Cabdiraxman Indho Profile Banner
Cabdiraxman Indho Profile
Cabdiraxman Indho

@Cabdi_Indho

Followers
2,096
Following
1,074
Media
511
Statuses
3,925

IMAM|SOMALI|AMMISAN SOMALILAND.

Joined January 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Today is my graduation. It is a step forward
Tweet media one
27
4
67
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
11 days
The First day that Somaliland become a member of the united nations. 🫣🥰
57
70
379
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 years
@sahouraxo Western countries have created displacement and colonialism, and for 200 years in African countries and Muslim countries, colonialism has been given different names such as democracy. but no one accuses him of war.
1
13
97
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Jawiga haddii aad galabta ku sugnaaan lahayd maxaad sameen lahayd? Goobta sawirka: Switzerland👏😍
Tweet media one
12
8
88
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
MSBARRE AHN
18
23
84
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Badhtanka dhulka Soomaaliyeed halka uga beegan badda:Garacad, Mudug.😋
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
17
70
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
@UmarBzv Humans today consider themselves to be the highest civilizations today. But the ancient history that is being found means that Humans are going through unimaginable times. Amazing😳
0
1
63
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 months
Cid diidi karta majirto waa uu dooran yahay✌️
Tweet media one
19
10
53
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 years
@IlhanMN When Morocco won, you remembered that it was Islam. But when you are advocating for LGBQ people who are not Islamic, did you not know that it was Islam? Shame on you when Islam is insulted. But when he sees his success, the congratulations are shared.
8
0
47
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
9 months
Kun iyo boqol jeer baa ku celinay Dadka Dawlada Somalia ma fahman. Heshiiskii 1960kii aynu galney waxa ku qorna haddii laga baxo waa in wax weliba sidiisa ku noqonayo. Taas oo cadeynaysa in marka hore la ahaa laba dawladood. Marka DFS imika jirta ma qayeb ayaanu ka ahayn? May dee
17
19
50
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
Macasalaama Somalia. Sidaas buu shirkii ku burburay.Hadalka Hakan Fiden ee sep waa siyaasad uun qurxinta hadalka. Somalia waxay rabta inay Cadceeda sacab ku daboosho laakiin waxay ku noqoneysa dhay-cad iyo dharaar horyimaada dhoofarkooda. "Nin aan ku furin doonin yaanu ku rarin"
9
5
49
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
8 months
Suuqa-Waheen ee Caasimadda SOMALILAND Hargeysa oo gebagebo ku dhaw!
3
16
47
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
Xuddun,Sool Somaliland 😊👏
Tweet media one
Tweet media two
9
7
44
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Degaanka Cisaley ayaa kamid noqday goobaha loo dalxiis tago Jimco kasta, waa goob ku habboon nasiinada, deegankan waxaa uu dhaca duleedka Muqdisho.Waxaa deegaanka laga billaabay dib u dhis iyo hergelinta goobo lagu nasto oo laga dhiso Xeebta.😍😋🌹
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
12
41
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 years
Kawarrama dumarka Soomaalida maxay noqoneysa?😂
14
2
40
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
5 months
Cirka Samada arallada laga aqbalay Somaliland👏🫡
2
11
41
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Burco cawa way roobtey😍
Tweet media one
2
0
42
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Jamacada Camuud ee gobalka awdal magalada boorma.oo si qurux badan loo dhisey waxayna ku jirta jamacadaha dalka kuwooda ugu tayda wanagsan.❤🥀
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
10
38
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
📍Berbera|Sahil|Somaliland. Berbera wonderful Climate and Began raining Spring. It's City for east-africa to give prosperity. 😊
2
8
33
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 years
Shacabka Caasimada #Hargeysa way hadleen. #Somaliland inaysan qabiil ahayn ee ay tahay qaran✊💚
6
10
39
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 years
@KhaledBeydoun India Some day will regret what shall do it muslims community😥
0
0
31
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 months
PUTLAND ✅️😅
6
7
38
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Sawiro: Bixin-duulle oo ka tirsan gobalka saaxil. Waa goob dabiici ah oo ku wanagsan beerashada,daliixska. Waxa kale aad ugu fiicantey in ay noqoto goob warshadaha ku haboon. 💚🧡
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
31
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
The stone I am sitting on is the top of the sheikh mountain. Sheikh has a great history in Somali and the Horn of Africa. Sheikh was the capital of the British Empire during the colonial period. Ramadan mubaarak.
