Abdifatah Dubbad Profile Banner
Abdifatah Dubbad Profile
Abdifatah Dubbad

@InaDubbad

Followers
630
Following
913
Media
213
Statuses
1,196

|| Publique Admin💥 || Bonne gouvernance 🌟|| Federalist✴️ || Quality is not an act, it is a habit. —Aristotle 🔥||

Joined January 2023
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
20 days
Wasaaradda Maaliyada SSCKhaatumo Ee " @mofkhaatumo " Waxay ku boorrinaysaa Shacabka iyo Muwaadiniinta Xalaasha ah ee SSCKhaatumo inay bixiyaan Cashuurta, isla markaana ka qayb qaataan ilaalinteeda iyo Dhaqan-galkeedaba. NB: Isku tashi iyo wax wada qabsi!
0
4
11
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
Reer SSCKhaatumo waxa laga rabay 1,000 Macallin, Waxayse dhaafiyeen 451 Macallin oo waxa is diiwaangaliyey 1451. Taasi waxay caddayn u tahay sida Bulshada reer SSCKhaatumo ugu heellantahay inay la jaanqaaddo Maamullada dhigooda ah dhinac kastooy tahayba.
4
16
79
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
Cashuurtii bulshada iyo Ololaha Isku Tashi ee Dadweynaha reer SSCKhaatumo ayaa lagu iba furay waddada isku xidhaysa Cusbitaalka weyn iyo Waddada Wadnaha ee Caasumadda Laascaanood, dhererkeeduna waa 750m.
4
16
76
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
Beesha "Daaljire" oo kamida beelweynta Hayaag Ee Dhulbahante ee ku dhaqan Dalka jabuuti ayaa Hoggaamiyaha Dawladda SSC-Khatumo u sameeyay 'Hadhimo iyo Durduur' ay kusoo dhaweynayeen Hoggaamiyaha iyo Waftigiisa Ballaadhan oo booqasho Rasmiya ku jooga Dalka Jabuuti.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
7
49
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
SANAAG; Waxaa Xadhiga laga jaray dugsiga tababarka ee Ciidamadda Difaaca SSC-Khaatumo ee Degaanka Fardamal oo ka tirsan Degmada Fiqifuliye ee Gobolka Sanaag.
Tweet media one
2
4
49
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
Awrbogays-Sanaag, SSCKhaatumo🇸🇴.
2
10
42
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
23 days
SSCKHAATUMO; Waxa ka socda horumar, Ganacsi baaxadleh, Dawlad-dhis, Tabcasho iyo Iskutashi bulsho.
1
11
41
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
10 months
CEERIGAABO: Caasumadda 3aad ee Maamulka Ssc-Khaatumo, Soomaaliya🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
1
5
34
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 days
"Inaan calanka dheernahay ayaa caawa ka hadlaaya" Dawladnimo, Gobannimo, Horumar, Soomaalinnimo, Ismaqal iyo Kala danbayn! Halla yaa SSCKhaatumo🇸🇴
4
6
39
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAASCAANOOD; Maalintii 2aad iyo Tababarka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee DawladdaSSC-Khaatumo Ee Nidaamka EMIS -Ka .
1
10
35
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
SSC-KHAATUMO🇸🇴
0
4
34
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
Hoggaamiyaha Dawladda SSCKhaatumo ayaa kusoo laabtay Caasumadda SSCKhaatumo ee Laascaanood isagoo muddo dhawr bilood ah safarro ugu maqnaa Caasumadda Umadda Soomaaliyeed ee Muqdisho, Roma-Italy, Nairobi-Kenya iyo Dawladda Jabuuti.
3
7
33
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
@TerraAbdirizak A Somali person is equivalent to a hundred Ethiopians; bravery is genetic.
2
0
28
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
Go there! Las'Anod its a lit city and the capital of SSC-Khaatumo State.
Tweet media one
0
3
30
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Halqooqii Naftooda u Hurey umadda xalaasha ah ee Ssc-khaatumo ayaa dhaawacoodii lagusoo dabiibay dalka dibaddiisa waxaana lagusoo dhaweeyey caasumadda dawladda Ssc-khaatumo ee Laascaanood. Source = Cazka vlogs
0
7
29
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Kulanka Dawlada Hoose ee Caasumadda Laascaanood iyo guddiga Xaafadda WADAJIR ee Koonfurta Magaalada, Ujeedka kulankan ayaa ah in Xaafada Wadajir ay masuul ka noqoto Doorka kaga aadan Hormarka Xaafadda , Amniga iyo Iskutashiga dib u dhiska magaalada & xaafadda.
