EHLM💕(Hawd and Reserve Area) Profile Banner
EHLM💕(Hawd and Reserve Area) Profile
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)

@qalbiruuxii

Followers
1,018
Following
293
Media
757
Statuses
6,769

engineering geo|CO founder| fashion |Bitcontrading|lifestyle lover |beauty addiction |Somalilander💕

Hargeisa somaliland
Joined October 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
8 months
cimri dheer iyo cafimaad alle ha ku siiyo DR Adna aadan mudanta haldoorka #somaliland
6
21
160
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
60 jir ciilan oo aan doodi karin 🤣🫣 #Somaliland
Tweet media one
64
7
103
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
8 months
So dhaweyantii Gudoomiye faysal cali huseen ee dalka sucuudi arabiya #Somaliland #jeddah
5
12
59
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Ciidanka qaranka oo tayo xumo caafimada u dhimanyaa dhakhtarka burco oo aan oxygen ba haysan #Somaliland
21
19
57
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
7 months
Si daacada ayaan u qosley 🤣🤣
16
11
48
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
"Annagu wax SSC la yidhaahdo ma aqoonsanin; ninka firdhiye la yidhaahdo ee muqdisho tegayna waa nin dhul soomaaliyeed tegay uun! Laascaanood iyo soolna waa dhul soomaaliland..." Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe. #Somaliland
Tweet media one
7
6
37
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
11 months
When your proud where you come from and your people masha allah #Somaliland
5
5
36
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
9 months
Qaranka somaliland oo cirka marayaa maash allah aqoonsigii #somaliland #Ethiopia
9
10
35
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
30 sano ka dib xaafada jungal hargaysa oo laga dhisay wado cusub Maash allah Caasimada hargaysa oo heshay golihii ugu wanaagsan ee so maraa mudo badan oo ay samirtay #hargeysa #maroodijeex
Tweet media one
1
9
34
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
9 months
Marka tahay qof lab dal leh cajaaib cirka cabaar no jiraa 😍 #somaliland #Ethiopian
Tweet media one
1
3
32
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Xildhibaan Maxamed abiib
3
8
28
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
9 months
Qaranku ha barakoobo maash allah #somaliland #EthiopianDiaspora
1
13
29
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Senin gibi başkan gelmedi bu dünyaya allah başımızdan eksik etmesin rabbim korusun🙏🏾 #TurkeyElections #Erdogan
4
2
28
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Maxaad ka taqaan magaalada leh taarikhad facwayna ee 3000 ilaa 5000 sanno lagu qiyaasay sida sheegtay Archaeologists Sada Mire, #Somaliland , Aw-Barkhadle, Magaalo barkeysan magaaladii awbarkhadle 🫶🏿 #Somaliland
2
7
29
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Congratulations walalah boqortooyada sure jiroo jooga 💕🌸
3
9
26
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
11 months
Gudoomiye waxan kaga digeyna in colaad galiso dadkaga oo aad Muuse iyo kaahin waxa ay wadan u raacado dib u raac taarikhad korneylada Ha ku sirmin #Somaliland
Tweet media one
18
2
25
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
"Hadalka wasiir Fiqi, shalay kasoo yeedhay, wuxuu soo dadajinayaa sidii aannu xuduuudahayaga u gaadhi lahayn..," Gudoomiye Faysal Cali Waraabe. #Somaliland
Tweet media one
7
4
27
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
6 months
Maash allah alle mahad leh waxa bilaabmi doonta wadad InGuuxa ilaa awaare mashruucan oo noqon doon mid kor u qaada dhaqaalah #somaliland iyo #Ethiopian Madxaweyne mustafe cagjar Waa mahadsan yahah waxa kale mahad iyo bogaadin leh dadka degaanka oo ka danbeeyay shaqadas
Tweet media one
Tweet media two
2
5
24
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Sanad guuro wacan gaadsan jir oo jooga walalyal 🫶🏿❣️ #Somaliland
2
4
24
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
11 months
Heesaha Jamuuriyada barakaysan heesta aan ugu jecellahay Maryam Mursal oo hadaa fanka somalida ka nastay waxa ay lahayda hibooyin u gaar ah sida qoob ka ciyaarka 🥰 #Somaliland
2
6
26
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
there's certain vibe in my hometown Hargeisa 😍 Credit video Abdi Adde 📸 #somaliland #hargeisa
3
10
24
