MOGADISHU MUNICIPALITY
1 month
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Madasha La-tashiga Bulsho ee Maqaamka Muqdisho & Xuquuqda G/Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Odayaasha dhaqanka, Culumada, Dhalinyarada, Haweenka iyo Hormuudka Bulshada Rayidka.