Tweet media one
6
1
35
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Degmada Sheekh oo figta sare roob iyo raxmad jawi nagu helay galab!👏🥰
2
11
35
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Halkan waa Goobwayen.waana webiga jubba. Waxay 15km u jirta dhinac waqooyi kismaayo. Waana halka ay iska galaan biyaha badda. Waana meel ku wanagsan dalxiiska,beer-falshadda. 👏😍
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
11
33
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
📍HARGIESA. LIICO MAYSO MARNABA ✌️❤️
1
6
32
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Ciid wannagsan dhamaan jaallyaal. Farxad Cafimaad qab idin rajaynaya! 😊
Tweet media one
7
1
33
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Waa Kuma General Cabdisamad Xaaji Cabdillaahi Diiriye Warsame (Gamgam) ,oo ah Maskaxdii ka danbaysay Qorshaha Somaliland ku dagtay Saldhiga Goojacade iyo ka bixistii Saldhiga Tukaraq.
Tweet media one
10
3
31
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
📍Kulmiye|Saaxil|Somaliland. Deggaanka kulmiye waxa uu ka mid yahay deggaanada Somaliland ee gobalka Saaxil. Waana deggaanada Dalxiiska ku haboon. 🥰😊
0
3
33
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
Done✅️deal, magaalada Bulaxaar ee gobolka Saaxil
Tweet media one
5
4
31
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 years
0
8
30
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 months
Xuddun,Sool,Somaliland. Lo'adda qaar baa u haysta in keliya Gabiley lagu dhaqdo. 😁
8
2
29
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 years
Gabadh aqalka sare xoreystay degaankay kasoo baxdayna. 😂 Waa actorad raggii geed bay isaga xidhay. 😅
11
5
29
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Halyeyda gobalka Sitti ee beesha(Ciise) maanta guul bay joogan.Dagaalkiina waa lagu kale baxay.Goobaha laga kiciyey cadowga waxa ka mida 1-Moqor-Baashe 2-madane,Riiga 3-Daaba-mara 4-Gobla,Dhagaxa geela(Dhagaxa Geelidaale) Furinta u dambeysa cadowga oo ah Garabo-ciise u hadhay.
Tweet media one
5
3
29
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
5 months
📍Berbera Cement Factory. Warshada Sibidhka berbera oo habayn iyo casriyeyn lagu wado. Waxaana la doonayo inay baahida Sibidhka dalka iyo waddamada jaarka buuxiso. Sidoo kale waxay shaqo-abuur u noqoneysa shaqaale dhan 10,000 (10kun) Soomaalilaand ah. Let's go developments!
6
6
30
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
The big day! SLNDRs.
Tweet media one
0
3
28
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
Is-afgaradkii SL iyo itoobiya(MOU) wuxuu godadka kasoo saarey laba qolo. —Kuwa ku metali jirey Soomaalinimo oo Muqdisho fadhiya.27 bisha maanta yidhahaden waxa noo siman Somaliland iyo As. Waana sidii loo bahna in jid cad la kale maro. —Kuwa SL iska dhiga oo aan ahayn.
3
9
27
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
7 months
Mujaahid @yGabobe oo shalay Ka waydiiyey in uu si habraac ugu haboon inuu isu baraxo maanta waa kaas sida daahir yaa shamiska waa ka cadeeyey inaysan ahayn mid official ku soo baxday.Waana uu ku Mahadsan yahay sida uu qaatay taladii aan shalay ee inuu is baraxo.
3
4
28
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Wiil yar oo reer hargeysa oo Maayirkiisa fariin si codkarnimo ah ugu direya.🥰
9
3
28
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Ramadan kaream. Gu'gii roobka oo raxmadii bisha ramadan la socoto baa isagu kaya curtay!🤗
5
4
26
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
"Dhaxal—Talyaani" oo heesaya dhaxalkoodii. Bal soo hela meel ingiriis uga heesnay.😅 Waxa la yidhi "Carabtu intay ku nabtay nebiga kaga hormarta" kkkk Reer Somalia waxaanoo midhan baa ka yaalla mana xishoodan.
2
6
26
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Dawlad degaanka Somaalida itoobiya #jigjiga weeye. Taaladda aad aragtaan waa sayid maxamed Cabdle xasan. Astaan ahaan bay halka ugu taala👏 Immisa reer jiga'jiga baa halka igu jira waa idiin salaameya dhamaantiin👏❤😍
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
4
24
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Gobalka togdheer caasimadiisa burco oo dusha sare laga duubey!
