Abdiaziiz Maydhax Profile Banner
Abdiaziiz Maydhax Profile
Abdiaziiz Maydhax

@Gurey_maydhax

Followers
2,484
Following
2,050
Media
377
Statuses
1,034

Agaasimaha Waaxda Wacyigalinta ee wasaarada warfaafinta. (Contact WhatsApp 252634106442)

Somaliland
Joined December 2016
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
Pinned Tweet
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
4 months
Dhirta oo yaraataa waxay qayb ka tahay isbedelka cimilada. Beer Geed oo badbaadi deegaanka
0
4
17
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 months
Maaha China ee Waa Ciidanka Ilaalada Xeebaha jamhuuriayda somaliland
27
30
171
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 months
Labada Ciidan ee Asluubta ee Somaliland iyo Somalia Sow maaha in lakala xishoodo
24
9
89
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
4 years
Ciidamada Jamhuuriyada Somaliland, bil kasta 20, keeda ayey helaan mushaharka iyo raashinkooda. Halka Ciidamda Somalia mudo laba sanadood ah ay bilaa mushahar yihiin.
Tweet media one
27
6
84
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
8 months
Midnimada Shacabka somaliland gudo iyo dibad-ba waa awooda kaliya ee aynu ku xaqiijin karno himilada qarankeena
Tweet media one
15
12
65
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 months
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Jabhad jabuuti ka soo hanjabtay
10
9
38
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Go,aamadii masiiriga ahaa ee somaliland lagu soo dhisay 1991kii
4
5
22
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Kooxda ISAAQ GENOCIDE waa cadawga qudha ee somaliland qurbaha kaga soo duulay
Tweet media one
49
1
22
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Madaxweyne Biixi
5
5
21
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Somaliland waa qaran halgano kala duwan loo soo galay. Hadal kasta oo dhaawacaya midnimada shacabka JSL waa inaynu ka fogaano. Raali ha iga ahaadaan qofkii aan doodaa wakhtigu u saamixin. 0
Tweet media one
1
0
19
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Hadii alle yidhaahdo 9:00ka Caawa iyo @SLNTV
Tweet media one
1
5
19
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Caaw 10:00ka Waxaan furi doonaa Space Aynu ku iftiimin doono dad sheeganaya Somalilanders, oo habeen walba spaceyo u furta kala fogaynta dadka reer somaliland.
1
0
16
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Fikirkaaga ka dhiibo
22
4
13
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Arimo dhaqaale ayaa ka mid ah qodobada ugu muhiimsan
Tweet media one
8
1
13
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 months
Milatariga Somalia iyo dhainyarada shaqo qaran ee somaliland
1
3
13
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Alxamdulilaah Ma jirto dunida Madaxweyne sidan yeeli kara. Somalia aan isu ducayno, meel ma wada mari karnee.
Tweet media one
1
0
11
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Kooxdan waxay ka mid yihiin kooxaha sida dadban uga shaqeeya danaha somalia. Isku dirka shacabka iyo cayda madaxda ayey caadaysteen.
Tweet media one
12
2
11
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 months
Alle ha u naxariisto Cabdi Xaaji Xasan Abraar oo goordhaweyd lagu dilay Garoowe. Marxuumka ayaa ka soo jeeda Somaliland kana mid ah shaqaalihii ka hawlgelaayay Hay'adda ICAO , ee madaarka Garoowe.
Tweet media one
0
5
9
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo waftigii u hogaaminaayay ayaa hadda ka ambo-baxay Madaarka Bole International Airport ee Magaalada Addis-ababa.
Tweet media one
0
0
8
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta jsl halgamaa qaran
Tweet media one
0
1
9
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Tweet media one
2
3
8
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Waa mid ka mid ah talaabooyinka sumada iyo astaanta u ah, horumarka iyo wadaniyada. Shaqo waxay noqotay fursad dahabi ah oo dhalinyarada iyo qarankaba faa,iido u ah.
