Abdinasir Good Profile Banner
Abdinasir Good Profile
Abdinasir Good

@AbdinaserGood

Followers
695
Following
1,075
Media
302
Statuses
1,054

Knowing yourself is the beginning of all wisdom .

Germany
Joined December 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
24 days
#dalku waa Qani ,Macdanta #lithium ee shirkadda #Saudi_Arabia #kilomass qandaraaska dawladdu kula gashay dalkeenna way ka buuxdaa waxa jira buuro dhan oo macdanta #lithium ah
Tweet media one
@DG_MohamedOsman
Mohamed Osman Saed
24 days
Today, @SLMoEM ; We had the pleasure of receiving and welcoming a high-level delegation from the KILLOMASS Mining Company of Saudi Arabia and the UAE. The delegation was led by the company's CEO, Mr. Faisal Hamdan Al-Sobhi, who expressed interest in investing in the mining sector.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
15
39
0
2
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
9 days
26th June 1960 Somaliland independence day #Hargeisa_City
2
24
105
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
13 days
#jawaabtii Abdirisak Terra allaylehe karbaash xalaala ayaa ku dhacay wuxu maanta ahaan lahaa #Adoon yar oo uxukumo #maslax siyaad haddii aan xukunka laga tuurin odaygaas siyaad bare. Mahadsanid #Ibraahim hawd
11
13
53
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
26 days
#pilots kaa latababarayo qabiil iyo qudhun halaga ilaaliyo #Muwaadiniinta Somaliland waa in loosinaaddo aqoontaas
Tweet media one
7
4
49
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
10 days
#Recognition of Somaliland is comming iam waiting here addesababa.
Tweet media one
2
4
41
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
22 days
#GUNNIMO :Somalida kunool Kenya sidey gumeyste ugu hoos noolaayeen ayuu moraalkodi dhintay. Bal eeg Hooyadaas Somaliyed waxa ay sidas ugu faraxsantahay #8dollar ma dhama,RABI RAXMAN qofkii aaminsan ma aha inuu Aadane daciif ah isu bah dilo
10
7
30
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
Madaxweynaha 6 aad ee Somaliland mundane His excellency Abdirahman Mohammed Abdilaahi #ciiro
Tweet media one
8
7
28
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
3 months
Halkani waa dugsiga tababar ka ciidamadda ee #Gorayo_cawl ee Degmadda #Boorame dhamaan ciidamadani waxay tababar sanad soconayey ku qaateen hubka culus isticmaalkiisa iyo milatery camandos waxa qaybgalay xidhitaankan course dan #Badhasaabka G.awdal
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
7
24
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
14 days
#Mou SL-Ethiopia this is the reality of Horn Africa. Although I don't support President Bihi or his leadership, the only thing which I defend is the #Mou .
Tweet media one
0
6
20
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
19 days
Be Humble and kindly 🙏 proud to be Somalilander happy eid Al adha
Tweet media one
3
1
19
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
#cutub ka tirsan miltariga Somaliland oo udiyaar garoobaya xuska 18.may.2024
0
3
20
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
#Update waa live imika Odaygii hirad ee aynu Xspace ka Erinay wuxu joogaa tiktok halkaas buu beentiisi la tagaye waa in aan ka daba tagno oo aynu godkaas ka saarno come on team update
Tweet media one
1
2
20
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
13 days
#Next taariikhda dhabta dagaalka talayaaniga ay lagaleen beelaha #Biimaal #galadi #wacbuudhan mudulood. Iyo taariikhda boqortooyaddii #Ajuuraan . Sida caawa laga codasay #hawd isna uu aqbalay.
Tweet media one
0
2
19
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
#AddisAbeba caawa iyo 18th may 2024 Republic of Somaliland
0
6
19
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
9 days
#Qac Rag isgurayee ninkaa saalax waa rijaal sawkaa ku qarxiyey ee ugu yeedhay firdhiye #gudoomiye waliba xafladdii villa somalia oo ilyartu isqabatay
9
1
18
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
9 days
Legendary idris ninkaas waraysi danbe halaga sooqaado waa ninkii cajiibka ahaa ee labaddii saadalod ee rumoobay sheegay 2023/2024 true story.
