Hon. Abdishakur A. Mire Profile
Hon. Abdishakur A. Mire

@Abdishakurmire

Followers
37,914
Following
3,925
Media
54
Statuses
328

Member of Federal Parlaiment of Somalia

Somalia
Joined March 2010
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
3 years
Waxaan shaki ku jirin in Jamal Hasan uu wax badan tarey qaranka Soomaaliyeed uuna tari doono. Waxaa kale oo la isku raacsan yahay in beeshiisu taageero buuxda u hayso, in is hortaag lagu sameeyo kursigiisa waa arrirn aan u adeegeyn maslaxadda iyo wadajirka Puntland.
Tweet media one
94
95
549
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
2 years
I commend the bold move of president HSM and his state visit to Eritrea, where he will be presiding over the closing ceremony for training Somali soldiers in Eritrea. Our relationship with Eritrea poses no threat to anyone; on the contrary, it will elevate regional stability.
Tweet media one
16
136
437
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
It is very encouraging to see energetic Somali citizens who mobilized themselves to resist the misinformation and biased analysis of the so-called foreign experts on Somali issues.These individuals have been the main source for international policy-makers in the past 3- decades.
23
77
289
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
2 years
We had a political crisis that delayed parliamentary and presidential elections, and it's now two months plus since Pres HSM was elected without a government in place. Pres HSM & PM Hamza should prioritize forming a government over foreign policies and get their house in order.
41
53
268
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
History teaches us those who seek power through the violence and public incitement will always be on the wrong side of the history. Statesmen never call to their people for anarchy and chaos.
41
56
274
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
The Malicious allegations agnst NISA and its leadership are systematic propaganda orchestrated by the external forces and unpatriotic individuals. The curt chief of NISA has improved the agency's institutional capacity and its ability to play a leading role in the fight agnst AS.
33
53
262
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
The allegations against the director of NISA,are politically motivated & election driven propaganda aimed at creating disinformation on the integrity of elections. The appointment of the electoral commissions is in line with the political agreement reached by the Somali leaders.
22
43
219
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Wax badan oo umad ahan naga qaldamay,waxaa loo aaneeya sameynta ay bulshadena ku ledahay fafinta benta & xoggo aan jirin oo shacabka lagu marin hababiyo ,dacayadu waxay noqotay awoda kaliya ee mucaradku adegsado.Sidaan ogahay hogaanka dalka kalsooni aan ruxmeyn baa ka dhaxeysa.
41
39
227
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
In ka badan 130 xildhibn iyo labada gudomiye ku xiggeen ee golaha shacabka oo hadda shir uga socdo Villa Hargeysa si ay uga tashadaan soo jeedin sharci daro ah oo gudoomiye Mursal qabtay, sidoo kale waxa gobta jooga qaar ka mida xildhibanada lagu been aburtay.
63
80
220
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Hadaa qarino saameynta burburka qaran ahaan & umad ahan na gaarey way adkaanaysa inaan xalkiisa helno.Qaran kaanagii anaga burburinay sababnayna in tusale xun naloo soo qato, hadey dhab tahay carada laga qaadey hadalka Museveni, soo ma habona inaan u midowno dhismaha qarankena?
74
32
217
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Inkastoo xukuumadda iyo laamaha amnigu leeyihiin masuuliyadda toos ka ah ee amniga, hadana waxaa dhaba ah inay tahay masuuliyad qaran oo shacab, xukuumad, muxaafad iyo mucaaradba xil ka saaran yahay, balse hadii la siyaasadeyo waxay dhiiri galin u noqon kartaa nabad diidka.
45
33
214
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Dib u milicso tarikhda mucaaradka Somaliya waxey marwalba ka sinaayeen 3-arimood. Dowladaha danaha fog kaleh Somaliya oo loo adeego si ay dano dhow ugu garan. Hurinta khilaafad beleysan oo ah wadada ay u maraan isbadal siyasadeed. Qaranka oo loo dumiyo naceybka qofka xilka haya.
Tweet media one
50
46
207
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Siyaasaddu waa maxaa suurta gali kara,laakiin markii mowqif kaagu noqdo shuruudo qof naceyb ku dhisan waxay ku dhamaanaysaa natiijo aan ku faraxgalin.
43
26
213
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
The so-called political parties who supported the very unconstitutional and undemocratic electoral process in Jubaland, are now criticizing the outcome of GALMUDUG reconciliation conference. These contradicting positions reflect their double standard and opportunistic approach.
