Universal TV Profile Banner
Universal TV Profile
Universal TV

@tvuniversal

Followers
13,831
Following
32
Media
12,327
Statuses
42,676

Universal Somali TV is the 1st Digital Online Live TV Station in Somalia

UK
Joined April 2010
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@tvuniversal
Universal TV
4 months
Hogaamiyaha SSC khaatumo Firdhiye "waxaana ahay Mas'uul matala Gobalada waqooyi"
11
47
225
@tvuniversal
Universal TV
3 months
Xukuumadda RW Xamse waa noolaan weyse ha baxsato intaan shacabku sidii Kenya guryaha ugu galin,Hubka AS ayaa loo waday si macawisleyda loogu laayo" Xildhibaan Maalik Cabdalla
8
37
108
@tvuniversal
Universal TV
4 months
#BreakingNews ‌ Fowsiyo"Madaxweynaha iyo Ra'iisulwasaaraha ayaa iga codsaday ina aan Jabuuti u tanaasulo" #somali
2
25
83
@tvuniversal
Universal TV
1 year
Senators and MPs from Somalia’s Federal Parliament arrived in LasAnod today to meet with #Khaatumo_SCC administration.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
13
71
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"Shacabka Cabudwaaq waa Cibaadeysteen,Waana umahadcelinaa in aad Gacanta ku dhigteen hubka sharci darada ahaa Waxaadna badbaadiseen Umadda Soomaaliyeed" Xildhibaan Faadumo Faarax Aadan (Faadumo Nayn)
4
15
70
@tvuniversal
Universal TV
3 months
Faaisa Jeyte"Gudoomiyihii gobolka ayaa fatwooday in Liido la qarxiyo oo dhahay fisqi ayaa ka jira,Wadanku Kacdoon shacab ayuu rabaa"
10
17
59
@tvuniversal
Universal TV
6 months
Muxuu yahay Farqiga udhaxeeya Labada Warqadood ee DFS udirtay QM maxaase ka jira in Dowladu ka laabatay Go'aankii hore? Cabdiraxman Samawade oo siyaasada falanqeeya ayaa sharaxaya arintan. #somalia @AbdiSamawad
10
14
58
@tvuniversal
Universal TV
3 months
33-sano kadib sidee ayaa maanta Muqdisho loogu soo dhaweeyey Diyaaradda Masar (Egypt Air)
0
10
56
@tvuniversal
Universal TV
4 months
Wasiir Jaamac"Xukuumaddii MW Farmaajo Dalab ayey Culimada u gudbiyeen si Qabuuraha Iskool Bulusiya ay Hotelo uga dhistaan culimaduna ugu Fatwooto balse waa laga diiday"
34
14
49
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"Xildhibaan Maalik Cabdalla"Xukuumada hada jirta wax ay ku guuleysatay in dalka ay ku Celiso 1991 dii
0
17
42
@tvuniversal
Universal TV
3 months
Axmed Madoobe"Ra'iisulwasaare waad joogtaa hala kala daayo Ciidanka iyo Siyaasadda,Kaabbe Qabiil,Wasiir iyo Xildhibaan ilaalo wata waa waxa ciidanka fashiliya waana mamnuucay anigu"
2
12
39
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"Mas'uul hay'addaha Amniga katirsan ayaa iigu Han jabay in uu Madaxa iga Tooganayo!Kadib markaan ka hadlay Weerarkii Xabsiga dhexe iyo Qaraxii Maqaayada Top Coffee" Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid
2
14
34
@tvuniversal
Universal TV
5 months
Maxey #somalia ka faa'iideysaa Kursiga aan joogtada aheyn ee Golaha Amaanka ee Maanta loo doortay? @AbdiSamawad ayaan wax ka waydinay.
