Goodir Y•Jama Profile Banner
Goodir Y•Jama Profile
Goodir Y•Jama

@_MD_ANESTHESIA_

Followers
401
Following
263
Media
82
Statuses
1,105

| BSc Anesthesia & critical care ICU| MSc Pain Management | Researcher| |Health care provider |Optimist| Unionist|

Hospital👨‍⚕️🥼
Joined July 2023
Don't wanna be here? Send us removal request.
Explore trending content on Musk Viewer
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
10 months
Garowe 💙🤍💚
2
14
75
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Garacad port ❤️ Mudug-puntland-somalia🇸🇴 Happy Friday ❤️
1
5
32
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
مملكة ورسنجلي ( 1218——-1886) الميلادي.
4
10
31
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Gaalkacyo Bilan ❤️
0
5
23
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
8 months
Welcome 🙏❤️
Tweet media one
4
0
13
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Nin tashadey, hawl kar iyo geed adeygmino 😆😆. Nimaan shaqeynsan shaah ma cabo!
19
0
12
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
10 months
Organic❤️❤️
1
3
13
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
8 months
“انا ناوي علي المدينه قبل الموت ما يجيني” “Waxa aan naawilayaa madiina inta aan geeridu ii iman” Duqaan waa suudaaneys 🇸🇩 xoolo jire ah shaqdiisa waa xoolo raace hadana waxa uu rajo ka leeyahay in maalin un xajka tago. Rabbi ha u sahlo, imisa qof baa awooda balse usocon!
0
2
10
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
8 months
Gardaful-Puntland-Somalia ❤️ Breath-taking beauty..lucky that I've witnessed this wonderful nature of my homeland💙🤍💚. See how these little kids play football alongside the beach taking pure air and the soft wind of coastline thickling their body🥹❤️.
1
2
11
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Dr. Abdinasir Jama Warsame islaan, lecturer of local universities, PhD of Islamic Sharia, degree of agriculture, Department of Plant protection with different publications, and author of many books included Hazards of Khat In Greater Somalia and Yemen. @alihwarsame @m_baldho
Tweet media one
1
2
11
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
10 months
We are living in a world in which nobody is free, in which hardly anybody is secure, in which it’s almost impossible to be honest and to remain alive. George orwell
1
1
8
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
"وَقِيلَ فِي مَعنىٰ الزَّواج، أنْ تَختارَ مَنْ يَستَحِقُّ الاطِّلَاعَ عَلَىٰ عُيُوبِكَ، فيَقبلها ثُمَّ يَستُرهَا". - إنَّ الزَّواج ليسَ لِمفاتِن زَوجة ولا لوسَامة زوج ، إنَّما لإعمارِ بيتٍ على مودَّة ورحمة وسَكينة ، مُحاطٌ بسياجٍ مِن طاعة الله سبحانه وتعالى.
Tweet media one
2
1
7
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
SCW ❤️
5
2
7
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
8 months
Waxa ay kala bartaa 18ka gobol ee soomaaliya, waxaa kayimi dad badan oo dawlad dhiska iyo soomaaliyaba abaal ku leh, waxa ay hooyo u tahay labo dawlad goboleed, waa hooyo iskeed isku korisey ee aan abaalkey lahayd ka helin dawlad goboleed iyo mid dhexe toona! Gaalkacyo❤️❤️
2
2
8
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Tweet media one
0
0
6
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Happy weekend ❤️
2
0
6
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Anyone who stops learning is old, whether at twenty or eighty. Anyone who keeps learning stays young, the greatest thing in life is to keep your mind young.
0
0
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Be kind, be fair, be honest, be true, all these things will come back to you. Always remember what goes around, come around.
0
3
8
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Attention Deficit Hyperactivity Disorder Waa xanuun maskaxda Ku dhaca ; ▪︎ Waa awood La'aanta ayna maskaxdu qaban karayn shay mar kaliya, si yaro Fudud ayaad u mashqulaysa. ▪︎ waxad ka xanaaqaysa waxyabo yar-yar oo fudud, waxaanad wax u ilowdaa si yaroo fudud.
