Ministry of Internal Security SWS-Somalia Profile Banner
Ministry of Internal Security SWS-Somalia Profile
Ministry of Internal Security SWS-Somalia

@MoIS_SWSS

Followers
1,262
Following
41
Media
236
Statuses
245

Official Account the Ministry of Internal Security South West State of Somalia 🇸🇴

Somalia
Joined November 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 months
SWSS informed that some misguided individuals these days are using social media to disseminate misinformation like #XusenM @ATMIS ENDF is working hard,& we will be grateful for the contributions in operation/peacekeeping & will continue to exist and take up the role in the state
44
24
90
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa kormeerey Barkantoroolada laga ilaaliyo Amniga Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
9
39
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
President of SWSS H.E @Laftagareen had a meeting with representatives from @UNSomalia , @EU_in_Somalia , @IGADSomalia & @amisomsomalia , the discussion was the current situation in 🇸🇴, specially election, security & other humanitarian Developments in the South West State of 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
3
21
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha KGS Mudane Cabdicasiis @Laftagareen ayaa Eleborka AAIA kulan kula qaatay Safiirada 🇹🇷&🇶🇦 ufadhiya 🇸🇴& Saraakiil kale. Wuxuna ka Tacsiyadeeyey Qaraxii Argigixisada Shabab ay ka Geesteen Wadada Xiriirisa Muqdisho & Afgooye oo Sababay Qasaaro Dhimasha iyo Dhaawac.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
18
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed 🇸🇴 Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @laftagareen oo ka Qeyb galay Munaasabad Lagu Wareejinaayey Ciidamo ka tirsan Booliska KGS oo Tababar Sinaysay Dowlada Federaalka🇸🇴. @UNSomalia @UNOPS_Somalia @amisomsomalia @AbdullahiHamud @SomaliPM
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
16
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha GW DGKGS Amb Dr Cali Faqi ayaa Caawa kormeer ku tagey Saldhigyada Booliska, Baro kantaroolada laga soo galo Magaalada Baydhowa. Sidoo kale waxuu socod dheer kusoo marey wadooyinka Wuxuna u kuur galeyay Amniga iyo horumarada ganacsiga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
16
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
The Minister of Internal Security of the South West State of Somalia H.E Isak Subuq, took over today officially the Police Academy of South West State of Somalia in Baidoa @EU_in_Somalia @UKinSomalia 🇩🇪 @UNSomalia @amisomsomalia @UNOPS_Somalia @TheVillaSomalia @SomaliPM @DGMYasin
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
3
16
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Waxaan dhiiragelineynaa dalxiisayaasha ku dhiiraday in ay waqti fiican ku soo qaataan Deegaanka Janaale iyo Degmada Marka DGKG🇸🇴 Wada shaqeynta hey'adaha Amaanka iyo Mamuladda ayaa suurageliyay in la helo nabad lagu dalxiiso. @US2SOMALIA @UNSomalia @SNAForce @VKoonfurgalbed
Tweet media one
Tweet media two
0
4
15
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KG Oo Tababar u soo xiray Cutubyo katirsan CXD Qeybta 60-aad oo fadhigod uu yahay Magaalada Baydhabo. Tani waxay qayb ka tahay Dadaalka Madaxwayne @laftagareen lagu hormarinayo CXD. @UKinSomalia @UKForcesSomalia @HassanAKhaire @UNSomalia @DFID_UK
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
13
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Kulan Wayne loogu hadlaayay Xaaladaha Maxaabiista iyo Goobaha Lagu Hayo Dadka La soo Xiro Ee Ku Yaala Muqdisho, Baydhowa iyo Kismaayo. Kulanka waxaa qayb ka ahaa Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud WAG KGS 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
14
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Ciidanka Xoogga Dalka 🇸🇴 Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS ayaa Maanta Weerar ku qadeen Fadhiisamo Kooxda Argagixisada Ay Ku la haayeen Tuulooyin Hoos yimaada Degmda Waajid ee Gobolka Bakool Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