Tweet media one
1
4
17
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
#Berbera bal ka waran land ta oo la aqoonsaddo miyeynaan 10 kale oo noocan ah ka dhisi karin inta udhaxaysa saylac ilaa Maydh dadkeena oo dhan wayda dhergi lahaayeen waana la isjeclaan lahaa haddii faqrigu baxo.
2
2
17
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
3 months
Imisa inaga mid ah oo reer Somaliland ah ayaa wali ambaadkaas oo kale kumaqan madax iyo shacabba? Ninka ragga ah waa kii fahma isbeddelkan oo kale inuu Somaliland faaiido u leeyahay
2
4
16
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
14 days
Haka maqnaan caawa taariikhda dhabta ah wixii qaldamay 1960
Tweet media one
0
5
16
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Dhulbahante danbe ama Harti oo #ceerigaabo sheeganaya lama maqli karo Xspace xalay wixii ku dhacay #Nuclear buu ahaa wiilashii #muuseismaaciil somalidda geeska africa ku nool waxay bareen ceerigaabo.
@SIsxaq9973
Sayid isaaq’s son
1 month
Adkaatey oo fogaatey #ceerigaabo waxan ceeb ahayn kama dhaxlayan harti iyo tariikh xumo! Ma 16 kii garaad ee madaxa laga jaray ma 80kii jeedal ma hablihii bah geri ma 1993 laga saray magalada ma saladiinti madaxa laga jarey ma guryihii laga sarey ee hadana laga kireeyo ma ma ma😀
8
11
52
1
2
10
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Markasta oo aan arko nacayb ka Somaaliddu uqabto jamhuuriyadda Somaliland waxa iimaankayga Somalilandernkmaddu kor usii kacaa 100kiiba kun jeer 1000 alxamdulilaah. #Ethiopia 🇪🇹 #berbera waanu keenaynaa ee hadaad awood hayso kaalay jidka ka xidh #faisal #Ainte .
Tweet media one
1
3
12
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
#BreakingNews ‌ Gobolka isbedelo waawayn ayaa ka dhacaya. Heshiiska Ethiopia iyo Somaliland waa la dhamays tiray. Wadamo waawayn ayaa qayb ka ah. Somaliland dood sharci, taariikh iyo siyssasi ah ayay leedahay, laakiin adduunku maslaxado ayay wax ku kala bedeshaan. 2 sawir waa SLND
Tweet media one
Tweet media two
1
6
12
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
23 days
#Lughaya : iska diida waalalayaal ku adkaysta halkiinii hore #Ethiopia waa cadaw ku adkaysta please 😢 😭 @cabdiraxmanmid @MediaWararka
4
1
11
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
15 days
#yurub geenyo
1
1
11
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Dhalinyaradda ka shaqaysa dhakhtaradda, laascaanod, buhoodleh , garoowe, boosaaso, gaalkacayo, qayb ka mid ah dhalintaas waxa dhakhtarnimadda bartay Maamo #adna ninka maanta caaya ee ka yimid dhulkaasi waa inangumeed.
Tweet media one
1
1
11
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
11 days
#Historic will coming soon 26 june independence day of Somaliland
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
10
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Qoladdii #muuse ismaaciil ee halkan twitter space ka joogtay magaalada #ceerigaabo marka golayaasha raggu isku hayo laga hadlayo ee dhulbahante iyo warsangali ceerigaabo sheeganayaan way dhuuntaan sababta hala iisheego taas ayaa fahmi waayey.
Tweet media one
16
0
10
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Maanta oo kale 27-kii May 1988 Raxmad Eebbe oo qiimo badan ayaa ka curatay magaalooyinka Burco,Oodweyne,sheekh,Cadaadley iyo Caabudla-galbeed. #Ahmedmire ninkii laabta udhigtay ciidankii ugu badnaa dawladdii Somalia
Tweet media one
1
3
10
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Kuwaas ayaa wali doonaya inay kuraasta siifadhiyaan dalkii bariga sool kasoo cararay intay jabhaddo hubaysan kusoo daayeen wiilkaa ciise ee iscasilay xataa waa record ugu jira taariikhda dagaalka ka dhacay barigs sool laascaanod.