26
50
203
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Markii ugu horeysay ayaad qabateen matalaada ugu sareysa beesha Daarood.Waxaan idinkula talin lahaa iniid-naan taariikhda ku galin in gacantiina lagu burburiyo heshiisyadii siyaasadeed ee umada Soomaaliyeed gaartay dagaaladii sokeeye kadib oo uu beeshiina u saxiixay Gen. Gabyow.
Tweet media one
105
31
188
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
3 years
Madaxda midowga murashaxiintu waxay beerteen bay goosteen, go'aanadii siyaasadeed ee ay qaateen ma aheyn kuwo Istiraataji ah, kaliya waxay ku saleysneyd diidmada madaxweyne Maxamed Farmaajo oo ku baaqayey doorasho shacabku kaalin ballaaran ku leeyahay.
28
38
191
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
This morning at the Hobyo coffee shop with friends.
Tweet media one
15
7
191
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
I must congratulate president Qoor-Qoor and president Xaaf for their commitment to the peace and stability of GalMudug.They have demonstrated political maturity of finding common ground that allows them to work together for the sake of peace and unity of Galmudug.
Tweet media one
12
27
183
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
The insistence of the so-called presidential candidates of sabotaging the implementation of the 17September agreement,is a clear indication of their fear of losing the presidential election.Instead of supporting a peaceful election,they have resorted to creating political crisis.
28
53
176
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
3 years
Murashaxiinta waxay xubin guddiga doorashada ka mid ah ku eedeeyeen in uu abtigiis yahay xildhibaan Abdishakur. Goormay dambi noqotay in qof muwaadin ah xuquuqdiisa looga qaado qof hebel buu qaraabo la yahay. Waa taas cadaalada nimanka Murashaxiinta u ah madaxwey-nanimada.
Tweet media one
60
38
171
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
It's not a secret whose political strategy was to hinder the implementation of the 17September agreement and create a political crisis. After 7months of rejecting the implementation of the agreement & endless prerequisites, they are still playing the blame game tactics.
14
28
169
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Waxa soo badanaya kooxaha fikradaha iyo xogaha siyaasada Soomaaliya ku falanqeya, fariin gudbiyaha What's up. Waxaa la yaableh markaa aragto kuwii dadka ugu aqoon roonaa oo waqti badan galinaya been iyo buhtaan umada lagu kala fogeynayo. Been iyo iska hor- keen dal laguma dhiso.
27
20
167
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
The prolonging political chaos in our country has created a situation, where even the elite politicians couldn’t digest to see a gov't that exercising its const powers & president that leads the nation in a way that doesn't fit the interests groups. They call it a dictatorship.
34
32
168
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
SFG has every right to protect its sovereignty and political independence, but UN presences in Somalia is vry vital for our state building process and it should be there mutual respect.UNSOM should respect the law of the land and SFG should improve its relationship with the UNSO.
23
39
165
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Xalada Gudomiyaha war fiican baa dhakhaatiir soo sheegayaan oo xaaladiisa caafimaad ah walina dhakhaatiirtu dadaal bay wadaan aan u soo duceyno waxaa la dhawacay asagoo shacabkisa u adeegaya.Inta kale oo dhawacantayna ayagana soo kabosho deg deg ah baa Allah u waydinayna IA.
34
24
165
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Wax inta badan aan ka dhicin dalalka xorta ah ee gobonimada la aqonsan yahay leh, baa dalkena ka dhaca.Gudomiye gobol baa ku dhawaaqaya in hawada qeyb ka mid ah dalka iyo xududihisa bada iyo dhulku xiran yihiin.Waa miraha ka dhashay qaranjabka iyo si xun u adeegsiga fedralka.
53
33
166
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Gollaha Shacabka oo ka jawaabayey codsigii madaxweynaha ee ahaa in gobolka Banaadir loo helo matalaad aqalka sare ayaa waxaa ay meel mariyeen soo jeedintii guddiga labada aqal ee xeerka Doorashooyinka.
14
22
157
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
The freedom of expression and the fundamental rights of journalists to perform their duties without intimidation is something I believe in; similarly, I believe the public deserves to be protected from misinformation,fake news, and the public incitement of media and journalists.