0
5
28
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
Maayirkii ugu horreeyay ee Caasumadda xariirta ah ee Laascaanood.
Tweet media one
3
6
23
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Hay’adda Miina Baadhka Ee Dawladda SSC-Khaatumo ayaa iyadoo kaashanaysa Hay’adda "The HALLO Trust" ku guulaystay inay si nabad ah uga soo saarto in ku dhow 1,000 shay oo Waxyaabaha qarxa ah laga bilaabo Gambadhe illaa Guumays.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
6
23
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
Shumacu waxuu cunaa naftiisa si uu mugdiga uga saaro cid kale, Aragna ugu noqdo. Soomaalida shumaca u baxa ee ay ku muuqdaan; Jiritaankooda,Qarannimadooda, Qabkooda iyo Dalnimadooduba waa dadka reer SSCKhaatumo oo Weligoodba u taagnaa,illaa Maantana u darban. Waa gaadh dhiifoon!
Tweet media one
2
6
23
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
"War jiraaba Cakaaruu Iman."— MaahMaah. Geedkii Garaaddada, Nin garboodka, Abaanduulka iyo Qayraan guduudda Ee Gobolka Sanaag-SSCKhatumo, Soomaaliya.
Tweet media one
3
8
22
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
Daahfurka habeennimo ee Buugga qaryaan Jaamac Kadiye Cilmi iyo The Blue City!
Tweet media one
Tweet media two
1
8
23
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
"Abeesalay Ceerigaabiyo agaha reer guurre Meeshiyo Awrboogeys illaa aagga suni jiif ah". Miyiga Degmada Awrboogays, Sanaag SSCKhaatumo🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
20
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAASCAANOOD; Hogaamiye ku xigeenka Dawladda SSC-Khaatumo ayaa kusoo dhaweeyey caasumadda Laascaanood Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Galmudug .
0
6
19
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
7 months
LASCANOD; Caasumadda Khatumo Waxay u koraysaa si xawliya dad ahaann dal ahaan iyo deegaan ahaanba, Keliya waxay u baahantahay in loogu hagar baxo; Basic needs dhammaystiran, Infrustructure qurux badan iyo Capacity building qaabili kara qofkasta oo bulshada Soomaaliyeed kamida.
Tweet media one
1
2
20
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
5 months
"The Politics tha art of possible!" @SSCKhaatumo
Tweet media one
0
2
18
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Hoggaamiyaha Dawladda Ssc-Khatumo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya🇸🇴
0
8
20
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
7 months
Warbaahinta weyn ee Aljazeera barnaamijka ay ka diyaarisay halgankii gobanimadoonka ahaa ee Daraawiishta iyo Sayid Muxammed ayey xayaysiirkiisa waddaa, Insha Allah Jimcaha Sagaalka fiidnimo ayey soo deynaysaa.
2
5
17
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
MPs deqa dhalac and the traditional elders of Ssc-khatumo state meeting.
0
5
17
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
20 days
Plate Number's-ka ama "Vehicle registration Plate"-ka Baabuurta/Gawaadhida ayey iba furtay Dawladda SSCKhatumo.
Tweet media one
2
5
17
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAS'ANOD; Beerta Dalyar iyo Hablihii Ssc-Khatumo🇸🇴
0
2
15
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
TALEEX; Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada , Hidda iyo Tacliinta Sare ee Dawladda SSC-Khaatumo Farduus ibr. Cali Shire , oo uu weheliyo Ag/ Xafiiska Imtixaanaadka iyo Manaahijta Mudane Quulle ayaa kormeer shaqo ku gaadhey degmada Taleex iyo deegaanada hoos yimaada .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
4
15
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
Asli Xasan Cabaade waa gabadhii beddali lahayd waxay kasoo jeedda Ssc-Khatumo🇸🇴
Tweet media one
0
3
14
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Fagaaraha dadweynaha iyo dawladda oo ah fagaare bulshadu Su'aalo furan ku waydiinayso madaxda SSC-Khaatumo ayaa lagu ibo furay wasiirka wasaarada amniga Mudane Maxamuud Yuusuf Xassan.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
15
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Hoggaamiyaha Dawladda Ssc-Khatumo Md. Firdhiye ayaa qaabilay Khubaro ka Socdey Hay’adaha Caafimaadka ee ka howlgala DFS.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
15
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAASCAANOOD; Ciidanka xasilinta Caasumadda ee roondada oo u diyaar garoobaya adkaynta amniga dad weynaha xalaasha ah ee Reer Ssc-Khaatumo🇸🇴
0
3
14
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
Caawa ayuu sannad jirsaday Hoggaanka Maamulka SSC-Khatumo ee feker ahaan maxaad ka odhan lahayd wax qabadkooda ?