Tweet media one
0
2
10
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Gobonimo rageeddii #Muuse_ismaaciil dooddii caawa waxay soobandhigeen xirdad sare oo codkarnimo waxan ubateeyaba tolkay oodda soojabi Film kii ceerigaabo halkaas ayuu ku xidhmay.
Tweet media one
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Qoladdii #muuse ismaaciil ee halkan twitter space ka joogtay magaalada #ceerigaabo marka golayaasha raggu isku hayo laga hadlayo ee dhulbahante iyo warsangali ceerigaabo sheeganayaan way dhuuntaan sababta hala iisheego taas ayaa fahmi waayey.
Tweet media one
16
0
10
2
2
10
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
Magacisa waa Abdi Gedo ku dhashay Buusaar oo ka tirsan G/ Gedo waana Askariga xabadaha ku furay ciidanka xerada Gorad ku jiray Ninkaan ayaa ka mid ahaa koox dhalinyara oo 150 wiil ahaa kulane Jiis marexan ka soo qortay Garbaharey 2021 waloow markii dambe loo qatay xerada Gorad
Tweet media one
5
3
9
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
29 days
#Berbera anagaa wadana xaggii dekedaha
Tweet media one
0
1
9
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
24 days
@AnalystSomalia You're dreaming day brother this isn't your issue but it's good for you to talk about gaalkacayo divided two parties and lafta green southwest deined Ethiopian withdrawing kkkkk
0
1
8
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
#Gacmo wada jirbay wax ku go’yaan. Suldaanka Guud ee Beelaha Ayuub Sul .Aadan iyo boqorka Beesha Boqor Ibraahim ayaa saaka Booqasho ugu tagay Suldaan Barre Xaaji Xussen . Madax dhameedka Beesha Ayuub waxay suldaanka Barre u cadeeyen inay wadda dhisayaan Musharax cirro.
Tweet media one
1
3
8
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
15 days
#Mou_war : two presidents of Somalia/Djibouti is preparing war For Somaliland according to the Finalisation of #MOU -SL-ETHIOPIA . #we can defend our beloved country Somaliland .
Tweet media one
0
2
8
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
#beesha ayuub oo balan qaaday inay dhisayaan Musharax cabdiraxmaan cirro iyo guud ahaan xisbiga wadani waxa halkaas isugu yimid madaxdii reerka oo hogaaminayo Suldaanka guud iyo siyaasiyiin kale dhamaan waxay isku raaceen dhismaha cabdiraxmaan cirro
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
3
8
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 days
Ethopians are alert no bady can't manipulate their status of MOU SL-Ethiopia
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 days
#Ethiopia break news about MOU Somaliand. Ethiopia 🇪🇹 oo hanjabaad udirtay kuwa wararka been abuurka u adeegsanaya logo office of PM ka
Tweet media one
0
1
3
2
3
7
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
22 days
@Abdulahi_Irro @Drshakur2 @ahmedkahin23 @abdijaliil26 @Abdallayasin151 @12_musa12 @Al_Hawdi1991 @MustafeKhayreye @WajaaleMan @Koobaad Sanadkan kursiga waanu saaraynaa cirro kursiga insha allah waxaynu sugnaa waa dad mid ah iyo dalka oo la difaaco
1
1
7
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
Waxan si diiran usoodhawaynayaa isku darka labadda gole ee midwalba sidiisa gaarka ah usoo ansixiyey xeerkii doorashooyinka qaranka dalku wuxu ka baxay qalelaase siyaasaded oo muddo dheer inahaystay doorashooyinka waa xalka isku haynta ummadda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
7
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
9 days
Caawa iyo #Hargeysa : Ma lihin cadaw Xamar ka daran Garoowiyo kuwa xintama Waxaa iga xiga Amxaar Xurmiyo sharaf igula nool Fanaaniinta Somaliland
Tweet media one
4
1
7
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
@addisstandard Leasing, not selling. Somalia is misrepresenting the MoU between Somaliland and Ethiopia, ignoring the International maritime trade provisions. SL. case is different from the unrecognized case& always cited as far back as treats of Somaliland- British in 1830s &1884 -June 1960.