22
25
150
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Sharma Boy is a young Somali singer who earned a massive audience from youngsters. His unique lyrics discribe,the social & political life of Somali youth.His influence on teenagers is visible on the social media.He won best male singer of 2020 from Mogdishu award.Congrats 2 him
Tweet media one
14
13
148
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
2 years
I would like to take this apportunity to congratulate Hamza Abdi for his new role as a Prime Minister of Somalia and I wishe him great success.
Tweet media one
7
11
146
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Waa tillaabo horey loo qaaday in la isla garto wax wadahadal lagu xallin karo aysan keenin qalalaase aysan cidna dan ugu jirin. Waxaa mahad mudan Ra'iisul wasaare Rooble,madaxweyne Qoor Qoor,madaxweyne Guudlaawe iyo xildhibaanada iyo sentaro- kasoo shaqeeyey isfahamka la gaaray.
16
26
140
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Xubnaha gollaha shacabka ayaa hadda meelmariyey sharciga batroolka, waxaana ogolaadey 150 xildhibaan halka 4 xildhibaan diidey. Sharcigaan wuxuu horseedaya in Soomaaliya si waafaqsan shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah ula soo baxdo batroolkeeda.
26
23
145
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Waxaa wax laga xumaado ah in xildhibaanadii keenay soo jeedinta dooda amniga ay kasoo horjeestaan in doodu bilaabato, ayagoo kasoo horjeestay codka xildhibaanadu ku dalbadeen in saxaafada la saaro. In cod lagu kala baxo waa tiirka ugu muhiimsan ee golluhu ku dhisan yahay.
37
26
142
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Dagaaladii sokeeye kadib in umada Somaliyed dib ugu soo laabato Caasimada,waxaa saldhig u ahaa heshiisyadii siyaasadeed ee la gaaray oo Dastuurka u muhiimsanyahay. Waxaa siyaasiyiinta,waxgaradka & mudanayaasha Hawiye la gudboon inay HSM la taliyaan kana hortagan kala dirka umada.
Tweet media one
86
23
143
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
We had enough experiences of power hunger politicians mobilising civilians against government for political gains.This was one of the main causes of our state collapse and Somali people must not fall into this trap again.
32
33
140
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Xoghaya guud ee gollaha ayaa warqad uu direy gudonka gollaha ku xaqiijiyey in 14 xildhiban oo ka mida xubnaha magacoda lagu qorey soojeedinta xilka qadista madaxweynaha ay cadeeyeen in lagu been aburtay, sidaa darteedna uu buuxin waayey shuruudihii dasturiga ahaa.
Tweet media one
17
45
135
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
It is human nature and political culture to have different views on different issues, but what I disagree with the opposition groups is to portray their political agenda as a national cause, our people cannot be fooled by well-known characters.
23
30
136
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Waa qodob dastuuri ah xeer hoosaadkuna dhigayo in fadhiyada gollaha shacabka mararka qaarkood uu noqon karo mid albaabadu u xiran yihiin, ayadoo la ilaalinayo sirta qaranka iyo arrimaha xaasaasiga.
31
16
129
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
This is a backside of Somali national theatre, which has been reconstructed and renovated recently through the Is-xilqaan initiative.The Somali national theater has a unique history of Somali arts and culture and it’s the home that produced great artists like Hassan Adan Samatar.
Tweet media one
11
33
129
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
If president Farmaajo could have addressed the political ambitions and the financial interests of so called opposition groups, they wouldn’t have opposed him and there wouldn’t be needed for all that noise and naked propaganda against his administration.
27
21
127
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Afkaar qurxoon oo aan ficil wanaagsan ka dambeyn horaa shacabka loogu qaldey. Hogaamiyeyaal intii horey loo tijaabiyey ku fashilmay masuuliyadii loo doortay, magaran karo sida ay shacabka ugu qancin karaan inay madax cusub oo hogaamin wanaagsan noqonayaan hadii markale la doorto.
27
25
129
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
In kabadan 29 sano oo ay dibad ku nool ahaayeen ayey maanta dib ugu soo laabteen caasimadii dalkooda oo aheyd magaaladii magacooda iyo xirfadoodaba bartay guri kastoo Soomaaliyeed. Soo dhawaada.
Tweet media one
8
15
125
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Waxaan aad ii taabatay geerida saaxiibkeen Xildhibaan Adam Cali Xasan (Adam Moobileen) Rabi waxaan uga baryeynaa naxariis iyo dambi dhaaf anagana samir iyo imaan.