Tweet media one
1
2
6
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Come to the puntland and get your national Identity, no more mid soomaalinimada la isaga saarayo.
@MaxFAROLE
Mohamed S. Farole
11 months
In #Puntland we have hightech ID system that is open for all #Somalis for over a decade. If you are Somali, regardless where you were born in the world, you can come and get one. Because we believe #Somalia belongs to all Somalis.Pres. @HassanSMohamud got it wrong!
Tweet media one
149
86
389
1
1
8
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Puntland in shabab loosoo diro waxba kama badali karto, casharkii 2016 kii loo dhigey suuj iyo garmaal baa loo laba jibaaraya.
@FarahGeylan
Farah Abdulkadir Mohammed
11 months
# UPDATE: Security forces at Bosaso Airport have apprehended two individuals suspected of being key members of the Daesh terrorist organization. These arrests raise questions about how the suspects were able to pass through Mogadishu Airport, which is under the control of the
Tweet media one
32
82
319
0
1
7
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Shabeelka lama gorgortami kartid marka madaxaagu afkiisa kujiro!! Shacabkii puntland waxaa rahan u haysta siyaasi kursi doona, waxba kama galin kan dhimanaya,kan qaxaya iyo kan gaajada u dhimanayaba. Hade ogsoonow cida ay rabaan in ay xukumaana waa cida ay qaxinayaan! #Peace
2
0
7
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Siyaasiyiinta soomaalida iyo beesha caalamka!!!
3
2
7
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Siyaasada iyi buuqeeda kaga nasta ❤️🎺🎸
0
1
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Calmadow-sanaag ❤️🔥
0
0
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Rag iyo dumarba waa kuwii hore 😀😀😫🙏🫡
@cambaro98
Cämbárò
9 months
Not all Somali men are farax😂look this adeero and eedo🥰
36
25
348
1
0
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Dhaqanka wanaagsani(akhlaaqda) ruuxa aqoonta yar wuu asturaa, taas badalkeedse aqoontu ma asturto qofka dhaqanka xun! Happy weekend 🙏
Tweet media one
0
0
6
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Jumco mubaar❤️
1
1
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Garacad 2030🫡
0
0
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
10 months
Lacagtaan wali wax maku gadatey, mase soo gaartey? 1983 baa dabacaadii kowaad la dabaacey! Sawirkuu waa daabacadii 2aa.
Tweet media one
2
0
6
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
10 months
If your favorite place in the world is the operating room,be a surgeon. If your favorite place in the hospital is the operating room,be an anesthesiologist🥰.
Tweet media one
0
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Wasiirkii hore caafimadka puntland Dr.bashir ali bihi iyo Dr abdikadir dhagacade ❤️🙏. Cimri dheer iyo cibaado suuban 🙏
Tweet media one
0
1
6
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@ZXIDDIG Wiilkaan abti baan u ahay aad baan uga xumahay in aan arko isagoo sidaa loo jirdaley, halka kuwa kalana loo fasaxey nimankii laga qabtey, arrinta warcelin cad waa in laga heela qolyaha gobanimada ka sheekeeya!!!
1
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Happy weekend ❤️🎻🎷🎺🪕🥁
0
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
21 November Hambalyo dhaaman barayaasha soomaaliyeed abaalkiina janno ebbe haka yeelo ❤️. Sigaara barayaasheydii dugsiga qura’anka, dugsiga hoose,dhexe,sare iyo jamacad ba. Clipka hoose waa qeyb kamida barayaasheydii dugsiga sare oo omar samatar Gaalkacyo.
