Khalid Ahmed Seeraar Profile Banner
Khalid Ahmed Seeraar Profile
Khalid Ahmed Seeraar

@khalidSeeraar

Followers
1,600
Following
1,802
Media
150
Statuses
3,287

Researcher | Community Leader | Good Governance Advocate | Pan-Africanist | Working toward positive change through research, leadership, and pan-African unity.

Earth
Joined May 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@AfricanHub_ In this day and age, self-study has immense power, making formal education seem like a time-waster. He deserves first class award 🥇 lol 😂
6
76
1K
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
@anwaribrahim @HassanSMohamud We, Somali students in Malaysia, are extremely grateful to the government and people of Malaysia; Malaysia is great because of its diversity, peace, and prosperity!Like Anwar, I hope that our president will unite his people and push them forward.DSAI, congratulations! @anwaribrah
Tweet media one
4
14
253
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Si fiican u dhagayso Madaxweynuhu markuu shacabka ahaa waxa uu aaminsanaa, Jawaab isagaa isugu filan. Mudane madaxweyne dhibka dhacaya isla xisaabtankiisa baa adiga iyo xukumadaaduba la idin kaga fadhiyaa? Where is the accountability?
15
51
115
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Consider H.E. Ahmed Isse Cawad for Puntland's next president . With a distinguished background as a former U.S. ambassador, Minister of Foreign Affairs, and a track record in conflict resolution, he brings the expertise needed for progress and stability. His independence from
Tweet media one
38
9
116
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Alhamdulilaah!
19
11
106
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@Sprinter99800 The hypocrisy is another level! Double standard
1
7
76
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Galabta anoo iska socda ayaan la kulmay Siyaasi Dr. @alihwarsame oo lugaysiinaya Hooyadiis rabi ha u daayee,waa labadooda oo kaliya oo iska sheekaysanaya meel kayara fog saxmada magaalada,mudo dhowr sano ah ayuu shaqadaan waday. Nabad, Amni iyo baarinimo Masha allh @abdikanihayir
Tweet media one
Tweet media two
6
5
70
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Maldives of punthland #MareeroBeach 🏝 🇸🇴
5
14
60
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Madaxweynaha Qaranka Hassan Shiikh Iyo Aabbo Ahmed Seeraar 🇸🇴❤️
Tweet media one
9
4
59
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
What a big Day 22/10/2022 Garacad Port will soon be the county’s fifth port insha allh. It was built by the community, for the community. There was no IMF, world bank or Chinese loan Punthland,Somalia 🇸🇴❤️
Tweet media one
5
10
59
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Garaadka Alle Ha xifdiyo waxaan ilaahay uga baryayaa in caafimaadka iyo cimrigaba alle u barakeeyo 💚. Macnaha Hoggaamin waxay ku dhantahay Garaad Jaamac Garaad Cali. ❤️
Tweet media one
4
8
52
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Naxariiistii janno alle ha ka waraabiyo, saaxiibkeen @DrZakijama oo hadda Galkacyo lagu dilay. Wuxuu ahaa Nin dhalinyara ah dalkiisa wax usoo bartay ku soo noqday dhulkiisii hooyo u shaqeynayey bulshada Reer Galkacyo Wuxuu kaluu ahaa bare Sare ee bahda caafimaadka ah Wuxuu ahaa
Tweet media one
39
11
52
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Xirfad shaqo iyo dedaal waa ku aqaanay sxbkay Farah Abdulqadir Waxaan aqaanaa muddo dheer waa shakhsi xirfadiisa waqti galiya! Waa weriye ka hormaray warbaahinta madaxa bannaan iyo kuwa gaarka loo leeyahay waana sababta ay dad badan u colaadinayaan, saxib horay u soco.
Tweet media one
3
3
48
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
11 months
Here is Galkacyo Puntland Somalia 🇸🇴 where the spirit of democracy is alive and well, especially in Mudug.