14
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Director General of MoIS @DGMYasin Attended the Technical Level on National Maritime Coordination Committee (NMCC) that participated the FGS and FMS which facilitated @TheVillaSomalia @IGADSomalia and Funded by the @EU_in_Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
4
14
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Wasaaradda Amniga Gudaha DGKG🇸🇴 waxay tacsida & xanuunka la qayb sanaysaa masuuliyiintii uu hogaaminayay Taliyaha Saldhiga Degmada Afgooye Taliye #NUUNOW oo halkaasi ku shahiiday asagoo gudanayo waajibkiisii qaran. INAA LILAAH WAINAA ILEYHI RAAJICUUN. @laftagareen @SomaliPM
Tweet media one
1
1
13
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Ciidamada sida gaarka ah Utababaran ee ilaalada Madaxtooyada DGKGS ayaa maanta Howlgal ay ka sameeyeen Deeganada Ceeldoon,Yaaqle,Seydheelow,Ayrooble,Nibka saar,Maguurto & Caasha gaabo kala Wareegey Gacan ku haynta Argigixisada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
12
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha DGKGS Mudane Cabdicasiis @Laftagareen ayaa kulan looga hadlayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Wadooyinka ay Go,doomiyeen Argigixisada ee Gobolka Bakool waxa uu la qaatay Sarakiisha Laamaha Amniga Waxana qayb ka ahaa MoIL&R Mudane @AdamAbdinasirM
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
12
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha DGKGS Mudane Colaad ayaa Tababar ufurey Taliyaasha Rugaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay. Tawabarkaan oo diirada lagu saarayay Sugida Amniga Doorashooyinka 🇸🇴 @amisomsomalia @UKinSomalia @EU_in_Somalia @GermanyinSOM @DGMYasin
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
4
11
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Seddex horjooge iyo in ka badan 116 dhagar qabe oo ka tirsan argagixisada Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed (UGUS) ayaa lagu dilay Deegaanka Bariiree Degmadda Awdheegle ee gobolka Sh.hoose, kadib markii weerar fashilmay ay kusoo qaadeen fariisimaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya🇸🇴
2
2
11
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Kulanka Bilaha ee Shaqaale Waynaha Wasaaradda Amniga Gudaha DGKGS ayaa maanta ka dhacay Hoolka Shirarka Wasaaradda. Waxaan guddoomiyay W.K.X WAG Mudane Colaad Sidoo kale waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Guud WAG @DGMYasin . Kulanka ayaa Guul ku Soo dhamaaday. @Laftagareen
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
11
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha DGKGS Mudane Cabdicasiis @Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gudiga Amniga KGS. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha Laamaha Amniga uga Mahadceliyey Dadaalkooda ku aadan xaqiijinta Amniga waxaana uu kula Dardaarmay inay sii xoojiyaan Dadaalka lagu sugayo Amniga Guud.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
9
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Cafis Ufidiyey Maxabiis Xukuno kala Duwan ugu Jirey Xabsiga Degmada Baydhabo. @laftagareen @TheVillaSomalia @SomaliPM @UNSomalia @UNSOS_
Tweet media one
1
3
11
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka WAG Mudane Isak Subuq ayaa safar qaatey saacado ku gaarey Degmada Ceelbarde Ee KGS, waxaa qayb ka ahaa Wafdi DDS🇪🇹, safarka ayaa ujeedkiisu ahaa dar-dar gelinta Howlaha ladagaalanka argagixisada, furidda wadooyinka iyo iskaashiga DDS🇪🇹 iyo DGKG🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
11
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Ali Fiqi oo Tababar Usoo xirey Cutubyo ka tirsan Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka 🇸🇴 Waxaa maanta xerada Tababarada @UKForcesSomalia ee Baydhabo tababar loogu soo xirey ururka 47-aad Qeybta 60aad ee CXDS
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
11