0
2
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
25 days
#Xildhibaan_Guruuje “ Mucaaridoow yaan la idin qalin daarine, doorasho iyo rejo abuur umadeed haasaawaheenu ha ahaado, Sheeko gacan libaax haka jawaabina waa qalin daare....."
Tweet media one
0
1
6
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 days
Hogaanka Jabhada #Frud_Djibouti Inay Kasoo Degaan Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland Ee Hargeisa ayaa ku filan #ismaaciil haddii uu joogi waayo. Hoganka Ama Sarakiisha Frud Waxa Ugu Dambaysay Inay Slnd Yimaadaan Waqtigii Cigaal Xidhay Xuduudka J. Slnd La Wadaagto Djibouti.
Tweet media one
Tweet media two
0
2
6
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Waligay kuma fikirin xisbiga kulmiye oo Ciidanka Qaranka JSL wata ayaa isku dayi doona inuu doorashadda Somaliland 13 November 2024 isku dayayo inuu ku shubto balse wixii ka danbeeyey habeen hore qoraalkii hore e ciidanku baahiyey shaki wayn ayaa igalay in dhagar qarsooni jirto!
Tweet media one
3
2
6
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
#Abdulla_Farah : qolo ciidda galla ah oo joogta qaloocatadda, Dhulka hooyo afsomaaligii nadiifta ahaa iyo erayo aad taqaanay macnahooddii ,sawirkooddii oo wadda socda. #isooraac .
0
1
6
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 days
Macalinku wuxu ina leeyahay aduunka dano ayaa la isku raacaa ee cidda aad dantadda ka dhex aragto ayaa raacaysaa. Absolutely 💯 💯 waan laqabaa Ibraahim in aan danteena guurno waxba somalidan gaajaysan yeynaan ku habsaamin.
Tweet media one
0
1
6
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
3 months
Dufac ka midda commandos ciidanka Somaliland ee dalka gudihiisa lagu tabararo halkani waa Somaliland #Somaliland milatery special force 💖
0
0
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Lascanood: Waxaa Goor dhawayd Xabsiga loo taxaabay 5 dhalinyaro ah ay ku jirto Gabadhan oo lagu magacaabo Nafisa Caaqil kuwaas oo loo haysto xalay ay Taalada Shuhada ku qoreen 18 May somaliland Hamblyo. Jabhadda ayaa uwaadhsanaysa dhalinyaro badan oo arintaan ku lug lahaa
Tweet media one
Tweet media two
0
1
6
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
#Taiw án jaamacadaha dalka Taiwan 🇹🇼 waxa kasoo qalin jabiyey maanta arday badan oo reer Somaliland ah Hambalyo Hambalyo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Bishan waa bil barakaysan maalintan 18 may meelkasta xuskeedda waanu marnaa . #Happy18may2024
0
1
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
Kani Wa Map-ka Ama Khariidada Caalamka 1945 Aduunka. Hadaba Somaliland Sidaa Bey Ujirtey Waligeed ,hadana Wey Jirtaa Weyna Jiri. Khariidadan Wa Xaqaa’iqa Aan Ladafiri Karin Abid. Qofki Qaba Cudurka layidhaa Waxaad ka heli xogtan Boga Rasmiga Ah #UN
Tweet media one
0
2
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
Waa tan xaqiiqda taala xarunta midawga africa ee xasan sheikh markuu Map kan arkay uu kasoo cadhooday mapkan waxa ku jira Khariidada Somaliland iyo calankeedii. Fg: wasiirka maaliyadda jabuuti ayaa soobandhigay goordhawayd.