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Mamadii fanka hibo nuura 🌸 Africa dhaxan iyo qabow maleh 🫶🏿
1
1
23
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
3 years
@SucaadOdowa Adiga leh xuquuqda hadalka ha la ilaaliyo yaan lagu arkin Imka waxaad Ku farxasatay in qof xuquuqdisa lagu xidho isaga oo danbi gaysan shame on you ban Ku leenahay
3
1
23
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Somaliland nabad iyo walalnimo rabtaa qof u kale abtiriyaa uma baahan Galab wanaagsan 💕 #somaliland #Laascaanod
Tweet media one
2
0
23
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
7 months
Juma wanaagsan reer hargeisa #somaliland #hargeisa
Tweet media one
2
4
20
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
11 months
Somaliland national forces #Somaliland
1
2
20
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
10 months
Madxawayne hore daahir riyaale #somaliland
4
6
20
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
11 months
Beerta nasashad caruurta oo #hargaysa laga sameeyay markii ugu horeysay waxa fulisay dawalada hoose #hargeysa Maayirka hargaysa @AbdikarimMoge 📸 credit Ridwan Bukhari #somaliland
4
5
19
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
9 months
Hogaamiyaha ruuxiga faysal cali #Somaliland
Tweet media one
5
0
17
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
4 years
As Somali woman we are proud of you and thank you for doing all this things to our somali community.
@IlwadElman
Ilwad Elman
4 years
excited to be 2020 recipient of the German Africa Award! The ceremony will be streamed live tonight & is hosted by @_DASonline & the Minister of Foreign Affairs @HeikoMaas honored by the recognition & even more so to rep. 🇸🇴 & @ElmanPeaceHRC watch here
51
82
640
0
4
17
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
CEO and Chairman of Telesom Communications Abdikariim Mohammed Eid. Is at the vanguard of innovation in telecommunications. Introducing services like ZAAD mobile money enabling millions of bankless people to use their mobile phones as accounts.
Tweet media one
4
6
16
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
35 sanno ka hor maanta oo kale; 27kii Mey 1988kii, ciidamadii SNM oo uu hoggaaminayay Mujaahid Axmed Mire Maxamed ayaa dagaal fool-ka-fool ah ku soo galay Burco. Wuxu ahaa biime iyo badheedhe weyn oo sababay in si is-xigta hilfaha loogu qaado Kacaankii Soomaaliya. #Somaliland
Tweet media one
Tweet media two
2
4
17
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
7 months
Qosol iyo haybada ba lagu dilayaa cashuur ku macaashkii oo dhan ba yaabay isha nacabku ka dedan Maayir 🤍 @AbdikarimMoge #hargeisasomaliland
Tweet media one
0
2
15
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Faysal Cali huseen kuwii maalin kaliyaa aan siin cod ayaa sawirka u leeyahay so qaatay u jeedka kaliyaa ka leeyihin waa un siyaasi ee daacad kama ah "Baadida ninbaa kula deydeya, daalna ka badan dooneyna in hesho Dadkuna moodi duul wada dhashoon, wax u dahsoonayne #somaliland
Tweet media one
7
2
18
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Sahra halgan with irir samaale 😂 #Somaliland #kulmiye
16
3
17
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Abdiqadir Haji Ismail Jirde #somaliland
Tweet media one
3
2
16
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Guushu waa in yar oo cagta dhulka lagu hayo insha Allah wax yar ba ka . Hadhay isbadelka somaliland in badan sugaysay guuleyso waan ku garab taaganay dalka iyo dadka ku baahan #Somaliland
Tweet media one
4
0
16
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
@ragipsoylu Hope you succeed Erdogan ✊🏿💕
1
0
16
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
5 months
Waxa la beerto dadka ugu wanaagsan Maayir abdikarim ahmed mooge runtii qof kasta oo dhalinyaro ah oo dalka iyo dadka jecel hormooda ayaad u tahay isha inta xun ka dedan #Somaliland
2
4
15
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
7 months
@somalilandusa Nin wayna oo madhan ba tahay hargeysa in mooge isaga lo doortay hadii anu nahay reer hargeysa cid walba magaalada wan ku so dhaweyna meesh waa casimad ma ah maqaaxi ku taal buulaxaar adeer meelah la taga xanuunka
1
2
17
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
"Ciidankiina waad fashilisey, dalkiina waad kala dirtey maxaad ku wanaagsan tahay oon kuu diranaa muusow." Xildhibaan maxamad abiib.