Tweet media one
40
15
121
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Inta badan xubnaha guddi hoosaadka maaliyadda ee Gollaha Shacabka waxay ka tirsan yihiin kooxaha mucaaradka waxeyna siyaasadeeyaan waajibkii gollaha shacabku u dirsadey.Eedeynta wax isdaba marin maaliyadeed waxey u baahan tahay cadeymo faah-faahsan si ciddii gashay loo helo.
47
20
123
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Taariikhda doorashooyinka Soomaaliya laga soo bilabo shirkii Carta markastoo doorashadu soo dhawaato waxaa hardamayey aragtida doorasho siyaasad ku saleysan & mid AxdiQrmed/Dastur ku saleysan,waxaa adkaanayey mida siyaasada ku saleysan kadib markii Barlamanka laga dhigo hawl gab.
29
21
119
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Banooniga qof ka daawanaya iyo kan ciyaaraya sey latahay waxaa laacibsan kan daawanaya, laakiin dhab ahaan waxaa dadaal badan oo sidii uu ku guuleysan lahaa ku hawlan qofka garoonka ku jira.
18
13
120
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
9 months
Fadhigii maanta Baarlamaanka, ajanda lama a sixin, kooram saxa ah ma jirin, document la qeybiyey ma jirin, buuq iyo qaylo oo socota ayuu gudoomiye Adan yiri waa ansax. Bal waa arki doono ninka ku dhaqi doona Soomaaliya dastuur afduub iyo sharci daro lagu gudbinayo.
42
21
114
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Hawl-galada iyo qorshaha cusub ee ay ciidanka xooggu ku xoreynayaan deegaanadda ku jira gacanta AS oo ay ugu dambeysay degmadda Aw-dheegle, waxay abuureen kalsooni lagu qabo in SNA qaadey wadadii ay ku buuxin laheyd kaalinta ciidamadda shisheeye ee dalka jooga. Guuleysta.
11
14
112
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Congrats to Said Abdullahi Dani, the newly elected Puntland president. I have known him for years,he is a man with integrity and national vision. I hope his victory will create conducive environment where SFG and Puntland administration can work together for better Somalia.
6
23
117
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
As long as our constitution protects, the unity and the political independence of Somalia, any leader in Villa Somalia has no other option, but to preserve his constitutional mandate, which has nothing to do with the political differences between Somali groups.
11
18
104
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Waxaan u hambalyeynaya sxbkay Danjire Ali Shariif Ahmed oo waraqihisi danjirinimo u gudbiyey wasaarada arimaha dibada Maraykanka.Danjire Ali waa dublumasi aan kasoka dhicin danaha qaranka, waana ku kalsonahay inuu wax badan kuso kordhin doono cilaqadka, Washington iyo Muqdisho.
Tweet media one
9
20
104
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Siyaasiyiintii sida weyn uga horyimid in dalka ay ka dhacdo doorosho Q&C ah oo GMDQ maamulo, islamarkana taageeray doorosho dadban ayaa hadana ka horyimid gudiyada doorashada ee loo maray habraacii ay taageeren. Waxay rabaan in loo sheego inay guuleysteen dorashadii oo qabsoomin.
20
16
92
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Madaxweyne M.Farmaajo oo caawa saxiixay sharciga doorashooyinka. Waa tillaabo loo qaadey dhanka dimuquraadiyadda iyo in awoodda loo celiyo shacabka. Waxaa nala-wada gudboon inaan ka qeybqaadano inay dhacdo doorasho loo siman yahay.
Tweet media one
12
13
95
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Khudbadii madaxweynaha,qeybta dastuurka waxay aheyd marin- habaabin sababtoo ah cid diidan dhameystirka dastuurka ma jirto,waxa la diidan yahay waa wax ka badalka qodobada awoodaha siyaasiga ah ayadoon heshiis siyaasadeed laga gaarin,duruufihii loo abuurayna wali dalka ka jiraan.
Tweet media one
24
16
95
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Qofkii doonaya inuu madax ka noqdo maamul,waxa lagama marmaan ah in madaxnimadisu hesho labo qodob. In hananka doorashadu wafaqsan tahay shurucda dalka. In dhaman qeybaha wax ku leh maamulkas isla ogolyihin hananka dorashada madax la isla ogol yhay. Wixi kale waa waxan waareyn.
28
12
95
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
It is very positive step to introduce national political parties and it can be integral part of reshaping our politics, but we need political parties that can represent us nationally, not party of group of freinds under failed leadership.
