Hassan Shire Abgaal Profile Banner
Hassan Shire Abgaal Profile
Hassan Shire Abgaal

@HassanAbgaal

Followers
6,028
Following
28
Media
91
Statuses
102

Official Twitter Account Puntland Presidential Candidate-2024, Former Minister of Finance, Puntland State of Somalia.

Garoowe
Joined October 2021
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
2 months
Waxaan ugu Hambalyeynayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan sandguurada 64-aad ee Xornimada iyo israaca 1-Luulyo 1960. Waxaan Allaah ka Rajaynaynaa in Ummadii Soomaaliyeed ee midowday 64-Sano kahor iyo Qaranimadii adkayd ee Dalkeena ay markale cageheeda ku istaagto
Tweet media one
1
0
3
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
2 months
INNAA LILLAAHI WA’INAA ILLAYHI RAAJICUUN Rabbi Ha’unaxariisto Marxuum Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka JFS, oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Tweet media one
1
0
2
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
2 months
Waxaan hambalyo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacab weynaha gobolada Waqooyi ee Dalka oo ah maalintii ugu horeysay ee calan Soomaaliyeed laga taago Dhul Soomaaliyeed oo ay maanta ka soo wareegtay 64-Sano 26 June, 1960.
Tweet media one
0
0
10
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
3 months
Waxaan halkaan hambalyo iyo Duco uga dirayaa ardayda sanadkaan u fariisatay Imtixaanka dugsiyada sare iyo Dhexe ee Dowladda Puntland sanad dugsiyeedka 2023-2024. Waa wax aad loogu farxo in araday gaaraysa 21,801 oo araday ay saaka halmar u fariistaan Imtixaanka Puntland oo dhan.
Tweet media one
0
0
4
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
3 months
INNAA LILLAAHI WA'INNA ILLAYHI RAAJICUUN
Tweet media one
0
1
3
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
5 months
Waxaan Hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga u dirayaa Ummadda Islaamka ah, Shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland meel kasta oo ay joogaan dhammaantiin faraxad ku ciida. Allaah hanaga aqbalo Soonkii iyo Saladii, كل عام وأنتم بخير
Tweet media one
0
0
13
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
5 months
Waxaan halkaan uga Hambalyeynayaa Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirrada ee uu maanta soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane @HamzaAbdiBarre . Alle waxaan u waydiinayaa Wasiirrada cusub in uu ku garabsiiyo Mas’uuliyadda Addag ee ay Dalka iyo Dadka u qaadeen. GUUL SOOMAALIYA🇸🇴
Tweet media one
26
27
168
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
8 months
Waxaan maanta Guddoonka iyo Mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland @Parliamentofpl ka hor jeediyey khudbadda Barnaamij siyaasadeedkayga aan ku Hogaamin doono Puntland haddii la’i doorto hogaankeeda 5-sano ee soo socta hadduu Rabbi idmo. #DOWLADNIMO_WAARTA
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
4
23
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
8 months
Maanta waxaan tagay Xarunta Golaha Wakiillada si aan u qaato Shahaadada Musharraxnimo ee Xilka Madaxwynaha Dowladda Puntland. #DOWLADNIMO_WAARTA
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
6
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
8 months
Waxaan u Hambalyeynayaa Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku xigeenada 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka 6-aad Dowladda Puntland Mudane Abdirisak Ahmed Said, Mudane Maxamed Baari Shire iyo Mudane Mohamed Mohamud Ciise Awowe. Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo lana garab galo.
Tweet media one
0
0
5
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
8 months
Waxaan daah furnay Barnaamij Siyaasadedka aan ku hogaamin doono Puntland hadii la ii doorto Shanta sano ee soo socota Inshaa’Allaah, Waxaan u mahad celinayaa marti sharaftii ka soo qayb gashay siyaasiyiinta, Cuqaasha, Culimada iyo Shacabkii faraha badnaa. #DOWLADNIMO_WAARTA
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
2
20
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
8 months
TACSI: Innaa Lillaahi Wa’inna Illayhi Raajicuun Alle ha’unaxariisto Marxuumad Wasiir Khadiijo Mohamed Diiriye oo maanta ku geeriyootay Dalka Jabuuti.
Tweet media one
2
3
14
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
8 months
Waxaan Hambalyo u dirayaa Dhammaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland munaasabadda ku aadan Sanad Guuradii 80-aad Ee Aas’aaska Ciidanka Booliiska Dalkeena 20-December 1943-2023. #Somalipoliceforce #Ciidankabooliskasoomaaliyeed
Tweet media one
1
2
10
@HassanAbgaal
Hassan Shire Abgaal
8 months
Tweet media one
2
1
15