Tweet media one
Tweet media two
0
4
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
16 days
@YahyeRSL @agaraad Lawyer yahye nin uu qabtay oon cararin lama arag kugu maalnay yaxyow sooqabo odayaasha Somaliland ku khafiifay kkkk
0
0
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
@Hilowle89506635 Askartii fahad iyo kulane jiis weeyi ninkani jnuu xasan fashiliyo miyaad ku taageersantay kkkkk Dhinaca kale anagu reer Somaliland ahaan imika xidhiidhka waanu idiin jarnay ee iska difaaca daarodka 😄
1
0
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
#Heshiish : Dawladda Somalia waligeed Ethiopia ka maarmi mayso ee shacabka beenta ka daaya halkani waa #AddisAbeba taariikhdu waa 29th May 2024 #wasiirka_maaliyadda_somalia 🇸🇴 wakaas looyeedhinayo ninka uyeedhinayaa waa dhiigisa #wasiirka_maaliyadda_Ethiopia .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
@AbdiAbdinur Bal haddii aad gobonimo hesheen kiiska MOU ga maxkamad geeya oo Ethiopia dacweeya maku dhacdaan arinkaa?
0
0
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Thanks xisbiga aqlabiyadda waddanka Somaliland
@TheHornView
Horn View
2 months
Press Release from the Somaliland Waddani Party.
Tweet media one
0
9
16
0
1
5
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
@AbdiAbdinur Nin rag ah waa intaas ood uga siidhawaato ood ku darto jamhuuriyadda lol 😆
2
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Amazing pic of the year 18th may 2024
Tweet media one
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
Waxa loo dililahaa sida Abdinasir haddii marlawadda qabanlahaa lkn imika waxa xadhigga keenay waa dilkii hore ee Abdinasir oo aad foolxumaa, Mubaarik xadhigiisuba dilka waxba madhaamo waa lajidh dilayaa waana wax wadda sugaya 28kii ku hadhay aviation ka muqdisho.
Tweet media one
0
1
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
16 days
@Abdulahi_Irro Muuse biixi
1
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
kulan khayrkiisa wata waxa markale halkaas kusoo idlaaday is arag la,aan tii madaxda xisbiga wadani iyo Madaxweynaha oo ka dib 25 bishii 0g0sto ay isugu danbaysay halkaas oo jiray isfahmiwaa doorashadda laxidhiidha. Kulanka waxa ka shaqeeyey M/hore daahir rayaale.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
13 days
#Hawd caawa wuxu dalooliyey boogihii malaxda lahaa ee somalia iyo guud ahaan dadka somalidda oo ay ku jirto xataa dawladda Somaliland dagaalkii ay qaaday bariga sool oo ukusheegay inuu masiibo gunimo uu samayeey taliska muuse biixi ,odaygu waxba kama tagin wuu cadaladeyey arinka.
Tweet media one
0
1
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
21 days
@Abdulahi_Irro @AbwaanMartini @Lariabdirisaq @Odeweyne @yasin1449 @Yjeoa Absolutely 💯 💯 sidookale license wadida oo la adkeeyo iyo barashada baabuurta oo kor looqaaddo dhinaca kale traffic wadooyinka oo labadiyo camera wata waxaas oo dhan ayaa muhiim ah
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
30 days
@sacadvip7 Faqash adiga ahaa imikana moodaya dawladda Somaliland inay tahay geelinii xaqiiqada waxa weeyi intuu @cabdiraxmanmid dawladda utaro ee uu dufaaco jiritaankeedda in aanad dufaaci karin @sacadvip7 raali galin sii ninkaas mardanbena edabdarro ha ula iman
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Wolf 🐺 kulmiye party is ready another term
Tweet media one
0
2
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
Ramadan Mubaarik, my beloved #Somalilanders , my Almighty Allah, make our prayers accepted❤️ The MoU with #Ethiopia was not the only Nuclear Bomb that #Somaliland has! Corrupt Somalians expect other earthquakes anytime soon! X/Suleiman bu,aale.
Tweet media one
0
1
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
19 days
Kuwa reer Somaliland ilaa imika u ooyaya dawladd somalia layidhaa ayaanu doonaynaa cashar ugu filan lkn kuwaa ujeedkooddu maaha dawladd doon ee waa ku xumayn uun dad gaara #we know them
@redsoilman
Mr: GB/ SSB🦊 🇭🇺
19 days
Gudoomiyaha Ururka Hilaac Ahmed Ismaaciil Samatar ayaa sidan yidhi " Haddaad reer Somaliland tahay oo aad Mogadishu Joogto, waxaad tahay Second Class. Darood, Hawiye Daarood, Hawiye." #Hawidaar
10
8
33
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Map ka buuqa ka kiciyey baraha bulshadda iyo wariyaha ku ceeboobay bandhigiisa
Tweet media one
0
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
22 days
#Somaliddii kenya guryaha ka dhisan jirtay iyagoo ka cararaya inay maal gashaddaan Somaliland oo ay nacayb ay u qabaan dadka iyo dalka Somaliland waa loosogalay munaafaqaddii ayaa ku qaraxday madaxwaynaha kenya dhawr cisho ka hor ayuu ka hadlay deegaamaynta cusub!!