Waa fiicanyahay.
66
Ma gaadhin halkii larabay
26
7
3
14
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
FIQIFULIYE; Waxa maanta ka furmay shir udhaxeeya Cuqaal,waxgarad, xildhibaanno, iyo saraakiil ciidan oo ka socda Dawladda SSC khatumo. Masuliyiintan ka socda Dawladda SSC-Khaatumo ayaa waday maalmihi ugu danbeyey kulamo maamul daadejin ah oo ka socday gobolka sanaag .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
15
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
JIGJIGA; Golahani waa golaha cusub ee Dawlad deegaanka Somalida ee DDS, Waan u hambalyaynayaa reer DDS. Waxaan rajaynayaa in Dawladda Ssc-Khatumo ay golaheeda dhaxe u dhisi doonto mid kanoo kale ah ama ka wacanba! Halla Khaatumo❣️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
13
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Yagoori, Sool Ssc-Khatumo🇸🇴
0
3
14
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
"Shiilamadow Taleexdii ahayd aqalladii shiiqa Xuddunoo shubaal fiican iyo shalawyadii buurta Shafka Ceerigaabiyo ardaa shoodhe nimanyaalla" ——— Halgamaa Jaamac Kadiye Cilmi. Bandhogiisa iyo Buuggiisaba Halla cammiro.
Tweet media one
1
5
14
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
Muwaadiniinta SSCKhaatumo waxa waajib ku ah la shaqaynta Dawladda iyo Dadka u shaqaynaya ee Madaxdu kamid tahay, kolkaa Mudane ka qayb qaado hannaanka hufan ee cashuur ururinta iyo bixinta maxaa yeelay Cashuurtu waa udubka iyo unugga Dawladnimad.
@AHHirad
Hirad
3 months
Muwaadinka SSCK ee cashuur bixiyaha waxaa laga rabaa inuu noqdo cashuur bixiye iyo cashuur ilaaliye: ▪ Muwaadin kasta oo cashuuri ku waajibtey waa inuu bixiyaa tirada laga rabey iyo xilliga laga rabey. ▪ Muwaadin kastaa waa inuu cashuurta laga qaadayo ku hubsadaa halkii loogu
Tweet media one
43
57
181
0
4
14
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
CAYN; Taliska gobolka Cayn ee Ssc-Khaatumo oo ka hadlay rabshado ka dhacay caasumadda Buuhoodle sidoo kalena awaamiirro cul culus soo saaray.
0
2
13
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
6 months
Caasumadda khatumo ee Laascaanood ayaa ku guuleysatay Tartan Aqooneedka gobollada iyo degmooyinka Soomaaliyeed ee "SNTV" ka dib markii ay caawa dhulka ku jiiddey degmada Xamarweyne, iyada oo noqoneysa magaaladii u horreysey oo ka baxsan gobollada koonfureed oo hanata guusha.
0
2
14
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
#KHISA oo waraaq kama danbays ah soo saartay.
Tweet media one
Tweet media two
0
4
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Golaha hoggaanka dawladda @SSCKhaatumo Oo Kulan soo dhawayna usameeyey Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug Ali Eid. Kulanka waxa qayb ka ahaa hoggaamiye ku xigeenka, Golaha Dhaqanka iyo Madax DFS ka socota.
Tweet media one
Tweet media two
0
5
13
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka Sool ayaa xayiraad ku soo rogtay dhulal la isku haystay oo ku yaalla Caasumadda Laascaanood .
Tweet media one
0
1
12
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
Warbixin ku baxaysa afka carabiga oo laga diyaariyey daahfurka laanta 8aad ee Xarunta socdaalka iyo jinsiyadda "DFS" faraceeda SSCKhatumo gaar ahaan Caasumadda Laascaanood. Waa laantii labaad ee deegaanku yeesho.
