Hamse_taabit Profile Banner
Hamse Naasir Carab Profile
Hamse Naasir Carab

@Hamse_taabit

Followers
868
Following
6K
Statuses
2K

This is official X of Hamse Naasir Carab | Spokesperson of the Somaliland Fire Brigade @SLfireservice

Hargeysa _ Somaliland
Joined November 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
2 days
Taliye sawahili waa hadiyad Eebe ugu deeqay Jamhuuriyadda Somaliland oo cid kale haysan,@SLfireservice
@SSTHawdReserve
Sultan Abdikariim (Hawd&Reserve Area/SST)
3 days
Shirkadda Somtel ayaa Billad ku guddoonsiisay Taliyaha Ciidamadda Dabdamiska Somaliland oo ay Ciidamadiisa iyo isaguba si naf hur leh ugu dhaweeya Bulshada.
Tweet media one
0
4
10
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
2 days
Maamulka Shirkadda @Dahabshil ayaa u gartay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska shaqsigii ugu mudnaa sanadkan, kuna mutaystay dedaalkii iyo shaqo wanaagii uu muujiyay. Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL ayaa u mahadnaqay maamulka Shirkadda @Dahabshil
Tweet media one
Tweet media two
0
8
31
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
5 days
Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa xubnaha naftood hurayaasha Ciidanka Dabdemiska ku bogaadiyay kaalinta laxaadka leh ee ay ugu jiraan Qaranka JSL,
0
4
16
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
6 days
Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo u Mahadnaqay Ciidankii damiyay dabkii weynaa ee ka kacay Suuqa Idaacada ee magaalada Hargeysa.
0
2
27
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
6 days
Mahadsanid Ambassador @BarkhadKaariye
@BarkhadKaariye
Dr. Barkhad Kaariye | በረከት | برخد
7 days
Waad awooddeen! Waad karayseen inaad suudhadh iyo qoor-sudhad wada xidhataan, dabadeed doonataan shaqo ka dhib yar, ka lacag badan oo ka khatar yar ta aad umadda u haysaan! Waad kartaan inaad kuraasta siyaasiga ah iyo xilalka kuraasta aan dhaafin doonataan oo waliba heshaan! Waad leedihiin aragtida iyo aqoonta aad ku hanan kartaan xilal ay hayaan kuwo aan haabkaba ku haynin inay heli karaan! Waxaadse ka doorateen shaqo ka sharaf badan, ka waxtar badan if iyo aakhiro ba oo ah 'Naf hurid'! Waxaad noqoteen 'Naftood hurayaal'! Halista iyo holaca waxaad ugu badheedheen inaad dadkiina badbaadisaan, waxaanad haysaan shaqo Janno iyo kheyr bay idiin goynaysa. Waa suurtogal in duruufo idinku xeeran yihiin, haddana danta dadkiina iyo dalkiina u liqaysaan! Abaalkiinna Ilaahay ha gudo, barakooba, waanannu idiin ognahay oo aad naga helaysaan. Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland 🫡
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
7 days
Mid ka mid aha sawirada aan ka qaday gubashadii suuqa waaheen, markaan arko, waxaan galaa xusuus dheer, taasoo igu soo labakicisa dareenkii habeenkaas iyo masiibada meesha ka dhacday,@SLfireservice
Tweet media one
0
0
1
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
7 days
Gaadiidkii Dabdemiska ee Habeenimadii xalay lagu damiyay dabkii weynaa ee ka kacay Suuqa Idaacada ee Gobonimo,@SLfireservice
0
12
62
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
7 days
Madaxweynaha JSL, Mudane @Abdirahmanirro ayaa booqday soona kormeeray khasaaraha ka dhashay dabkii xalay qabsaday suuqa ganacsiga ee gobonnimada, qaybtiisa idaacadda. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay Ciidamada Dabdemiska ee Nafhurka sameeyay, sida ay u xakameeyeen daminta dabkaa,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
15
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
8 days
Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane @Abdirahmanirro warbixin ka siiyay dabkii weynaa ee xalay ka dhacay suuqa Gobonnimo ee Idaacada,@SLfireservice
0
7
21
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
8 days
Ciidamada Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabka weyn oo ka kacay Suuqa Gobonimo gaar ahaan Qaybta xigta deyrka waqòoyi ee idaacada. Alla Mahadi Ciidamada ayaa ku guuleystay in dabka hareereeyaan, inta aanu ku fidin suuqa intiisa kale,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
23
59
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
18 days
RT @FahimaAli49: Commander-in-Chief of the Somaliland National Army. Waan farxay. Congratulations, Nimcaan👏🏾
Tweet media one
0
19
0
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
19 days
Hambalyo Adero Nimcaan Yusuf Cisman Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland,
Tweet media one
0
0
6
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
20 days
RT @Abdirahmanirro: On behalf of the Republic of Somaliland, I would like to extend my sincere congratulations to President Trump, @realDon
0
464
0
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
21 days
Hawlgaladii iyo Samatabixintii Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta Jamhuuriyadda Somaliland sameeyay Sanadkii tagey ee 2024, @SLfireservice
Tweet media one
0
1
7
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
25 days
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Wakiilada JSL Siciid Mire Giire ayaa booqasho ku yimi taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland ee magaalada Hargeysa. Waxaana halkaa ku qaabilay kuna soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska JSL sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili,
Tweet media one
Tweet media two
0
1
4
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
1 month
Wasiirka Wasaarada Deegaanka @AGeeljire ayaa maanta booqasho ku yimi taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland ee magaalada Hargeysa. Waxaana halkaa ku qaabilay kuna soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska iyo Samatabixinta JSL sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan,
0
3
16
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
1 month
Wasiirka Wasaarada Deegaanka @AGeeljire ayaa maanta booqasho ku yimi taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland ee magaalada Hargeysa. Waxaana halkaa ku qaabilay kuna soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska iyo Samatabixinta JSL sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
3
4
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
1 month
Duqa caasimada Hargeysa @AbdikarimMoge ayaa kulan kula qaatay taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland taliyaha ciidanka Dabdemiska. Waxaa halkaas ku soo dhaweeyay taliyaha ciidanka Dab-demiska iyo Samatabixinta Somaliland Sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan,
Tweet media one
0
1
2
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
1 month
Hal qof oo ah gabadh yar oo ardayad ah ayaa ku geeriyootay, halka 9 kale oo arday ahina ay ku dhaawacmeen Shil baabuur oo ka dhacay afaafka hore ee iskuulka Faarax Oomar ee magaalada Hargeysa. Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa si degdeg ah goobtaa shilku ka dhacay ugu gurmaday,
1
5
25
@Hamse_taabit
Hamse Naasir Carab
1 month
Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta Jamhuuriyadda Somaliland,@SLfireservice
1
3
25