
21
25
159
2
10
35
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Hambalyo!! Meel kasta ay dadkeyga Soomaaliyeed joogaan 1-da Luuliya. Xus oo xasuuso tariikhda. #SomaliIndependenceweek #somaliahanolaato 🙏🇸🇴🎊🎉🎶
2
9
36
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Qolyaha reer Puntland ee gooni goosadka daba yaaca. Heestan be uso qadayn SNM markii caasimadeynii soo cayeen kadib ee Puntland.😢
3
6
36
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 months
Sanaag waa janadii aduunka oo caadiya. Muuqaad ka dharagte carafta kawaran? 🌺🇸🇴
1
5
36
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 years
Xaalka Magaaladda Laascaanood ma fiicna. Aan uduceyno hadan ka maqannahay. Ilahow xaqqa u hiili. 🙏
1
7
35
@Salman_afgub
Salman Afgub
8 months
Sawirka dambe xooga anshaxa ma waa faqsana. Asagana Madaxweynihii hore @M_Farmaajo sharatiisu uu wax u dhimaya. Asaga shaqa kuma laga lakiin team ka arinta waa ku ceebeyeen madaxweyne heynii hore.
Tweet media one
20
2
33
@Salman_afgub
Salman Afgub
18 days
Hambalyo! Hambalyo Hirshabelle state of Somalia🇸🇴🎉
Tweet media one
2
4
34
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Muqdisho hadamin,ha liicin,weliga adiga no caasimadda,shisheeye iyo kalkaal wlhi uun wax ku dhimi karin. Haniyad jabin. #Somaliahanoolaato
1
7
33
@Salman_afgub
Salman Afgub
7 months
Siyaasadda marka ay tahay dan shaqsi waa tano kale shalay Muxu @M_Farmaajo ku sameeyay kadib markii maqamkiisa kor loogu qaaday soo dhaweyntiisii mudug ilaa bari. 1- wuxu ka gooyay Waxbarashadii oo ay galmudug u aadi jireyn. 2-wuxu hor istaagay dekedda garacad.
Tweet media one
16
6
32
@Salman_afgub
Salman Afgub
10 months
This is the best recitation of the Quran ever,Manshlh.💯🙏🕊️❤️ @DailyRemindrs_ @AbdiSamawad @sh_mustaf @HaaruunHaarun @alihanna71 @QaliFar @YassSomali
1
13
32
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Dowladnimo gooni goosad dhaqan keedu waa kan.Waa habaar iyo musiibo in hogaamin noocan ah aad hoos fadhido.
13
5
31
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 years
Baafin! Baafin! Gabadha walasheyn ee hoos sawirkeyda idinka muqda Waa la afdubtay waxa afdubtayna waa Somali ka afdubtay Yemen.Lagu tuhmaya sacuudiga.Magaceedu Waa nadiira. Fadlan nala caawi helideyda. @AbdullahiJihan @DahirMGelle @ZakiaHussen @RuqiaBotan @alihwarsame @AliADualle
Tweet media one
3
13
31
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Waxan la yaabay dhalinyaro reer Puntland ah oo aad dadka u aflagaadeeya aaladaan oo ku leh waxba difaacna. Ma ogtihiin akhlaaqda aad bulshada ku dhex joogtaan in ay dib dadkiina ogu laabaneyso? Ceeb.
18
3
29
@Salman_afgub
Salman Afgub
13 days
Tweet media one
1
8
32
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Warqadii furiinka xamar bay inaga taal ku laha. War ninka dhageysta gooni goosadow. @musebiihi @FaisalAliWarabe @Abdirahmanirro
7
8
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Caawa tariikh cusub bay u dabaal degtay Puntland State Of Somalia. Hambalyo! Hambalyo! Sanado badan jir inshlh. Gooni goosad na iska ilaali.