1
6
25
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
7 months
Sanaag | Calmadow | SOMALILAND ✌️😊
3
4
23
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
7 months
Madashii Cawa ee Burco. Buugii qoraagii Awdal ee #Gaara_Bidhaan . Waxa madasha Soo buux dhaafiyey dad gaadhey 5k oo ruux oo u badan dhaliyaro iyo waayeel ba . Burco wadajir ah ✌️ Somaliland Casuumanta
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
24
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
📍Berbera|Sahil |Somaliland
0
6
25
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 years
@emilykschrader I remeber syria🥺
1
0
23
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Xeebta basoos oo sawiro qurxoon laga soo qaadey. Basoos waxay ka mid tahay magaalo ganacsiyeedka Soomaalidu leedahay. Waana meel cimillo kuluul. Halkaas oo ay ka bixi karto dhirta cimilada kulul ku baxda❤🥀
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
24
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 years
@elevationng you have violated the constitution of my country. You have spread the word that you are here to spread Christianity. it is a violation of the law. if you want it safe you come back and call.🖕
0
1
24
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
2 months
Madaxwayne Biixi hal heshiis ayuu galay, heshiiskaas ayaa ka saamayn batay intan heshiis ee Xasan Shiikh galay. Xasan waxa haysataa xikmadii ahayd “waxba foox ma taro aakhiro nimay faro ka yaaliin”. @abdinasserahm
Tweet media one
7
10
23
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
10 months
Qamar sugaani waa iga qosliyey. 😂
10
5
21
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 months
Dec,2022 baa rag space soo furteen yaga ku xumayn uga jeeda muuse biixi. Mar labaad colaad Las'anod markii ay laba jibaartay "2023, Febraayo,May iyo bihii kale baa yidhi war kadaaya arrinka muuse biixi maaha waa SLND la rabay. Kadaaya! Waxa xigtay "Fiqi tolkii kama jano tago"
12
5
24
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
SOOMAALINMO✌🥰😶
8
4
23
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Cawa ustaadka wayen ee Ibraahin-Hawd Yuusuf baan xusaya Weedhaha Hirgaley ee uu sameyey. 1-Hawidar 2-Dhaxal-Talyaani 3-Xuunshooyin 4-Geeska-Africa (Cadaabta Dhaliyarada) Maxaad ku dari karta adigu ka xasuusta.
Tweet media one
14
6
23
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Cawa waxa Inoo dhashay @Xogogaalmedia Oo aynu ku qaada dhigi doono arimo badan oo geeska ka socoda.Sida doodaha,Falaqeymaha,Xog-warranka,iwm. Halkani waxay noqon doonta meel qof kasta oo Soomaali furan oo aarraddiisa ka dhiibto. SOO DHAWAADA OO KU XIDHNAADA! Ramadan mubaarak🤗
Tweet media one
14
3
22
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Halkan sawirka idiinka muuqta waa burco. Burco waxay leedahay ciid-wanagsan biyo nadiifa oo aan kale go'an lahayn. Magalada burco waxa ku nool dad kor u dhaafeya 800,000ruux waxa magaladu leedahay 21ceel oo biyo ah. Halkan waa beer strawberry ka baxa magalada qayeb ka mida🍓🍓❤
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
22
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
5 months
SANAAG: Calmadow| SOMALILAND. 😊
2
4
23
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Waa xarunta gobalka Hiiraan ee bartamaha Somalia waa xaruntii daraawiishta Somaliakuwacanaa daawashada 🥀❤ Baladwayene baa beerka iga taal aniga😍
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
3
22
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 years
@mikepompeo @FoxNews But your role in the White House. intensified by hatred and discrimination. you have increased racism. If you come back in 2024, the United States will take the path of destruction😜
16
1
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Puntland iyo Khaatumo!
Tweet media one
11
6
21
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Wiil aanu saxiib ahayn ayaa igu yidhi: "beryahan waxaad mooda in aad wax iga tabaneyso ee maxaad caloosha igu haysa" anigu waxaan ugu jawaabey "Saxiib marka horeba qofka gunta caloosha waxba looguma qaado ee gobta loogu qaada" waayo waa qof miisaan kugu leh oo kugu khaldmey😁
0
2
19
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
📍Berbera |Sahil |Somaliland. A beautiful photo was taken at Batalale beach which shows the general view of Berbera beach as a suitable tourist destination.
Tweet media one
1
7
20
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 years
@HSajwanization You are humiliated. You have become part of accepting that you are being humiliated. You are praying for those who have shed the blood of Muslims. you are sending a blessing to those who have abandoned humanity. God lied. You send blessings to those who are angry with God. 🤦‍♀️🖕
9
0
15
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 months
Hablaha Kulmiye. ✌️🤩
5
3
20
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
@UmarBzv The ancient culture according to this image. They may have been killed because of culture and tradition. but it's amazing that she hasn't changed the way she did before.