Tweet media one
1
3
8
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Soo Dhawee Madaxweynaha Qaranka Markaad tahay muwaadin u dhashay Somaliland oo ku nool USA
Tweet media one
0
0
6
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
Magaalada hargeysa gaar ahaan degmada inraahim koodbuur oo garoon la,aantu ku kaliftay inay ku ciyaaraan laamida iyo meel aan ku haboonayd. Goor dhaw la soco dhalinyarada iyo waayeelka oo si adag uga hadlay dhibaatada ku gedaaman ubadka degmadaasi
0
1
6
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
“Go’aanka BBC da aanu kaga joojinay shaqadu waa go’aan shacab ee maaha go,aan xukumadeed. Wasiirka Warfaafinta Saleebaan Cali Koore
Tweet media one
1
0
6
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland
Tweet media one
0
0
5
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Laascanood iyo urur siyaasadeedka Waaberi
Tweet media one
4
0
5
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Inan kasta oo aan la sheekaysan jiraba Wuxu igu dhihi jiray la aantaa ma noolaan Karo lkn dhamaantood way wada noolyihiin Wasakhiin _____________________________________________ Eraygaa inan hablaheena sharafta badan ka mid ah ayaa soo dhigtay aad ayaan ugu qoslay walaahi
0
0
6
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Wasiirka Warfaafinta jsl oo ka hadlay xaalada laascaanood xogo badana farta ku fiiqay
0
0
5
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Qorshayaasha dhagaraysan ee kooxda Isaaq Genocide. Isku dirkii iyo caydii dadka soomaaliyeed, imikana waxa bilaabantay isku dirka beelaha somaliland. Islaam iyo Gaal-ba waa in laga fogaada kooxdan
Tweet media one
6
3
5
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Dadka noocan u fikiraa tolow halkay haysteen
Tweet media one
4
0
6
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
I’m going to @fatmacare ’s upcoming Space. Will you join too?
0
0
4
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
7 months
Hargeisa is the most peaceful city in the Horn of Africa
Tweet media one
0
4
4
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Tweet media one
1
0
4
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Ciidanka Qaranka Jsl ayaa la wareegay degmada Boocame oo 75km u jirta magaalada garoowe ee puntland. Waa talaabo ka mid sugida xuduuda dalka jsl
Tweet media one
0
0
4
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 months
Waa labada Ciidan ee Asluubta ee Somaliland iyo Somalia. Daawo oo ka jawaab faraqa u dhaxeeya
3
0
5
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Caawana waxay la yimaadeen kooxdii, cayda ciidanka qaranka iyo wasiir M Kaahin.
Tweet media one
4
1
5
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
3 years
Sababaha Keena Abaaro,soo noq-noqda.
Tweet media one
0
0
4
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Mudane Madaxweyne waxaan doonayaa inaad ii magacawdo Safiirka Somaliland ee Somalia Maadaama aynu nahay laba dal oo kala madax banaan. Booskaa wuu banaan yahay?
2
1
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
3 years
Tweet media one
0
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Suuqii hoose ee hargeysa dab aad u weyn ayaa ka kacay ilaahay ha sakhiro
Tweet media one
5
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Twitterkaygii oo in mudo ah iga maqnaa caawa ayaan soo ceshaday. Sidii hore ayeynu uga wada xidhiidhi halkan
3
0
4
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Tani waa nimcooyinka rabi ku manaystay dalkeena. Tabaceedana waxa ka dhasha isku filaansho nololeed. Laakiin hogaamiyaha fiican ayaa dadkiisa u tilmaami kara wixii ka qarsoon
Tweet media one
Tweet media two
0
0
4
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Budhcadii ku shaqaysan jirtay Isaq Genocide maayar Mooge ayey marayaan inay weeraraan. Ciday dhaafayaan ma jirto. Cayda madaxda iyo umada waa caadadooda.
Tweet media one
4
1
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Tweet media one
0
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Join me in my Space!
0
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Wasiirka warfaafintu wuxuu la hadlay maamulka tamarta daran ee somalia
2
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
8 months
Wasiirka Warfaafinta mudane Cali Xasan maxamed ( Cali Mareexaan)
Tweet media one
1
3
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
3 years
Tweet media one
0
1
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Join me in my Space!