15
18
94
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Inaa li laah wa inaa Ileyhi Raajucuun. Allaha unaxariisto gudoomiye Abdiraxman Omar Osman Eng Yariisow, oo hadda la isoo sheegay geeridiisa. Waxaa u tacsiyeynayaa xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed. Allah Yarxamhu.
29
11
87
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Habka go'aan gaarista madasha wadatashiga qaranka wuxuu ku dhisnaa wada-ogol(Consensus) Puntland qeyb kama aheyn  heshiiska wax ka badalka Dastuurka. Siyaasiyiin weydiiyey HSM wuxuu ku  jawaabay cidna loo jooji maa. Hadii Deni la dardaray,Xildh-nada Puntland ma la dardari doonaa?
Tweet media one
46
9
89
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka oo sheegtay in aysan aqoonsaneyn waxay ugu yeertay is caleema saarka sharciga hareer marsan.
Tweet media one
16
16
89
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Qorshaha wax ka badalka Dastuurka wuxuu gebi ahaan meesha ka saarayaa nadaamka Baarlamaaniga ah oo gollaha shacabka awood weyn siinayey, taasoo saameyn doonta  saami qeybsiga siyaasaddeed ee beesha  Digil iyo Mirifle,wuxuuna daciifinayaa kaalinta gudoomiyaha Baarlamaanka.
43
11
90
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
The Peace and Security Council of the African Union should not allow foreign countries to reverse its gains in Somalia, as it is one of the most successful missions in the continent. It is something that AU can be proud of.
2
19
89
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Hanaankii dhalay Dastuurka KMG ah ee ay hogaaminayeen madaxweyne Shariif & R-wasaare Gaas,ayaa horseedey in Somaliya ka baxdo kumeel gaarkii & in caalamku si buuxda u aqoonsado dowlada Somaliya.Dastuur aan loo dhameyn wuxuu dhawacaya sharciyada dowlada & siyaasad loo dhan yahay.
Tweet media one
25
14
88
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa nala gudboon in qorshaha wax ka badalka Dastuurka aan si masuuliyad ku dheehantahay uga fiirsano.Waa qodobo taabanaya heshiisyadii siyaasadeed ee Soomaalidu gaartay dagaaladii sokeeye kadib waana arin horseedi karta dib u dhac siyaasaddeed.
33
12
87
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Gollaha Shacabka ayaa hadda siiyey codka kalsoonida wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble, kadib codsi uu Madaxweynuhu Gollaha usoo jeediyey.
4
10
82
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Xaqiiqda siyaasaddeed ee abuurantay  dagaalada sokeeye kadib waa in  siyaasadda dalka lagu maareeyey awood qeybsi hab beeleed ku dhisan. Daarood iyo Hawiye wali ma gaarin biseyl  siyaasaddeed oo  ay ku aqbalaan madaxweyne ku xiggeen ama in talada dalka hal xaafiis ku ururto.
38
3
81
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Ciid wanagsan umada musliminta, shacabka Somaliyed, gaar ahaan geesiyasha xooga dalka ee u tagaan difaaca iyo midnimad dalka. Umada Somaliyed waa inay u midowdaa dhismaha cidanka xooga oo ah kuwa kaliya ee aa uga maarmi karno cidamo shisheye, xaqijin karana difaaca dalka.
Tweet media one
4
11
78
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
7 years
True leaders are those who put aside their differences, when their country faces foreign threat, but those who collaborate with foreign countries at the expenses of their own nation will find themselves on the wrong side of history. May Allah protect Somalia.
9
22
77
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
War-murtiyeedka dowlad goboleedyadda ee galabta wuxuu isoo xasuusiyey shuruudihii ay qab-qab-layaashii dalka maamuli jirey sagaa-shameeyadii ku xiri jireen shirarkii Soomaalida loo qaban jirey. 1- Qolo saddexaad oo na dhexdhexaadisa . 2- Goob amaan ah shirka lagu qabto.
8
11
80
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
You cannot promote your political agenda through the fake news and character assassination. No more passive media consumers and you cannot change reality on the ground.
8
11
79
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
9 months
HSM, Dastuurkii ummadda Soomaaliyeed wuxuu badalay in ka badan boqolkii sideetan,waxayna la mid tahay in dastuur cusub uu dalka u samaynayo,ayadoo meel looga heshiiyey aysan jirin.Wuxuu u adeegsanayaa sameynta Dastuurka cusub labada guddi ee daatuurka oo madaxbananidii dhumiyey.