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Wasaaradda Amniga Gudaha DG Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Tawabar kor loogu qaadaayo Aqoonta Shaqo Shaqaalah WAG ugu qabatay Magaalada Baydhowa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
11
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha DGKGS Mudane @Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta DGKG🇸🇴 2021-2025 oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha KGS. Kulankaasi waxaa qayb ka ahaa misna lagu casuumay Agaasimaha Guud WAG Mudane @DGMYasin
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
10
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Waxaa si wadajir ah Tawabar u soo xiray Taliyaha Qaaaybta Guud Boliiska KGS iyo Agaasimaha Howlgalada Amniga & Socdaalka WAG @Abdisalamsom waxuna Socdey 14 malmood qayb ka ahaayeen Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeeno Katirsan Ciidanka Boliiska KGS. Waxaana Fududeeyay @amisomsomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
10
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
5 months
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Hassan Abduqaadir Mohamed ayaa Tababar usoo Xiray Qaar kamid ah Shaqalaha Wasaaradda Amniga oo Maalmahan Tababarkooda ay ku Baranayey Aruurinta Xogta. @UNDPSomalia @UNSomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
10
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Kulan ka dhacey Degmada Wanlaweyn ayaa waxaa looga hadlaayey xoojinta dhanka Amniga guud ee degmada. Waxaana kasoo qeyb galey Wasiirka Amniga KGS Isack Ali, Gadoomiyaha Degmada, Taliyaha Daraawiishta KGS, CXD🇸🇴 Taliska AMISOM iyo Saaxibada Beesha Caalamka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
10
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed 🇸🇴 ayaa kulan isugu jiray Dhiiragelin & Dardar gelinta Xureynta Guud ahaan Gobolka Bakool Waxa uu la qatay Saraakiisha Guutada 9aad qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka. @UNSomalia @amisomsomalia @SomaliPM @TheVillaSomalia @EU_in_Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
9
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiirka WAG DGKGS Mudane Isak Subuq, Taliyaha Boliska KGS & Gudd. Gobolka Sh.Hoose ayaa xarigga ka jarey Saldhigga #Janaale ee Gobolka Sh.Hoose. Waxaan taageeray @IOM_Somalia Waxayna Madaxdu u mahadceliyeen Goddoomiye #Alcadaala oo masuuliyad & dadaal dheer ku bixiyay howshaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
9
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
The DG of MoIS Mr. Mohamed @DGMYasin presented the key discussed reached at the SSC that determined the STP SSC priorities The FGS and FMS’s would like to thank 🇸🇴 key partners for taking part in the closing session of the SSC and welcoming the outcomes of the inaugural session.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
9
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa Tababar usoo xirey Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo mudo Tababar ku qaadanayey Xarunta Baladoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
9
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
South West Security Minister Ishaq Ali Subag confirmed that Danab forces have taken control of Kunturwarey district in Lower Shabelle region. @amisomsomalia @UNSomalia @UNOPS_Somalia @Laftagareen @TheVillaSomalia @SomaliPM
Tweet media one
3
2
9
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed #Jenaraal_Abaas_Aamiin ayaa Maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay. Waxaana garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhoweeyay wasiir kuxigeenka wasaradda Amniga KGS , Iyo Saraakiisha CQS
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
8
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed 🇸🇴 Mudane Cabdulcasiis Xasan Maxamed @laftagareen oo dhiiragelin usameeyey askartii dhaawaca kasoo gaarey Dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Abal ee Gobolka Bakool. Waxuuna u rajeeyay Ciidka Guulal horleh inay kasoo hoyan Cadowga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
7
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 months