Tweet media one
2
1
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
11 days
#M /ku xigeen iyo 7 wasiir iyo 10 agasime iyo 17 xildhibaan mesha waa in ay baneyaan si dhaqso ah, intaas waxa ku baxa kharash 2milyan dollar bishii, sanadkiina 24Milyan +kabka lasiiyo Ssc miisaniyadda ugu jira 5 milyan laaska, 2 milyan cayn ah dhmn lacagtaas puntland baa leh JQ
0
1
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 days
@PMEthiopia Thank you this great step forward 👏
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
@AnalystSomalia Muuse tiisu waa 20km lease ah !! Ka waran Ninkii yidhi gobolka awdal oo dhan siduu udhanyahay Ethiopia ayaa ku darsanaynaa ee heshiishka kulagalay abby ahmed hadduu maanta muqdisho kuujoogo oo lagu yidhi M/awdal ayaa ka dhigaynaa #waali mise miyirqab
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
Ethiopia andenow #RecognizesomalilandNow
Tweet media one
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
20 days
Kuwa diidan in hore loosocdo oo dawladnimadda Somaliland dagaalka ee kula jira, sidookale diidan heshiiskii is-afgaradka ahaa ee dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya #Mou ujeedkoodu waa in bankaas darxumaddu ku hayso dhalinyaradda in la fadhiyo ilaa wakhtigii nabi adam!!
Tweet media one
0
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
The legendary #Abaagadhe 🙌 one of the sultanate Dir ethnic in Ethiopia he attended last anniversary 18th May 2024which is held in the Embassy of Somaliland in ETHOPIA . I remember last year when he came to hargeisa some group's of Somalians were crying and get frustrated 😠
Tweet media one
0
1
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
26 days
@KAGAMEAL Isaaqu waaba mucjiso ee halkan ma iyagaa wax ku qora kkkk
Tweet media one
1
0
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
6 months
@UKinSomalia @HassanSMohamud @musebiihi Thank you #Uk for supporting the recognition integrity borders of somaliland in 1960 which British government limited
0
0
1
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Masiibo waa tan oo kale meel walba baahi hadaad la taagnaato waa foolxumo . Kuwani sawirka dadka somalidda 34 sano ayey ceebeeyen failed state somalia
Tweet media one
2
1
4
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
@FuadCabdi Allah ha unaxariisto intii dadkaasi ka dhimatay inta nool iyagana caafimaadka ha usiyaadiyo runtti waa sawir qiimo badan
1
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
6 months
@sharmakeabyan @UKSLAlliance Good News Dr: sharmake
0
0
2
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
@MoHadiGafdiid Waxaad doonto waad iska soosawiran kartaa dhulkaa imika aad iska xariiqatay 75% waxa degan nimankaa reer sheekh isxaaq kasoo bilow bariga ceerigaabo ilaa galbeedka sool eeg hadana ilaa wajaale dhanka kalena eeg ilaa ceel sheekh .
3
0
2
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
J.Somaliland ayaa sheegtay in xukuumadda Somalia ka dambaysay dhimashada Aqoonyahan abdinaasir Muuse Dahable. Somaliland waxa ay sheegtay in marxuumku dhawaan qoray Qoraal dheer oo cilmiyaysan kaas oo sheegaya in Somaliland Hawadeeda maamulankarto iyo qaabka ay u maamulikarto.