Tweet media one
25
21
73
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
7 years
it is interest of our government and its people to have a good relationship with foreign countries and to my knowledge president farmaajo is committed to strengthen the existing relations, but our relations with other countries must be based on mutual respect.
12
11
73
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Ramadaan kariim dhamaantiin. Waxaa rabi ka baryeynaa inuu na waafajiyo barakada bisha ramadaan nagana dhigo kuwa ka faaiideysta. Rabi waxaa waydiisanaynaa barakada bishaan inuu naga dulqaado cudarada iyo colaadaha.
Tweet media one
1
10
72
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
The two houses of the Somali federal parliament are holding joint session on the recently signed political agreement between the federal government and federal member states.
5
11
73
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
2003,shirkii Mbagathi wuxuu gudigii qorista Axdigii KMG ahaa u qeybsamay labo kooxood. Koox diidey qadashada nadamka fedralka iyo koox dooneysay nadaamka fedraalka. Kooxdii diidey waxey ku doodeysay in uu horseedi karo in dalku noqdo dowlad beeledyo khatar ku ah midnimada dalka.
22
11
73
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Hab raaca qaanuuniga ah ee magacaabidda guddi maamulaya doorasho heer qaran ah goormuu noqdey warsaxaafadeed wadajira?
8
12
71
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Suxufu Qaran: Shaqadii-suu aad ugu faraxsanaa, wuxuuna waqtigiisii iyo naftiisab u hibeeyey dalkiisa iyo dadkiisa. ALLAHA JANADA KU ABAALMARIYO.
Tweet media one
17
7
67
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
1 year
I strongly appeal to the Somali Federal government, international aid agencies, and national organizations to respond to the humanitarian crisis in the Gedo & to address the alarming situation caused by the complete collapse of the main bridge in Bardhere due to heavy floods.
4
21
71
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Dib u habeynta iyo tayeynta ciidanka xoogga waa tilaabo mudo dheer loogu baaqayey dowladihii isbadalay, waana wax lagu bogaadiyo haddii xukuumaddu bilowdey, balse hadey jirto cabasho xaq ah waa waajib in wax laga qabto ayadoo laga leexan wadada dib u habeynta.
18
15
69
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
7 years
Political wrangling between the leaders in the post conflict governments in Somalia has been political culture that accustomed by the post war politicians, but today is different becuase of leadership shown by the current leaders. They are on one boat with one political agenda.
15
10
67
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Heshiiska cawa lagu saxixay Baydhbo waa guul usoo hoyatay Somaliya, waa heshiis dhidibada u asaya qeybo muhiim ah oo ka mida dowladnimada. Xkumada Kheyre ayaa noqonaysa xukuumaddii tan iyo burburki qaranka heshiis loo dhan yahay ka gaartay qeybsida kheyradka & dorasho qf& cd.
13
12
70
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
4 years
Waxaa u hambalyeynayaa wasiirka koowaad ee magacaaban mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaa u rajaynayaa guul iyo in rabi ku garab galo shaqada qaran ee u hortaal mudada uu xilka hayn doono.
6
5
67
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
2 years
Waxaan hada siinay codka kalsoonida ee xubnaha gollaha shacabka. Ra'iisul-wasaare Xamza Cabdi Bare, waxaana u rajaynayaa inuu soo dhisi doono xukuumad karti fulineed leh, anagoo rajaynayna in fursad lasiiyo gudashada waajibkaas.
Tweet media one
9
8
63
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Waa arragti nadaam dowladdeedka aduunka ku cusub dowlad lagu eedeynayo dalkeedii bay faragalisay.Oohintu orgiga ka weyn, waa aan mudada korarsado ama doorashada xoogo, haddii kale dalku waa kala tagayaa. Wallee Soomaali Shaqaa U Taal.
2
13
64
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Gudomiye Abdiraxman Omar Osman, iyo inta kale kudhawacantay qaraxa galabta waxaa rabi uga baryeynaa caafimad deg deg.Inta dhimatay Allaha unaxariisto .Waxaa la ii xaqijiyey inay dhakhaatiirtu ku jiraan dadaal lagu dabibayo gudomiye Yariisow Insha Allah soo kabasho deg deg ah.