Director General @DGMYasin attended the JPP transition workshop today in Mogadishu. The workshop was attended by colleagues from MoIS, MoF, SSOs, and SPF at the FMS and FGS levels, as well as @EU_in_Somalia @UKinSomalia @GermanyinSOM @UNOPS_Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
8
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa Tababar u soo Xirey Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka qeybta 60aad.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
8
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
1 month
Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga KGS Mudane Maxamed Yasin ayaa maanta Shir la qaatay wakiilka mashruca cadalada Iyo amniga Adam smith International ASI Mudane Anton si loo dar dar galiyo mashariicda Amniga, Hufnaanta iyo Dib u habeenta Hay’adaha Amniga KGS. @AdamSmithInt
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
8
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isaaq Cali Subuq ayaa shir Gudoomiyey Shirka Todobaadlaha Gudiga Amniga, oo Todobaadkan looga hadlay Xoojinta Amniga Doorashooyinka 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
8
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Agaasimaha Guud WAG Mudane @DGMYasin ayaa maanta ka qayb galay Shir ay isugu yomaadeen Guddiga Farsamo u xilsaaran arimaha xabsiyada. Kulankan aya loga hadlay sidii baahiya gaarka ka jiro xabsiga Baydhowa loo daboli lahaa adeega aas-aasiga ee ay leeyihin Maxaaabiista. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
8
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
GB DGKGS Dr Cali Faqi ayaa Shir Gudoomiyey Shir looga hadlaayey Amniga guud ee Magaalada Baraawe iyo Sugida Goobaha Doorashooyinka ay ka dhacayaan. Shirka Waxaa ka soo qeyb galey Sarakiisha Ciidamada , Xoogga Dalka ,Booliska , Nabad sugida ,Daraawiishta KGS, Amisom & Maamulka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
7
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Agaasimaha Guud WAG Mudane @DGMYasin Sidoo kale Taliyaha Q.Booliiska GB Mudane #Amiin oo shir gudoomiyay kulan looga hadlay udiyaar garowga Howlgalo lagu Bacsanayo Argigixisada & sidii loo xoojin lahaa Amniga Baydhabo & Baraawe oo ka dhacaysa doorasha Xildhibaanada Baarlamaanka🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
7
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
CXD🇸🇴ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay degaanada Mubaarak, Daarusalaam, iyo Isoo-mareey oo hoostaga degmada Awdheegle Shabeelaha Hoose Ee DGKGS Ujeedka Howlgalka ayaa ahaa bur-burinta meelaha ay ku dhuuntaan argagixisada & meelaha ay kudiyaariyaan qaraxyada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
7
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Kormeerka Deeganka Ceel-doon ee Duleedka Magaalada Baydhabo oo qaybaha kala duwan Ee Ciidanka ay kala Wareegeen Argigixisada. Waxaana Maanta dhiira galin ugu tagay Wadiirka Warfaafinta KGS iyo Saraakiil kaladuwan Ee Ciidanka Qalabka sida Ee Soomaaliya iyo KGS 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
7
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiirka WAG KGS ayaa shir guddoomiyey kulan loogu hadlaayey iskaashiga Amniga, Ganacsiga, Waxbarashada & Caafimaadka kaasi oo dhaxmarey HG ee Nabad geliyada DDS & Saraakiil ka soctay DDS kulankan ayaa waxaa uu ka dhacay Degmada Ceelberde.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Shirka Todobaadlaha ee Amniga KGS waxaa shir gadoomiyey Wasiirka WAG Mudane Isaaq Subuq. Waxaana todobaadkan diirada lagu saarey adkeynta Amniga guud ee xiliga doorashada, Sidoo kalena warbixin laga dhageystey Saraakiisha Amniga oo ka warameen howlgalo dhawaan ka dhaceen KGS
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiiyeey Sarakiisha Laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan ee ka Howlgala Deeganada Koonfur Galbeed 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa Cabdulaahi Aadan Sangar Yariisow umagacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Darawiishta Koonfur Galbeed.