1
0
6
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
كلَّما دعتكَ نفسُك إلى معصيةٍ تذكَّر أنَّ أمَّتَك جرِيحةٌ تنتظرُ من يحملُ همَّها،ويتلمس طريقَ عزتها،ومعصيتك وغفلتك تجعلك عبئًا جديدًا على أمتك. اتق اللهَ فإنَّ الحِملَ كاد يكسر ظهرها! من أعظم سُبُل نَصر أمتك : أن تحرصَ على أن تُصلِحَ نفسَك. اتق الله في كل مكان
0
2
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
“The difference between defending and attacking is your level of focus and strength, when you defend you can focus on one area you have built sufficient strength to protect. You therefore can achieve invincibility. However, when you attack,you also still need to defend yourself,
Tweet media one
1
0
2
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Guurka dumarku waa saddex; 1. Marwo guurso 2. Muran guurso 3. Malab guurso. Dumarkuna waa labo; 1. Jabane kabto 2. Kabane jabiso Next Ragga.
1
2
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
اللهم احسن عاقبتنا وتوفنا مع كلمة لا اله إلا الله 😭🤲
0
0
2
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Sanaag❤️ almadow & almiskad
@A_Ciloon
A_Ciloon
11 months
Discover unforgettable travel experiences with Dhulmar Tourism. Aalmadow mountains, Sanaag, Puntland, Somalia.
21
55
139
0
2
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Welcome madaxweyne @alihwarsame 👏
@alihwarsame
Ali H. Warsame
11 months
#Puntland doorashaa la aadey 👉 Guul iyo gobanimo 🙏
Tweet media one
38
17
116
0
0
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Dhibaatada ugu weyn ee dadkeena soomaaliyed haysta waa jahliga, 60% dadkeena wax ma baran, dalalka qurux badan waxa badaley waa aqoonta. Aristotle “citizens of a state should always be educated to suit the constitution of a state” Intaad nooshahay ardey noqo!
1
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
The Secret of a Good Life in The Word [SHIELD]: 1. S = Sleep Seven Hours A Day. 2. H = Handle A Stress. 3. I = Interaction. 4. E = Exercise. 5. L = Learn. 6. D = Diet.
0
1
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@Puntlander416 What about Dishiise(ahmed harti) , liban gashe(liban harti) and kiski qabe( Abdirixman harti)?
0
0
5
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
@Ramadan70530344 Horumar iyo baraaro baa u rajeynayaa reer ayaydey nabadaas haku fara adeygaan hana ilaalshadaan.
1
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@profmullah Habaar waxaan ahayn ma awoodid shame on you
1
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Qof kasta waxa uu awooodo haku caawiyo reer gedo. Imise hooyo iyo ilmo yar baa cawa hooy la’aan ah oo dhaxantu meel cidlaa ku haysataa.
@mustafaadam1
Geeljire
9 months
Fadlan Caawi dadka reer Gedo dhibaatoyinka fatahaadaha & roobabku keenen. Fadlan ugu deeq waxaa heli kartid. Alrahma Foundation waa urur dadka degaanka ah oo dadka caawinaya oo la xaqiijiyey. 👇👇
Tweet media one
2
25
38
0
1
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@Qaliil42 Dadka beenta kala tag iyo isku dirka.
0
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Fake news and propaganda.
@inside_afric
Inside Africa
9 months
The management of Garacad Jetty port failed in their financial obligations to the Turkish contractor responsible for constructing the port, leading to the contractor's withdrawal and the removal of their equipment. The economic value of Garacad Jetty Port was negligible in the
3
12
31
0
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo adeer.
@mmonaadamm
suuban cigale
11 months
Hadii la adeecilhaa xiligii uu lahaa shaabaab baa ku dhex jira dadkan muqdisho ku nool fcn laheeda manta dhibka koonfur taala waa soo afjarmi lahee Madaxweyne cabdulaahi yusuf dhabhii wansan baa wansan
0
0
4
0
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Soomaalidu kii koofiyad iyo cimamad wataba waa sheikh. Ninkaan weyn hada waxa uu akhrinayo kawaran!! Shame on you yaa kadaab!!
@hodanfarey
Hodan Mohamed
9 months
Dhaqankii maa diin nalooga dhigay?! 😂. Ok ninka haduu quwesan waayo ma la jafi karaa asaga 😂
85
11
82
1
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@Puntlander416 Dawlada budleyn dheh kkkkk
0
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@InaGaashaan Jumco kariim🙏
0
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Wasiirad afkaaga iska hadal yaan carabka muruq kaa galine!! Afqalaad in lagu hadlaa ma aqoon baa?
