![Aidarous Ibrahim Profile](https://pbs.twimg.com/profile_images/1778023991141097473/HKQ_H3uA_x96.jpg)
Aidarous Ibrahim
@aidarous2016
Followers
288
Following
3K
Statuses
3K
I am decoding political dynamics 🌍 Exploring global business trends, and offering educational tips for curious minds.
Johannesburg, from S/Land
Joined January 2016
@waddani_5 @Abdirahmanirro @WorldGovSummit Somaliland diplomacy should be a national secret mission. Safirkii hore shaqaa lasoo qabtay hada wax walba waa Cadaan.
1
0
1
@SSTHawdReserve Sawiradu maanta ma xalal baa? Anyway waa ku mahadsan-yahay MD cirro shaqada fican ee uu umada u hayo.
0
0
1
@ShaqaleAhm21388 Introduce a new model, Hadii kale waad beer cadaan, mida kale 2029 na xirsi meesha waa u soo socdaa iyana xisaabta ku darsada inshaAllah.
1
0
1
@ahmed_yare2090 Hayadan mataqanaa waa hayada maamusha Dekedaha, hada waxaa si rasmiya u shaqeeya Port of Berbera Port of Maydh Port of Saylac Markaa intaadan anban soo baro qaabdhismeedka hayada. Markaa cidba kuguma haysato ee nafta kadaa khiyaaliga.
1
0
0
@ahmed_yare2090 Ka waran haday xafad walba teeda dhisato tusaale 1. Maydh 2.xiis 3-Luhhaya 4-saylac Waliba Intaa waxaa dheer dekeda ah competitive ah sida Djabouti, Bosaso iyo Garacad. Markaa intaan wax kale ba la gaadhin 2000 ee ciise muuse oo dekeda ka xamaasha xageed shaqo uga raadinaysaa?
1
0
0
Horta caare Taliye Nuux ayay is-haysteen marka horeba arimihii buuqi doorashada ayuunbaa loo dhex-raaciyay jabhadii, wax dhibana maygaysanoo nabad ayay ku dhamatay. Markii danbana [2022-2024] waan-isla ognahay wixii dhacay. Lakin mid-ogaw mucaaridadu laba mid uun, inaad dhalil jirta sheegto ama inaad xaq-kaa maqan raadsato qiime kasta. Tan hada waxaad mooda inayna dhan loo raaco lahyn, xataa hadaad is-leedihin ku xumeeya dee chance ka la suga oo joojiya doodan laydinkaga gar-helaayo.
1
0
0
care anagaa soo xaraynay isaga oo waliba lagu xukumay inuu dalka ka baxo. Xanuunkii uu suldan Maxamed Xirsi Qani ka qaaday hawshana 4 sano sariir ayuuu u saran yahy. Hawshii doorashooyinka ee 2022-iall 2024 na xukumadii muuse ayaa xoog-wax ku waday oo diiday in doorashada xiligeedii lagu qabto ama xaal laysla ogol-yahay la gaadho. Markaa indr tayadu way cadayd oo goal keedu waxa uu ahaa doorasho-doon
1
0
0
@ahmed_yare2090 Oo hada ma bahdil kawayn ayaa jira nn intuu meel soo is-tagay hadana afka-soo duubtay sidii arsenal.
1
0
0
@HAGGOOGANE Magaalada hub-yaan lala dhexmarim ma ceebaa? Meesha front ka ah ayaa dagaalku ka dhacayaa ee maha magalada gudeheeda.
1
0
1
@cabdifatax @MoBakayle Dr Bayle waa mufakar lagu kalsoon-yahay. Somalia maanta systemka maliyadeed ee ay haysato isagaa salka u dhigay. Nasib ayay leedahay somaliland Manta wax qabadkiisana waa la sugayaa inshaAllah
0
0
1
Happy 31st anniversary to the Somaliland National Army! For over three decades, you've shown us unwavering bravery and dedication. From protecting our country and borders for over three decades to ensuring peace within, your sacrifices and commitment have been the backbone of our nation's security. Today, we celebrate your courage, honor your fallen comrades, and salute the living heroes. May your resolve continue to inspire generations to come. Long live the spirit of Somaliland's defenders! #SomalilandArmy #Somaliland #NationalPride
0
0
0