Tweet media one
1
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Howlgalkan qorsheeysanaa ayey Ciidanka Xoogga Dalka 🇸🇴 maleshiyaadka Argagixisada kaga eryeen Degaanada Macalinka, Sabriye ,Balod, Binaanka-Balow, Moordiinle, iyo Ciise Lugoole, oo kala hoostaga degmooyinka Awdheegle & Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose Ee DGKG🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
1 month
Wasiirka Amniga gudaha dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Xasan Cabdukhadir Maxamed ayaa kulan looga hadlaayo amniga la qaatey Odeyaasha Dhaqanka Degmada Wanlaweyn. Kulanka waxaa qayb ka ahaa saraakiisha Amniga iyo maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
9 months
The Ministers of MoIS, MOHADM & MoERA welcomed today highly delegation @UNDPSomalia after opening the meeting. The DGs from line-ministries had a strategic discussion with UNDP team. @DGMYasin presented the progress made in Hudur & replicate similar programs in major towns.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
AG WAG DGKGS Mudane @DGMYasin ayaa Maanta ka qayb galay Shirka Saddex Billaha ee Marin u-helida Caddaaladda KGS. Waxaana shir gudoominaayey AG WC KGS Mudane @DGMDek Waxaana ka soo qeeb gallay Hay’adaha @EAJProgram , NGO-yada Cadaaladda ka shaqeeyo, Ciidanka Booliiska & Asluubta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Tababar ufurtey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska. Tababarka ayaa lagu Baranayey Xaqiijinta Amniga Goobaha Doorashooyinka lagu qabanaayo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha DGKGS Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa Tababar usoo Xiray Dufcadii Shanaad oo ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah Utababaran Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed 🇸🇴 oo mudo bilooyin ah Tababar ku qaadanayey Magaalada Baydhabo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
5 years
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Furey Shir looga Hadlayey Hormarinta Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed @laftagareen iyo Hirshabeele Kaasi oo Manta Baydhabo ka Furmay. @EU_in_Somalia @NBerlangaEU @AmbGamal @TheVillaSomalia @HassanAKhaire
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiirka WAG DGKGS Mudane Isaaq Subuq ayaa shir Gudoomiyey Shirka Amniga KGS oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Arimaha Gudaha,Saraakiisha laamaha Amniga qeybahooda kala Duwan,Gudiga Amniga Baarlamanka,Maamulka Gobolka kan Degmada Baydhabo iyo Saraakiil ka socday Saaxibada 🇸🇴 Caawiya.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Agaasimaha Guud ee WAGKGS Mudane Maxamed Yaasiin @DGMYasin ayaa maanta kulan laqaatay qaar kamid ah Shaqaalaha WAG. Kulankaan ayaa ah kii ugu horeeyay tan iyo markii xafiiska dib ugu laabtay. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay dar-dargalinta howlaha WAG. @laftagareen @UNSomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiirka WAG DGKGS Mudane #Subuq oo uu Wehliyo Taliya Booliiska KGS Mudane #Shamow ayaa Tababar lagu Baranayey Ilaalinta Amniga Doorashooyinka ufurey Ciidanka Booliska DGKG🇸🇴 Tawabarkaas oo gacan ka gaysteen @UKinSomalia @GermanyinSOM @EU_in_Somalia @amisomsomalia @DGMYasin
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed 🇸🇴 Mudane Isaag Cali Subuq ayaa Shir gudoomiyey shirka Todobaadlaha Guddiga Amniga oo Todobaadkan looga Hadlay Xaaladaha Amni ee Deegaanada Koonfur Galbeed iyo Sugida Amniga Dooroshooyinka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
9 months
Wasiir KX W Qorsheynta KGS Mudane Mohamed Nor ayaa daahfuray kulan aqoon isweydaarsi ku saabsanaa arimaha Tira koobka dadka & guryaha “ Population & housing census”. Kulanka waxaa kasoo qeybgalay AG WAG @DGMYasin & agaasimayasha guud qaar ka mid ah wasaaradaha KGS.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
1 month
