shirwa_yusuf Profile Banner
Shirwa Yusuf Profile
Shirwa Yusuf

@shirwa_yusuf

Followers
94
Following
29
Statuses
318

Husband,father,CBM-Metropolitan State University.invite me to your way with wisdom and evidence/proof.

St.paul,Minnesota,Nairobi
Joined January 2016
Don't wanna be here? Send us removal request.
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
5 hours
Nin baa waxaa laga sheegay inuu yiri boqol afar iyo toban ka Qur’aan kaan aqaannaa, nin yaqaannay ba kuyiri yaa kaa dhagaysanaya. Hadda, xogta aad aoo tabinayso iyo waxa aad dadka lawadaagayso baraha bulshada dhammaan waxaad uugu adeegtaa Xassan Sheikh Maxamuud . Waxa kaliya ood difoose ugu tahaynah wax qabad iyo Soomaali nimo ma’ahane, waa Caddiifad iyo Qabyaalad. Xamar nah dadka kama xigitid waa Caasimad Somalaliyeed ee sidaas ula soco.
1
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
2 days
Madaxwaynuhu wuxuu micno kuleeyahay waa shaqada ummada iyo dalka uu’u hayo hadduu shaqadiisa kasoo boxonah wuu ku’ammaananyahay haddii uu kufashilmanah wuu kudhaliilanyahay. Inaa taas fahantid baa lagaa rabaa. Inaad xor fakirtonah waa loo baahanyahay ,qof kula mid ah iyo qoysaskiisa Sawirradooda inaad baraha bulshada kaxayaysiiso. Maad aabahaa iyo walaalahaa ammaantid . Intaad nin kulla’eg amaanaysid. Talk Issues not individuals! Aniga kuma aqaan, inaan kubartonah micno ii samayn mayso. “ Context” ayaan kahadlayaa.
1
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
2 days
@EngNaaji @qatar @M_Farmaajo “Ilmuhu haddaanay edeb lahayn abootadood bay u’il jabiyaan . Waxaan filayaa qoraalkaan inaad qorto dhowr dollar baa EVC laguugu diray. A kid who was properly brought up by his parents wouldn’t behave like this. Lakiin, xoolihii ummadu kaqaxday baa laguugusoo koriyay.
2
0
10
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
2 days
@AshleaSimonBF You are here to get shares and subscribers Nothing else!!!
1
1
2
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
3 days
@AbdinasirSola Maaha Allahu, Akhyaar ba kulantay @AbdinasirSola , iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdille ,
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
4 days
@itskipronoh Which script do extract from your political sentences? What does Ichungwa’ is a minority leader mean? You can only dream when you are sleeping. “huwezi kuota ukiwa macho”
1
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
4 days
@JanaaleOAli Waxa’aan garan waayay princibly ninkaan odaga ah waxa uu’u taaganyahay, Qadiyad noocee ah! Allah, dalku nasiib xumaa, dadku danbi ey galeennah waynaa. Somebody who humiliated by his own self, who do you expect to honor him. No body!!!!!!
0
0
1
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
6 days
@HassanSMohamud , waxaa muuqata dalkaan markii horaba dhibaatooyinka faraha badan la daalaa dhacayay, inuu gacantaada kuburburi doono.
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
7 days
@muhsenoffgrid @AbdinasirSola Hhh “You need to be looked after” That means you need to be “taken care of” War yaa Ilaahay yaqaan? Midda labaad maxaa kaa galay cidda Sola shaqada kasoo tag kuyiri maxaa kaaga xiran adiga?
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
10 days
@EngNaaji Country and brothers-(how is this sentence contructed?!!!🤔 War dadow bal luuqadaan noo sharraxa Ninka qoray nah waa Eng. Lasocda.On the otherhand he’s a Hassan Sheikh University Material😂
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
10 days
@Mick_O_Keeffe That’s not the case brother. Do not mislead the public. You want to incite people against hardworking, business minded immigrants. Whoever opened the reataurant did with his personal capacity.
0
0
1
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
10 days
@Ramadan70530344 Waryaah maad school aadid ood wax baratid qabiilka iyo qurunka iska daysid .
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
11 days
@omar_sollas Tangible victory came after his demise. Allaha u naxariisto Prof. Cali Khaliif, No one could define his issues better than prof. Abdiweli Gaas.
0
0
2
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
12 days
@itskipronoh Better than Rigathi ama?
1
0
5
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
15 days
@Ramadan70530344 Maskiin!
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
15 days
Raxanwayn waa Soomaali Puntland cid na kama laha. Qof isagu hadlay , isaga uun bay ku’egtahay waxa uu kuhadlay.
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
15 days
@Ramadan70530344 Qof walba wixii uu kuhadlo isaga oo kaliya ayay kugaartahay, cidnah lama wadaagto , Jaajilka dhabta ah waa’adiga sababtu waxay tahay immad dhan inaad kubeen abuurato ina nisbayso hadal qof yiri. Nb: Raxanwayn waa Soomaali, Puntland nah lagama laha.
0
0
1
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
19 days
@FarahJuxa Amiin Sacaadatul Waziir,
0
0
0
@shirwa_yusuf
Shirwa Yusuf
20 days
@EngNaaji Allaha u siyaadiyo Galmudug horumarka , iyo xasilloonida. Afarsano oo tagtay horumarka maamulladu gaarren inay galdmudug 1 tahay ma sawirradaan baa reference kuu ah🤔 Cajiib
0
0
0