0
3
13
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
"Laaskii biyaha lagu maaxiyee lagu oon baxaay"
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
11
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Join us for an insightful program on "Reflecting on a Year of Violence: Understanding the Impact on SSC-Khaatumo Community" featuring guest speaker @MohamedHCirro an esteemed intellectual and politician. 🗓️ Date: 1-2-2024 🕢 Time: 7:30 PM 🏨 Venue: SKY Hotel, LAS'ANOD.
Tweet media one
0
6
11
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
Hoggaamiye Firdhiye oo Khudbad qiimo leh u jeediyay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Jibuuti.
0
1
12
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Laaskii gobanimada! Goormaa kuugu danbaysay ?
0
7
11
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Laascaanood 22 January 2024: Lavada Dawlad goboleed Ee Ssc-Khatumo iyo Galmudug ayaa ku heshiiyay in labada dhinac xidhiidh dhaqaale oo qotodheer yeeshaan.
Tweet media one
0
2
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Hoggaamiyaha Dawladda SSC-Khaatumo oo safar shaqo ugu baxay Jiidaha Difaaca ee Gobolka Sool.
0
2
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
6 months
"Rabbi naguma gaabshee fardaha godob naloo sii"
0
0
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
Caasumaddii bilicda iyo Unugga umadda soomaaliyeed ee Dawladda Ssc-Khaatumo oo si xawli leh u dhismaysa.
0
3
8
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
The territory and regions of SSCkhatumo are not disputed; @OCHASom , this information you have written is false. The regions of Sool, Sanaag, and Buhoodle "Ayn" are managed by the SSCkhatumo Administration.
1
1
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
CEEEIGAABO Caasumadda Saddexaad ee Dawladda Ssc-Khatumo ahna Caasumadda Gobolka Sanaag.
2
2
11
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Wafiti ka socoda dawladda federalka iyo Maamul gobleedka Jubbaland ayaa soo gaadhay magaalada laascanood ee caasimada maamulka SSC-Khaatumo. Waftigan ayaa Booqdey Goojacade Iyo goobo kale waxaana Laascanod ku soo dhaweeyey masuuliyin ka Tirsan SSC-Khaatumo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
9
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
GARACAD; Markabka G Jades oo sida Gaaska Cuntada lagu karsado "liquefied petroleum gases (LPG)" Ayaa Bilaabay Safar kii ugu horreeyey ee Puntland Maanta ayuuna kusoo xidhay Dekadda Garacad. Gaaskan waxa kawada faa'iidaysan doona Ssc-Khatumo iyo Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAS'ANOS; Dib u dhiska Baanka SSC-Khaatumo oo socda , Waxaa Maalgelinaya Wasaaradda Maaliyada SSC-Khaatumo , Iyadoo Bangigu noqon doono mid laga Maamulo laguna kaydiyo dhaqaalaha Iyo Cashuuraha gobollada iyo deegaanada dadka SSC-Khaatumo. Source = Halbeeg Media Inc.
0
2
9
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
Proff: Galaydh.
@SSCeye1
SSC EYE
4 months
“An idea( #SSC -khaatumo) whose time has comes, cannot be stopped” - #Dr . Ali Khalif #Galaydh
Tweet media one
0
2
6
1
0
8
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; caasumaddii bilicda, halganka iyo unugta umadda soomaaliyeed ee Dawladda Ssc-Khaatumo🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
9
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Sarreeyo Guuto Siyaad Maxamuud C/Raxmaan Taliyaha guud ee Ciidanka Police SSC-Khaatumo oo Awaamiirro Soo Saaray sidoo kalena Digniino diray .
0
2
8
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
10 months
Dood cilmiyeedkii 31/12/2023 Golaha dhexe SSC-Khaatumo iyo bahda aqoonyahanka arimaha siyaasadda dawlad dhiska, maamul wanaaga, dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga ah ee deegaannada SSC-Khaatumo.
0
3
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
7 months
Xasan Shiikh Maxammuud waxa muuqata inuu si indho beelnimo ah isaga indhatirayo Dadka Reer Ssc-khatumo ee Maamulka iyo Dawladnimada heerka sare ah dhistay. Taloow intee in le'eg ayuu iska indhatiri doonaa xaqiiqada bannaanka taalla ?