The Ministry of Internal Security conducted today Coordination Meeting On Southwest Children And Armed Conflict Working Group (CAAC WG), the meeting led by the DG @DGMYasin , the meeting participated Line Ministries, CSOs, Security Agencies & Partners. @UNSomalia @unicefsomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa shir gudoomiyey Shirka Todobaadlaha Golaha Amniga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DGKGS Amb Dr Cali Faqi ayaa Maanta shir guddoomiyay Kulanka todobaad laha Amniga KGS. Shirka ayaa waxaa looga hadley xaaladda amaan ee KGS todobaadkii la soo dhaafey iyo sugida amaanka doorashooyinka Dalka🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
W/K Xigeenka Colaad iyo AG @DGMYasin WAG KGS oo safar shaqo maal mahaan ku joogay Muqdisho ayaa kulan la qaatay madaxda hey'ada Safer World ayaa loga hadlay sidii lo dar-dar gelin lahaa wada shaqeynta. Kulanka waxaa qayb ka ahaa Guddiga Amniga Baarlamaanka KGS 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 months
Howlgal Qorshaysan oo ay fuliyeen Ciidanka Daraawishta KGS ayaa lagu Dilay Horjooge Ahmed Abdi iyo Ilaaladii la socotay ee ku sugnaa Deeganka Ufurow ee Gobolka Baay Horjoogaha la dilay ayaa Khawaarijta Uqaabilsana Gumaadka iyo Baad ka Qaadida Shacabka Soomaaliyeed
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha DGKGS Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa ka qeybgalay Madasha Dhalinyarada iyo udoodida ee ka qeybgalka Siyaasada Dalka oo Maanta Baydhabo lagu qabtay. Waxaana Kulankaas qayb ka ahaa Agaasimaha Guud WAG Mudane @DGMYasin oo Madasha lagu Casuumay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha DGKGS Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gudiga Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Xaalada Amniga DGKGS & sidii looga hortagi lahaa Dhagarta Argigixisada Alshabaab ay ku dhibaateeyan Shacabka Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Munaasabad loogu Dabaal degaayo Sanad-guurada 2aad Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa hada ka socota Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Barlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Dr Ali Said Fiqi ayaa Shir gudoomiyey Shirka Golaha Amniga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Taliska Hay,adda Nabad Sugida Koonfur Galbeed 🇸🇴 ayaa Howlgal lagu Xaqiijinayey Amniga Magaalada Baydhabo ka sameeyey Duleedka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Madaxweynaha DGKG🇸🇴 Mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa kulan la qaatay sarakiisha ciidanka xooga dalka qeybta 60aad iyo Guddoomiyaha Gobolka Bakool. Kulanka ayaa ujeedkiisa ahaa Wax ka qabashashada Xaalada Amniga guud Ee Gonolka Bakool 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Tweet media one
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 months
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Hassan Abduqaadir ee Safarka.shaqo ku jooga Degmada Berdaale ayaa Koormeerey Wadooyinka Magaalada isagoona Amray in la qaado is baarooyinka Caqabadaha ku noqotay Nabada iyo Hormarka Degmada Berdaale
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
2 years
Agaasime Guud Madaxtooyada DGKGS Mudane Cabdifataax Mahad @MahatAfatah Aadan ayaa Gudoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud DGKGS ee looga hadlayey Gurmadka Abaaraha iyadoo la eegayo ka hortaga Colaada Barakacayaasha. Waxaan qayb ka ahaa shirka Agaasimaha Guud WAG Mudane @DGMYasin 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
1 month
Wasiirka Amniga KGS Mudane Xasan Cabduqaadir oo ka hadlayay Jigooyinka Degmada Wanlaweyn ayaa yiri "Dowlada KGS ma aqbaleyso dhibaato loo geysto shacabka ku safra deegaanka KGS"
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Kusimaha Madaxweynaha DGKG Somalia Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Golaha Amniga KGS. Shirka waxaa looga arinsanayay Arrimaha Amaanka, Sidii Kooxda nabadiidka AS looga sifeyn lahaa Deeganada KGS iyo furida wadooyinka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 months