5
11
34
@tvuniversal
Universal TV
5 months
the tragic story about the weavers of #Somalia The making of Alindi clothes that is on the verge of extinction. #Mogadishu
1
10
33
@tvuniversal
Universal TV
2 months
"Eeyuhu meelaha haka yeer-yeeraan safarkuna wuu soconayaa,Dan-qaran wax muuqday qabatay,Soomaaliyana meel doog leh baa lagu furayaa" Wasiirka Amniga Fartaag. #somalia
10
7
32
@tvuniversal
Universal TV
4 months
Muuqaal Cajiib ah iyo Cududda Ciidamada qalabka sida oo soo bandhigay Hub iyo Gaadiid. @somalia
0
11
29
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"Madaxweyne Masjidka ha kasoo wacdinin adiga ah in laguu Wacdiyo oo wax laguu sheego ay tahay Talabada aad isku koobtay dhulka dhig Madaxweyne "Xildhibaan Mustaf Dhuxulow
2
9
30
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"Guddoomiye Madaale isagaa Dhiiqo ku jira oo shaqadiisa Gabay isaga iyo Dad kale ayaa Lacag lagu siiyaa in ay Xildhibaanada Caayaan" Faiza Maxamed Jeyte
2
5
28
@tvuniversal
Universal TV
2 months
Xildhiban Xayle" Doorashadan Qofka iyo codka ah ee la wado in ay Prank iyo Flim la daaray tahay ayaan cadeynayaa Madaxweynuhuna waa in uu raali galin ka bixiyaa Gafkii uu ugeystay dhalinyarada
1
9
27
@tvuniversal
Universal TV
3 months
Xukuumadda waxaan uga fadhinaa dadkii hubkaan soo galiyay "Xildhibaan Xasan Cabdinuur
0
8
24
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"40-sano oo aan Jaad gadayey gaari gacankaas yar ee Qudaarta ah ayaan ku badashay oo ka koriyaa kana wax baray 10 cunug oo agoon ah" Haweeneey Muqdisho gaari gacan ku wareejisa Qudaarta.
1
3
21
@tvuniversal
Universal TV
6 years
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa goordhow ku dhawaaqay in Xaalad Dag dag ah la Galiyay Magaalada Muqdisho Wadooyinka qaarna ay Xirmi Doonaan.
4
9
21
@tvuniversal
Universal TV
1 month
@GaroweOnline you should tag us and credit.
2
0
17
@tvuniversal
Universal TV
1 month
MW Xasan Sheekh"Cid Wakiil iiga ah oo aan u dirsaday ama kala dardaarmay inay Qof Soomaaliyeed ii Aflagaadeyso ma jirto,Xukun iyo Siyaasadna kama raadinayo" #Somalia
1
3
19
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Dastuurku waa inna mideeyaa ee sow ma wanaagsana inaan wada ilaashanno! #OlolahaWacyigalinta #Dastuurka
Tweet media one
1
12
16
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Qodobkan wuxuu ka hadlayaa doorashooyinka. Haddaba muwaaddin ra'yigaaga ka dhiibo! 1. Asalka Dastuurka KMG 2. Qabyo qoraalka 2aad #OlololahaWacyigalinta #Dastuurka
Tweet media one
Tweet media two
15
13
18
@tvuniversal
Universal TV
6 months
MW Qoor-Qoor"Dhulka dadkaas Danyarta ah daganyihiin cid aan ka ogolaaneyno inay ku tagrifalaan ma jiro,Madaxda Qaranka iyo Booliska waan kala hadleynaa Berrina waa la joojinaa howsha"
4
4
18
@tvuniversal
Universal TV
10 years
I added a video to a @YouTube playlist http://t.co/6SY5UwSbxf Baled xaawo Deeq Lacag ah Qoysas Agoon iyo Dan Yar ah Maxamed
0
1
15
@tvuniversal
Universal TV
10 years
Barnaamijka Late night show:: Cudurada galmada la iskugu gudbiyo iyo cuduro kale 31 1 2015: http://t.co/afvzZwLpZH via @YouTube
0
1
14
@tvuniversal
Universal TV
1 year
Today, #Somalia ’s cabinet has endorsed $1,025,687,991 of country’s 2024 budget.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
17
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Muwaaddin ka qeyb qaado ansaxinta dastuurka dalkaaga. #OlolahaWacyigalinta #Dastuurka #Dastuurka #Soomaaliya See More
Tweet media one
0
11
16
@tvuniversal
Universal TV
6 months
Haddii uu madaxweynihii DFS uu tuuray Dastuurkii dalka maxaa dadka isku haya? waa waxba" Wasiirka Warfaafinta Pl Maxamuud Caydiid Dirir oo eedeyn ujeediyay DFS.