17
4
65
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Kulankaan quruxda badan, waa kulan dhexmaray R/wasaare Kheyre iyo dhalinyarada D/madda Abudwaq. Waxaan reer Abudwaq uga mahadcelinayaa sida sharafta leh ee ay usoo dhaweeyeen R/wasaaraha iyo waftigiisa. Waa Tilmaan Dowlad Jaceylka.
Tweet media one
3
5
65
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
I condemn the tuesdey's cowardly terror attack in Nrbi and I prsent my condolences to the fmlies of the loved ones.I wish speedy recovery for injured. My depest sympathies go out to gvment of Kenya and its pple at this dfficult time. Som & Ken must unite to dfeat these criminls.
3
11
63
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
7 years
Xornimo,madaxbanaani iyo midnimo wax lagu badasho ma jirto mana jiri doonto waana tii abaayaasheen u dagalaameen ayagoo intaan ka awood yar.Waxaa muuqta in qeybaha kala duwan bulshada Soomaaliyeed moqif mid ah ka qaateen illaalinta danaha qaranka.
2
14
58
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Congratulations to Mohamed Mursal Sh. Abdirahman, the newly elected speaker of the house of the people and I hope he will unite mps to fulfil their constitutional mandate to enhance the institution building process.
Tweet media one
1
6
57
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
9 months
Abdirashid Janan,a Somali politician who has been residing in Nairobi,has been reported missing since Saturday.There is no information regarding his whereabouts.I urge the Kenyan authorities to take immediate action to ensure his safety & facilitate his return to his fmly.
Tweet media one
6
8
58
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
8 months
Waa xadgudub iyo ku tagri-fal awoodeed in madaxweyne Shariif Shariif Ahmed, ahna xildhibaan ka mida ah gollaha shacabka la hor-istaago khudbadiisa in laga baahiyo warbaahinta qaranka. Marna ma rumoobi doonto in dastuur shaqsi sameystay dalkaan ka hirgalo.
Tweet media one
15
12
56
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Waa wax lagu farxo go'aanka midowga yurub uu dowladda Soomaaliya ku siinayo 120 milyan oo dollar oo lagu kabayo miisaaniyada qaranka, taasoo toos loogu shubayo qasnada dowladda. Bulshada caalamku waxay qirtay in dowladda Soomaaliya tahay dowlad la aamini karo.
8
7
54
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
Hambalyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed munaasabada 59 guurada aas-aaskii xoogga dalka.
Tweet media one
6
9
53
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Madaxweynuhu wuxuu khudabadisa ku sheegay in qodobada wax ka badalka Dastuurka ay dowladda fedraalka & dowlad goboleedyadu ku heshiiyeen,laakiin muusan xusin in P-land aysan qeyb ka aheyn heshiiska mana xusin sababta  P-land looga maarmay oo qeyb ka aheyd sameyntii Dastuurka KMG.
Tweet media one
14
15
53
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
11 months
Wax ka badalka Dastuurka wuxuu meesha ka saaraya awoodihii xildhibaanada sida: Doorashada madaxweynaha. Kalsooni siinta wasiirka koowaad. Kalsooni siinta xukuumadda. Laxisaabtanka xukuumada. Wuxuu daciifinaya xasaanada xildhibaanada markay taladu hal xaafiis ku ururto.Ka fiirso.
36
9
52
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
7 months
Tomorrow,Somali parliament will vote for the disputed new constitution, which contradicts the internal regulations of both houses and the basic procedures of the reviewing process. In the absence of the political agreement among the stakeholders,that outcome will be unacceptable.
5
15
50
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Hambalyo 59- Guurada kasoo wareegtay markii gobolada waqooyi gobonimada ka qaateen gumeysigii, islamarkaana ah markii ugu horeysay ee calanka xornimada laga taagey gayiga Soomaaliya.
2
5
53
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
Allaha u naxariisto Abwaan Maxamuud Ciise Singub.Waxaan u tacsiyeynayaa dhamaan dhacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskiisa iyo ehelkiisaba.Waxaa hubaal ah in suugaantiisu tahay dhaxal aan marnaba duugoobeyn.
Tweet media one
4
6
50
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
6 years
The leaders of FMS should know that federalism does not mean to divide your country and to protect foreign interest at the expense of your country. Soomaali Shaqaa U Taal.
8
11
49
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
7 years
There is no official oposition parties in our country, but they are clan based groups and they're out there to sabotage the efforts of government.
18
20
45
@Abdishakurmire
Hon. Abdishakur A. Mire
5 years
IMF's Georgieva says supports debt relief for Somalia
3
13
44