15
9
46
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Xaafuun waa magaalo Taariikhiya Waxay dhacdaa the most eastern point of Africa! jawi kaalay iska araga! Nabad ku dalxiis dalkaaga Hooyo. Xaafuun, Bari Punthland Somalia 🇸🇴 @dhulmartourism
1
10
42
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Khaatumo State Of Somalia 🇸🇴❤️
4
6
35
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Garowe Punthland Somalia 🇸🇴💚💚
2
11
37
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
History! Ardadii reer Sool oo uu saameeyey dagaalka Laascaanood asbuucaan waxay u fariisteen Imtixaanaadkii sannad Dugsiyeedka. Puntland shacab iyo Dowlad ba waxay muujiyeen Hiil walaal dhaba waa halkii uu ka yiri @HESaidADeni Puntland waa goys dambeedka SSC! Walaalnimo ❤️❤️
0
10
37
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Aqoonyahan ka Soomaaliga Marka uu Bulshada Soomaaliyeed la hadlayo!😂
17
7
37
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
10 months
@AAbdishakur Soomaaliyeey Ninkaan waa national asset aan ku fara adeegno! Indeed, he is a genuine visionary leader who possesses a profound understanding of the geopolitical dynamics in the Horn, in a way that sets him apart from other Somali politicians. 👏
Tweet media one
7
6
37
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
I had a wonderful days in Garacad Port! The current ongoing project is massive. What I've seen on social media and reality are two very different things! This is the biggest project I've ever seen; the amount of work they've almost completed in such a short length of time is…1/2
Tweet media one
Tweet media two
2
8
35
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Boosaaso Deeqa Allow ku barakee oo cadowga kaa qabo, waa magaalada xamar soo labaysa oo Soomaaloo idil ku dhan tahay. 🇸🇴❤️ Punthland💚
0
6
35
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Halkani waa Kaaraa-Mardha; Buur ku suntan halgan adag iyo taariikh soomaaliyeed oo fac-weyn! Waxaan ku soo arkay Taariikh runtii mudan in wax laga qoro! 💚 Alle ha u naxariiisto intii mujaahid ee ku dhimatay.
Tweet media one
6
6
33
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
@anwaribrahim @leehsienloong Congratulations DSAI under your leadership malaysia will have a good hope to raise again! Wish all Malaysian Peace and prosperity ✌️👏
0
0
34
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
11 months
Dr Abdirahman Kulmiye wuxuu maalintii Afaraad Ku xiranyahay Hargeysa sifo sharci darraa! Arintaan Haddii aan si degdega wax looga qaban waxay runtii Galaafan doontaa dad badan oo isaga Oo kale ah in sifo sharci darraa iyagana lagu afduubto. War Yaan wadda khaldan la horseedin.
Tweet media one
9
12
30
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Bulshada deegaanka Jeded ee degmada Qardho iyo dadka reer guuraaga ah ayaa si weyn uga faa'ideysanaya 'War Biyood' ay deegaanka ka hirgelisay Wakaaladda Horumarinta Biyaha dawladda Puntland. X/q @Plstatehouse
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
5
31
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
عيد مباركه تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال #EidMubarak
Tweet media one
10
2
28
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
11 months
I had higher expectations from Cawad's discourse, but it seems like he's talking about a completely different Somalia. Wake up, man! I'd love to see the Somalia he's talking about, but it doesn't match up with what's going on right now. #Puntland
24
4
30
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Dhalinyaro, waayeel iyo cirroolaba waxaa loo diyaar garoobayaa doorashadii Golaha Deegaanka degmooyinka Puntland! Halkani waa Garowe ololuhu waa xooggan-yahay! Dedaalkaas iyo rabitaanka shacabka waxaa raba inay isbaaro u dhigtaan Siyaasiyiin dantood u shaqeystayaal ah!