0
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Gurmadkii Somaliland ee Dabkii suuqa jigjiga wuxuu ahaa abaal celin iyo hiil walaalnimo
Tweet media one
0
1
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
@cabdifatax Caawaynu soo afjaraynaa wax ma garata somaliland loo soo diray
1
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Kooxda Isaaq Genocide dad loo soo adeegsaday iska hor keen ka shacabka somaliland ISKA ILAALI DHAGAYSIGA KOOXDA ISAAQ GENOCIDE
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Aabahaa iyo ayeeydaa hooyo way isleeg yihiin. Hooyadaa iyo walaashaana waxa wayn walaashaa. Maxay kula tahay?
1
1
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
3 years
YAA MUSLIMIIN HA LOO GURMADO
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Join me in my Space!
0
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
3 years
Hambalyo Sanad-guuurada 28aad ee aasaaska ciidanka qaranka.
Tweet media one
0
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Weftiga Madaxweynaha oo Gaadhay Washington
Tweet media one
1
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 month
Villa Somalia waa meel qoraxda laga hadhsado. Nidaam Dawladimo kama jiro. Somaliland Qaran jira inuu yahay maanta xaqiiqso (Qadaad Wayn)
Tweet media one
1
1
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Maxaabiistii puntland ka haysay somaliland waxay noqdeen 3 askari puntland ayaa xiligii dagaalku dhacay dheegatay 16 maxbuus oo ay ka qabatay somaliland. Dhinaca kale somaliland ayaa sii daysay 14 maxbuus oo ay hore u sheegtay qabashadooda
0
0
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Join me in my Space!
1
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
2
1
3
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
Caawa 12:00-ka ma awoodaa inaad sheegto qofka ugu horeeya ee aad hamblayada u dirayaso?
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Xasuuqii iyo umulo dooxii Somaliland ku dhacay oo dawlada farmaajo sheegtay inay ahayd talaabo sax ah Wada hadalka la wado gallo waxa ka dhaw jihaad iyo shahiid Reer Somaliland iyo xukumada,Somaliland waxa waajib ah inay qaado talaabo adag
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
Warbaahinta qaranku waa quwada koowaad ee xukumadi u adeegsan karto gudbinta nidaamka dawladnimo. Warbaahinta waa wacyigalin,tilmaan iyo toosin. Warbaahintu waxay wehel u tahay ciidamada furinta. Shacbigu waxay jeclaadaan wadaniyad hadii ay helaan warbaahinta ku haboon.
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Join me in my Space!
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
4 years
Mohamed Haji Ibrahim Eigal Ilaahay ha u Naxariisto Hogaamiye Waayo araga ayuu ahaa
Tweet media one
0
1
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Wasiirka Biyaha Somaliland Muxuu kala kulmay degmada Taleex
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
1 year
Wax ma garato badan oo ayaa ku shaqaysta kala kaxaynta midnimada umada somaliland Kooxda Isaaq Genocide waa cadawga qarankeena
7
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
3 years
Guusha iyo Aqoonsiga Somaliland Garabkaaga ka taagnow Muwaadin
Tweet media one
0
1
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Daawo Hadalkii maanta ee Faysal Cali Waraabe
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
7 months
Is it a sibling rivalry or political envy? Whatever it is; Hassan Sheikh still insists on signing the agreement as he stated in this interview, but Somaliland’s affairs will never be interfered with by the neighbouring Somalia in any way Minister of Information ALI HASAN
Tweet media one
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Caawa aad ayey ugu dhawdahay habeenkii khayrka ee Hala ogaado
1
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
@zatawa2 @saylaBari @BaliJibril @DrEssaKayd @Abdirah86182244 @Xuquuq @thebhlub Ku Biyo cab 1991kii umad heshiisay oo dhisatay qaranka somaliland, la aqbali kari maayo dad dadkan kala kaxeeya
3
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Dadkeenu runta iyo beenta midkee ayey jecel yihiin?