@JuneydiFarah
Juneydi Farah
9 months
Did anyone else find it challenging to grasp the content of the speech by the Somalia Minister of Environment and Climate Change @KhadijaMakhzumi during the COP28 Summit? @MoECC_Somalia #COP28
90
22
101
0
0
2
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
8 months
Dal hodan ah iyo dad maanka iyo caqligaba ka soboola!!
1
1
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
@ShAbdiHersy @HESaidADeni @M_Farmaajo Doqontu waa la dagaaley mooye waa la heshiiyey ma taqaaan!!!
0
0
4
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
@mustafaadam1 @Lhosh2 @peta 😀😀😀 geeljire ma xaquqda xayawanka meel kaga dhacney
1
0
2
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Dawladu waa in ay abuurta space lagu wada hadli karo oo aaney afka kaliya ahaanin wada hadalku, mucaaradkuna waa in ay joojiyaan abaabulida ciidan beeledyada iyo khalkhal galinta amniga. Isimada puntland waa in ay ayago oo mid ah oo cid gaara u xaglineyn ay door mug leh qaatan.
@alihwarsame
Ali H. Warsame
9 months
Shakhsiyan waa soo dhoweynayaa baaqa M/weyne Deni in khilaafka siyaasadda wada-hadal lagu xalliyo. Waa tallaabo horey loo qaadey waxaase muhiim ah in la helo ciddii khilaafka dhexdhexaadin laheyd & agendihii wadahadalka. Wadahadal baan rabaa, haddana hawsheydii baan wataa waa
16
12
73
0
1
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
😀😀😀 fartuu yaqaaney buu wax ugu sheegay
@BerkePunt
Berke ♜
9 months
This Reer Mudug man said what needs to be said.
25
42
146
0
0
2
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@mustafaadam1 😀😀 madaxweynaha soo socda ee puntland weeye ino ader
1
0
2
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@KarkaarShuayb 🤣🤣🤣 saliga nabiga ma suufi ba lagu noqdaa boqr dhanka Sala…. Iga eeg🤣
2
0
1
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
▪︎ Mar walba waxd awooda saartaa waxyaabaha cusub, halkii aad dhamays tiri lahayd kuwii hore. ▪︎ Howl baad qabanaysa waxaad is arkaysa adoo howl kale haya waayo maskaxdaadu Focus malaha. ▪︎ Dadka xanuunkan Lihi wa dadka ugu Over Thinking ka badan aad bay u fikiran.
0
0
1
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
1 year
@Ramadan70530344 Sxb ninkaan aano qabiil uma dhiman nin ay ehel dhow yihiin oo wada socdeen baa xabad uga kacdey.
0
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
9 months
Mr president ❤️
@alihwarsame
Ali H. Warsame
9 months
Tweet media one
35
16
217
0
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
1 year
Luuq iyo erayo cajiiba, boqorkii codka. #Take_a_rest
0
0
2
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
10 months
@GenUgaask Anaga 5 nin baba meesha soo martaye horta bal ahmed iga waran 🤣🤣🤣 5 sanno kasta wiil yar buu noqdaa mar waa reer abdile mar waa cawlyahan marna waa bahgeri 🤣🤣
0
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
Dambisa moyo waa gabar u dhalatey dalka sambia, waxay si qoto-dheer noo fahansiisey dhibaatada uu ku hayo gargarku(mucaawino) qaarada dihin ee africa. Malaga yaaba in soomaalidu ku baraarugto dhibaatadaas iyo sida uu gargarka reer galbeedku u gardaduubey(wiiqey) dhaqaalahenii?!
Tweet media one
0
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
11 months
@cunayee Lugaha inoo qora hablaha baryahaan faarax lugu baasto baa u shidneyd cunaayow🤣🤣🤣🤣
0
0
3
@_MD_ANESTHESIA_
Goodir Y•Jama
10 months
@Ramadan70530344 Reer mudugnimadu ha waarto💯
1
0
1