Tweet media one
2
6
23
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Markab-ka Doctor O ayaa saaka ku soo xirtay Dekada Garacad waxa uu Shixnad u sidaa Ganacsato soomaaliyeed. Shirkadda wadaagsan!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
25
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Wishing you a very Happy Graduation Dr @JuweriaOBGYN You are now a doctor who will bring many smiles to many face with your treatment and care. It was certainly not an easy journey but you have made it Congrats 🎉🎈
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
3
2
26
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Tweet media one
6
0
27
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Garowe oo Roobban Alhamdulilaah 💚
1
2
24
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Dimuqraadiyadu dad badan bay Xajiin ku kicisey! Haloogu Dhaarto qolyaha Xamar 25/05/2023 Doorashadii Baarlamaanka maahane waa tii Golaha Deegaanka! Waa saasoo Deni Ku soo noqon doono. #siyaasomuufomaaha  😂😂
Tweet media one
Tweet media two
1
6
22
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
These influential countries are already jostling for influence in the African nations along one of the world’s busiest shipping lanes, including both Somalia and Eritrea. Regional cooperation and development of Horn of Africa. #Somalia #Ethiopia #Eritrea
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
5
22
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Farxad bay ii ahayd Inaan ka qeyb galo habeenka munaasabadda SSC Khaatumo ee Malaysia! Waxaan halkaan uga mahadcelinayaa teamkeenii sharfanaa oo xafladdaan quruxda Iyo qaayaha leh nala agaasimay. Mahadsanidiiin. #khaatumostateofsomalia
4
6
22
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
This is an economic war directed towards Puntland, and it's important to clarify that Garacad serves as a port for all Somalis and neighboring countries. Let us all applaud those who initiated this effort. It's truly remarkable that Somalis have managed to create such a massive
1
2
21
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
#Gaalkacyo : Kullamo toddobaadyo u socday dhaqanka beesha Cumar Maxamuud ayaa maanta laga soo saaray go’aamo shareecada lagu waafajinayo qofkii si kas ah dil u geysta iyo magta. Kullamada oo uu guddoominayay Islaan Bashiir Islaan Cabdille, ayaa dhammaan Isimmada iyo
5
6
19
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@CyrilRamaphosa Thank you Mr. President
0
0
23
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
9 months
I propose the Reappointment of @MAbdirizak , our former Minister of Foreign Affairs, to lead the ministry. His outstanding qualifications and unwavering commitment make him an exemplary choice, particularly during these critical times of national crisis. @HassanSMohamud
4
4
21
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Thank you, @DrHodanIsse1 , for your work and contribution to the peaceful, robust, and prosperous Somalia. To educate a woman is to educate a generation. Punthlanders are fortunate to have you, Dr. Keep up the good work! #punthlandDiasparaSummit
4
4
20
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
@nujuumarts That is not a sincere apology! You have shown us your true colour be brave.
0
0
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Former president of federal republic of Somalia Abdullahi Yusuf Ahmed 🇸🇴 with all Arab leaders and Kofi Anan 2006 eebbe Ha u naxariiisto intii dhimatay.
Tweet media one
1
2
20
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Mujrim Feysal Abdi Bootaan
1
8
16
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
I am going to enter the Goodreads reading challenge for 2019. How many books should I try to read? And do you have any recommendations? Give me advice, I will appreciate!!! Thanks. @Fatumaabdulahi @Fatumaabdulahi @alihwarsame @JustAwHirsi @ygaraad
9
0
17
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
This is the democracy that we all are looking for! This young man and his father are both campaigning two different political parties! Bravo #PuntlandFirst
Tweet media one
Tweet media two
0
7
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
10 months
Pres. Deni spoke more about SSC Khatumo than others, warmly welcoming and promising strong support. He assured that their rights in Puntland will continue until changes are made. Let's work towards harmony, preserving both P/Land and Khatumo, inspired by his considerate approach.
3
4
15
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
Dear Sir @alihwarsame sir what advice would you like to give for students pursuing career in Islamic Banking and finance...??
1
0
17
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Idinku maalnay Alle ha Idin xafido❤️
Tweet media one
1
1
13
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Whether you like it or not, the Horn of Africa is seeing a significant transformation, and Puntland is moving along with it, while maintaining its stability and economic growth. May the people of Punthland preserve their democracy and peace!
