Mukhtar Mohamed Guled Profile Banner
Mukhtar Mohamed Guled Profile
Mukhtar Mohamed Guled

@MukhtarMGuled

Followers
1,872
Following
17
Media
124
Statuses
146

Member of Federal Somali Parliament |Chairperson on Agricultural, Rural Development, Livestock & Marine Resources Committee |

Somalia
Joined February 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
5 days
Waxaan caawa salaan & hambalyeyn ugu tagnay taliyaha cusub ee Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano oo dhowaan xilkaasi loo magacaabay. #MustaqbalTeam
Tweet media one
0
2
17
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
18 days
Dowladda Federaalka marnaba diyaar uma ahan dhibaateynta shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Koonfur Galbeed si lamid ah sidii ay hore ugu sameysay dowladdii hore dowlad goboleedka #Jubaland .
Tweet media one
7
13
64
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
1 month
We as the Federal MPs of Southwest State constituency have condemned Friday’s gathering in Hudur, in which Ethiopian & local authorities organized to support Ethiopia. We called on the regional administration to avoid moves that could hurt the sovereignty of our country.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
21
28
117
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
3 months
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun!! Alle ha unaxariisto Proff. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) guddoomiyihii hore Golaha Shacabka BJFS oo maanta geeriyooday. Rabbi naxariistiisa janno haka waraabiyo!! Aamiin Aamiin!
Tweet media one
2
0
9
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
4 months
CIID WANAAGSAN!! Waxaan dhamaan umadda Islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasibadda Ciidul-Adhxa. Sanadkan sanadka xiga alle ha inagu gaarsiiyo nabad & barwaaqo insha’allah.
Tweet media one
0
0
4
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
5 months
JIMCO WANAAGSAN! Kulan siyaasadda dalka gaar ahaan mida dowlad goboleedka koonfur galbeed lagu falanqeeyay, wax badana la iskula meel dhigay ayaan Nairobi, Kenya ku yeelanay saaxiibadeyda Xil. Ismail Eid Mohamed & @alishaamey . #NewPoliticalAgenda
Tweet media one
1
0
11
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
5 months
Kuwa waqtigii la doortay dhameystay ee ku joogay adiga ayaan kula shaqeyneynaa hadii ay wada shaqeyntii ka gabiyeen oo ay shisheeye kalkaal noqdeen sow in degdeg loo bedelo waajib ma ahan? Talaathy Yeeba Kooyaasi ✅.
4
1
18
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
6 months
Waxaan maanta aniga & saaxiibkeyga Xildhibaan @HEmohamedabukar xafiiskiisa ku booqanay Saaxiibkeena Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Mud. @sadad_alio oo aan isku deegaan doorasho nahay.
Tweet media one
0
0
10
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
6 months
Tweet media one
0
0
10
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
6 months
Eid mubarak, كل عام و انتم بخير تقبل الله منا ومنكم Waxaan dhamaaan umadda Islaamka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed la qeybsanayaa farxadda bilashada bisha Shawaal Iyo munaasibadda Ciidul-Fitriga. Alle S.W.T ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee aynu soo gudanay Ramadan.
Tweet media one
0
0
6
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
6 months
Kutlada Midnimo Qaran & Raisul Wasaare @HamzaAbdiBarre . Kulan Af-fur.
Tweet media one
Tweet media two
0
2
13
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
7 months
Kutlada Midnimo Qaran & Madaxweyne @HassanSMohamud . #Kulan Af-fur.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
2
7
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
8 months
Congratulations Saaxiibayaal.
Tweet media one
0
1
7
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
9 months
Hambalyo walaashey Wasiir Nasra Nor Ali.
Tweet media one
0
1
7
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
9 months
Tweet media one
0
0
2
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
9 months
Tweet media one
0
0
0
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
9 months
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun!! Alle ha unaxariisto Xildhibaan hore Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo ku geeriyooday dalka Hindiya. Dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii, qaraabadii & asxaabtii uu ka baxay samir Iyo Iimaan alle haka siiyo.
Tweet media one
0
0
1
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
10 months
Tweet media one
0
0
2
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
1 year
The People of Elberde, I am very sorry for the sanctions imposed on you by the administration which is in his political agreement term in the south west of Somalia. @US2SOMALIA @UKinSomalia @HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre
0
0
2
@MukhtarMGuled
Mukhtar Mohamed Guled
1 year
War-Murtiyeed.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
6