Xaaji Ducaale Idiris. Ducaale Idiris waxa uu ka soo jeeday Sacad Yoonis Beesha balaadhan ee Habar Yoonis. Ducaale Idiris waxa uu ahaa nin maalqabeena oo ku hadla qarnigii 19aad hadda waa 1870s kii saddex luuqadood oo kala ahaa Carabi, Hindi iyo Ingiriisiga. Laba luuqadood ayuu
"Nin Gudo baas kasoo baxay oo garaca mooyaane ma gil gilo duqaytida nin kii aw kasoo go' ay."
Dadka beenta uu iska fogeeyay Mujaahidku war wareejinaya maaha dad xalaal ku dhashay.
@yGabobe
@AbdirisaqM60043
@TvGeopolitics
Waa qaybtii kowaad warbixin gaaban oo aynu kaga waramayno labadii Sultan ee uuga saamaynta badnaa qarnigii 20aad geyiga ay dagto Soomalidu. Labadan Sultan oo laaysku odhan jirey Ba Dahabo, waxa ay ka soo kala jeedeen beelweynta Garxajis iyo beelweynta Subeer Awal.
Waxa ay
17 Oktober 💚🤍❤️
Garashada dareenkiyo
Inta laga dab-qaatee
I dirtaan ku Dhaartay
Dacar iyo ladh jiifiyo
Inta doogta kicisee
Damaqdaan ku dhaartay
Dhulka hanad ka duuliyo
Duriyaan ku Dhaartay
Daalacaan ku dhaartay
Dar-daraa barbaartiyo
Inta dirirta geydee
Diran baan ku
Dib U Milicso: Xogtii Sirta ahayd ee 8 Bilood ka hor uu sii sheegay muwaadin Reer Somaliland ah ee khusaysay in Jamhuuriyada Somaliland ay dagaal ku soo qaadi doonan Ciidamada Soomaliya ee Eriteria lagu soo tababaray, kuwa maamulka Puntland iyo dawlado kale
#Caynaba
. 😂
Caqliga Shacbiga Somaliland Ma caayikartaan
Waxa udheer intaa yar ee deegaanada uga soo baxdey mooyee waxa kale waa Safaarigii ay jiidayeen oo galabtii laguro lana geeyo kolba Subaxa halkan ku aadanyiin
Maalin iyo habeen Meel urtay iyo mukhbaarad bay tagantahay waxay u meeraysaana waa meheradeedii
maxaa ceebta mooskaaaga taal magane kuu geeyay
Nadal fawqal nadal
Hees Cusub 🫵🏾
Amma caacda hay ama cay kuhes
Amma sociyo ucabad sidaran
Amma caawiyo Cadow soo horbood
Amma sii cidkale sirta ciidamada
iska daa cirkee ciidu waa isaga kulmiye
Bishu way caddo kulmiya codkale
Difaaca qaranka yaa ku haboon ma kii ciidanka qabiilka u kala qaybiyay, goojacadena ka masuulka ahaa, ma kii ciidanka buurta Gacan Libaax ku dilay ee waliba qoorta iskaga taagay maydkoodii; mise Madaxwayne Muse Bixi oo ciidanka qaranka maalin kasta garab taagan.
Listen to this. Wuxu dafiray sharinimada shacaba ka somaliland oo uu ku sheegay in ay Somali yihiin. Ninka sidaas u hadalyaa waa siyaasi la wada yaano waan mohamud Jama galal afhayeenka xibibiga wadani
Ictisaam Bireeyeyaasha
Qaadiriya💚✅
Beri idamka Alle waxa inagu soo wajahan caalimka wayn ee daaciga ah Sheekh Cawn al-Qaduumi, waxa laynaga raba madax iyo shiciba in beri soo dhawayn qiimaheeda wadato ku qaabilno sheekha.
Edna aadan was recruited as envoy leader for somalia and Somaliland talks by muse biixi, it’s in financial, and position interest to lobby for him just like everyone he gave a job.
Nothing to do with Somaliland 10000% to do with personal interest
Case closed.
Dilkii Henri Lambert 1859 Kii iyo eedayntii Lagu soo Ogey Sultankii Zaylac iyo Tadjoura Sultan Sharma’arke Ali Saleh.
#Adalsultanet
Isku dubaridki iyo diyaarintii
Al ustad Professor Macalim
@EgehKhadar
Amiirkii Zaylac iyo Tadjoura Sultan Sharma’arke Saleh iyo Edayntii Loo Qabsadey In Sultan Sharma’arke Saleh uu Isagu Soo Abaabuley Dilkii Qusulkii Faransiiska U Fadhiyey Cadan ( Henri Lambert).
Allahay Cimriga iyo caqligaba ha u barakeeyo Mujaahidka
Riyoyinki shalay ee Mujaahidka
@EgehKhadar
oo dhaboobay 💯
Ma ogtahay ayaamaha Tagtadii horeetiyo Tan hader lajogiyo
ma ogtahay timaadada, taxanaha awaaraha