0
0
17
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 months
18,may,2000. Fagaraha khayriyadda hargeysa iyo Madaxwayene Maxamed X. Ibraahim Cigaal. Ninka daanyeerka hargeysa ag taagan hargeysadii hore uu baan garaneysa yaa isku dayaya?
Tweet media one
8
6
19
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 month
"Sanka taag adiga soo dhacsadey" SOMALILAND 🥰✌️
Tweet media one
1
5
19
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Ciid mubaarig. Jallayaal Ammin wannaagsan.👏🎊
Tweet media one
1
1
19
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Halkan waa degmada sheekh oo hoostagta gobalka Saaxil.Maalmahan waxa soo badanaya dhaliyarada gobalka Saaxil guud ahaan degmada sheekh iyo degmada berbera iyo Go'ada dalxiis u imanaya. Waxaan halkan tuseysa in gobalka si guud aan uga shaqayen doono goob-dalxiiseed inuu noqdo.👏
1
5
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Sawiro: halkan waa waqooyiga kenaya. Waana meel dalxiiska loo tago oo aad u qurux badan duur-joogta qayeb ka mida waxay u tahay hoy" Maanta haddii aad kenaya joogta dalxiis maku aadi lahayd?😁
Tweet media one
Tweet media two
0
4
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
Osman oo Maanta lagu xidhay madaarka hargeysa. Muxuu odhan jirey. 👇
14
7
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Maamo @EdnaAdan oo Sanadkii hore 2023 ku guuleystay qof labaad ee muslimiinta Calaamka ugu saameynta badan ayaa la gudoonsiiyey billadii. Waxa Cajiib in bilada ay Calanka Somaliland ka dhigtay.Maamo Adna Aadan qadiyada SLND dhiig iyo dhuux bay u shubtay "Majirto dib u noqsho" 👏
Tweet media one
2
6
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 years
Maxaad u taqaana wareega muqmadda/oodkaca ku wareegsan?
Tweet media one
2
3
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 months
Degmada Laascaanood ee gobalka Sool Somaliland. Oo rooban. 👏
Tweet media one
12
3
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Hargiesa views. Dusha magalada hargiesa oo kor'laga sawirey😍. 👌
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
4
18
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Jimce kaream saxiibyaall. Waxa hore looga hayey caallim hore "maal-gashiga bina'adamka ayaa ka wanagsan maal'gashiga dal" Soomaalidu waxay u bahantey dhaliyaro la maal-galiyo🤗😍
Tweet media one
3
0
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Muslimiinta Makka ku sugan. Oo kuwa ka mid ah ay cimro ku jiraan ayaa waxa ku da'ay roob badan kaas oo ay ku qabowsadeen😊 Mashaa allaha😊❤
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
3
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
8 months
Madaxwayenaha Soomaaliya Mr: @HassanSMohamud oo soo dhaweeyey dhigiida Axmed Shidde Wasiirka Maaliyadda Dawladda-Federaalka itoobiya. @musebiihi waxaa soo dhaweeye Ra'iisal-wasaaraha ku xigeenka itoobiya mudane: Demeke-mekonnen. Haddaba keeba madaxwayen ah. 😂
Tweet media one
Tweet media two
1
2
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Sawiro: Ceel-afwayen waxay ka tirsantey gobalka saraar. Ceelafwayen waa meel banaan iyo buura tudub-ah way isagu jirta. Waana meel dhaqashada meesiga ku wacan. Waxaana cilmi-badhayaal shegeen in ay ku jirto saliid(shiidaal).🥀🌹
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
2
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
😂" Hawidar waxa nagu hayaan waxay isku hayaan baa ka daran" Sawirka Garoowe laga sameeyey. Kkkkk
Tweet media one
7
1
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Ka bilaw Midig, madaweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe wasiirkii arrimaha dibadda,Cumar Maxamed Nimcaale wasiirkii arrimaha gudaha,Qaasim Sheekh Yuusuf,wasiirkii macdanta iyo tamarta,Cabdilaahi Xuseen Iiman Darawal wasirkii gaashandhiga. 1998.