2
4
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@ShaykhSulaiman You are the man of the people keep up the good work Brother
0
0
12
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
10 months
President Deni's eloquent speech tonight reflects strong leadership and experience, instilling optimism for Puntland's future. Wishing him the best of luck as he guides our region toward positive changes. #PuntlandFirst
2
3
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
Coming together is a beginning; keeping together is progress; working together is success. #Somalia #Ethiopia #Eritrea 💪👏🏽
Tweet media one
Tweet media two
0
3
11
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
@HShPrez2Ware Qolyihiina Weli u haysta in Farmaajo dalka ka taliyo bal sheydaanka iska naara! Mr. Lugta gareen adi iyo qolyahaad ka tirsanayd ee Sahan! jugta uu farmaajo idiin geystay fogaa! Adeer aayar Soco! Ciidankana ha siyaasadeynina kheyr hele! 😊
5
0
13
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
10 months
Waxaa Saaka Ka furmay Aljazeera Hotel Galkacyo Shir ay isugu yimaadeen Dhaqanka iyo bulshada Beesha Omar Mohamuud Waxaan tolkay u rajeynayaa muwaafaqo Iyo Guul waarta Iyo in lagu heshiiyo Afarta Xubnood oo inooku matali doonta Baarlamaanka Dowladda Puntland 👏 Guul iyo Gobonimo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
1
13
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
“Ingiriis baa ina wada gumeysan jirey!” Waligay ma arag hadal ka qosol iyo bahdilaad badan lol 😂
4
3
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Labadeydii Garaad allow idin xifdi!
Tweet media one
1
0
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Al-Waalid Aabbe Ahmed iyo Madaxweyne @HESaidADeni . Rag tashadey cir waa toli karaan taako labadeede, Dekadda Garacad waa mashruuc mar dad badan la ahaa dhalanteed maantana waa rumoobay. Allaa Mahadleh Alhamdulilaah.
Tweet media one
2
1
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Ogeysiis Muhiim ah…
Tweet media one
1
6
11
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Ciyaarta Final ka Gobolada Puntland waxaa isugu soo haray 2da Gobol ee kale ah. Nugaal VS Mudug Saadaashaada Hoos nagula wadaag! Reer Buurtinle ciddii koobka qaadaba waa la qadeynayaan! 😂😂
Tweet media one
10
2
13
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
@alihwarsame Mash allh such a wonderful Mom she deserves award 🥇 very powerful, courageous woman.
0
1
14
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
11 months
Xoolaha nool Waxaan ugu jeclahay Geela 🐪 Dhulna waa bankii Nugaal Iyo Howd 💚
1
2
13
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@JibrilQoobey @JibrilQoobey walaale isku xishood Halganka SSC Deni Iyo Muuse waxba laga weydiin maayo! Maamul baa ka jira ee xaalad abuurka beenta ku dhisan bulshada kala xishood.
0
0
12
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
@alihwarsame There is a Chinese proverb: "If the top beam is askew, the bottom beams will be crooked." Keeping a system clean must start at the very top. We should create the strong law that can easily avoid this virus @alihwarsame
2
2
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Tweet media one
0
4
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Attacking a peaceful city is a crime!
@YonisYasin1
Gaas J Keey
2 years
Jihooyinka bari ee magaalada laascaanood sitoosa ayay xabadu uga bilaabatay waxaa weerarka sooqaaday ciidamada Somaliland waxaana Difaaca ciidanka Dadka deegaanka oo udiyaarsanaa inay kadifaacaan Magaalada ciidamada kuduulaanka ah gudaha magaalada Madaafiicda iyo hubka culus ayaa
Tweet media one
2
4
6
0
4
12
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@JibrilQoobey YouTuber ku dalka Iyo dadkuu usoo shaqeeyey Markuu buuraha Galgala cadowga Kula dagaalamayey Adigu denmark baad ice Cream 🍦 Ku cabbeysay!