@YonisYasin1
Gaas J Keey
7 months
#BREAKING_NEWS SSC-Khatumo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka SSC-Khatumo Ayaa ku edeyaay Dowladda federalka aay Ka hortagantahay Masharicdii Muwadininta Soomaaliyeed Ee reer SSC-Khatumo Ay xaqa ulahayen Kuna edeeyay Ineey wali Garabtan yihin Argagixisada Khawarijta SNM 😡
47
19
71
0
5
10
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
@jibril_qoobey Khariiraddani waa khalad weyn oo aad ka gashay dadka Reer @SSCKhaatumo , puntland khariiradeeda oo faraha kala bax arrimaha Khaatumo walaalow.
1
0
9
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
🚨The invitation by the Djibouti government to the traditional elders of Ssc-Khatumo is a political violation against the government of SSC-Khatumo. Djibouti should deal with the SSC-khatumo government and not to deal with the tradditional elders.
0
3
9
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
0
3
8
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Hoggaamiyaha Dawladda SSC-Khaatumo Mud.C/Qaadir Axmed Awcali ayaa kormeerey Wasaaradda Maaliyada oo ay ka socoto dardar gelinta howlaha Maaliyada . Dhinaca kale , Hoggaamiyaha ayaa kormeerey Dhismaha Bangiga Dhexe oo dhismihiisu gebogebo marayo .
0
1
9
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
@OCHASom @shf_somalia @UNinSomalia @GConway_UN @unicefsomalia @FAOSomalia @WHOSom @UNSomalia @UNHCRSom The territory and regions of SSCkhatumo are not disputed; OCHA, this information you have written is false. The regions of Sool, Sanaag, and Buhoodle "Ayn" are managed by the SSCkhatumo Administration.
0
0
8
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Agaasimaha guud ee Cisbitaalka Caasumadda Laascaanood Dr.Axmed Maxamed Xasan  ayaa kulan la qaatay "13" agaasime waaxeed ee qaybaha kala duwan ee cubitaalka. Agaasimaha ayaa kula dardaarmay derdergelinta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
3
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
SSCKhatumo State House,🇸🇴.
@musewelib
Mohamed Ibrahim
3 months
Madaxtooyada SSC-Khaatumo oo dhismaheedu socdo marka uu dhammaado xadhigjarka waa laydinku casuumayaa. IA
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
11
0
1
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
7 months
@MoIFARSomalia Ssc-khatumo its a pridge of connection in 🇸🇴
0
0
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAS'ANOD; Macahadka nabadda iyo cilmibaadhista Ee "Peace and Research Institute" ayaa tabobar ku saabsan cilmi baadhista u bilaabay ardayda jaamacadaha iyo cid kasta oo daneynaysa. Reer Ssc-Khatumo waxbarasho ayey u jeesteen iyo Horumar.
0
2
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAASCAANOOD; Guddoomiyihii hore ee guddida doorashooyinka Maammo xaliimo yarey ayaa lagusoo dhaweeyey caasumadda laascaanood.
0
0
5
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Thanks for your contributions
@gabowduale
Kassim Gabowduale
9 months
Lasanod hospital solar system of 70.68kWp with 153.6 kWh lithium storage is back in service after complete replacement of PV inverters and storage systems, and replacement of damaged panels. ⁦ @NorwayInSomalia ⁩ continue to invest on renewable energy on health infrastructure.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
29
77
266
0
0
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Golaha Garsoorka guud ee SSC-Khaatumo ayaa saaka bilaabay Shaqadii Cadaaladda ee dhawaan uu u soo magacaabay Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo. Gudoomiyaha Maxkamada Sh C/Naasir Faraa’id ayaa sheegay in lagu xukumayo dadka SSC-Khaatumo Maxkamada Shareeco , Cadaaladana ay tahay
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
4
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Xildhibaanada Golaha Dhexe ee SSC-Khaatumo ayaa maanta ansixiyay Garsoorka Maxkamadda Racfaanka gobolka Sool iyo maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Sool.
Tweet media one
Tweet media two
0
2
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
7 months
Waxa layaab iyo amankaag ah dhul ka kooban 3 gobol oo waaweyn, nidaam dawaldda taabacsanina ka arrimiyo in haddana layska indhatiro oo dastuurkii umaddu wada lahayd laga saaro!
0
2
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
7 months
SSCKhatumo waa Maamul iyo Nidaam dhammaystiran oo haysta sharciyad buuxda, Sidoo kalena leh hoggaan, Siyaasad iyo Shacab heeggana oo wada socda. Marna xuquuqdooda ugama tanaasulayaan DFS iyo cidkasta oo isku dayda inay duudsido.