Tweet media one
0
2
17
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Tuuladda huddusa oo rooban. Tuuldan waxay ku taala dhaadhac dawga degmada sheekh ee gobalka Saaxil. Safarlayda gobalada beriga waa goobta ay ku nastan hakad ay ku galan. Taariikh guun ah way leedahay oo ka mid yahay magaca HUDDUSA.🥰
1
2
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
18–may iyo ukumihii qaranka✌🥰
Tweet media one
0
1
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
7 months
Qof kasta oo daba-dhilif noqda akhirka halkas baa u dambeysay sidii neef baadiya ayuu is waaya! Talow halkee dhex taagantay?🥱 War kadaa immisan lahay? Maxaa ka dambeyey?👇
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
3
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
7 months
MOU iyo Somaliland iyo itoobiya wada galeen filo dhawaan inuu samayn taban iyo togan ku yeesho doorashada SLND. 30-Sanno SLND jirtay waxa u gudbeysa marxaladd kale oo soddanad oo sida lagu qiima ah dawladaha ama calaamka 30sanno is badel inuu dhaco.
1
5
16
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
3 months
Madaxwayenaha jamhuuriyada Somaliland waxaan kula socoda oo taageersanay arrinka qaranimada iyo meel istaag haybada qaranka. Haddaba kuwa mucaaridninamada ka dayay iska dhaadhicinta shisheeyaha kale waxaan leeyahay. "Nin ku diirsadaan ahay, Maalinkay u darantahay! —Haadraawi.
Tweet media one
1
0
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
📍Berbera|Sahil| Somaliland. Caasimadda mustaqbalka ee isku keeni doonto shacbiga geeska afrika iyo afrikaanka oo dhan carab iyo cajab. Magaalo u diyaarsan inay soo dhaweyso cid walba oo hormar la damacsan. 😊
1
4
15
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
5 months
Oodweyne Caynaba Saylac Ciil Afweyn Baligubadle Wadarta deggaanada codka yaalla. =142,520 Gabiley: 88,65k. Haye haye. 😁
11
1
15
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
Update:Abdinasir Dahable was assassinated by the head of Somalia's civil aviation agency, Ahmed Moalin Hassan! This is the man who was behind the brutal torture and murder of Mr Dahable.
Tweet media one
Tweet media two
1
6
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
6 months
SLND: Doorashadii 2017 waxa kaadhadhka cod-bixinta qaatay 704,89 -Imika doorashadii 2021 oo kaadhadhka cod-bixinta qaaten dad gaadheya 1,065,847. -Halka doorashadu ka dhacdo 23-degmo iyo 176-Goob-Diwaangalid/goob-Doorasho. Somalia Madaxwayenahood waxa codka siiya 320-qof.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
5
15
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
18 days
Sawirka Maanta ...…… Kuwa moodaya inaan cadow isu nahay ogaada "Hilba wada dhashiyo hayb qudha ayaanu nahay" Madaxwayenaha shannaad Somaliland Muuse biixi Cabdi iyo Madaxwayenaha lixaad Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi.
Tweet media one
2
1
15
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 years
Aasaar qadiimi ah oo ku taal deegaanka Qocoblehe, degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Dadku waa ku kala aragti duwan yihiin waxa ay yihiin. Dad baa aaminsan meelo la caabudi jiray in ay tahay, qaar kalena qabuuro.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
Sheekh oo ka tirsan gobalka saaxil. Waxay leedahay goobahan oo ku wacan Nasashada iyo hawo qaadashada. Aniguna halkas baa galab walba wax ku akhrisan jirey. 🤗
2
0
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
4 months
❤️Hablaha Somaliland
Tweet media one
1
2
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
5 months
DHAMAANTOOD KULMIYE AYAA AY AHAYEEN. HADDANA (WADDANI) SIYAASADA CARMALKA AH😂
Tweet media one
7
3
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
7 months
"Air space ma aha arrin cidi si gaar ah u haysan karto oo ugu guuleysan karto, ama waa in lagu heshiiyaa ama waa in la xidhaa - ma jiri karo guuleyste keli ah, haddii aan la wada guuleysan, waa la wada khasaari"Micheal Keating Wakiilkii Qaramada Midoobey u qaabilsanaa Soomaalida
1
4
14
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
7 months
#Rabadaan_Barakeysan dhamaan idil ahaan Muslimka iyo Soomaalida. Soon-qaad wacan. Intiina afurka uu gaadhin idam alle cafimaad ku afura 👏
Tweet media one
1
1
13
@Cabdi_Indho
Cabdiraxman Indho
1 year
@UmarBzv She's genuis owner American computer scientist, systems engineer, and business owner. director of the Software Engineering Division of the MIT Instrumentation Laboratory
2
0
14