2
0
12
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Gabdhaha ogaada naxariis baa taalla agtooda ninkii Gabari la dhalatay iyo ninkii qababa gabdhaha halaga warqabo hana la ilaaliyo sharafkooda iyo karaamadooda! 🙏
0
1
12
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Waa Nin aan caanogeel cabbi jirin lol 😂 Xisbiga uu madaxda ka yahay @AbdiSamawad caanaha geela sida ha u dhaamaan 😂😂
7
2
11
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Alle ha u sakhiro walhi this is sad 😢 arintaan dabka suuqyada la qabadsiinayo anigu shaki weyn baan qabaaa! Why suuqyada Soomaalida meel walba oo ay ku yaalaan loo gubaaa? Soo lama Oran karo waa curyaamid Lagu wado Soomaalida ganacsigooda? Arintaan wa in si dhaba loo baaraa!
Tweet media one
4
3
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Warbixintii WHO ay soo saartay 2017 kii oo ahayd, in saddex dii qof ee Soomaaliga ahi mid kood waalan yahay! Waxbaa ka jira, bal u fiirso heerka aan mareyno. Dad la nool Fakhri, qarax, caddaalad darro, abaaro, …iwm! Waalidu maahan inaad Dharka dhigtid. #MentalHealthMatters
4
1
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Madaxweynahu Hadduu asiibay Magacaabid shakhsi uu magacaabey Dhawaanahaan tii ugu habbooneed waana tan uu ku magacaabay wasiir Abdi Farah Juxa. Filashadayadu waa Juxa oo dalka Gaarsiiya ballantii ahayd Doorasho qof iyo coda. #PuntlandFirst
Tweet media one
0
3
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Ma jirtaaa Study laga sameeyey qudradda puntland Soo gasha oo ka timaada Koonfurta Somalia iyo Ethopia inta ay le’egtahay iyo total ahaan Lacagta ka baxda Puntland Sannadkii? Fadlan Haddii aad haysid ama meel ku ogtahay ila soo wadaag. Mahadsanid!
2
2
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
Based on official results, Pakatan Harapan has now won enough seats to form federal government with a simple majority. Congratulations Tun Dr Mahathir Mohamad legend the oldes’t prime minster in the world 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 #GE14
Tweet media one
Tweet media two
0
3
4
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
@abdiweliomar92 Kudos to him
0
0
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
4 years
@MinisterMOFA @_AfricanUnion @AUC_PAPS Good job 👏 thank you sir for serving us! 🇸🇴
0
0
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Your Lord has ordered you to worship none except Him, and to be good to your parents. If either or both of them attain old age with you, do not say: "Fie on you", nor rebuke them, but speak to them with words of respect. (23)
Tweet media one
0
5
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
عن أبي هريرة - رضي الله عنه - قال: قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم -: ((كلمتان خفيفتان على اللسان، ثقيلتان في الميزان، حبيبتان إلى الرحمن: سبحان الله وبحمده، سبحان الله العظيم))؛ متفق عليه.
Tweet media one
0
5
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Guddoomiye Ku soo dhawoow Dhulkaagii, Dadkaagii iyo eheladaadii!
Tweet media one
0
1
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Aaranjaan's refusal to compromise and firing the city is unfortunate, but there is always an opportunity. Deni still has a mandate, and the legislature should determine the road map. In Politics, Nothing Is Permanent, Therefore, Nothing Is Too Late! #Peace4Puntland 💚
1
3
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Caawa Waxaan rabaa inaan qalinka u qaato qalalaasaha siyaasadeed ee Ka taagan Puntland Gaar ahaan caasimadda Garowe! Maanta oo crisis badan dalku ku jiro waxaan aaminsanahay in Fursado badan la sameyn karo! Depending on how the situation is viewed, there is always an opportunity!