Tweet media one
2
3
14
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
we are welcome troops who joined gacan libaax movement that stand up to end Somaliland regime muuse bixi who committed war criminals in Somaliland @OCHASom @UKinSomalia @US2SOMALIA @EU_in_Somalia @AmnestyEARO @hrw @SwedeninSomalia @GermanyinSOM @_AfricanUnion @icpac_igad
Tweet media one
4
4
14
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Congratulations 39th anniversary of #ONLF ma people guul iyo gobonimo 💕 #jigjiga #somalistate #JWXO
4
2
13
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Waxaan Hambalyo u dirayaa Wasiir Bihi Iman Egeh oo Caawa Ra’isalwasaare Hamze abdi barre u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda. Eebe xilkaa culus ha kuu fududeeyo, Aamin
Tweet media one
3
2
16
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Happy 18may my all somalilanders 💕 #somaliland #hargeisa
2
2
14
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Dhaqasho waa geel #Somaliland #DDSsomali
1
3
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
8 months
maash Allah tabrikallah alle ha noo siyaadiyo hormarka #hargeysa #waahenmarket #Somaliland
1
3
16
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Hargaysa Somaliland 🫶🏿
2
4
13
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Musiibo qaran ⚔️ #somaliland
2
5
15
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Jeegaantii rag iyo dumar werwer hor leh ba galay waxan leeyahay huno yaal buurta libaax jooga hadal kari maayo imka kaliyaa in wax cuno ayuu rabaa
16
4
14
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Somaliland promote peace and stability in Horn of Africa #somaliland #Hargeisa
Tweet media one
1
2
15
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Telesom oo 30 Milyan oo birr ugu deeqday Suuqii jigjiga waxan lacagtaa ku wareejiyaya Madaxwayne Mustafe Mulkiilayaasha shirkadda Telesom
Tweet media one
Tweet media two
2
1
13
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
7 months
Hambalyo burco togdheer 🤍♥️ #Somaliland
Tweet media one
1
1
13
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
So dhaweyantii Magaalada London ee caaqilka guud ee beelwaynta ismaacil sheekh isaxaaq (garxajis) caaqil rashid M jambir oo si wanaagsan u dhacaday maash allah 💕 #somaliland #uksomaliland
0
5
13
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
@IPCOfficial_ Where is our USDT ?