6
2
31
@Salman_afgub
Salman Afgub
9 months
Labadaan nin caruurta ma ayaga iska dhalay? Ciyaalka labadooduba waa sheeganayaan. War ileen ceeb looms dhinto. @MukhtarAlaska @YonisYasin1 @Abdikarindahirr @hajiwarsame2003 @awduula @alihanna71 @Ali__samater
Tweet media one
Tweet media two
20
7
29
@Salman_afgub
Salman Afgub
9 months
Kaligii taliye daciif ah marku ku heysto waa sidaan. Madaxweyne ku xigeen ba istaag lo diiday shacab iyo dan guud xagee joogta. Marku suuliga galayo iyo marku cuntada rabana ha weydiisto ileen “Lax walba halke isdhigta, lagu bireeya”. Puntland waayadaan mute hala galiyo ceebtu ma
0
7
30
@Salman_afgub
Salman Afgub
9 months
Protocol xumadda masuuliyiin badan be ku sameeyeen. Ceebtaan kale arka. Waa huba masuuliyintan sharaf ay reer Puntland u hayaan be u tagayn mahe deni xataa meyl lama istaageen. Waka xumahay hogaamiye c/qaadir. #GuulSSC #GuulKhatumostateofsomalia
0
10
29
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Madaxweyne @HassanSMohamud runta kama leex leexdo. Weli ma arag asago cid u diidan libintooda. In hogaamiye nocaasa Puntland la shaqayn weydo waa @HESaidADeni dana shaqsiyadeed wata ee maha nacayb loo qabo. Dalka hore ha u socde danta guud ha reeree nina. #Somalia
16
7
30
@Salman_afgub
Salman Afgub
6 months
In lagu caayo waa ka xumahay. Waxa Ku soo jiiday Kuwa is leh faana oo dhiiqo galay. Waxa Ku caayay kuwa is leh iska difaaca oo aan ogeyn in ay cidna ba ka xigin. #Garowe #GuulSomalia
5
4
30
@Salman_afgub
Salman Afgub
11 days
Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innaga keenu waa, Cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye. Xidigyahay cadi, Waad noo ciidamisee, Carradaa kaligaa adow curadee cadceeda sideedaa u caan noqo ee sidii culagii ciidad marisee Alloow haku celin Alloow haku celin
5
7
30
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Dadka noocaan ah waa in il gaar ah lagu haya oo laga ilaaliya kuraasta qaranka. Waxan madaxda soomaaliyeed oga digaya in ay iska ilaali yaan la firisiga iyo ka ag dhawaashi hiisa.wax walba waa surto gal.
Tweet media one
14
7
30
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Jawaabtii Muqdisho iyo Qac dii ka yeedhay Gooni goosad ka.calanka boor loma rabo.
2
3
30
@Salman_afgub
Salman Afgub
5 months
The detention of Dr. Abdirahman Kulmiye, a Somali-Australian citizen, in Hargeisa, allegedly on false espionage charges by Somaliland authorities.
Tweet media one
4
7
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
2 months
Puntland waxa ka jira musiibo weyn waxa halkan cabanaya marwooyin reer Puntland ah oo dhib xoog leh wajahayo. Waxay ka war bixinayaan waxa caasimadda ka jira manta. @phrasomalia
7
8
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Hooyoyin kayna Soomaaliyeed abaalkooda ma gudi karno xilli la faro marna ba qaranka,qabiilka iyo qoyska ba ay laf dhabar buuxda u noqdayn. Hooyo soomaaliyeedey yaa ku heli kara. Aduun cimru Suuban akhirana firdowsa. Aamiin🙏🇸🇴🇸🇴
2
6
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Waxa ino jira barnamij an kaga hadli doonno xaaladda guud ee Puntland. Habeen ka axada soo galeysa 9:30 pm EAT ee Soomaaliya. Kaşı qayb gal wacan.
Tweet media one
6
6
29
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Waxqabadka dan qaran.Madaxda markii ay xilkooda gutaan mahad celin iyo duce mudan yihiin.waa hubka cadalle shacabka Ku nool in ay qalbiyanbogu duceyaan Madaxweyne @HassanSMohamud iyo Raisul wasaare @HamzaAbdiBarre . #Soomaaliyahanoolaato .
1
6
27
@Salman_afgub
Salman Afgub
7 months
Hambalyo! Hambalyo SSC-Khatuma State of Somalia gaar ahaan caasimadda Laascaanood. Cawa tariikh ba so hoyiseen mnshlh.
Tweet media one
1
1
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
8 months
Waxan hambalyo u diraya madaxweyna hayga @HassanSMohamud oo qaatay go’aan aan aad u taageer sana.Manta wixii ka dambeeya kaligii talis is modayaashii mamul gobaleed yada qaar ee Ethopia u kaba qaadayay @musebiihi iyo @HESaidADeni hal kaas bu war kooda ku xir may.