Wafdiga ku sugan Bardaale oo uu Hogaaminayo Wasiirka Amniga KGS Mudane Hassan Abdulkadir ayaa qeybinta Deeqdan bini'aadanimo ee shalay lasoo gaarsiiyey degmadda. Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Kunool Degmada Berdaale ayaa Maanta loo qeybiyay Deeqda Gargaarka
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
1 month
Southwest security minister H.E Hassan Abdukadir, the DC, & commander of Wanwalwayn Police Station paid a visit to the entire district last night & spent time with the citizens The district's residents appreciated the district's security efforts & the administration's success.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
1 month
Wasiirka WAG KGS Mudane Hasan Abdukaadir oo ay Wehliyaan Maamulka Degmada Wanlaweyn & Saraakiisha Ciidanka oo la hadlaayay Ciidanka Boliiska Gaarka ayaa sheegay in ay u Diyaar garoowaan Qaadista isbaarooyinka Sharci darada ah ee Kusoo batay Degmada Wanlaweyn
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Gudoomiyaha Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Maxamed Macalin ayaa Horkacayey Howlgal si wadajir ah usameyeen Ciidanka Ethopia iyo kuwa Xooga Dalka ee Fariisanka ku leh Degmada Waajid kaasi oona Khasaaro isugu jira Dhimasha iyo Dhaawac ay gaarsiyeen Maleshiyada Alshabaab.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 months
Madaxweynaha DKGS Mudane Cabdicasiis Xasan @Laftagareen ayaa Dhagax-Dhigay Dhismaha Wasaarada Amniga KGS Munaasabada Dhagax-Dhiga waxaa Madaxweynaha ku Wehlinayey Wasiirka Amniga, Wasiirka Cadaalada, Wasiirka Howlaha guud, Wasiirka Warfaafinta & Madax kale @IOM_Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
AG WAG Mudnae @DGMYasin ayaa maanta ka qayb galay Shirka Sanadlaha ah ee u dhaxeeya Guddiga Shaqaalaha Rayidka iyo Agaasimiyaasha Guud ee KGS oo Shir Gudoominaayay Guddoomiye #Sharmarke Shirka aad loogu falanqeeyay sidii sare loogu qaadi laha tayeynta Shaqaalaha Rayidka KGS 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Agaasimaha Xafiiska Hay’adda Maareynta Miinooyinka & Walxaha Qarxa ee WAG KGS ayaa agab Xafiis kala wareegay Hay'adda @UNMAS Waxaa Goob joog ka ahaa AG ee Hay'adda SEMA DF🇸🇴 iyo Agaasimaha Logistics-ka WAG KGS. Agab xafiiseedkaan ayaa loogu tala galay Xafiiska SEMA ee WAG KGS 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Taliyaha Qaybta Guud Booliiska KGS Mudane #Shamow oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Gudiga Doorashada KGS Mudane #Nuuradiin ayaa Maanta Dhiiragil, Bogaadin iyo Mahadcelin u sameeyay Qaybaha kala Duwan Ciidanka Qaranka oo qaybta ka ahaa Sugida Amniga Caasimada & Doorashooyinka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
1 month
Wasiirka Amniga oo Bogaadiyay Howlgal Qorshaysan oo laga fuliyey Deeganka Cees Gaab oo 70km ujirta Magaalada Xudur G.Bakool, oo lagu bur buriyey Fariisamo Khawaarijta ay ku la Haayeen Deegankaas waxaana sidoo kale lasoo Dhaafsiiyey Baabuur Xamuul sida oo usoo socda Degmada Xudur
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
3
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
2 months
H.E. Hassan Abdulkadir, the Southwest State of Somalia's Minister of Internal Security, thanked the cabinet ministers for approving the Small Arms Control Act.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Wasiirka WAG KGS Mudane Isaag Cali Subag ayaa Shir gudoomiyey shirka Golaha Amniga oo Todobaadkan looga hadlay Xaaladaha Amaan ee kajira Deeganada KGS iyo Udiyaar garowga Howlgalo lagu furaayo Wadooyinka Argigixisada Alshabaab ay ku dhibaataynayaan Shacabka Soomaaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
10 months
AG WAG Maxamed Yasin Ayaan ka to qayb galay kulan looga hadlayey Dardar-gelinta Howlaha Shaqo iyo Xoojinta Wadashaqaynta Madaxtooyada iyo Wasaaradaha Waxaa gudoomiyay AG XM KGS Cabdifatah & . Sharmaake qaybna ka ahayeen Agaasimiyaasha guud Wasaaraddaha KGS