0
0
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Wafiti ka socoda dawladda federalka iyo Maamul gobleedka Jubbaland ayaa soo gaadhay magaalada laascanood ee caasimada maamulka SSC-Khaatumo. Waftigan ayaa Booqdey Goojacade Iyo goobo kale waxaana Laascanod ku soo dhaweeyey masuuliyin ka Tirsan SSC-Khaatumo .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
The Ssc-Khatumo youth league.
0
2
5
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Wasaaradda Maaliyada Dawladda SSC-Khaatumo ayaa Kulan u qabatay Shaqaalaha cusub ee ku guulaystay Imtixaankii shaqada Wasaaradda ayaa siinaysa Tababar lagu barayo nidaamka shaqo ee Wasaaradda Maaliyadda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
Darwiish Ismaacii Mire iyo Darwiish Aadan cali Guray oo Taleex sawir ku galay '104' sano kaddib.
0
0
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
@YonisYasin1 @safiirk Waa mahadsantahay gaasow baadhitaan kaaga xaqiiqda ah.
0
0
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
Dhulka dawladda Ssc-Khatumo.
@LibaaxaWaqooyi
Libaaxa Waqooyi
8 months
Laascaanood, Buuhoodle & Ceerigaabo, SSC Khatumo 💙 #SSCKhatumo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
9
37
0
0
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
LAASKII DARWIISHKA🇸🇴❣️ Caasumadda Dawladda Ssc-Khaatumo, Magaaladii halganka, xadaaradda iyo Unugga midnimada isirka soomaalida iyo sarrayntooda oo widhwidhaysa.
0
3
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
Xoghaya Waxbarashada SSC-Khaatumo Cabdixakiin Jaamac Dalmar wuxuu magaacabay Agaasime-Waxeedyada Wasaarada Waxbarashada.
Tweet media one
0
1
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
Taliyaha Guud ee ciidanka booliska Ssc-Khaatumo S/G Siyaad Maxamuud ayaa magcaabay Taliyayaal kala du duwan.
Tweet media one
0
0
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
2 months
@JibrilQoobey Qofkaagan weyn hadda ma caruur baad u sheekaynaysaa ? Meel aadan ab iyo isir toonna u lahayn waxba lagaa weydiin maayee danahaaga iyo gaalkacyadaada kala go'an ka shaqee adeer.
0
0
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
9 months
XUDDUN; Taallada Shuhadada ee Magaalada Xuddun Sool, @SSCKhaatumo Soomaaliya.
0
1
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
Hoghayaha Maaliyadda ayaa magcaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Ssc-Khaatumo.
Tweet media one
0
2
7
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
30 days
SSC Khaatumo State’s innovative approach has created a thriving community, driven by local ownership and empowerment. As the state looks to the future, its commitment to community-led development will continue to inspire and transform Somalia.
0
2
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
LAASCAANOOD; Golaha Dhexe ee SSC-Khaatumo ayaa Maanta ka doodey Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda SSC khaatumo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
3 months
“Inta duni dhiskeediyo  Dhidibkeedu taagnaa Dheeraad nin dooniyo  Nin ku dhega xaqiisoo Dhacsanaaya baajiray”
0
2
5
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
Wasaarada Arrimaha Bulshada Dawladda SSC-Khaatumo waaxda Caafimaadka ayaa waxa ay Kormeer loogu kuur gelayo xaaladda Cusbitaalada, Xarumaha Hooyada iyo Dhallaanka iyo shaqaaleweynaha caafimaadkaba ka bilaabeen dhammaan Gobollada SSC-Khaatumo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
4 months
Gabyaa Bidde F. Gaas waxuu yidhi; "Dadka kale torraatiyo shalay dhagaxa tuureene Anna calanka toolmooni waa taharahaygiiye Tobannaan kun baa igaga maqan oo tabaadiyahe Welina waan u taag nahay inaannu taakalleel mudane!"
0
1
5
@InaDubbad
Abdifatah Dubbad
8 months
The lit city🇸🇴
@asadadaani
Asad Adaani Ibrahim
8 months
Bulsho ku jirtay dagaal sanad, oo magaaladoodii laga barakiciyey, oo noloshoodii mar kaliya is beddeshay ayaa muddo yar sidii hore iyo si ka qurux badan deegaankoodii u habaystay dib na noloshiidii u bilaabay. Muuqaalada uu deegaanka ka soo bandhiga farsamayaqaanka gacanta
3
8
20
0
1
5