3
7
16
@tvuniversal
Universal TV
8 years
Qarax gaari oo ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho
1
1
11
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"Ceymasho iyo badbaadin ayay ahayd in Hubka sharci darada ah ay dadka reer Cubaadwaaq qaataan AS ayuu aadi lahaa Dhib ayaana kadhici lahaa"Xildhibaan Mursal Maxamed Qaliif
1
3
15
@tvuniversal
Universal TV
2 months
MW Xasan Sheekh"Hal Milyan dollar oo canshuur ah ayaa bishii July kaliya kasoo xarootay Kirada Guryaha markii horena Konton kun oo kaliya,2-dii gacmood ee is dhaafaba canshuur baa laga rabaa" #somalia
1
4
13
@tvuniversal
Universal TV
2 months
"Shirkadaha Albayrak iyo Favori ee maamulka Garoonka iyo Dekadda Muqdisho waxay diideen in lagu sameeyo baaris madax-banaan iyagoo jabiyey Heshiiskii ay la galeen dowladda" Hanti-dhawraha guud ee qaranka. #Somalia #Mogadishu
4
4
13
@tvuniversal
Universal TV
9 years
[ Somali ] - UNHCR oo sheegtay inay caawinayso Caruurtii ay ka tagtay Aamina Maxamed Nuur oo shalay Muqdisho lagu...
0
0
12
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Dastuurku waa heshiis bulsho! #OlolahaWacyigalinta #Dastuurka
Tweet media one
1
8
13
@tvuniversal
Universal TV
1 month
Wasiir Fiqi "Hadii ay itoobiya faragalinta Soomaaliya joojin weyso waxaa noo furan in aan taageerno Jabhadaha kasoo horjeeda Xukunka Abiy Axmad" @AhmedMoFiqi @MOFASomalia #Somalia
0
5
12
@tvuniversal
Universal TV
11 months
The former leader of #Somalia ’s #Hirshabelle State @HShPrez2Ware has been appointed as the Deputy Secretary General of #IGAD .
Tweet media one
0
0
13
@tvuniversal
Universal TV
8 years
MaxkamadaICC oo Golaha ammaanka u gudbisay Dacwad ka dhan ah Dalalka Jabuuti iyo Uganda
0
1
10
@tvuniversal
Universal TV
3 months
Sheekh Shariif"Anaga ayaa xaqiijineyna in Madaxda dalka ay ku lug leeyihiin Jaadka wariyaha la xirayna run ayuu sheegay bal arag Xafiisyada dowladda wax shaqo ah kama socoto"
0
2
12
@tvuniversal
Universal TV
3 months
"Milkiyada hubka waxaa leh Madaxweyne Xasan Sheekh ha loo yeero Jawaabna haka bixiyo"Xildhibaan Xasan Cabdinuur
1
6
12
@tvuniversal
Universal TV
11 months
The #IGAD Executive Secretary @Drworkneh has today received Abdel Fattah al-Burhan, Chairman of the Sovereign Council of #Sudan to discuss crisis in Sudan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
10
@tvuniversal
Universal TV
3 months
MW Xasan Sheekh'Majirto degmo la xureeyey oo AS dib u qabsadeen,Guulaha dagaalka in la inkirana waxay ka dhigantahay Xaqiraad la xaqirayo dadka Soomaaliyeed iyo dowladoodaba'
0
6
9
@tvuniversal
Universal TV
3 months
yaa xaq usiisyay wasiirka maaliyada in uu shacabkaan masaakiinta ah dhuunta qabto oo uu dhaho EVC ayaan ku casnshuuraa,dadka iney macaluul udhintaan maala rabaa? Xildhibaan Faiza Jayte
0
4
10
@tvuniversal
Universal TV
1 month
Fiqi" Madaxweyne Maamul Goboleed Ciidanka Itoobiya kuma heyn karo Soomaaliya. Dowlada Federalka ah ayaana iska leh Awoodaas oo shalay ogolaansho siisay Maantana ka saareysa hadii ay itoobiya ka laaban weyso MOUga. #somalia #Mogadishu
1
1
10
@tvuniversal
Universal TV
9 years
[ Somali ] - Wasiirka Amniga oo sheegay raggii soo weeraray Hotel Saxafi inay ahaayeen 5 ruux, dhamaantoodna la...