10
2
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
dharaar baa iman doonta dadka sool iyo awdal aadanow hagrateen isaaqow hagrateen lagu raadsho ilays kor waayeel wa wada indho doonta Abwaan gaariye alle ha u naxarito 🥹
2
0
11
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Qabyalda daahir ya shamiska ah ee somaliland bartay maanta #somaliland
Tweet media one
Tweet media two
2
1
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Waxa kasta u sheegay waa gar yaa odhan karaa gar ma ahaa ? dagaalkasi xadaro ayuu ku bilaabmay xukuumadu Ha joojiso dagaalka #somaliland
2
0
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
9 months
Maash allah boqortayadii #MJ salaan sare dumashi 💗 #Somaliland
3
0
11
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Qaranka marna Ha u biqin 😂 #somaliland #kulmiyemafia
7
2
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Halkii laygu dhalaay hoygii aan ku ababay meelada hargaysa 💕
0
3
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Garxajis iyo dhulbahante waa dad walalo ah oo waliba isku degaan ah taarikha dheer ayaa ka dhaxaysa aad ban u so dhaweynaya talada gudiga waxan leeyahay dhaman dhalinyarada raaca taladas oo u hogaansama 💕🙏🏾
0
2
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
9 months
Maash allah ciidanka qaranka somaliland aqoonsigii somaaliland insha allah soon #Somaliland #Ethiopia
0
3
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
“Habartii layguma halleeyo” Xildhiban khadar guun ayaa sida yidhi 🤣🫣 #Somaliland
Tweet media one
4
1
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Maash allah 🫶🏿 #somaliland
Tweet media one
Tweet media two
1
4
12
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Geesiyasha xoogag gacan libaax waxa leeyihiin Wali waxan aanu sidan waa sidhi kaliyaa walalyal #GacanLibaaxMovement #somaliland
Tweet media one
0
4
11
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Waa geesigi mudane abdirahman Mohamed abdillahi ciro our next president insha Allah 🙏🏾💕 #Somalilandforever
2
1
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Sawiradan halka hoose ka Muuqdaa waa Xildhibaan, Caasha Oomaar Warsame Wacays xildhibaankii haween ahaa ee markii ugu horreysay taariikhda soomaalida doorasho dadwayne lagu soo doorto Magalada Hargaysa. Doorashadaas oo ahayd Doorashadii Golaha Deegaanka. 1964
Tweet media one
2
1
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
yaa duqaynta laascaano kibir, maalin ugu doontay ? Yaa caruuri debad yaal hayd, PM- kala daalay ? Artilariga yow doontay oo, dhiiga kaga daadshay ? Dig-digtii siyaad maanta yaa, deraja dheeraaday ? Bulshaddii darraad wada jirtee nabad ku daaqaysay 💔 #Laascaanod
1
1
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Sareeye Gaas Maxamed Xasan Diiriye(Oof-Wareen) ku so dhawada gacan libaax ayuu idiin leeyahay 🦁 Abdikay wan jiray jab intuu dhacaaye MUj Maxamed mooge AHN
Tweet media one
1
4
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
@kholoudyusuf1 70 jir ciilan weeye SNM waligii ma noqon sister wax iska hubso 🫣
0
0
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Meel ramadku dhalayoo Dhirtu rucubta lulatoo Rays iyo barwaaqo leh Lagu raaco xoolaha Lagu wada raxleeyo Ruuxad lakulantiyo Dadku raali kaa yahay Jamashadii hargeysiyo Buurta gacan Libaaxiyo Masalaha Rogiisiyo Yaa rabaso kula dega @mari_ah @Kusane84 G36💕
2
0
7
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Sawirka bal aad u eeg ma qaranba mise waa qoys ? Waa madxaweyne waa maaliyadii waa maxkamadihii waa ciidankii qaranka waan isku reerkaliya Qoyska ma isaaqanimo ku difaac maanta ?Jawaabtu waa may oo iyaga ba isku haystaa qoys oo kuraastii ummadu wado lahayda ka dhigay qoys kaliya
Tweet media one
8
2
11
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Kartidiisa keentay in nafis siyaasi ah laga eego oo marba qaar dhinac u la yaacan eshqiyaska guuleyso abdikarim ahmed mooge Liiban ka dedan isha nacabku maayir 💕 #somaliland #hargeisa
Tweet media one
1
2
11
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Abwaan iyo bare weyn Yuusuf Xaaji Aadan Cilmi Qabille oo Hargeysa ku geeriyooday 2005 ayaa curiyay heesta Soomaaliyeey toosoo. Alle ha u naxariisto.
Tweet media one
1
3
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Everything can be explained to the people, on the single condition that you want them to understand. #somaliland #harge ısa
4
2
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Maash allah suldaan Cadde gudde 🙏🏾 #somaliland
Tweet media one
4
0
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
@zatawa2 Owner and founder hargaysa city is suldan Daria Never try to twist history
2
1
11
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Sheekh Mustafe oo ka yaabay waxa so saarlaanta somaliland ee dhinaca beeraha Qaar ba odhan muxuu uga jeeda allow caqli caafimad qab 🥰 #Somaliland
1
3
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Gudoomiyah xisibiga mucaaridka ah ee ucid ayaa gaadhay magaalada London halka uu kaga qaybgali doono xuska 18may oo Dhawan lagu qaban doono magaalda London #somaliland #London #18may
Tweet media one
Tweet media two
2
1
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Gudoomiyah xisibiga ucid faysal Cali huseen iyo Xafaladii Somaliland 18may 2023 magaalada London #somaliland2023 #London
2
2
8
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Naagtan waa ku dhacaysa cadho alle oo la wado leeyahay ba noqon
Tweet media one
@YassSomali
Yassin
1 year
Kuwaan xag Allaa cadho kaga dhacaysaa! I Stand with #Palestin !
