Puntland waa mesha ugu liidata dhanka Caafimaadka markii loo eego Maamulada kale,Isbitaalo iyo dhakhaatiir intaba,dhiig yar oo saliinga lagu soo saari karo bay dhaheen madaxa ban jabinaynaa Cunugaa yar,Dad badan oo reer PL ah ayaa maalinba u dhinta dayaca ka jira Caafimaadka PL.