1
2
7
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay: 1. Golaha Shacabka; iyo 2. Golaha Aqalka Sare Haddaba ma waxaa kula waaagsan in dalku yeesho hal aqal mise laba aqal? #OlolahaWacyigalinta #Dastuurka
2
9
10
@tvuniversal
Universal TV
2 months
Wasaaradda Gaadiidka iyo Maamulka G/Banaadir oo isbadel ku sameeyey lacagihii Leysin qaadashada ee Mooto Bajaajta.
1
6
9
@tvuniversal
Universal TV
11 months
#UN Security Council is set to lift the arms embargo on Somalia later on Friday.
Tweet media one
0
1
9
@tvuniversal
Universal TV
9 years
[ Somali ] - 15 qof oo ku dhimatay weerarkii Saxafi Hotel iyo 30 kale oo ku dhaawacantay (Daawo Sawirada)
1
1
8
@tvuniversal
Universal TV
1 year
#Somalia ’s President @HassanSMohamud said #Eritrea has trained and equipped over 10,000 Somali soldiers, including specialized forces, who will play vital roles in our future national army, naval forces, and air forces.
Tweet media one
0
4
8
@tvuniversal
Universal TV
5 months
DEG:DEG:-Maxkamadda Rafcaanka ayaa Sayid-Cali Macalin Daa'uud ku xukuntay dil toogasho ah.
0
2
8
@tvuniversal
Universal TV
1 year
The delegation from #Somalia 's Federal Government received a warm welcome in #Laascaanood .
Tweet media one
0
3
7
@tvuniversal
Universal TV
3 months
Deg:Deg:-Ku dhawaad 100 qof oo ay ku jiraan Haween,Caruur iyo Waayeel oo xilligan ku dhax xayiran Garoonka Aadan Cadde iyo xogta sababta xayiraadooda.
0
2
8
@tvuniversal
Universal TV
9 years
[ Kulan iyo Wax Kororsi ] - KULAN IYO WAX KOROSI 05 07 2015 http://t.co/dDu89sSjTj
4
1
7
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Ra'yigaaga waa muhiim ee ka dhiibo qodobkaan Dastuurka.
0
8
8
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Qodobkaan wuxuu ka hadlayaa Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Federalka. Si fiican u aqri ka dibna codee! #OlolahaWacyigalinta #Dastuurka
Tweet media one
Tweet media two
0
8
8
@tvuniversal
Universal TV
10 months
The #Somali Government and #ATMIS say that phase 2 of #ATMISDrawdown will officially begin today.
Tweet media one
0
2
8
@tvuniversal
Universal TV
3 months
RW Xamse"Waad Cibaadeysateen,Bil Mushaarkeedna waan bixineynaa oo guushiina ayaa lagu diirsaday"
0
2
8
@tvuniversal
Universal TV
6 years
Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Dowlada Soomaaliya ayaa Salaadi Casir kadib Masaajidka Abuu Horeyra ee Suuqa Bakaaraha kala baxay Macali Cabdi Raxman Guure oo ahaa Imaamki Masjidka Abuu Horeyra.
