Caawa, 26/01/2023, waqtiga marka uu yahay 00:01am, Hawada Soomaaliya waxay isu bedeli doontaa CLASS A airspace. Habalyo shaqaalaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, IATA, ICAO and Somali airspace users.