Tweet media one
0
1
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
3 months
Ciid Mubaarik umadaydii reer Somaliland
Tweet media one
0
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
Caloosha socota kuwii maanta this is a great News for the people of government Somaliland
@addisstandard
Addis Standard
1 month
#Ethiopia - #Somaliland - Alemu Sime, Minister of Transport and Logistics, told lawmakers today that the January 01 Memorandum of Understanding ( #MoU ) between Ethiopia and Somaliland “will make Ethiopia's quest to get access to sea outlets a reality.” Minister Alemu said this at
67
99
239
0
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
20 days
0
1
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
2 months
Nin waliba ha iska hadlo sanadkaa maanta waxa aqlabiyadda bulshadda reer Somaliland isku rascday in madaxwaynaha loocumaamaddo Musharax cirro waxa ku jirta isku haynta dadka iyo dalka.
@Abdirahmanirro
Cabdiraxmaan Cirro
2 months
Walaalayaal, Xisbi ahaan waxa naga go’an oo ajende noo ah, in aan xoojinno Qarannimada, ilaalinno jiritaanka dhuleed ee Jamhuuriyadda Somaliland, la adkeeyo wada-jirka & isku duubnida bulshada oo bud-dhig u noqoneysa Qaran taaba-gala oo aan hagaasin, Qaran qab leh oo aanay
40
77
281
0
1
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 months
@Awale11 @somalilandmfa Thanks awale you have given him heavyweight Answer
1
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
1 month
1
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
9 days
Somalia iyo Ethiopia 26 June wadda xusaya waa taas tay u run uhaystaan kuwii .....lol
Tweet media one
0
1
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 days
#Ethiopia break news about MOU Somaliand. Ethiopia 🇪🇹 oo hanjabaad udirtay kuwa wararka been abuurka u adeegsanaya logo office of PM ka
Tweet media one
0
1
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
6 months
@SSTHawdReserve Somaliland iyo Soomaaliya marna may kala saxeexan heshiis midnimo. Waxase jirtay codayn ka dhacday baarlamaankii Somaliland oo ay keentay khilaafkii u dhexeeyey Garxajis iyo Habarawal oo ay kala hogaaminayeen Ina naxar iyo Ina Cigaal. Aftidii la qaaday 1961 reer S/land wy diiden
0
0
2
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
Odaygii Ex: xasan caynaanshe ee ku magaca (dheera sahra cali dheere) ayaa caawa meel halkan ah ka lahaa madaxwaynaha somalia waxa wareeriso ku xidhay muuse biixi oo siyaasaddii kaga badiyey wakaas kolba gidaar isku qaadaya ee jiif iyo joog udiiday kkkkkkkkkk .
Tweet media one
3
0
2
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
8 months
@Mohamed94540259 Berbera airport
Tweet media one
1
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
4 months
Xisbiga kulmiye iyo xukuumaddiisa uu taladda uhayo M/biixi laba qodob oo muhiim u ahaa dalka meel hanoogu sheegan intaanan wax kaleba gaadhin. 1)shiidaalkii genel energy qodsysay gobolka saraar. 2)25 ogosto wixii ku dhacay ciidankii qaranka iyo cidda khaladka gashay.
Tweet media one
0
2
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
5 months
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo sameeyey Kulan gogol xaadha oo lagu diyaar garoobayo wafti heersare ah oo lafilayo inuu dhawaan hargeisa soogaadho , amniga guud ayaa aad loo adkeeyey ee dalka oo dhan gaar ahaan caasimadda Somaliland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
13 days
Jawaabtii ku haboonayd ayey ahayd "ma waxa aad doonaysay inii inankiiisuna ilaa maanta ku xukumo " Hadal macna wayn ku fadhiya eeryi jumladaasi
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
13 days
#jawaabtii Abdirisak Terra allaylehe karbaash xalaala ayaa ku dhacay wuxu maanta ahaan lahaa #Adoon yar oo uxukumo #maslax siyaad haddii aan xukunka laga tuurin odaygaas siyaad bare. Mahadsanid #Ibraahim hawd
11
13
53
0
1
3
@AbdinaserGood
Abdinasir Good
10 days
DEG DEG ;-Isbadelka geska jabuuti oo ka xadhko furatay xasan sheekh. Heshiski tarikhiga aha ee dalalka itoobiya iyo Somaliland cidina hor istagi mayso Jabuuti oo iyana tubti tosnayd ku so dhacday . #reality never change.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
3