1
1
8
@tvuniversal
Universal TV
11 months
The Somali Medical Association ( @SMASomalia ) has sent doctors and medicine to Bardhere town in the #Gedo region.
Tweet media one
0
4
7
@tvuniversal
Universal TV
7 years
Fadlan Share gareey ama Like saar pageka Universal TV waxii kale ku dhaafo ka raadi page-ka...
0
2
7
@tvuniversal
Universal TV
5 months
@AAbdishakur " Hantidii Qaranka waala iska boobayaa dhalinyaro yaryar oo dowlada katirsan ayaana isugu faanaya Gudoonka labada aqalna waxay macno tireen baarlamaanka golihiina wuxuu jeebkiisa galay @TheVillaSomalia "
0
1
7
@tvuniversal
Universal TV
4 months
Wasiirka Gaashaandhigga"Masjidka Isbahaysiga,Tarbuunka iyo meelo kale la daganyahay waa Qabuuro,dowlad ayaana amartay in la dago"
0
2
5
@tvuniversal
Universal TV
11 months
#Somalia ’s PM @HamzaAbdiBarre and his delegation arrived in #Kismayo town, Junbaland State. During the visit the PM will assess the impact of the floods.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
7
@tvuniversal
Universal TV
1 year
#Somalia ’s President @HassanSMohamud accompanied by Prime Minister @HamzaAbdiBarre met with the leader of #SSC_Khaatumo , Abdikadir Firdhiye, at Villa Somalia on Friday.
Tweet media one
0
4
6
@tvuniversal
Universal TV
4 years
La soco Barnaamijka Ifiye 17 July wxaa marti ku ah Xildhibaan Ilhaan Cumar. 8pm Waqtiga London. UK
Tweet media one
0
2
6
@tvuniversal
Universal TV
1 year
#Somalia 's Defense Ministry has announced that the soldiers involved in Saturday's attack on a convoy carrying the speaker of the #Hirshabelle regional Parliament at Jowhar airport will be brought to justice.
Tweet media one
0
1
6
@tvuniversal
Universal TV
6 years
Muwaadiniinta kenya oo aaminsan in 5 sano kadib weerarkii westgate in ay jirto cabsi laga qabo Al shabab
0
1
6
@tvuniversal
Universal TV
8 years
Amnesty International: Ciidanka Nigeria oo dilay 150 ka mid ah dhaqdhaqaaqa kooxaha Biafra
0
70
6
@tvuniversal
Universal TV
4 years
Ogeysiis - Waxaa bulshada Soomaaliyeed la la socodsiineynaa in berrito oo ay taariikhdu tahay Jul 9, 2020 abbaaraha 4:00 galabnimo uu dhici doono barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Saameynta uu CONVID-19 ku yeeshay haweenka iyo carruurta.
Tweet media one
0
3
5
@tvuniversal
Universal TV
6 years
Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa Saaka Weerar kuso qaaday Xarunta Tvga Universal ee Magaalada Muqdisho.
0
4
6
@tvuniversal
Universal TV
3 months
ma cabtay weli, Qaxwada Kharsimee oo loogu jecelyahay Muqdisho iyo sirta ka dambeysa arrintan?
0
2
5
@tvuniversal
Universal TV
7 months
Warmurtiyeed Wadajir ah oo Madaxweyneyaashii Hore Ee Dalka Ay Ka Soo Saareen Kulammo Wadatashi Oo Ay Ku Yeesheen Garoowe
0
1
5
@tvuniversal
Universal TV
7 years
Saameyn Intee La Eg ayay Magacaabista Deg deg ah Ee Hogaanka Gobolka Banaadir ku yeelan kartaa Howlaha...