Tweet media one
Tweet media two
10
13
55
2
1
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
Allah yarxam xaaji abdikarim marka yidhi siyaad alle ha u naxarito waa qosleen isaaq meesh joogay Isaaqu sida ku socod anigu ma fahamin kolay malaa in carabta u guuran ba u wanaagsan mar hadii dadkii somaliland la lahaa meelin ba cid ka saaryan waliba baho isaaq ba ugu waalicas
4
2
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
11 months
Xildhibaan ku cadeeye #Somaliland
Tweet media one
3
0
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
our princess 💕❤️ @mari_ah
Tweet media one
2
1
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Waxaannu leenahay: Sirilaanka ayaad filin ka soo daawatay! Waxba ma dhicin
Tweet media one
3
1
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Qaranka is not supported by mouth. You have to give your army like 50 red camels 🐪 🫶🏿 Garxajis niman geel lahayna waa cirka u tuur Waa bilow un geel badan kale so socoda #Somaliland @Abdulahi_Irro @Lariabdirisaq @Abdirahmn_Moham @RamadanCader @TvGeopolitics
5
0
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
@Mustafe_M_Omer Happy new year Mr president
0
0
1
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
#UPDATE Maxamed kaahin oo dawalada degaanka somalid Ethiopia u doontay ciidan Waxan u sheegaya dhaman taagerayash Xoogag gacan libaax Ee #DDS in arinka si dhow u la socodan #gacanlibaaxmovemen #somaliland
Tweet media one
Tweet media two
3
3
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
2 years
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Ilaahay ha u naxariisto awoowe Prof Ismaacil Buuba Hurre ilaahay waxaan uga baryayaa inuu u naxariisto qabrigana u nuur dhamaan ummada Soomaaliyed gaar ahaan qoyskii iyo ubadkiisi samir iyo iimaan inaga siiyo Aamin 🙏🏾😭
Tweet media one
Tweet media two
0
0
10
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Gacan libaax 😀
Tweet media one
0
3
8
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Congratulation SSC-Khaatumo Runtii muuse iyo hassan si wanaagsan ba u la shaqeeyen shacabka Iyo maamulkas
@Qani56270199
ugaas geele
1 year
Dowladda Madaxweyne xasan Shiikh Maxamuud ayaa maamul goboleed cusub u aqoonsatay SSC-Khaatumo.
2
5
12
2
0
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
@KhadarGulaid @BihiEgeh Maash allah well don 💕
0
1
1
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
Abdikarim Ahmed Moge , Ayaa Taariikhda Markii ugu Horeysay Haweenay U Magacaabay gudoomiye Degmo. Ismahaan Axmed Cabdi, Ayaa Noqotay Gudoomiyaha cusub ee Degmada 26juun ee Magaalada Hargaysa Ismahaan Axmed Cabdi ayaa mudo 20sano ku Siman ka soo shaqaynaysay DHH
Tweet media one
Tweet media two
2
2
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
7 months
ruxaad la kulantiyo dadku raali ka yahay jamashadii hargeysiyo buurta gacan libaaxiyo yaa rabaso kulaa degaa ❣️ #rabasodaroor . #Jararzone
1
2
9
@qalbiruuxii
EHLM💕(Hawd and Reserve Area)
1 year
#UPDATED Taliyaha ciidanka Gacan Libaax Kornayl Mohamed Hassan (OOF WAREEN) ayaa goor dhow ka soo muuqan doonaa warbaahinta. Wuxuu idin la wadaagi doona warbixin kooban iyo heegan gelin ta xoogaga isaga ka amar qaata.
Tweet media one
2
1
8