albashii Profile Banner
Abshir Baaffo Profile
Abshir Baaffo

@albashii

Followers
511
Following
3K
Statuses
4K

Somali Amb of peace ✌️, Journalist, founder of Shabeelmedia web. Electronic engineer , Gen asist of somali youth development for peace , Businessmen

Somalia
Joined June 2011
Don't wanna be here? Send us removal request.
@albashii
Abshir Baaffo
2 months
Puntland hadaad Rabtid wax yar inaa dib u soo xasuusatada dhageyso oo dhameyso Murtida cajiibka Ee Hooyo Xaliimo Puntland. Iskama dhalan ee waa loo soo dhintay Dad dhiig u soo Huqaacay. Balan weeye Jiil ilaa jiil inaan ku dhimano dhaxalka Awoowe yaasheen
0
1
9
@albashii
Abshir Baaffo
2 hours
Allaah akbar Dagaalka Saaka Aragagixisada Waa lagu jabiyay bakhtigooda ayaa meel kasta daadsan sidii qashinka ayaa dhulka lawaray balaayo idin ku dhacday dheh .
Tweet media one
0
0
1
@albashii
Abshir Baaffo
2 hours
Ciidamada difaaca Puntland ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar ku qaaday deegaamo ay kooxda Daacish kaga sugan tahay togga Jacayl oo dhaca buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari. Qoraal kooban oo ka soo baxay hawlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamadu ay dhegta dhiigga u dareen maleyshiyaadkii Daacish ee ku sugnaa deegaanka Haraaryo oo ay maalmihii la soo dhaafay isku urursanayeen. Daacish ayaa ayaa ciidanka ku weerartay gaari iska rogo ah iyo mootooyin laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana ciidamadu ku guulaysteen inay gubaan gaadiidkaan qaraxyada xambaarsanaa. Dagaalka saaka ayaa ku soo beegmaya xilli habeenimadii xalay duqaymo cirka ah ay ka dheceen deegaamada Qurac, Dandamale, Daray Madoobe, Garaar iyo Sheebaab oo dhammaan kamid ah goobaha ay ku dhuumaalaysanayaan Dcish. Afhayeenka hawlgalka Gen. Faadhigo ayaa shalay sheegay in la dhammaystiray sahankii iyo qorshayaashii dagaalka isla markaana ay maalmaha soo socda ciidamadu gaari doonaan fariisimo hor leh oo ay Daacish ku sugan yihiin.
Tweet media one
0
1
0
@albashii
Abshir Baaffo
3 hours
Musharaxa xilka Raysul wasaare ee somalia Mr cumar Abdirishid Ali Sharmake @OmarSharmarke
Tweet media one
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
4 hours
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
5 hours
Waaw waaw Hantiilayaasha Puntalnd baa soo baxay ila arka ila akhriya waa loo daatay odaygii Ali xoosh ayagoo Careysan ayay ku tufeen cajiib Qof Reer Puntland oo isku Khilaafay Qadiyada ma jirto dhalinyaro dhiiran baa soo baxday
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
2
@albashii
Abshir Baaffo
7 hours
RT @MAKHIR1441: إن جماعة داعش الإرهابية التي تقاتل في جبال جوليس المعزولة في بونتلاند، المحاصرة بلا مفر، تبكي وتصلي طلباً للمساعدة من الله…
0
2
0
@albashii
Abshir Baaffo
8 hours
RT @SickerGuyStill: Bari is a must when I touchdown man, immaculate views wallahi.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
36
0
@albashii
Abshir Baaffo
9 hours
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
11 hours
RT @JibrilQoobey: Waa mid ka mid ah Argagixisada oo la qabtaya,isaga oo dhigaya Qarax. JQ.
0
2
0
@albashii
Abshir Baaffo
11 hours
RT @laila_hussein21: Muqdisho Joogisay Ka Rabaa 🫢👇🏽
Tweet media one
Tweet media two
0
6
0
@albashii
Abshir Baaffo
11 hours
Buraanbur cajiib ah oo guubaabo ah
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
11 hours
Abwaanad Suugaan Yaqaan ka ah Murti ayay wax badan ku cabirtay anigase Maqaan waxa la ii sheegay in La yiraahdo Abwaanad Xaawo Ayeeyo Siyaasiyiinta iyo shacab ka Puntalnd Ayay tixdan la wadaagtay @laila_hussein21 @anas_faiza47176 @OmarSharmarke @XurmoXamdi @Jablibax1 @109_asad
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
13 hours
Wiilashaas Geesiyaasha ayaad haysataan oo Qashin Ciraaq ka soo duulay dhag iyo dhab fujiyay Alxamdulilaah Puntland guul
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
13 hours
Gen Duwanne Gaaciye Fariintiisa Gabdhaha Gobolka Mudug iyo Gobol ka Nugaal oo taakuleynta Ciidanka Puntalnd gaarsiiyay waliba iyaga oo ku sugan Jiida hore Dagaal ee Togg Jaceel. Guuleysta Ayaan idin leeyhaay waana idin garab taagnhay
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
13 hours
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, oo socdaal ku jooga Addis Ababa ayaa Isbitaalka ku booqday Gen. Fu’aad Xanaano iyo Naftood hurayaashii kale ee ku dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland looga sifeynayo buuralayda Calmiskaad, saraakiishaasi oo Dowladdu Caafimaad ugu dirtay dalka Itoobiya, booqashada waxa Madaxweyne Ku-xigeenka ku weheliyey Xildhibaan Cabdirisaaq Shariif Axmed iyo Xildhibaan Khadar Faarax Maxamed oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland iyo Ku-xigeenka Wakiilka Puntland ee Itoobiya Xiirey. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa u kuurgalay sida wanaagsan ee loo daryeelayo oo daaweyntu ugu socoto geesiyaasha usoo dhaawacmay dalka iyo dadka, Wuxuuna muujiyay sida Dowladda Puntland uga go’an tahay daryeelka Ciidamada kusoo dhaawacma Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, isagoo Dowladda Itoobiya uga mahadceliyay doorkooda hawalka Argagixisada looga sifeynayo Puntland.
Tweet media one
0
0
0
@albashii
Abshir Baaffo
13 hours
Madaxweyne Ku xigeen Puntalnd Mudane Lugatoor oo safar shaqo ku joogo Ayaa Adis Ayaa booqday Dhaawacyada Puntalnd ee ku soo dhaawacmay Dagaalka Daacish ee buuraha calmiskaad, waxaana ka dhiiran kartaa sawirda wajiyadooda ayaad ka akhrisan kartaa farxada ay dareemayaan sugina la in ay bogsadaan oo dib oogu noqdaan dagaalka. Alxamdulilaah Puntalnd Guul
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@albashii
Abshir Baaffo
14 hours
RT @mmonaadamm: Xubin kastaa oo reer puntuland sharci darda tastuurka o codeesay waa danbilayaal
0
3
0
@albashii
Abshir Baaffo
14 hours
RT @kingofSomaliaa: MP Amiin Jeesow is one of the few MPs that consistently speaks truth to power. Here, he rips against HSM's mismanagemen…
0
21
0
@albashii
Abshir Baaffo
15 hours
RT @radiodaljir: PUNTLAND WOMEN IN KENYA RALLY BEHIND TROOPS, DONATE GOLD TO THE WAR AGAINST ISIS The Puntland community in Kenya, particu…
0
9
0
@albashii
Abshir Baaffo
15 hours
RT @JibrilQoobey: Update-ka Maanta? Ciidamada Difaaca Puntland ma samayn wax guuris ah Maanta,kaliya,waxay fuliyeen Sahan udiyaarsan dagaa…
0
2
0