0
0
5
@tvuniversal
Universal TV
9 years
[ Kulan iyo Wax Kororsi ] - Kulan Wax Kororsi 30 06 2015 http://t.co/hyg3zPbEJB
6
2
5
@tvuniversal
Universal TV
10 months
DEGDEG Ra'iisulwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo Dowladda Fedaraal ka ah ugu Baaqay in si Deg deg ah ugu Falceliso Heshiishka Soomaaliland iyo Itoobiya. 'Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo
Tweet media one
0
0
5
@tvuniversal
Universal TV
11 months
Flash floods have struck #Hudur town in #Somalia 's Southwest State, resulting displacement of residents.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
5
@tvuniversal
Universal TV
4 months
Xildhibaan Cabdisamad "2-sano ayaa u hartay Madaxweyne Xasan sheekh,hadii ay nala gashana Madaxweynaha xilkiisa ayaan dib u Eegis ku sameynaynaa"
2
0
5
@tvuniversal
Universal TV
8 years
Kulan iyo Wax kororsi 13 06 2016: via @YouTube
1
0
5
@tvuniversal
Universal TV
1 year
100 #Somali Nationals including children and women repatriated from #Libya arrived in #Mogadishu on Tuesday.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
5
@tvuniversal
Universal TV
3 months
Sheekadii odayga halala shaqeeyo Ee guuxa Dadweynaha.
1
2
4
@tvuniversal
Universal TV
6 years
GUURSO INTAADAN GABOOBIN WARAYSI XIISO BADAN
0
2
5
@tvuniversal
Universal TV
8 months
During his address to AU Leaders Summit in Addis Ababa, the President denounced Ethiopia's recent actions, specifically the signing of a Memorandum of Understanding (MoU) with Somaliland. He characterised this move as an annexation of another country's territory, which he deemed
0
1
5
@tvuniversal
Universal TV
1 year
#Somalia ’s Minister of Livestock, Forestry and Range @HassanEeley participated in the FAO Global Conference on #SustainableLivestock Transformation in #Rome , #Italy .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
5
@tvuniversal
Universal TV
4 months
Gudiga Dastuurka Jubbaland'Madaxweynaha markii waqtigiisu dhamaado intuu rabo ayuu isasoo sharaxi karaa,mudo xileedkana waxaan waafajinay DF'
1
3
5
@tvuniversal
Universal TV
11 months
A brawl broke out in the #Puntland #Somalia Regional Parliament over the election model and changes to the constitution.
0
0
5
@tvuniversal
Universal TV
7 years
Fadlan Share gareey ama Like saar pageka Universal TV waxii kale ku dhaafo ka raadi page-ka...
0
0
5
@tvuniversal
Universal TV
8 years
Kulan iyo Wax Kororsi 14 06 2016
0
2
2
@tvuniversal
Universal TV
4 months
Sheekh Cali Wajiis"Culimada ayaa diiday codsi ah in Qabuuraha Iskool Bulusiya laga dhiso Hoteelo iyo goobo dalxiis"
3
0
4
@tvuniversal
Universal TV
6 years
Xildhibaan Fiqi: lama oga in Kalyaha lagala baxay laba kun oo Somali ah oo dalka Qatar loo qaaday.
0
2
4
@tvuniversal
Universal TV
6 years
Reysalwasaaraha Soomaaliya ayaa shir Gudoomiyay shirki Golaha Xukuumada Soomaalia oo looga hadlay Xaalada Dalka Soomaliya Omar Mohamed Soomane ayaa ka waramaya
0
2
5
@tvuniversal
Universal TV
7 years
Abaanduulaha ugu sareeya Ciidamada Amisom oo sheegay in ay la wareegeen Xarunta Golaha shacabka Soomaaliya.
0
0
3
@tvuniversal
Universal TV
1 year
#Somalia ’s President HassanSMohamud met with @CharlesMichel , President of the European Council in #Brussels , on Wednesday.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
4