0
3
8
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Hambalyo Awlaadul caasumah 🐎👏
Tweet media one
1
1
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Rabitaanka dadka deegaanka✅ No more siyaasi calooshiis u shaqaysta ah, waxaan ku talin lahaa Garaad Mukhtaar In uu Hoggaamiyo SSC state ka la dhisi doono, laba waxyaalood ba, waa mide waa dhaqan yaqaan waxgarada, Sidoo kale waa Aqoonyahan maamulka wax ka yaqaan iyo sharciga!
Tweet media one
0
3
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
The rain poured outside as you watched kids playing football, their laughter and happiness taking you back to your own childhood. It was a sweet reminder that simple moments like these bring pure joy.
1
0
10
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@m_farole @Plstatehouse Alle ha u naxariiisto indeed he is a father of #FGS and Puntland
2
0
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Calankani wuxuu kulansadey gobonimadii oo dhan mar waa calankeenii Somalia oo waad u jeedaa Xidigtii Bilan ahayd ⭐️ iyo Faraskii xiin faniin ahaa Halgamaa Shiikh Sayid Mohamed Abdille Hassan AUN ❤️
Tweet media one
1
0
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
@AAPRP Well done Burkina Faso 🇧🇫 congratulations
0
1
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Oday reer muduga waxaa lagu yirih war soonka kawaran suu yirih waysadu hadaysan luqluqasho lahaan lahayn walle layma arkeen. 😅😅😅😅
5
2
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Siyaasaddeena arimaha Dibaddu waa in loo dajiyaa si aan ku dhisnayn hadba madaxweynahii kursiga ku fariista inuu meel inoo raro! Waxaan u baahanahay siyaasad arimo dibadeed oo cad una daneynaysa Danta Somalia 🇸🇴 not danta shakhsigaa.
0
1
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Si loo ilaaliyo sharafta iyo dhex-dhexaadnimada Hoggaamiye dhaqameedyada, waxaa reebban inay ka qeybqaataan ururo iyo xisbiyo siyaasadeed!
Tweet media one
3
3
8
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Dhoobo wuxuu kamid yahay siyaasiyiinta yar ee reer punthland oo damiirka iyo damqashadu ku hartay! Sideedaba system ka punthland waxaa ragaadiyey waa Aaran-Jaan waxaa ilaahay mahadiisa in Madaxweyne Deni waagu u baryay mar dambe! Dhooba Daaraadeedna wuxuu ka mid yahay
2
0
9
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
While I may not always agree with the government's policies,I wholeheartedly support the government's efforts to combat terrorism, which everyone should do. let's set aside our differences! This is the only way to stop those terrorists and apprehend them! 💪🇸🇴
2
3
7
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
❤️❤️🇸🇴
Tweet media one
0
0
7
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
6 years
@alihwarsame Tani waxay marqaati u tahay sida dadkeenu u bislaadey
1
1
8
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
@alihwarsame Adeer With all due respect, dib ha inoogu celinina caqligu ha shaqeeyo mucaarad iyo Muxaafad ba sidii looga bixi lahaa hallkii aad labada jeer ba gashay adigoo murashaxa, sidaa si dhaanta oo shacabku wax dooranayo Hala aado! P/land dimuqraadiya shacabku wax doorto baan u baahanhy
0
0
5
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
11 months
Guul #Puntland ✌️👏 Nabad Iyo Horumar
3
1
6
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
it is better to learn to be silent than to argue or shout, particularly when dealing with certain types of people and/or situations!
1
0
6
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
2 years
Is astonishing. I urge you to visit Garacad and spend some lovely nights on the beach 🏖 you’ll love it! Guaranteed 💯 Congratulations to those who have invested; Garacad port will soon be a center and hub for both Somalis and the entire region! #GaracadSeaport
1
1
8
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
11 months
Nabad Puntland 💚
1
1
7
@khalidSeeraar
Khalid Ahmed Seeraar
1 year
Mansur ibn Abi al-Aswad reported: I asked Al-A’mash, may Allah have mercy on him, about the saying of the Exalted, “’Thus, We appoint some oppress as allies of one another because of what they have earned,’ (6:129). What have you heard being said about it?” Al-A’mash said, “ I
Tweet media one
1
3
6