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Wasiir ku xigenka WAG KGS Mudane Colaad ayaa shir gudoomiyey shir looga hadlayey xasilinta Deegaanka Deynuuney iyo sidii loogu jari lahaa geedaha xareeraha wadada xariirisa Baydhabo iyo deegaanka Deynuuney. Shirka waxaa ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan Ee DGKGS 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Representatives from the FGS, FMS, Donors & the UN attended the Programme Steering Committee of the Joint Security Sector Governance Programme convened in #Mogadishu to discuss important reforms & the future of the programme #JSSGP . The DG MoIS @DGMYasin is part of the meeting.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Taliyaha Qeybta 60aad ee CXD 🇸🇴 Sarreeye Guuto Maxamed Ciirow ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ka sagootiyey Cutubyo ka tirsan CXD oo ku wajahan Diinsor. Wuxuna Ciidanka ku booriyey in Argagixisada ay ka sifeeyaan Deeganada hoos yimada Degmada Diinsor ee Gobolka Baay 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
3 years
Director General Mr. Mohamed @DGMYasin attend a High-level STP Strategic Steering Committee meeting launched today in Mogadishu. The meeting, which was attended by all Federal Member States, key FGS institutions which includes the ONS, OPM, MoD, MoIS, MoIFAR, SNAF and SPF. 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Agaasimaha Guud @MoISSWSS KGS Mudane @DGMYasin ayaa Maanta Kaqayb galay kulan lagu xusayay Maalinta Nabadda Aduunka. Kulan waynahaan waxaa iska kaashaday WAG iyo DH Baydhowa. Agaasimaha ayaa kula dar-daarmay Bulshada inay ka shaqeeyaan Nabadda iyo Xasiloonida Magaalada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
9 months
Wasiirka WAG KGS Mudane Hassan Abdukadir ayaa maanta airportka shaati gaduud ee Baydhabo kusoo dhaweeyey wafdi uu hogaaminayo Gen Kindu Cheif of ATMIS staff Wasiirka waxaa soo dhaweynta ku wehelinayey wasiirka batroolka, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo & taliyaha ATMIS sector three
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Wafti ay Hogaaminayeen Wasiirada Amniga iyo Hawlaha Guud KGS, waxaa Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil Waal ee Jigjiga kusoo dhaweeyay Masuuliyiin Katirsan Xukuumada DDS. Ujeedada ayaa ah Sidii Labada Deegaan iskaga Kaashan lahaayeen Kahortaga Waxyeelada Kooxaha Argagaxisada ah
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Kulan ciyaareed lagu soo dhoweynayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed 🇸🇴 Mudane @laftagareen iyo wafdigiisa ayaa lagu qabtay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Tanina waxay tusaale qayb ka qaadanaysaa Amniga iyo Isdhaxgalka Dadwaynaha. @HarunMaruf @SomaliaSSR
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed 🇸🇴 Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed 🇸🇴 Sidoo kale waxaa warbixin laga dhagaystay WAG Mudane #Isaq_Ali_Subuq Xaalada Guud Amniga DGKG🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
10 months
Wasiirka WAG Mudane Hassan Abdulkadir & Gudoomiyaha G. Sh.Hoose ayaa maanta kulan la qaatey odeyaasha dhaqanka ee degmada Wanleweyn. Kulanka ayaa lagu falanqeeyey nabad gelyada iyo sidii xal waara looga gaari lahaa colaadaha soo noq noqdey oo beelaha dhexdooda ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
6 months
The MoIS had a field assessment in Barawe Police Station. During the security threat assessment that ministry is doing is Barawe had separate discussion the police station commander of Barawe. @UNDPSomalia @UNSomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 months
Wasiirka Amniga KGS Mudane Hassan Abdulkadir ayaa ka warbixiyay kulan Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed @Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Safiirka @ATMIS_Somalia ufadhiya Soomaaliya @souefmo_elamine
0
0
4
@MoIS_SWSS
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
4 years
Wasiir ku Xigeenka Mudane Colaad iyo Agaasimaha Guud @DGMYasin ayaa maanta kulan la qaatay Ku Xigeenka Taliyaha Ciidanka Booliiska @ZakiaHussen . Kulanka ayaa diirada lagu saaray Wada Shaqaynta heerarka kala duwan Ee Booliiska iyo Sidoo kale in ladaa dejio #ila_wadag_Forum 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4