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
DAAWO: Shirkadihii Maamuli Jirey Haamaha Kaydka Shidaalku Maxay Qabteen Intaan Laga Wareejin ? via @DhamaysNews
0
1
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Sheeg tuulada (kur-ciyaal gobolka ay ku taalo
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Cidii wakhtigan faraha la gasha kala xadaynta gobolada waxay horseed u noqonaysaa in la waajaho xaalad adag oo halis ah.
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
2 years
Join me in my Space!
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
8 months
Wasaarada Qorshaynta ee itoobiya ayaa sidan ku baahisey bogeeda Facebook
Tweet media one
1
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Labadan hay,adood ee dawliga ah midkee xaq u leh iclaaminta maalmaha fasax ee shaqaalaha Dawlada?
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Waligay ismaan lahayn waxa jira suxufi soo basaasa suxufi kale oo waliba goor dhaw-na kula baroorta xasan xanafi cusub ayaa jira oo isagu ku kooban basaasnimada. Warkaas aad haloo dhigto #hiiraanoow
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Cumar Maxamed Faarax Agaasimaha Wakaalada Wararka ee wasaarada warfaafinta oo 13 Sano ka hor su,aal waydiiyey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi isagoo ka socday wargayskii dawlada ee maandeeq imikana loo yaqaan Dawan
0
1
1
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
4 months
Qaramayntii Ciidamada
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
The mother and three children born every night sleep in the wall of the Hargeisa market
Tweet media one
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Wasiirka Warfaafinta oo cusbitaalka ku booqday Abwaan Muuse Cali Faruur via @YouTube
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
I posted a new video to Facebook
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
4 years
Rasaas xoogan ayaa ka dhacay xaafadaha Haanta dheer, ilaa warshadaha iyo xaafada kaaraan ee magaalada muqdisho, isla magaalada muqdisho qaybo ka mid ah waxa ka socda mudaharaado lagu taageerayo farmaajo Gedo ayaa lagu soo waramayaa inay mudaharaado la socdaan
Tweet media one
0
1
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Just posted a photo
0
0
1
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
3 years
Set a reminder for my upcoming Space!
0
0
1
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
Waxaan cambaaraynayaa xukunka albaabada loogu laabay wargayska madax banaan ee foore oo aan u arko,inay tahay talaabo wax wayn u dhimaysa,xoriyada iyo xoriyatul qawlka daatuuriga ah. Hadii talaabada la qaadaa ay...
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
Madaxwaynaha Dawlad deegaanka ismaamulka soomaalida itoobiya mustafe cagjar,oo la filayo inuu u kicitimo xarunta Maamul goboleedka puntland ee garoowe. Ka dib markii maanta uu soo dhaamaday kulankii madaxwaynaha...
0
1
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
Arintan ma dhabaa tolow? Sidan waxa qoray Cabdiwali Yousuf geesey,oo ku nool muqdisho. Ilamahan yar wuxuu jiray laba bilood waxa hooyo asma,wakhtiguna waa maalinti saacadu waa 10:30kii Xiligaa guriga asma...
0
1
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
16 days
Laascaanood 24 hours wali laguma guulaysan in la soo saaro maydka wiil yar oo 5 jir ah oo musqul ku dhacay Qof kale ayaa u geeriyooday bad-baadinta ilmaha yar. Ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo waalidkii dhalay.
Tweet media one
1
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Garyaqaan Mandela maanta waa cadaystay
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
6 years
Jimce Wanaagsan dhamaantiin
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Xukumada somaliland ayaa go,aamo adag hor dhigtay odayaasha labada dhinac ee jabhada caare iyo beelaha hubka culus ku gacanta ku haya ee deegaanka ceel afweyn. Odayaasha labada dhinac ayaa gaadh siiyey fariinta...
0
0
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Walaalkeen Cabdiraxmaan Kuuriya wuxuu inooga baahan yahay duco, xaalad xanuun oo deg deg ah ayuu u yaalaa cusbitaalka guud ee hargeysa Ilaahay ha caafiyo Cabdiraxmaan kuuriya
0
1
2
@Gurey_maydhax
Abdiaziiz Maydhax
5 years
Ma jiro qof aan jeclayn hooyadii, fadlan inyar ila daawo ka dibna fariin ku sheeg wixii aad dareentay
0
0
2