4
5
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Iska daa in ay goostaane noocaan halaga ilaaliyo in ay bulsho mamulaan. Waa waalidii oo dhaqantay. Muxu adoon San kara asaga 2024 u ooya in Ethiopian gumeysate.
10
5
27
@Salman_afgub
Salman Afgub
18 days
Wasiirka gaashan dhiga Soomaaliya oo ku dhawaqay in Eithopia ay qayb ka ahayn ciidamada nabad ilaalinta cusub.
1
7
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Libaaxa gooni goosatada magaciisa kaliya marka ay maqlaan ay yaacaan. Gen.Abdi Madoobe-SSC Khatumo state Somalia.
8
4
28
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Waxan tacsi u diraya intii ku dhimatay qaraxii caawa lala beeg saday dhalinyaradii caweyneysay intii ku Dhaka Waxan tay ilhy caafimaad deg deg ah ha siiyo. Aamiin 🙏
7
6
26
@Salman_afgub
Salman Afgub
9 months
CBB oo dowlad nimada la bar barayo. Si tar tiib ah in lo baro mahe maba fahmayaan. War dalkaan nin jaceelkiisa waa ka weyn yahay. Waka cashar ka kowaad. @HaaruunHaarun @AbdiSamawad @MukhtarAlaska @YonisYasin1
19
8
25
@Salman_afgub
Salman Afgub
7 months
Xagee ciid mubarak ka soo le yahay waa reerkisii oo Dubai jooga. Aaway dadku madaxda u aha? Dhigii ciida ayay dadkooda la qaadanayan lkn asagu Puntland wuxu u arka waxan jeebkiisa ka badneen. @HESaidADeni tariikhda wax badan baalkeeda madoob wakugu qorna. Ciid Mubarak ismood.
Tweet media one
17
2
26
@Salman_afgub
Salman Afgub
17 days
Axmed madoobe iyo Laftagareen oo ka shiray sidey Xamar oga baxsan lahayeen ayago agendaha sexiixin.
15
0
27
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 years
Hambalyo hambalyo walashey Nadra saalax oo manta ku guuleysatay xilka xildhibanimo.🙌🎁🎉🎊 @AbdullahiJihan @Yurub_waberi @AliADualle @nailah_mohamed @MandeqArmani @RuqiaBotan @Abwaan_saadiq @FartunJama @Amin36668131
Tweet media one
2
9
26
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Waxyar ba Makhir cabiraya intii ay Puntland dhisneyd. 1) Makhir in canshuur laga qaado mahe laguma celin. 2)Mashariicda Puntland ka hesho Foreign aid ka xabsiyo mahe arimo bulsho lagama fulin.
6
4
26
@Salman_afgub
Salman Afgub
5 months
Job well done! Khatumo State of Somalia 🇸🇴💯
0
4
26
@Salman_afgub
Salman Afgub
1 year
Waxan marka hore tacsida la qayb sanaya ehelada iyo asxaabtii uu Ka tagay walalkii gacanta ka xaq darned ku dishay borama. Inna lilahi wa inna ilahi raajicuun. Marka xigta askarta hadii kaliya la baray wax dilla yaa lo talinaya marka. Mamul ka hargeysa wuxu caadeystay dadinta
1
6
25
@Salman_afgub
Salman Afgub
21 days
Munaasabada xil wareejinta ee taliyaha booliska Soomaaliya. Mahadsanid taliye Sulub soo dhawow taliye Asad. @GenAsadOsman @SomaliPM
1
1
26
@Salman_afgub
Salman Afgub
3 months
Waxa saa u cabanaya uu dhuunta ku Dhagay waa shacabkii taageer sanaa. Hade walalayaal madaxweyaha xamar bu u socda lacagta bajaajta,tan ariga,dilaalka garacad,mishaaraadka maqan,macdanta buuraha sanaag. Waxa waa caadi.
5
8
24
@Salman_afgub
Salman Afgub
4 months
Nooca Nabad iyo Nolol uu tababaro @Abdulkullane .CBB dhib ba haysta hada xabaala loo diray. Qofkii ka hadli waayana qofaan ogahay ba DM ka kaso caayeesa. Free CBB.
7
4
25